Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF " MAGOOL" & AXMED CALI CIGAAL HEESTII " HAB ISII MA CEEBAA" TOP SONG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 бер 2021
  • XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL" & AXMED CALI CIGAAL HEESTII " HAB ISII MA CEEBAA" TOP CLASSIC SONG MUSIC
    HEESTAN HAB ISII MA CEEBAA WAXA AY KU JIRTEEY RIWAAYAD LA ODHAN JIREEY " HAGARDAAMADA GUURKA HORTA YAA KA MAS,UULA " 1980
    HEESTAN WAXAA ERAYADEEDA SAMEEYEY ABWAAN " YUSUF QURBAAWI" AMA ABWAAN JAAMICI HADA INUU HARGEISA JOOGO AYAAN FILAYAA
    HEESTAN LAXANKEEDA WAXAA U SAMEEYEY FANAAN AXMED CALI CIGAAL
    DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON...LA WADAAG ASXAABTA LIKE SHARE AND COMMENT

КОМЕНТАРІ • 6

  • @waafiqaraam5953
    @waafiqaraam5953 3 роки тому +4

    Wooooooooow axyaaaaa heeees walee heeso waa kuwiii hore dadna waa dadkii hore waxan ahy dawadi ugu horeyeee like isar qlaaal🙏mamo xalimo khaliif cumar bare magooool ilhy janadii geeeeeee

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 2 роки тому +2

    Aun Magool eedooy codkaada wax badela la Waa.

  • @Sakixaashi1
    @Sakixaashi1 3 роки тому +1

    Waad mahadsantihiin, waxaad mar kale ibarteen badwayntiu fanka magool.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 роки тому

      Adaa Mudan bro Fanka Aun Magool waa badweyn lagama dhamaan karo ..@Mr Sakaria Hashi