Waxaan safar usoo Galay si aan Qalniinkan u Galo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 847

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr  2 роки тому +178

    Alle ha idin sharfo dhamantiinba waxaan idinka dhigtay family all love you guys 💕👏🏻

    • @najouhiahmed5897
      @najouhiahmed5897 2 роки тому +1

      Inshalah wllo ilhahy ha ku cafiyo adigo cafimad qaban nug so inshalah inshalah inshalah wllo

    • @khadar7909
      @khadar7909 2 роки тому

      Inshallh Alle qaliinkaa haku fudaydiyo oo hakuu sakhiro oo hakuu dhibyareeyo walaalkay muda doodhanbaa ku jecele

    • @Chadmali
      @Chadmali 2 роки тому

      Aamiin

    • @sidiiqtogdheer712
      @sidiiqtogdheer712 2 роки тому

      Asc
      Walaal qaar aan famli nahay ayaan kaa jeclahay
      Ilaahay caafimaad buuxa ayaan kaaga baryayaa

    • @asouma620
      @asouma620 2 роки тому +1

      Allah ha kuu fudaydiyo wll qalninka

  • @mohamedcaqli26mohamedcaqli95
    @mohamedcaqli26mohamedcaqli95 2 роки тому +1

    Allah hKu caafiyo maxamud yare

  • @sundusmaxamed6498
    @sundusmaxamed6498 Рік тому +1

    Waw mawel xiligan lagabilabo wllo nahnay wyo wlky shakir ladhahaa waw best boy mawel❤❤❤❤

  • @hamdajama6372
    @hamdajama6372 2 роки тому +30

    Alle haku fududeyo qallinka inshallh sidad masakinta o cawin jirty adna Alle haku hawl yareyo wll dhakhtar 🤲🏽🤲🏽

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 роки тому +14

    Ethiopia Somalia way dhaaftay, aynu meesha kakacno soomaloyeey 🙏🏾

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser. 2 роки тому +2

    Alle haku shafiyo saxib

  • @xasangacaliye1713
    @xasangacaliye1713 2 роки тому +1

    Mxmed dakhter hore usoco msuul

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 роки тому +15

    Ilaahay hakaa korqaado xanuun dhamaantii
    Qaliinkaana ilaahay biririx hakaaga dhigo shaqsi wanaag san baad tahay
    Oo khayr badan ilaahay kuma banjariyo

  • @doseofaysha6329
    @doseofaysha6329 2 роки тому +23

    We pray for you.. May your operation be successful..Amin

  • @mawledzaam
    @mawledzaam 2 роки тому +2

    Saaxiib qaali Qalbiga ayaan kaaga soo ducaynayaa Alle qaliinka ha ku fudaydiyo hana ku caafiyo

  • @ayaanadammakeup9588
    @ayaanadammakeup9588 2 роки тому +1

    Alle haku caafiyo Indr

  • @amjaadcj3910
    @amjaadcj3910 2 роки тому +1

    Alle ha kuu fududeeyo wll Qaliinkana ha ku fududeeyo caafimaad taam ahna ha kaga dambeysiyo

  • @dhancadesaed6959
    @dhancadesaed6959 2 роки тому +1

    Alle hakuu fududeeyo qaliinkaa aad marayso
    Waayo wxaad tahay qof bulshada wax tara oo caawiya ,Alle xagiisa ayaa adna lagaa caawinayaa

  • @zuzu9193
    @zuzu9193 2 роки тому

    Ilahay hakufududeeyo wllo cafimaad taama rabi hakasiiyo adoo nabad iyo cafimaad qaba rabi hanisoka celiyo inchalh

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 роки тому

    Allah cafimada dega dega ha ku Siyo amina amina yaa rabi Allah ha ku fududeyo in sha Allah wada lagu guuleysa qalinaka cafimada sarecan Allah ha ku Siyo amina amina yaa rabi

  • @hayaadali1246
    @hayaadali1246 2 роки тому

    Yaa rabi cafimaadka alle hako siiyo walal xanuunkaga aad ban ugu xumahay alle hako caafiyo walal

