UGU DAMBEN WAN SO HELAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 80

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 10 місяців тому +1

    Maasha allaha

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 11 місяців тому +5

    Asc abayo muniiro waxan ka codsanayaa in aad sher aad isameso jasakalaah qeer in badan wan kugu xiiranahay qali ❤❤😊

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 11 місяців тому +2

    Amiin yarab ilhow murdkena no sahal ❤😢

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 11 місяців тому

    Mashaa Allah

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 11 місяців тому +1

    Mashaa allah abaayo aamiin Yaa rabbi 🤲 ❤❤❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 10 місяців тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @RUWEYDO1
    @RUWEYDO1 11 місяців тому +1

    M.a horay usoco abayo muniiro illaahay haku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 10 місяців тому +1

    👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️

  • @alxamdulihalicalakulixal3183
    @alxamdulihalicalakulixal3183 11 місяців тому +2

    kululeysadu wa maxey wallo

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 11 місяців тому +1

      Qaboobka marko jiro aa la dartaa guriga kulel ka dhigaa

    • @mamammss8164
      @mamammss8164 11 місяців тому +1

      Heater

  • @halima2476
    @halima2476 11 місяців тому

    Mashaa Allah tabaraka Allah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 11 місяців тому

    Maasha
    Alaah. Abaayo😊😊❤❤❤

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e 11 місяців тому +1

    Masha allah abayo muniira illaahay hakuu barakeeyo ♥️

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 11 місяців тому

    Mansha Allah qali keep going. Allah ha u naxaristo amin yaa Allah family geriyodey

  • @canjeexhashi5004
    @canjeexhashi5004 11 місяців тому

    Abaayo inteekahelaa❤micnaha❤dukaan😮😮❤❤❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 11 місяців тому +1

    Mashaallha tabarkalha allha kubarakeyo❤❤❤

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 11 місяців тому +1

    Muniira salama Caleykum maasha Allah abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 11 місяців тому

    Mansh allah abayo muniro rerkaga allah ha ku barakeyo amin yaa rabi

  • @munoguure2652
    @munoguure2652 11 місяців тому +1

    Aamin yaa rabii 🤲🤲🤲 iso duceya adi iyo rer my rajo in uu ale igu arzaaqo olad cafimad qabto o saalixa o bariya insha alah

    • @iqraabdullahi2900
      @iqraabdullahi2900 11 місяців тому

      Alle subaxaana watacaale Alle hakugu arsaaqo owlaada baari ah oo cafimaad qabto abyo🤲🤲🤲💯

    • @munoguure2652
      @munoguure2652 11 місяців тому

      @@iqraabdullahi2900 aamin qaali 🤲 insha alaah

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 11 місяців тому

      Allha ku siiyo kuwa baariya cafimaad qaba alle ucibaadaysta adinkana idin anfaco

    • @KhadijaMuse-rt9ln
      @KhadijaMuse-rt9ln 11 місяців тому

      Ameen mcnto

    • @munoguure2652
      @munoguure2652 11 місяців тому

      @@afnaanmohamed9765 aamin abayo macaan mahad sanid

  • @user-oe6yp8vm9p
    @user-oe6yp8vm9p 11 місяців тому

    Wcs abyo muniiro masha allah mcnto alle haku xafido iyo familykga quruxda bdn alle idin xafido xoog xoog ky jeclahay abyo♥️🤍♥️

  • @fatimamohamud42
    @fatimamohamud42 11 місяців тому +1

    Masha Allah abayo wax badan an kafaidnay

  • @user-uz9hd6wq5j
    @user-uz9hd6wq5j 11 місяців тому +1

    Abayo gabadhaas iyo carteeda allha unaxriisto wa walaasheey ina adeerteey ilaahy ha unaxriisto😢

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 11 місяців тому

      Allha unaxariisto qabriga allha uwaasiciyo adinkana samir jamiila allha idin ka siiyo

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 11 місяців тому

    Masha abaayo muniiro ilaahey kakubarakeyo insha allah xabiibti❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v 11 місяців тому +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يسعدك ويحفظك 😊

  • @user-lv1gd6rs6m
    @user-lv1gd6rs6m 11 місяців тому

    Aamjjn 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-os8zs7sq2i
    @user-os8zs7sq2i 11 місяців тому

