Waxaan booqannay Beerta Amiir Maxamuud Yusuf Ciise, oo Gaalkacyo waqooyi-bari ka xigta 18 km

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Waxaan booqannay Beerta Amiir Maxamuud Yusuf Ciise, oo Gaalkacyo waqooyi-bari ka xigta 18 km, iyadoo beertan lagu tilmaami karo mid leh wax-soosaar casri ah oo lagu saleeyay inaysan wax-soosaarkeeda saameyn ku yeelan isbeddellada sannadka ee cimilada.

КОМЕНТАРІ •