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 2 роки тому

    Alle Hakaga dhigo mid fudud qalniinkas sHp dhakhtar
    Iyo wx wlba oo dunidan dusheeda rabbi imtixaan dadka uga dhigo ba 🙏🏾

  • @sulekhaibrahim8096
    @sulekhaibrahim8096 2 роки тому +14

    May Allah give you shifaaa you are the best always helping needy people you will never go wrong ♥️♥️

  • @somalisonglyrics8509
    @somalisonglyrics8509 2 роки тому

    Walal maxamuud dhakhtar waxn rabbi kga baryayaa in wanaagaaga badan iyo ducada aad ka kasbatay dadkaaga aad marwalba caawintooda dhexda u xidhatay darteed eebbe kugu fududdeeyo . Insha allh biririx wllo🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hamdaismail4079
    @hamdaismail4079 2 роки тому

    alle ha ku dhibyareeyo qaliinka wllo cafimaad sareecana haku siiyo aamiin aamin

  • @aadanfitnessvideo9897
    @aadanfitnessvideo9897 2 роки тому

    Ilaahay caafimaad taaama ha ku siiiyo samafale maxamuuud dhakhtar🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 2 роки тому

    Alle wll yuusuf dhaqtar alle hakugu daweeyo qaliinkaa adiga iyo inta dhibanba wax badan ayaad wax tartay walaalahaa adigana ducaan kugu ogahay iyo qalin aan shar lahayn wll

  • @khadraabdirizak6090
    @khadraabdirizak6090 2 роки тому

    Alle haku caafiyo wll dhakhtar cafimaad dag daga ku rajeynayaaa

  • @kadarali2404
    @kadarali2404 2 роки тому +1

    Insha allah ilaahay hakuu fududeeyo adero in badan ayaad dadka caawisay maanta ducadiidii waad helaysaa ilaahayna wuu kuu sahli doonaa insha allah

  • @marian5607
    @marian5607 2 роки тому

    ilaahay ha kuu fudaydiyo qaliinka insha allaah khayr Dr

  • @abibawale4976
    @abibawale4976 2 роки тому

    Walalo dhakhtarkow alle ha ku fududiyo qalliinka aad galeyso jimce insha Allah guul buu kugu so dhamaan waanad heli muraadkaaga alle ha ku siqro bro

  • @ayaancawl5711
    @ayaancawl5711 2 роки тому

    Ilahay cafimaad haku siyo wllo Ruunti waxad ahayd qof Masakiinta ad ugu adeega oo cawiya wllh wanku farxii jiiray marka wan dawado vidoyadada dadka kaga farxiinayso alle cimriiga iyo cafimaadkaba haku barakeeyo wllo

  • @nasriinmohamed2937
    @nasriinmohamed2937 2 роки тому

    Wllo Alle Swt ha ku siiyo caafimaad taama ah qaliinkana illahay guul iyo wanaag ha kuugu dhameeyo

  • @munahassan7412
    @munahassan7412 2 роки тому

    Alla wll cafimad taama haku siiyo allana qaliinka ha kuu fududeeyo wll

  • @qaaliyahenna6121
    @qaaliyahenna6121 2 роки тому

    Walal Sama fale maxamud dhakhtar
    walal alleh haku caafiyo runtii
    muqalada aad
    dadka ku caawinayso
    wan daawadaa
    runtii kaalin muhiima
    ayad umada ugu jirtaa
    umada somaliyeed waxan ka codsanayaa walalkeen inan u ducayno allow caafimad dag daga ku siii aamiin

  • @hibokhadar5887
    @hibokhadar5887 2 роки тому

    Allah ha ku fududeyo Allah ha kusiyo cafimad wan ku ducynaya

  • @amsa1135
    @amsa1135 2 роки тому

    Ilaahey caafimaad ha ku siiyo amiin yaa allh

  • @sahramohamudali8089
    @sahramohamudali8089 2 роки тому

    Walalo ilahey ha ku cafiyo ilahey ha kaga dhigo qalinka mid ad ku gulesato Walalkey ilahey cafimad tama ha kusiyo

