SIDA WAQTIGADA KUGO FILNAN KARO ADIGO NAFTADA ILOBIN. IYO GURI QURXIN. ./DHIRIGALIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @fardowssaid7711
    @fardowssaid7711 10 місяців тому +15

    Masha allah tabarakal rahmaan la isma xasdee walee reer magaal baad tahay taqaan alaabta sida ay iskugu soo baxaan qof reer magaal ah sidaada oo kale lee ku fahmaaya. I wish guryaha gabdha somaliyeed sidaa camal in uu well organized u yahay. Simple,stunning and beautiful

    • @najmadirieh4134
      @najmadirieh4134 10 місяців тому

      Verya true sis am with you ❤❤❤

  • @SulekhaXaaji-jn3gl
    @SulekhaXaaji-jn3gl 10 місяців тому

    Marshall allah ilahay ha ku barakeyo

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 10 місяців тому +2

    😢😢😢gabadhan waa jeclahay wlhi ilahay ha daaye

  • @fadumomire902
    @fadumomire902 Місяць тому

    talooyin gabdhaha iyo dhirigalinta noo soogali❤❤❤❤

  • @hanisugulle1884
    @hanisugulle1884 10 місяців тому +1

    MashAllah aad bn oga hely wxyr wxa kgu dari laha miiska qadada ina meel kle u rdiso hda hlyso inta kle top weyh caqligaga allaha ku barakeyo ❤

  • @أديبسالم-ح4ذ
    @أديبسالم-ح4ذ 10 місяців тому +1

    ماشاء الله تسلم يدك❤️♥️♥️

  • @fadhijamaa8282
    @fadhijamaa8282 10 місяців тому +1

    Sida wax loosharxo noo soo duub qaali ❤❤

  • @luulhaji4867
    @luulhaji4867 10 місяців тому

    Maashaa allaah illaaheey nolosha hakuubarakeeyo🤲 🌷❤️👸❤️🌷

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 10 місяців тому +3

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @najmadirieh4134
    @najmadirieh4134 10 місяців тому

    Maa shaa Allah sis macaan ❤❤❤❤❤❤ focus as you always do and move forward ❤❤❤❤❤❤ love you for the sake of Allah sw ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 місяців тому +1

    Manshaallah 😍

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 10 місяців тому

    Jazak allhu khayr qaliyey❤

  • @ayanismaiel
    @ayanismaiel 10 місяців тому

    Manshalah ilaahay xooga hakuu barakeeyo

  • @ZamzamAbdullahi-mf6wv
    @ZamzamAbdullahi-mf6wv 10 місяців тому +1

    Anaaa uhoreeeeeya hamdaaaaay❤❤❤❤❤

  • @sacdiyahabargidir6589
    @sacdiyahabargidir6589 10 місяців тому

    Masha alah tabarakalaah

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 10 місяців тому

    Mashallaah tabaarakallaah 🎉

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 10 місяців тому

    Hamdiyay love you dar alleh marwalba wad idhiirigalisaaa ❤ Mahadsanid wllo

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 10 місяців тому

    Hamdi qurux mash Allh

  • @Motherof5kingdom
    @Motherof5kingdom 10 місяців тому +1

    Hamdiyeey ma schoolki ba bilowday aad nosheegaysay secondryga maansha allah dhamaystiran

  • @kadra9957
    @kadra9957 10 місяців тому

    Masha Allah
    Keep going sister❤❤❤

  • @umurayann5457
    @umurayann5457 10 місяців тому

    Mashaa Allah hamdiyeey maxaa barataa hoyo nimo iyo waxbarasho ganacsi UA-cam sidee isugu wadaa

  • @naimaahmed546
    @naimaahmed546 10 місяців тому

    Waxan jecllhy muqalkan Ina tv ka dawado lkn wan shaqeyna manta telka ka dawana xiliga break ❤❤❤

  • @salmacimraan856
    @salmacimraan856 10 місяців тому

  • @user-bi5jz8po9m
    @user-bi5jz8po9m 10 місяців тому

    Man sha allaah

  • @user-fw2fe6nn1l
    @user-fw2fe6nn1l 10 місяців тому

    Masha allah horay usoco walshey ❤❤❤❤❤❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 10 місяців тому +2

    Hamdaay Waxani Arrin Maaha ..Madbakha waa No Space ..Miiskan iyo Kuraastan Ka qaad Meesha oo Meelkale oo lagu Cunteeyo Geee...Hadii Aanad Haysan na Meeshaaaas...its ok lkn Wax fiican Maaha ..Kitchen Space ayuu Doonayaa ...Alaabta waa 10(10 .

