DEG DEG:DAAWO GOROOWE OO LAGU QABTAY LABO NIN|AHMED MADOOBE OO UHANJABAY XASAN|SOMALIA OO DIDAY BADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 24 дні тому

    CIDANKA GAROOWE GUULEYSTA❤❤. SOO XIRA OO TIIRKA GEEYA CIDII KU XADGUDUBTA AMAANKA SHACABKA PUNTLAND 😊

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 24 дні тому +2

    he adi bishu wa imisa tarikhda ama soqor 18/8/2024

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 24 дні тому +1

    Xasan Sheikh Madaxweyne Qaran maaha mana u dhaqmayo inta uu sidaas yahayna wax amar ah laga qaadan maayo

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o 24 дні тому +2

    Taasi afduub maaha
    Ee waxaad dhahdaa soo xiray.

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 24 дні тому

      Xirid iyo afduub sharcigey ku kala duwan yihiin. Sirdoonku ogolaasho maxkamad oo qoraal ah - magacyada, tuhunka dambiga iyo xeerka qeexaya - hadey wateen waa xirniin laakin taa wixii khilaafsan waa afduub.

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 20 днів тому

    Portland, it is Sydney for the Somalia no city of the Somalia

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 24 дні тому +1

    Mareykanka staydyo waxaa jira cashuuraha qaarkood aan bixinin
    Khasab maaha bixinta cashuurta !!
    Balse adna heli meysid wax magaca dowladu ku qoran yahay sida passportka !!

  • @bby6
    @bby6 24 дні тому +1

    War wa munafaq wa beentis brother

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 24 дні тому

    Haye Boqor Tooyada Saliid Macasaro
    Habartii Maseyer ku waalay waxay
    Dhashay laba labeeb Maakhir iyo
    Khaatumo Ladii baye habaaray

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 23 дні тому

    Lacagtii loogu balan qaaday ayaa la siin waayay

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 24 дні тому

    Aminimayo xasan tuuga waa Labo Afle qabri gate

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 24 дні тому

    Mw xasan xagaad soo martay lamadhaho

  • @user-th4et2vl9q
    @user-th4et2vl9q 24 дні тому

    Halgamaa Dalxe salaan qaali ah.
    Fadlan ha isticmaalin kelmada Afduub ee waa la qabtay si baarid loogu sameeyo, waana arin caadi ah in muwaadin la qabto.
    Xaliye from London.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 24 дні тому

    XASAN TUUG, XASAN JILICSANE ISAGAA NOO JABINAYA ITOOBIYA. ITOBIA DEYN NUGUMA LAHA. MAXAA YELEY IN LALA GORGORTAMO ??

  • @abdullahimaxamed5581
    @abdullahimaxamed5581 24 дні тому

    War adigu siiqo xumidaa afsuubkaad sheegtay macnee marburcadbaa afsuubtay dawlad baa qabatay ma.istaahishid wax ladhagayto

  • @shamsanoor6687
    @shamsanoor6687 24 дні тому

    Kuma haboona in lagusheego afduub sugida amniga marka waa inlagafiiraado waxxa umada loo sheegi

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 24 дні тому

    Weriye dalxe waadku mahadsan tahay sida wararka xaqiiq da ah aa noogu soo gudbiso

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 24 дні тому

    Xasan shiikh itoobiya wuxuu siinayaa dhul iyo bad somaliyeed oo uu ja siinayo meel kastooy ka rabto somaliya oo muxuu shacabka somalidu ka qabaa arinkaan taasoo itoobiya iyo keenya iyo yemen iyo imaaraadka iyo wadamada qarbiga ah ee danaynaya inay si toosa iyo si aan toos ahayn wax ugu yeeshaan dadka iyo dalka somaliyeed cir iyo dhul iyo badba kuwaasoo dabada ka riixaya xasan shiikh iyagoo awrtooda ku kacsanaya oo waxaa xasan shiikh inoo dhaantay somaliyeey, markii aan dawlad la'aanta ahayn "xoolahaan ilaah ee xasan shiikha" oo war mooga ah" waayo kuwa dalkeena cir iyo dhul iyo badba rabaa inay wax ku yeeshaan cid u saxiixda ma haysan laakiin maanta xasan shiikh ayaa u jooga oo kula gagaba inuu wax kastay ka rabaan somaliya dad iyo dhul iyo cir iyo badba uu u saxiixo oo u hadiyeeyo oo war shacabka somaliyeedow waa inaad dagaal dheer aad isu diyaarisaa ood dadkaaga iyo dalkaaga iyo diintaada ka difaacataa cadowga somaliyeed kaasoo sidii koronkoro ugu soo dagay somaliya cir, dhul iyo badba oo xasan shiikh ayaa ugu horeeya cadowga somaliyeed oo xasan shiikh wuxuu u shaqeeyaa cadowga ummadda somaliyeed ooy hogaaminayaan kaniisadaha menonnites-ka ah ee itoobiya oo uu xasan shiikh ardaygooda yahay kufaarkaan liitaha ahi oo xalane ayey cadowga somaliya ee ugu weyn oo ugu khatarsan ummadda somaliyeed u dagan yihiin oo wadamadaas aan halkaan idiin ku sheegay iyo kuwo kaleba madaxda wardoonkooda qaar ka mida ayaa xalane fadhiyaan oo xafiisyo shaqo fulin ku leh oo xalane somalidu waa inay deg deg u baabi'isaa waayo qarannimada ummadda somaliyeed ayaa xerada xalane maanta khatar galisay oo qaran ummad somaliyeed ay leedahay oo maamulato ha ka sugin inta xerada xalane cadow shisheeye iyo cadow sokeeye ka maamulayaan somaliya oo xerada xalane waa inay noqotaa siday ahaan jirtay oo ahayd xero maltari somaaliyeed oo askari somaliya mooyaane cid kale aysan gali karin oon waligeed somali ku fakarin xerada xalane inay mar labad "Bootiko" noqoto. Manta XERADA XALANE WAA "NEW BOOTIKO".

  • @FutoXar
    @FutoXar 24 дні тому

    Afduubtay? Ma reerkiina dhulbahante waadiga nooca udhigaye somali waa noocan😂😂😂amniga Puntland waa muqadis reerkii aan ku qanacsanayn haisaga guuran cidna ma qasbine

  • @anshurAden
    @anshurAden 24 дні тому

    Jamakaan waa argagixiso as ayaa sameeysatay ee lasocda beenta oow sheegaayo bal dhageeysta yaahuu

  • @guutaleboono5281
    @guutaleboono5281 24 дні тому

    Ciidankaa afduubtay oo baaraya waa qalada uu keenay adiga oo kujira waroye nimada inyar ha u noqon hadskaas oo kale oo dheh 2 wiil baa laga qabtay Garow dhaxdiisa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 24 дні тому

    War may afduuban ee amnigay sugayan ee caayda jooji

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 24 дні тому

    Cajiib war itoobiya aqoonsiga aan Ka rabno muxuu yahay.
    Xassanow hargabkii ictiraaf raadinta miyaa adigana kugu dhacay.