  • @faysawacays2950
    @faysawacays2950 2 роки тому

    Cafimaad taama indha alah adigo nabad qaaba aayad ku noqon hareisa caday wallo🌹❤️

  • @faraxkhano
    @faraxkhano 2 роки тому

    Allh haku caafiyo wlll

  • @faaeem4805
    @faaeem4805 2 роки тому

    Ilaahay khayr hakaaga dhigo oo hakaa dul qaado

  • @samiagarazho6333
    @samiagarazho6333 2 роки тому

    Alle ha ku caafiyo wll qaliinkana rabbi ha kuu fududeeyo

  • @mascutt_10
    @mascutt_10 2 роки тому +7

    May ALLAH yashfiik Brother. InshaAllah you gonna recover as good as healthy.

  • @salmanhassan2523
    @salmanhassan2523 2 роки тому +1

    Amin alle cafimad sareeca ha ku siiyo , inbadan ayd caawisey dad tabaaleysan
    Waxa aan kuu rajeynayaa in alle ducadaa naga aqbalo , insha allah

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 роки тому

    Alle hakuu fududeeyo abwe cfmd taam ah idamka Alle baraaro inoogu waar

  • @nimconuura4493
    @nimconuura4493 2 роки тому

    Alle haku fududeyo qalinka cafimad dadagna alle haku siiyo wllo 🥺

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 2 роки тому +1

    Allha ku cafiyo Sxb mcn waa kutageera from Muqdisho bari Qaliinka Allha kufududeyo 🤲🏿❤✊🏿

  • @essaali9075
    @essaali9075 2 роки тому +1

    Alle haku fudaydiyo wllo qalinkaa
    Aad galiso incha allah wan kuso ducaynina

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 2 роки тому

    Alle ha Ku caafiyo wllky qof qiimo leh ayaad tahaye

  • @hodancali8991
    @hodancali8991 2 роки тому

    Ale haku fududeyo aleh cafimad hakasiiyo insha allh khyr hakugu dhamado wllo

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 2 роки тому

    Ilaahey hakuu fududeeyo qaliinka Habo

  • @filsanali8245
    @filsanali8245 2 роки тому

    Ale haku fududeeyo wllo waxad cawisa dadka dhibataysan adigana ale haku sahlo🤲🤲

  • @aliabdirahman9873
    @aliabdirahman9873 2 роки тому

    Inshallah khyr ku zoo rajeynayaa

  • @nasraabdilahi3523
    @nasraabdilahi3523 2 роки тому +1

    Wll mcn illhy hakufudaydiyo qalinka adigo cafimad qaba oonbada solabo wll 🤲

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 2 роки тому

    Allah ha ku caafiyo wll khyr ha kuuugu soo dhameeyo

  • @zokimohamet7997
    @zokimohamet7997 2 роки тому

    Alle Ha ku Caafiyo Wllkie Oo kaLe tahy shp Alle Caafimaad deg deg ah ha ku siiyo 🥺🙏

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 роки тому

    Asc mahamud dhakhtar edo mcn alla rahman ka haku fududayo 🤲🤲🤲❤

  • @mariaaddey7191
    @mariaaddey7191 2 роки тому

    Wllal ALLE ha kuu fududeeyo caafimaad baan ku rajeynaa

  • @sacadmohamud6449
    @sacadmohamud6449 2 роки тому

    Ilaahey haku fududeeyo qaliinka walal mohamud osman

  • @hamzeburcaawi7917
    @hamzeburcaawi7917 2 роки тому

    Allh hakugu guuleeyo brother
    Qof dadka usama fala ilaahay madayaco
    Alle cafimaad taama hakaadiiyo

  • @khaliilcabdi4853
    @khaliilcabdi4853 2 роки тому +1

    Alle hakuu sakhiro cafumad sarecana alle gaku siyo . Sidad dadka kurbadoda uga qadid alle haka qado