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  10 місяців тому

      Hadan lee yahy maa dhigi lahay. Abyo

  • @user-fy8en6hk4n
    @user-fy8en6hk4n 9 місяців тому

    Xamdiyey arinba ihaysate xagan kalaso xidhiidha

  • @fam3573
    @fam3573 10 місяців тому

    Somalidu sida hufarta laa isticmalo mataqano hore gadal hore gadal baa lo wadaa walalo

  • @user-zf4yh6sp9m
    @user-zf4yh6sp9m 10 місяців тому +2

    Maansha allah wllshahy macaney allah hau daao cimriga io caafimaadkana hakuu bara keyo gclo insha allah allah cimriga haku barakeeyoh❤❤❤❤❤ keep goin wllshy mcney❤❤

  • @user-gw6pt8vk3o
    @user-gw6pt8vk3o 10 місяців тому +1

    Mcn adaaa ku jeclahe jiro joog

  • @ayaanibraahim2002
    @ayaanibraahim2002 10 місяців тому

    Hamdi wlo dhagaxa iyo carfisada magaceeda iso qor 😢

  • @salmamohamed6840
    @salmamohamed6840 10 місяців тому +1

    Said muhim ku ahy wlhi

  • @salmamohamed6840
    @salmamohamed6840 10 місяців тому +1

    Xamdi abyo please whatupka iga qabo

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  10 місяців тому +1

      Abyo mashqol said ahy maa qaban karo. Fariin i reeb ❤

  • @hanimohamud6753
    @hanimohamud6753 10 місяців тому

    1m comin son i.a

  • @nadaom5586
    @nadaom5586 10 місяців тому

    Intan lee na tustaaa meelaha kale ma arki inta badan

  • @JamaaloXuseenCali
    @JamaaloXuseenCali 10 місяців тому

    Asc dhamntiina walalyalow wa muruksanahy ninkeyga ayaa i xantay anigana intaan xanaqay ayaan wax xun ka shegay uu yahay waa walwalsanhy asiga wuxu igu xanthy wax aan isla ogeyn ma aqaano wax aan sameyo waa wlawalayaa qofka aan u shegayna wa family giisa 😢😢😢😢😢

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  10 місяців тому

      Wcwrwb waa cadi abyo inkir warka dhan

    • @JamaaloXuseenCali
      @JamaaloXuseenCali 10 місяців тому

      ​@@yuuuuga1abayoy wa arin xun oo dhanka sariirta ah wax caadi hdey ahn laheed kma walwaleen walahi 😢😢

    • @JamaaloXuseenCali
      @JamaaloXuseenCali 10 місяців тому

      ​@@yuuuuga1xanaaq xun aya iga keenay

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 10 місяців тому

      ​@@JamaaloXuseenCaliwàa sida lagu shegay inkir dee madhihin dheh niyadana alaha ku dajiyo

    • @mumtazabdiqadir1400
      @mumtazabdiqadir1400 10 місяців тому

      @@JamaaloXuseenCali maxaa ka sheegtay markaa ma shaqeeyo miyaa tidhi wllshay qofki hada ka maqasho ku dafir dagaalna ka keen qofkaas gacan uqaad waa aniga taladayda maalin ad aragto waxaa dhahdaa hawshas ka bax dheh

  • @Gunesh04
    @Gunesh04 10 місяців тому

    Habaryartey guleyso habo garti badan ayaad tahay

  • @salmacimraan856
    @salmacimraan856 10 місяців тому

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mn5kb1jb5h
    @user-mn5kb1jb5h 10 місяців тому

    ❤️❤️❤️