КОМЕНТАРІ •

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax 3 роки тому +88

    Waxaad tihiin ifiyaha guushayda
    Waxaan lahadlayaa waa idinka
    Ilove❤💯 DADKAYGA

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 3 роки тому +100

    Ansha iyo ayaan inta og iny yihiin lamaanaha qarniga is Muujiya M.a Isku Wra💖💖💖🤞

  • @qurayshaaxmed2512
    @qurayshaaxmed2512 3 роки тому +124

    Ninuuu xaas wanagsan oo jcl helay dushiisay kamuqataa ilaa malinkay ayaan is guursadeen ilaa mnta style qurxoon shaxshax ka muuqata anshax masha allah

  • @HARGEISAAWI1122
    @HARGEISAAWI1122 3 роки тому +58

    Cida quraanka jecel iso booqda please like ha ila dhafina alleh ha idin jecladee

  • @sarwadofficialchannel7505
    @sarwadofficialchannel7505 3 роки тому +75

    Gabadh habar love ah Oo foolxun waan waayay Farta taaga habar loveey

  • @akram5320
    @akram5320 3 роки тому +100

    Anshax waad amaantay allah isku kiin daayo lkn hal mid ku dadaal inaaad asturnaanta kula dadaasho sida heestaadii ugu wanagsaneyd ee asturnaanta gabdhaha ka hadleysay ka bilaw xaaskaada
    Ogow quruxdu waa diin 👏👏

    • @fadhiahmed1123
      @fadhiahmed1123 3 роки тому +1

      Haa wll asturanta ayan idinkula dar dar.mayaa anshax io ayaan anshaxow gabadha asturo

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому

      Sax

    • @cherri6388
      @cherri6388 3 роки тому +1

      Asturnaantu ma aha dharka uun.

    • @fadhiahmed1123
      @fadhiahmed1123 3 роки тому

      @@cherri6388 haa waa run waa diin io akhlaaq ee alle hana fahan siiyo diinteena

  • @zalmaancadde5662
    @zalmaancadde5662 3 роки тому +29

    Msha Allah Allaha idin daayo nolosha intii ku samirtaa guul gaadha, jacaylka dhawrta Anigu jacaylkaygii waan wayey oo sidii ay qalbiga iiga qaadaty ayey sidii doonta ay iga yeelanaysaa, toban jeer ayey inta ay iga tagty igu soo laabty balse markii qalbigaygu jabay oo sii jabay ayey hadana kolkii ay igu soo laabty meesheedii ka sii bilawday, markaa ilaa hada waxan goobayaa Abwaan qisadaydaa fajicisada ah dareen murtiyeed ka sameeya oo bulshada la wadaaga.
    Abdirahman Yuusuf Asxaab 🇸🇴🇸🇴

    • @hassandweeu4096
      @hassandweeu4096 3 дні тому

      Hore uga soco sxb iskana cafi rabi kuwa cafiska badan ayuu jecel yahaye

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 роки тому +125

    Ramadan is coming soon inshaAllah may Allah Help us reach it💚🙏

  • @cnasiraxmed
    @cnasiraxmed Рік тому +7

    Inta anshax taageero buuxa u ah love saara

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 роки тому +242

    The one and only anshax ft edabsan

    • @mahamedabdi5129
      @mahamedabdi5129 3 роки тому +9

      Walal Khalid kamil adhgo iyo anshax dadkan an aminsanahy aya tihiin fanka waqtigan lajgo

    • @mizzezsmile9193
      @mizzezsmile9193 3 роки тому +2

      &

    • @chelseafans8080
      @chelseafans8080 3 роки тому +1

      @@mizzezsmile9193 ✌️

    • @suldaanxamsemohamedgames9762
      @suldaanxamsemohamedgames9762 3 роки тому +1

      Macha Alah lamaanaha QuruxdU ku dhan TahY Alaha ka dhiGo kii Waare Nolozha meel ku dhamayztah aamin💯🥰⚘