  • @ayaanahmed8078
    @ayaanahmed8078 2 роки тому

    Ale haku fududeeyo qaliinka Ishaa allah wll mcn

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 2 роки тому +5

    My dear Brother wishing you quick recovery insha Allah and success operation 🙏🏿

  • @yousph1234
    @yousph1234 2 роки тому

    Xnuunka danbi dhaaf Alle ha kaga dhigo wllky aan ku daydo inch allah cafimad wllky

  • @faabdikadir9191
    @faabdikadir9191 2 роки тому

    Abowe qali dhakhtar cafimaad taam ah allah kusiyo i.a danbi dhaafna allah kaga dhigo xanunka allah ku fududeyo qaliinka amiin

  • @abdikariimjamac7816
    @abdikariimjamac7816 2 роки тому

    Alle ha kuu dhibyareeyo wll caafimaad taam ahna haku siiyo.

  • @ipramohamud1490
    @ipramohamud1490 2 роки тому +2

    Wll ilhy sida ugu fudud hakugu dhameyo dhib ilhy kuma tuso intad noshahy🥺🤲🤲

  • @ayanibrahim4028
    @ayanibrahim4028 2 роки тому +2

    Walaal Maxamuud, Ilaahay hakaaga dhigo qalliin sahlan oo hakuu fududeeyo oo Ash-Shaafii haku shaafiyo oo ku caafiyo aamiin

  • @ifraaxmohamed3276
    @ifraaxmohamed3276 2 роки тому

    Alle cafimad an dhaman haku siyo qalinkana alle haku fududeyo wll qali

  • @salmarashed2132
    @salmarashed2132 2 роки тому

    Alle cafimad degdega haku siiyo wll qli 🤲🤲🤲

  • @caligood6640
    @caligood6640 2 роки тому

    Allah caafimaad hakaa siiyo qaliinka

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay3492 2 роки тому

    Wll kay alle ha ku caafiyo qalinkan ha ku fududeeyo sidaad masaakiin ta u caawin jirtay alle ha ku caafiyo wll kay caafimad sare iyo sadeecan ayaan alle kaaga baryayaa noolow aamiin aamiin yaa rabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @cibaadoyar5517
    @cibaadoyar5517 2 роки тому

    Allah ha swt ha ku caafiyo wll mcn🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @baarlinahmed3374
    @baarlinahmed3374 2 роки тому

    Love you maxamed dakhtar alle haku fudaydiyo qalinka hada gashayna alle haku cafiyo wl mcn

  • @bou.boshra8434
    @bou.boshra8434 2 роки тому

    Inshalah wll illhy khyr hkugu dhmeyo cfimd ku rajenya

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 2 роки тому +1

    Allaha ku fududeyo qalninka wll mohamed dhakhtar cfmd tamana allaha ku siiyo 🤲
    Wxd thy shakhsi khyrbdn o ducada umadu La soco🤲

  • @mohamedabdiisse2215
    @mohamedabdiisse2215 2 роки тому

    Allh haku fududeeyo qalinka sxb dhakhtar

  • @ma-media-47
    @ma-media-47 2 роки тому

    Alle haku caafiyo uztaad ilahey qalinka hakuu dhibyareeyo

  • @sophiaahmed9991
    @sophiaahmed9991 2 роки тому

    Inshallah Khayr cafimad

  • @mohamedofficial9
    @mohamedofficial9 2 роки тому

    Allah haku dhibyareeyo Brother Cafimad Buuxana haku Noqdo

  • @munirkh
    @munirkh 2 роки тому

    Cafimaad qab degdega inshalah waan kuu duceeneynaa Ilaahey baa ku xafidi doona.

