Mansha Allah mansha Allah illahay ha idin xifidiyo amiin amiin yarabi anagana illahay ha na ku anfoco dhamaanteen wanaga aad nala wadagesid illahay ajir haka siiyo wanaga 💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤
Walashey ilahay ajar iyo xasanad an lakoobi karin hakaasiyo qisoyinka ad sotabisid. Waxan rabey in an kuso biro qolka saliga nabiga ee ahlu dikri ee seen kusoo galaa? Ilahay kakuvarakeye isosheeg. Wsc
Asc abaayo filsaney wlh hadalaada marwlba qalbiga ayaa igu qabooba ii ducee abyo inuu alle kheyrka i waafajiyo waxaan dareemayaa diiqad fara bdan ciriiri dareemaya sido kale wxan dremaya hdi an rabo inn nfteyda wx fican u qabto inaanan qabsankarin wxbaa iga hortaagan mrka igu ducee taqwada iyo inu ilahey dhibka iga dulqaado
Jazaakalaah walshey iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo
Anii anoo xalad adag ku jiraa o carafadan carafadedii bey aheed o oynaya aya shiikh badbado wuxu so dhigay .wuxu dhahay ducadii nabi muse ku ducaysta o aheed casa an yahdiyanii rabii sawaa an sabiiil wuxu yri qofkiii hanun raba qofkii dariiq lo furo raba ani waqtigas murugo darteen ayan dadka kur ugu qosli jiray hadey and iga jestana oyi jiray kadib ani waxan aha dadka mussaladka ku walan kadib waxan is iri bal ku daray duceyso ducadan bal inu allah ka hanuniyo musalsaladka kadib wa so wesestay 2rakca dukaday ducadii ayan ku duceystay ano wali ilin indhaheyga ku taal kadib talefanka iska so qabsaday UA-cam kan galay caladuul ada iga hor imaday qisas adikri wano iska fur yacni kala jecleyn ayan furay sa waba macan tanan fura tanan dhameya markii danbe goan ayan garey inan digriga iyo suratul baqara bilawo musalsatkii melan ka firsanayey wan iska tuuray isla waqtigas farxad aya i bila batay allx kadib wan waday ila labo bilod melaha kadib waxyalaha ka murugsana o dhan ayuu allah iga dul qaday nolal farxadla i bilabatay walhi waxey i ahayd nolal an laga sheken karin lakin hada musalslkii allh wa iga madoweyay ma firsado lakin halka dhib e i hayto waxa hada intixan igu hya feesbook wallow iso duceyaya inuu nolashiii macaned igu celiya kama wadi hada wa dhibateysnahay walhi tii u allah waga isiyay ila iyo hadan ku jira malinkata wan uga mahad celiya cimadu isoyay rabigey e waxan shegaya dhibatada i haysta iney tahay inan rer ahlu dikri ka dacifay walhi malinkasta wa is cananta lakin hanunka allah aya bixiya allah qofku donu siyo rabi han wafajiyo towfiiqda hanunka walhi dadka wexey qimeyan lacag iyo aduun ani bes waxan ku riyoda inan gabar allah la munajoto inan noqdo yacni waqti yar iska dayicin
Masha Allah tabaaraka Allah abaayo facebooke iska tirtir si aadan u galin waqti uu kaaga qaadanin diktiga iyo kheyr oo dhan Allah ku fududeeyo insha Allah saas ayaan.kugula talinayaa abaayo
Nasteexo nalka waa xalad adag lakiin tawfiikhda allah xagisey ahatey abayo markasta allah wey diiso mar un allah wu ka aqbali dona si dhama u weydiso xbbti niyada kheyr u sheeg
Asc ikhwaanii iisoo duceeya ruuxiyan jismiyan u xanuun Sanahay qofkii qoraalkeyga arko walaalaha ahlu dikriga ha u gudbiyaan
Allah caafimaad kusiiyo. Abaayo mid deg deg ah aaamin yaaa rabiii😭
@@jawahirmuse nin ahay jzk markasto iisoo duceey
Alle haku caafiyo aamiin wll
Allah ku caafiyo wll adna duceyso saliga nabigana isku dawe insha Allah wku caafimade
Allaahuma aamin jazakallaah xbbti ilaahey dembigaaga iyo midka waalidkaa ha dhaafo ilaahey umada muslinka ah meel walbo ey joogto kuwa dhintay iyo kuwa nool dembigooda ha dhaafo ilaahey qaatumada hanoo hagaajiyo
🤲
@@Afifakahiye abayo waa kubahanhy inee kahelaa lanbarka