    • @faisalali2961
      @faisalali2961 3 роки тому

      Khalid kamile sxb waxan ku Ahay Daruuri
      Fadalan ila so Hadla

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp Рік тому +3

    Masha'Allah Masha'Allah inadeertaau quruxdii oo qofah❤❤

  • @canbecabdisamad4820
    @canbecabdisamad4820 Рік тому +2

    Masha allah lamane is doroday wa mid araxan iyo dudhalo afkaga cano lagu qabay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdihusen1611
    @hamdihusen1611 2 роки тому +2

    Ma sha allh ale ha isku kiin daayo lamaano is jecel baa tihiin ubad kheyr qabana kalahela ina ader ANSHaX HAL ERA BAN KU DHAHAYAAA MARWADA ARTUR SI UU ALE WAX WALBA KUUGU ASTURO ❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 3 роки тому +16

    Heestaan 1 Week 1Milyon Wye Best Lamaane 💎💎✌🏾✌🏾🎻🎻🎻

  • @mohhussein2647
    @mohhussein2647 2 роки тому +2

    wllky crisaaq anshax. cimriga rabi hakuu daayo nin qaaliya respect 🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯

  • @monam7931
    @monam7931 3 роки тому +20

    Seedi inanta waligeed sidaa u kolkolii quruxdii duriyada weeye

  • @Caydarusjama4964
    @Caydarusjama4964 3 роки тому +127

    inta izla jecel lamanahan like ta dhac🤗

  • @yahyexashka6735
    @yahyexashka6735 3 роки тому +15

    ❤️MA ishaaradaydiyo Indhihii jaleecaan alaylehee u mahadshaa❤️
    Fanaan cod loo hibeeyay anshax❤️🔥

  • @sagalaxmed1233
    @sagalaxmed1233 3 роки тому +5

    Gabdh jabar jecelo ah iyo janaba waa lo shaqeesta adeer from deriska manshalahaa isku waara

  • @galtianoboy9432
    @galtianoboy9432 3 роки тому +14

    Ma aha markii ugu horeeyay oon iraahdo Ereygaan
    Nio Jaceyl qofkii aan jeclaan lahaa aanan wali helin ayaa igalo
    Markaan Heesahaada daawado
    😅😅😅😅😅
    Walee waa yaab
    Anshax iyo Ayaan Salaan gobeed

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 3 роки тому +8

    Wow abwaan Amiin Samadoon big legend alla maskaxda ha ku barakeeyo❤❤❤🌹🥀🌹❤❤❤❤

  • @abdinoursaid-n5u
    @abdinoursaid-n5u 17 днів тому

    Heestan laxanka 100
    Codka. 100
    Muqaalka. 100
    inaba caadi mahan❤

  • @saadomuuse9529
    @saadomuuse9529 3 роки тому +17

    Masha allah wllhay alaha is ku kii daayo amiin inta ku faraxsan like saar

  • @Rakio618
    @Rakio618 3 роки тому +1

    Hestan odagayga iiso diray 22/8 6:23pm malin axada aaam abdi waku jeclahay noloshaydiyow ilahay haika daysto 🥰🦋🙏👑♥️

  • @nasteho100
    @nasteho100 3 роки тому +22

    Finally ❤️ Masha Allah 😍💖 i love love, May Allah bless their marriage ❤️❤️

    • @haajirashiik328
      @haajirashiik328 3 роки тому

      Ilaahay ha isku kiin daayo walalahay anshaxoow gabadhaa si fiican u dhaqo buufiskaagii ha uulq imanee

    • @abdalaaydid4004
      @abdalaaydid4004 2 роки тому

      @@haajirashiik328 j

    • @mahamedqadarabdulahi5241
      @mahamedqadarabdulahi5241 2 роки тому

      You have made a lote evort anshax iyo edabsan I hope you long life inshallaah ❤

  • @ummahalgan
    @ummahalgan 3 роки тому +2

    Masha allah Allaha idin ka dhiigo labadi noolosha farxad ku waara Awlaad ducaysan Allaha idin ku carzaaqo insha Allah ❤🤲❤🤲❤🤲❤