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 2 роки тому +1

    IlahaY ha ku fududeeyo zhp

  • @basmanoura1258
    @basmanoura1258 2 роки тому +1

    Alle haku caafiyo hana ku garab galo wllo

  • @samiyamohamed4729
    @samiyamohamed4729 2 роки тому

    Alle ha ku caafiyan wlo caafimaad taaman wlo bi idmilaaah waad ku bogsan insha allah wlo

  • @hudaibrahimaxmed3725
    @hudaibrahimaxmed3725 2 роки тому

    Alle ha ku caafiyo wll qalinka haku dhibyareyo 🤲🤲🤲

  • @faizailmi5136
    @faizailmi5136 2 роки тому

    Inshllh caafimad sareeca wll qalinkana alle haku fududeyo

  • @jibrilawed4586
    @jibrilawed4586 2 роки тому

    Dhaktar sxb alle hakuu fududeeyo oo ha ku garab galo

  • @samsamcilmi6590
    @samsamcilmi6590 Рік тому

    Alle hakuuFududeeyo wll Dhalhtar🤲🤲🤲

  • @anisoonnn5767
    @anisoonnn5767 2 роки тому

    Illhay haku fududeyo wll cafimad dagdaga insha allh

  • @sumayasaleban5073
    @sumayasaleban5073 2 роки тому

    ILLHY cafimaaT tama haku siiyo wll
    illhow ka dul qaad amiin ya allaH dcrow

  • @hibaqmohmed4307
    @hibaqmohmed4307 2 роки тому

    Ilhya haku cafiyo wll incha allh wad cafimadiya doontaah

  • @radwamahamed8795
    @radwamahamed8795 2 роки тому

    Illhy haku cafiiyo huno qli sidaad maskinta u cawinaysiid allh haku cawiiyo qof wanagsan bad tahy wllhi

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 2 роки тому

    Ilaahey hakuu fududeeyo wll qalliinkaa aad galeyso

  • @idilosaciidchannel6086
    @idilosaciidchannel6086 2 роки тому +1

    Allh haku fududeeyo ilahayna kadulqado wllo mcn wanu kusooducaynayna

  • @Xiireyflogs
    @Xiireyflogs 2 роки тому

    allah
    haku caafiyo
    wlo dhakhtar sama fale
    wlahi wlo waxad ku jirta dadka dif_ naadirka wlo 😊😊🤲🤲

  • @asmayousuf3419
    @asmayousuf3419 2 роки тому

    Ilaahay isaga awood badane cafimad sareecana haku siiyo

  • @hudaibrahimaxmed3725
    @hudaibrahimaxmed3725 2 роки тому

    Alle haku caafiyo qalinka haku dhibyareyo 🤲🤲🤲

  • @suadisse6834
    @suadisse6834 2 роки тому

    Rabbi haku fududeeyo qaliinka caafimadna ha kuu saro

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 2 роки тому

    Asc m dhakhtar walal alaha ku caafiyo dad badan ayaad ka farxin jirtay alaha kaa farxiyo walal muqdisho ayaan kaaga soo ducaynaya guuleyso aduun iyo aakhiroba never give up bro

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 2 роки тому

    Alle haku caafiyo bro ❤️, saad dadka u waacawisay alle haku caawiyo

  • @mahamuudzaleeban9458
    @mahamuudzaleeban9458 2 роки тому +2

    Ilahay hakufududeyo zxp

  • @hafsaali6083
    @hafsaali6083 Рік тому

    Rabigey haku fududeeyo nabarka yazir raxiim dhakhtar

  • @s.j.3322
    @s.j.3322 2 роки тому +1

    Asc wll allaah haku caafiyo qaliinka alle hakuu fududeeyo aamiin yaa allaah

  • @hafsaabdiabdi4085
    @hafsaabdiabdi4085 2 роки тому

    Allah kuu fudaydsho qaliinka cafimad taam ahna ku siiyo wllo qaliinkagu nogama dhaco midan annagu galayno

  • @fardowsodagan6973
    @fardowsodagan6973 2 роки тому +4

    Wll maxamud Allh hakuu fududeyo qalinka caafimaadna haku siiyo Aamiin🤲🥰🥰🥰🥰