Asc abaayo filsan khayr anigoo raadinaya ayaan arkay kholkaan abaayo waxaan kaa cadsanayaa asay ayaa ii saaran marka waajibka asayga iisoo sheeg khayr badan illaahay haku siiyo aaamiiin
Masha allah alx faa idooyin badan an ku arkay saliga nabiga scw hadana wan wada insha allah
Asc walalahiiga waxa idaanka codsanaya ina iso duceesa awlad kher leeh ilahay haa igu arsaqo anii iyo intii muslim ah haysaniin alloow nagu arsaq adiga awood leeh yaa rabii
Abayo allaha ku siiyo waxaad jeceshahy walad saalixa
Aaamiiin wll dhmnynba alle hynagu arsaaqo
Masha allllah khayr digrigu waa,ferej deg deg ah wle
اللهم أكفني بحلالك عن حرامك واقني بفضلك عمن سواك ربي إقفرلي أستغفرالله العظيم
Asc xabiibtii qaali grup nosamey qeraatka waan jeclahay xabiibtii waan ku baryayaa
MASHA ALLAH
ALLAHUMMA SALI WASALIM CALAA NABIYINAA MUXAMED
ASC walashay filsan kahiye waxan rabah qolka saliga nabiga SCW magudarikartah insha Allah Allah hakuwariyo amiin
Nummer wa 0031684514359
Asc
Jazaakillaah Khayr Xbibty Filsan....Dar ILLLaahey ayaan Ku Jecelahay..Qisooyinkaaga Waan jecelahahy Waan usoo Cararaa Jimcaha Markaad Soo Geliso..Rabni Haku Xifdiyo
Talegaram ma ledahay abyo qolka igu dar hadad awoodo
الله لطيف بعباده يرزق من يشاء وهو القوي العزيز.
Mansha Allah mansha Allah illahay ha idin xifidiyo amiin amiin yarabi anagana illahay ha na ku anfoco dhamaanteen wanaga aad nala wadagesid illahay ajir haka siiyo wanaga 💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤
🤲💕 shukran
Qisooyinka noo soo badi wlshey inad asxabu ciyal tahey waan ognhy waan ku cudur daareenaa
ASC. Abaayo. Aniga. Waxaan. Idinka. Codsanayaa. Duco. Waxaan. Iga xanuunsanaya. Gabadh.oo.ku.jirta.dhaqtarka
Maashaa allaah gilsan qeyr sheeg alaha ku xafido adiyo familkaaga in shaa allaah ducadaada alaha noo aqbalo jazaakalaah cimriga alaha kuu barakeeyo
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
Asc hno wan kahelay qisoyinkagag ee halkan kaga soxirira
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين جزاك الله خيرا اختي العزيزة احبك في الله
Asc abayo igusodar allah kubarakeyo adban ugubahnay una jeclahy qisoyinka alle ha idin jeclado
Abayo keep going mashallah ♥️♥️♥️♥️♥️1️⃣🤲🤲
ASC. Jimca. Mubaarak
Il a ah haku sharfo macaanto cimrigana alaha kuu dheereeyo
Shukran wllshy MCN allaha kubarakeyo
Jasaka alaah qali alaah kaa ajarsiiyo waa iga farxisaye
Mansha allah jazakumulahu kheyr. Qolka hada wunòfuranysha ilahey qeyr badan hakusiyo walashey
Ukhti wakusalamay salankadib setahay walal waxan dhageysta khisoyinka aad sodeyso waxan Raba in aan ku sobiro eleludigriga
MashaAllah Shukran walashey qali damar.
Asc filsan qolka saliga nabiga scw igu sodara abayo
Abaayo groupka saliga nabiga inad igu dartan raba
Masha allah tabarakallah abayo ilahay hano aqbalo ducadada ilahay xusnu qaatimada hanasiiyo
Asc abyo hani#subscribe isaar ilah wax walbo oo jeceshahy haku siyo mcnto hadey fariinteyda kuso gaarto mahadsanid
@@nafisaabdulkadir5902 wankusaray walashay ameen anaga dhan
@@hanihusseinali654 abyo mcnto mahadsanid
Maasha allah walashey kheyr allah ha ku siiyo
Walashey ilahay ajar iyo xasanad an lakoobi karin hakaasiyo qisoyinka ad sotabisid. Waxan rabey in an kuso biro qolka saliga nabiga ee ahlu dikri ee seen kusoo galaa? Ilahay kakuvarakeye isosheeg. Wsc
Barakallahu fiik kaasii wad Halka khayrka
Allahu akbar qofki ilahaya talada sarta isaga kufilan❤
Masha Allah abaayo jazakalah صلي الله عليه وسلم
Asc abyo faduma#subscribe isaar ilah wax walbo oo jeceshahy haku siyo mcnto hadey fariinteyda kuso gaarto mahadsanid
Abyo qurka saliga igu dar plz
Mashallah abaayo illaahay dartii aan kujeclahay
Asc xppti igu dar qolkaas aad ayn ugu baahannahy fadllan gacalo.