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 3 роки тому +6

    Ilaahay ha isku kiin daayo kuwii is duuga noqda
    Laakin Anshax aboow is qabo waa cayiloysaa stylka ha lumin
    You are very handsome till now

  • @xamdadahapo3207
    @xamdadahapo3207 3 роки тому +5

    Mnzha allah anshax iyo ayaan wada jira wayo badan lamane aan jeclay♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰

  • @vanadiumtogettoseeing2sale739
    @vanadiumtogettoseeing2sale739 Рік тому +1

    Maasha'allaah Tabaaraka Allaha Idin Xafido kuligiin Aamiin Aamiin Aamiin Markasto Zakan kasto ❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hanadabdi3302
    @hanadabdi3302 3 роки тому +10

    The one and only legend anshax io dumashideena keep going 😍😍🥰🤩👄

  • @direproud7824
    @direproud7824 3 роки тому +6

    በጣም ቆንጆ ኢትዮጵያዊ ሙዚቃ አብዶ በርታልን
    Horey u soco Abdirsaq hees itoobiya 💪🇪🇹

  • @bruneibrunei9198
    @bruneibrunei9198 3 роки тому +4

    Masha alaahu xaasku waa BAQAL ilaahay ha kuu barakeeyo tolow taasoo kaloo GARXAJIS ah xagaan ka helaa 🤑

  • @abdifatahahmed4194
    @abdifatahahmed4194 3 роки тому +2

    nin fanka somalida noo haya horey soco anshax

  • @hoodoahmed2301
    @hoodoahmed2301 3 роки тому +3

    Maansja Allah Alle ha isku kiin daayo inta qof la taageero ayaan ana idiin hayaa wanaage

  • @vantazticpoy3037
    @vantazticpoy3037 3 роки тому +4

    Masha allH best couples wlhi qiirOday jacayL dartiii allH ha isku kiin daayO Anzhax and edebzN💯🔥🌸🤣

  • @ahmedcolombia9361
    @ahmedcolombia9361 3 роки тому +13

    Anshax vs edebsan beautiful couples 🌹☑💯

  • @secretqueen7768
    @secretqueen7768 3 роки тому +6

    Hees aan caadi ahayn iyo lamane aan caadi ahayn hanbalyo isku raaga 🥳💗💞💟💚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @liina_hasan
    @liina_hasan 3 роки тому +1

    M.a Lamaana qurux badan baa tihiin Allah ubad kheer qaba ha idin siiyo🥰🥰

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 3 роки тому +7

    Mashallah beautiful family keep gowing bro foreve good luck

  • @Chen12347
    @Chen12347 3 роки тому +3

    Nabi yusuf mxaa heesta keenay😘any way beautfl couple

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 3 роки тому +2

    waaaaw hees lasugayay oo naga yara raagtay waan idin salaamay lamaanaha qarnigan ushudan

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 роки тому

    Lamanaha Qarniga Anshax iyo Edaabsan isku Waara Cadawgina Cagta hoosteeda Ayan edabsan quruxley masha Allah waa gabar aad u qurxon Abdirisaq anshax nasiib ayad Leedahay hadadba qoftaas heesato

  • @mahamudsharmarke3290
    @mahamudsharmarke3290 3 роки тому +1

    Fanaankii fanaaniinta ( anshax )
    Rakcatayn ma oogaa

  • @nimcoahmed7821
    @nimcoahmed7821 3 роки тому +4

    Masha Allah quruxbadan lamanaha sanadka❤

  • @aragsanmuse6328
    @aragsanmuse6328 3 роки тому +1

    Edebsaneey waxad u eegtahay atariishada filimka miiran iyo rayaan 😘😍🤩🥰

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 3 роки тому +2

    Inaabtiday qaali iyo dumashigay farxad ku noolada dumashi abaalka wan ka gudoonay edebzan noo ilaali insha alllah

  • @5minutesear
    @5minutesear 3 роки тому +10

    heestan waxaa isugu timi jumhuurtii fanka '' Amiin samadoon iyo Anshax''. waa wax kale tani hees qudha lama odhan karo

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 2 роки тому

    Fanaaniinta sheekhaal yaa habaaray, mid kasta gabar looga horeeyey, ama garoob ah ayey Ku waashaan oo jacayl xad dhaaf ah u qaadaan. Dayax Dalnuurshe, cabdirisaq anshax, Dalmar yare, Faysal muniir. Yaab.

  • @karamardhatv4046
    @karamardhatv4046 3 роки тому +2

    Waaaaw viva sxb c/risaaq ismaciil maxamed Anshax iyo marwadiisa ayaan aragsan

  • @hassanosman4513
    @hassanosman4513 3 роки тому +2

    M a pro alle upad wacan hakaa siiyo hestana waa wataa pro anshax iyo Ayaan aniga waxaan leyahy ragcatayni

  • @abdikadirmohamud5170
    @abdikadirmohamud5170 3 роки тому +1

    From Turkey fananka kaliya an tageero

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 2 роки тому

    Maashaa waa fanaanka fanaaniinta hada jirta ugu lagensan maashaa allah guri barwaaqo jacaylkiinuna mid waara

  • @abdikanikalif5638
    @abdikanikalif5638 3 роки тому +4

    Wllkay abdirisak Anshax Iyo Dumo Ayaan Waan idin Wataa Director

  • @xamdixaajimuuse5014
    @xamdixaajimuuse5014 3 роки тому +9

    Isku wara inta nlosha kahartay alle haydin xfdiyo

  • @ugbaadhj9683
    @ugbaadhj9683 3 роки тому +1

    Seedi alla abaal laga hella e gabadha un no wanaaji intaasa abaal nogu filaan adigana abaal anu kugu hayndoonaa noloshu idinma xumayso insha allaah

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 3 роки тому +1

    Markay 1m gaartaa inoo ballana
    هلا هلا انشح وزوجته

  • @djkimovich
    @djkimovich 3 роки тому

    War Libaax lax lagama ritee kahara inanka #anshax iyo duma #Ayaan horey usocda

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 3 роки тому

    Waryahe anshaxoow gabadhadi hore medey ee dejiya
    Allah nimanku doqonsana war siilku miyanu isku mid ahayn bal ii fahamsiya walahi waan ku wareeray nimanke siilku miyanu isku mid iyo isku dhadhan ahayn

    • @TruthTellerMan
      @TruthTellerMan 3 роки тому +1

      Muhiimadu waa Daryeeelka iyo sida ay gabadhu ninka u dhaqato. Bada iyo wabigu waa kala dhadhan labaduna waa biyo.

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO 3 роки тому +19

    Super Star Anshax Same
    Akhyaareey Waxaan idinka codsanayaa inaad 100K Subscribe igaarsiisaan❤❤❤❤❤❤

  • @indhadeeq4112
    @indhadeeq4112 3 роки тому

    Anshaxow walal xaaskaga qarso wey qurux badan tahay ee asturo Mahadsanid

  • @ururkamacdaadkamidnimo2854
    @ururkamacdaadkamidnimo2854 3 роки тому

    Alle hakuu daayo qurux iyo xishood baad labadiinuba leedine ilaahay ugu mahad naqa wllo alle ayaa idin siiyee

  • @N_F_MUZIC_OFFICIAL
    @N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 роки тому +4

    Another Level

    • @yahyexashka6735
      @yahyexashka6735 3 роки тому

      Waa caaqii Ina diraac ahaa, sxp salaam sare, Caan Caan dhalay thy🔥🔥🔥🖤

    • @zayidkabarakaysan5576
      @zayidkabarakaysan5576 3 роки тому

      ua-cam.com/video/nNtL0vvGM4o/v-deo.html

  • @juweriajalaqsan3645
    @juweriajalaqsan3645 3 роки тому +1

    Ax! Waxaasaa jacayla isku waara abid 🤲❤

  • @deqashire4038
    @deqashire4038 3 роки тому +1

    dharka eey xiran yihiin ma ethiopia 🇪🇹

  • @fatxisaid6437
    @fatxisaid6437 3 роки тому

    Mshlh lamaane aa jeclahay tihin anshax iyo ayaan from muqdisha idinka Soo salaamaa 👏👏