Tellkeyguna waakaa 252617824274
QOLKA KEETKA QISASKA🕌
Q./Filsan#Cafifa#
t.me/FilsanChannel
Allahuma salim wasalim calayh
Wcs Aabyo filsan jizakalaha qeer ilahey ilahey haku xafido 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ascww
FILSAN, Hooyo Ilaahey SW haku barakeeyo, fadlan igu caawi inaad igu darto qolka Saliga nabiga (scw)
Hooyoy # keygu waa 612-836-7891
In badan Ilaahey haydinka raali nqdo
Asc abyo raho#subscribe isaar ilah wax walbo oo jeceshahy haku siyo mcnto hadey fariinteyda kuso gaarto mahadsanid
xabiibtii qaali 💖iigu dar qolka illahey dartiisa macaanto waan ku baryayaa
Asc wllo filsan wn kuwayey xgee adey
Asc abaayo filsaney wlh hadalaada marwlba qalbiga ayaa igu qabooba ii ducee abyo inuu alle kheyrka i waafajiyo waxaan dareemayaa diiqad fara bdan ciriiri dareemaya sido kale wxan dremaya hdi an rabo inn nfteyda wx fican u qabto inaanan qabsankarin wxbaa iga hortaagan mrka igu ducee taqwada iyo inu ilahey dhibka iga dulqaado
Insha Allah habibti
Asc Abaayo adkaarta subixi iyo habeenki aqriso waxaad ka helix kartaa muslimpro
Ilaahay. Hakaakorqaado walalo
@@TheSomaliPride amn abyo mhdsanid
@@sadiaabdi6577 wn aqaannaa abyo waana aqrstaa, wad mhdsnthy aby
Mashaalah Abayo Keiraka Allah hanawafajio
Please qolka soo celi scw iguna dar
Wllyaal waa maalin jimce ah iiso duceeya dhiiga caadada ayn la dhibanhy dhwr sano dhqtr kasta wan tagy lkn wax natiijo kma hayo mudo 2sano ahna xaas ayn ahy alxmdulilah iiso duceeya in alle si khyr qabta iiga keeno isagoo caafimaad qaba
Saliga nabiga badi
Badso istaqfartaa saligaa nabigaa
Amiin ya rabi Allaha hano aqbalo ducada dhamaanteen Filsaney abayo Adiga maleedahay qiso gooni kuu ah🙏❤️👍
Abayo filsan ilahey ajar haka siyo qisoyinka adnoso gudbineso abayo ma igu dari karta qolka saliga nabiga (swc) abayo
Asw Jazaka allahu qayr abayo 💜💙🧡🌹🌸💕❤️💔🤍🌼💗💓💝🧡🌹💙🌸💛🤍🙏
🥰
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
Wcs wr wbr mashallah tabarakallah jazakhallah kheir hbbty 🌺🌺🌺🌺🙏🙏🙏🙏🙏💞💞💞💞
Masha allaah filsan wlshey qli
Waad mahadsantahay
Abayo mcn ajir allaha ka siiyo abayo mcn groupka saliga nabiga igu dar pleas
Jazkallhu qer abyo
mnsha allh jasakala khayr abayo
Mashaallah abayo I need qolkas
ماشاء الله كان
Machallah oukhti jazaka allah alfa kheir ya rabi
Waa kheyr
Ilahy ha inoo fududeeyo ku ligeen❤
Abaayo igudar qolka (salliga Nebigga CAlleyhi Wassalaam)
Asc wlo xagee laygaga dari karaa wlo groupka saliga nabiga scw
Abaayo telphone an kala xariiro ama meel isheeg ado mahadsan
asc wl waxaan rabaa inaan kugusoo biiro inaa qolalka igusoo darto ayaan rabaa
Abaayo I want to join the group can I pliz!!