  • @sacadosman2432
    @sacadosman2432 3 роки тому +1

    Anzhax gabdh bu helay wlhi wu isbedelay lama garanyapa

  • @malabsida8735
    @malabsida8735 3 роки тому +3

    LAMAANE QURUX BADAN MANSHAALLAAH.🥰😍😍

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 3 роки тому +1

    Lamanaha hirgalay❤❤ iyo hoygii murtida🇮🇹

  • @hoodoimaan2111
    @hoodoimaan2111 3 роки тому +2

    mnsh Allah
    Allah ehlkeeyka
    dhalatay gobgobi
    dhashay inder keeping
    👑💉❤👑🙏🙏🌍

  • @amuunahmet7367
    @amuunahmet7367 3 роки тому +3

    Mnshallh Alle hayskugin dayo Lamanaygi 💋🌏🙏

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 Місяць тому

    Kani oromonimu matalay waxa lagu sheegaya runna malaha😮

  • @hamdiahmed911
    @hamdiahmed911 3 роки тому

    Quruxdi oo qof way tahay xaaskaaga laisma xaqiree mashlh

  • @akhadarmedatoch5865
    @akhadarmedatoch5865 2 роки тому

    Allah Yacizak legends Anshax and queen ayan qali allah haydin xafido qaraabo

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 3 роки тому +1

    Lamanahi Qarniga, waan idin taageerna. Horey u socda walal.

  • @fardusacabdi7621
    @fardusacabdi7621 3 роки тому +2

    Masha allah jeclka haa waaro isma lehayn jacel ayaa duunida ka jiira lkn anshaa ayaa taa caadeyay

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 3 роки тому

    Brother anshax waa isu qalantaan walaashay ilaahay haku xifdiyo

  • @fardowsoabdilahi8271
    @fardowsoabdilahi8271 3 роки тому

    Anashaxoow gabdha mawaxad ugurasatay siyay heesah kulajisho huno qawani qurax maleh walahay adunakan wa laba bari gabdha asatuur

  • @mahicilmi4942
    @mahicilmi4942 3 роки тому +2

    Duco io bapaar toona ubaahna 🤩
    HawaaroH jeclyku💘✊

  • @farduscaynab4569
    @farduscaynab4569 3 роки тому +1

    Maansha Allah wll ayaan and seedi anshax

  • @muhavicabib442
    @muhavicabib442 3 роки тому +1

    Waaad nagu raajisay heesta Anshaxow, well organized song!

  • @sakcum1008
    @sakcum1008 3 роки тому

    Soomaaliyeey hadaad heesaysaan ku faana dhaqankiina ma aqaan kolayn waa fanaan wey waxaan kuleeyahay iskadaa xabashida kufaan dhaqankaaga soomaliyeed

  • @YahyeHussein252
    @YahyeHussein252 3 роки тому +1

    Muuqaalkan waa lagaaga dheelay Anshax, Muuqaalada danbe ka taxadar, Keep Going Bro.

  • @bureeqoqueen4874
    @bureeqoqueen4874 3 роки тому

    Masha allah lamaano qarni allaha isukiin daayo ubad kheyr qaba wada helaa anshax and ayaan edabsan

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 роки тому

    Mansha Allah tabarikalah beautiful alle ha esu keena dayo oo has esu keena barakeyo amiin amiin

  • @mohamedabdillahi2304
    @mohamedabdillahi2304 3 роки тому

    Masha Allah wahli waa uqanlata inaad iinoqoto seediyo from Belgium

  • @qabyaaladimaxaykuuqaban3825
    @qabyaaladimaxaykuuqaban3825 3 роки тому

    Masha Allah Edebsan waa gabadha keliya ee waqtigan qurux styl degenaansho isku darsatay dhowr anshaxaw adba ehlul edeb baa rahee lkn kuguma raacsani in aad fanka wax wacan nooga dhigto