Aaammiiinn yarabi
Mash allah barka allah
Asc wllo iso dar qolka saliga nibig 💞
عليه الصلاه والسلام❤️❤️💓💕💗💝💟💛💚💜
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Masha Allah jazakallah habibti
Abayo ani igudar gurubka
Mansha Allah abaayo ilahay hacaafiyo abaayo
Amiin Amiinn
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Masha.alah.xalaqisa mahad sanid walashey
صلی الله علیه وسلم😍😘
aamin wllshyda qali ah
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaنننن
Mashallh 🤙🏾🤙🏾🤙🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾 please ask what she read?
Allaahay haku barakeeyo wll
MashaAllaah
Amni mashallah
Igu dr qolkaaa scw
Manshalah,
Jazaakalaah walshey iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo anigana iku caawi subscrbe qeyr badan Allah hakussiyo
اللهم امين يارب العالمين يا الجلال والإكرام يا غفور رحيم
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
wcs amin yaa rabbi
Amiin
Maasha Allaah
Asc abyo najuuum#subscribe isaar ilah wax walbo oo jeceshahy haku siyo mcnto hadey fariinteyda kuso gaarto mahadsanid
Scw scw❤
Anii anoo xalad adag ku jiraa o carafadan carafadedii bey aheed o oynaya aya shiikh badbado wuxu so dhigay .wuxu dhahay ducadii nabi muse ku ducaysta o aheed casa an yahdiyanii rabii sawaa an sabiiil wuxu yri qofkiii hanun raba qofkii dariiq lo furo raba ani waqtigas murugo darteen ayan dadka kur ugu qosli jiray hadey and iga jestana oyi jiray kadib ani waxan aha dadka mussaladka ku walan kadib waxan is iri bal ku daray duceyso ducadan bal inu allah ka hanuniyo musalsaladka kadib wa so wesestay 2rakca dukaday ducadii ayan ku duceystay ano wali ilin indhaheyga ku taal kadib talefanka iska so qabsaday UA-cam kan galay caladuul ada iga hor imaday qisas adikri wano iska fur yacni kala jecleyn ayan furay sa waba macan tanan fura tanan dhameya markii danbe goan ayan garey inan digriga iyo suratul baqara bilawo musalsatkii melan ka firsanayey wan iska tuuray isla waqtigas farxad aya i bila batay allx kadib wan waday ila labo bilod melaha kadib waxyalaha ka murugsana o dhan ayuu allah iga dul qaday nolal farxadla i bilabatay walhi waxey i ahayd nolal an laga sheken karin lakin hada musalslkii allh wa iga madoweyay ma firsado lakin halka dhib e i hayto waxa hada intixan igu hya feesbook wallow iso duceyaya inuu nolashiii macaned igu celiya kama wadi hada wa dhibateysnahay walhi tii u allah waga isiyay ila iyo hadan ku jira malinkata wan uga mahad celiya cimadu isoyay rabigey e waxan shegaya dhibatada i haysta iney tahay inan rer ahlu dikri ka dacifay walhi malinkasta wa is cananta lakin hanunka allah aya bixiya allah qofku donu siyo rabi han wafajiyo towfiiqda hanunka walhi dadka wexey qimeyan lacag iyo aduun ani bes waxan ku riyoda inan gabar allah la munajoto inan noqdo yacni waqti yar iska dayicin
Rabi hku fududeeyo dikriga iyo wanaaga wll
Masha Allah tabaaraka Allah abaayo facebooke iska tirtir si aadan u galin waqti uu kaaga qaadanin diktiga iyo kheyr oo dhan Allah ku fududeeyo insha Allah saas ayaan.kugula talinayaa abaayo
abayo Aniga dhib igu filan iheyso kurbo dhamaaneen culus digriga waan bilaawaa mawadi karo quraanka sido kale sidaa arimaheyga yaqiinta dhan iga dhunte qof sidaas arimahiisa sidee ugu hagaagayaan
Nasteexo nalka waa xalad adag lakiin tawfiikhda allah xagisey ahatey abayo markasta allah wey diiso mar un allah wu ka aqbali dona si dhama u weydiso xbbti niyada kheyr u sheeg
@@nasteexonalka2779 wll istiqfaarta badi in shaa ALLAAH iyo baryada ilaahay waayo waxaa dhici karta in denbi kaa teedayo marna ha ka quusan arxamu raaximiin ee u sheego wixii dhib ah oo aad ka cabanayso isagaa kaa dul qaadaya oo farxada iyo ferejkuba gacantiisay ku jiraan
Waxaan ALAAH kaaga baryeynaa kheyr aduunyo iyo mid aakhiro
Salalaahu calayhi wasalam
Scw scw scw love ❤️
Masha Allaah
جزاك الله خير
Qolka saliga nabga igu soo dar