  • @ibtisaamg3950
    @ibtisaamg3950 3 роки тому

    Masha Allah sedi ka gaysaan heestu abaal waxa nogu filaan sidad ka yeesho oridaada

  • @hafsaabi8871
    @hafsaabi8871 3 роки тому

    Mchallah mar hda ayaan haysato wax ka maqan ma jiran

  • @maxamedanshax1702
    @maxamedanshax1702 3 роки тому

    Waawo cabdi risaq ismali Ali anshax fanan an tageero run ahanti horay u Soco boqortoyo adiga iyo xaskaga qurux dabadnle

  • @halimafarah2430
    @halimafarah2430 3 роки тому

    Masha allah isku waraaa abid owlaad salixa allaha idiin siiyo insha allah

  • @aasiyaaxmad5726
    @aasiyaaxmad5726 2 роки тому

    Wll asturo gabadha oo waxad xoog u dadaashaan asturnaanta please

  • @ayanarab511
    @ayanarab511 3 роки тому

    Mansha allah qurux diii adunka family qurxoon wada nolada oo nabad ku wara

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 3 роки тому

    Mashaa allaah mashaa allaah mashaa allaah mashaa allaah mashaa allaah mashaa allaah mashaa
    Alow isku kiinda abid anshax iyo ayaan farxad ku nolaw abid

  • @niceabiib8950
    @niceabiib8950 3 роки тому

    Maashaa allh illh haisukiin daayo owlaad bari allha idinsiiyo

  • @fatmarashid3231
    @fatmarashid3231 3 роки тому +2

    Mashallah she is so beautiful...she can be Miss Somalia 🇸🇴

    • @Marin2030
      @Marin2030 3 роки тому +3

      Caac Somalia kamay imaan waa reer Somaliland waliba asal Burco

    • @ziao.1359
      @ziao.1359 3 роки тому

      @@Marin2030 burco Somali ma aha miyaa? Kharaab

    • @fatmarashid3231
      @fatmarashid3231 3 роки тому +1

      @@Marin2030 you are sick... illahey Haku cafiyo

    • @Marin2030
      @Marin2030 3 роки тому +4

      @@fatmarashid3231 adiga xanuunsanaya oo cudur Somaliland nacayb ihi ku haya ilahay ha ku cafiyo

    • @Marin2030
      @Marin2030 3 роки тому +2

      @@ziao.1359 naa ma nihin idinko wada xanuunsanaya idin nacnay oo cay meelwalba lasoo tagan, markad Somaliland iyo umadeeda maqashan baad wada bukotan ilahay aya xaq ma mooge ah oo idina kama dheeftan marka yaa xanuun iyo cuqdadi ka buuxda oo cabuuqi kasoo shacbaxa markay qof reer Somaliland ah arran Bay maradi shaydankii anuu bulacaada iskaga tuurnay doonaysan inaad na dabaa wadan. Haddii and tageer tahay qofka Somalilander kutaageer Somalilandernimadisa.

  • @niciimanalka4279
    @niciimanalka4279 3 роки тому

    Allow isu daa qalbiyada is jecel🤲❤😘💋

  • @farhiamandhuri6974
    @farhiamandhuri6974 3 роки тому +2

    Another level Anshax 👍

  • @jamamahamed3690
    @jamamahamed3690 3 роки тому +3

    Another hit one 👌

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 роки тому

    Fanan ad uga helo heesahisa cajibka iyo marwadiisa manahallah 😍👏👏👏👏👏🙏

    • @amaalibrahim7745
      @amaalibrahim7745 3 роки тому

      ❤❤💯💯💯💋💋💋💋❤❤❤❤

  • @zhukriabintuali7722
    @zhukriabintuali7722 3 роки тому +5

    M.a m.a lAmane aan aad ujeclhy midbaaan kaacodsanahy ina adeer hees shukria aan kaazugayah♥️♥️♥️♥️♥️