    Masha allah abyo muniiro ❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 11 місяців тому

    Asc abaayo munira waa ku salaamay Mahad sanid video yaasha quruxda badan ee aad Nala qeebsato marwalba ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa shaqo fiican ayaad heysaa keep going hooray u soco walaasheey munira Mahad sanid markale abaayo munira

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 11 місяців тому

    Amiin muniiro mahadsanid ❤❤❤

  • @barliin01
    @barliin01 11 місяців тому

    Aaaaaamin adine allaha ku sharfo❤❤

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 11 місяців тому

    masha allah munira cade adban kusalamay quruxey ❤❤❤

  • @anr4578
    @anr4578 11 місяців тому

    Mashaa allah

  • @aaminadiy3020
    @aaminadiy3020 11 місяців тому +1

    Kan asoo lugo leh ayaan online ka Somalia kahelay mansha Allah waaye heweloow kaalay ila qaad majirto waan nastay

  • @amalomar380
    @amalomar380 11 місяців тому

    Caqli Masha Allah

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 11 місяців тому

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-wc6bk7it2s
    @user-wc6bk7it2s 11 місяців тому

    Masha allaah xbbti ❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 11 місяців тому +2

    birtan talaajada ayan saarnaa 😂 maalin tii dheerayd iga raacday baan soo xasuustay horta Ani meel kasto inaan nadiifiyo ayan iska jecelahay aan is amaane yaah 😂😂 ay gaabay fartuun happy iyo muniira ayaba arkay dad ila mid ah yacni nadaafada tii yoo lawada jecel yahay hadana xadka bax waaye anaga koow dhaha reer my rajo 😂 waan soo jiiday filinjeerka anoo is leh gadaal soo nadiifi ayaa waxa gees kasoo kala baxay geedkaas ay hada muniira ina tusayso iyo filinjeerkii aad na way u wayn tahay kadib anaaba baaqi la igu yeeshtay yacni nadiifintaada ma aqaane yaan kugu dul dhicin cml 😂😂😂markaana guriga cid may joogin oo kaligeey baan ahaa kkkkkk kaalay adi isku celi hee mar xoog baan iska baadhaa marna farsamo Alla maxan rafaaday maalintaas ugu danbayn sidii hore kama dhigin lkn waan u dhaweeyay noh 😂 markaa iska jira intaa luuqyada nadiifiya is dhahaysaan yaana la idinku soo dul dhicine 😂😂😂😂😂

  • @FatumaAdan-we5uj
    @FatumaAdan-we5uj 11 місяців тому

    Ameen ameeen ameeen

  • @habonjama5181
    @habonjama5181 11 місяців тому

    Mash allah qali

  • @suusaanmaxamed1799
    @suusaanmaxamed1799 11 місяців тому

    Masha allaah❤❤❤abyo

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 11 місяців тому

    Maasha AllAAh

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 11 місяців тому

    Masha allah xbbt shaqo wacan ❤❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 11 місяців тому +2

    Muniira hooyada iyo ilmaheeda dhintay maxa helay shil gaari may ku dhinteen mase wax kale 😢😢

    • @Queen-mv5mt
      @Queen-mv5mt 11 місяців тому +1

      Guriga ku gubtay wllo allaha u naxariisto

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 11 місяців тому +1

      @@Queen-mv5mt 😭😭😭 Aamiin wll

  • @djibrealite
    @djibrealite 11 місяців тому

    Asc iso boqo my rajo and team🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FatumaAdan-we5uj
    @FatumaAdan-we5uj 11 місяців тому

    Wcs abayo MashaaAllah abayo

  • @fardowsaismail5074
    @fardowsaismail5074 11 місяців тому

    Ameen ameen

  • @user-ce6ro3fr1f
    @user-ce6ro3fr1f 11 місяців тому +1

    Want ❤😂❤😂❤😂

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 22 дні тому

    WaanNaqanBiRTa

  • @izthahil8133
    @izthahil8133 11 місяців тому

    Ilahy ha idin barkeeyo ❤

  • @user-wl4ms5fj3j
    @user-wl4ms5fj3j 11 місяців тому

    Wlley nalka buluuga ah badal

  • @rruweydaone2049
    @rruweydaone2049 11 місяців тому

    Daahyada dhaadheer xitaa waa halis dab bey dhalin karan waxa fiican daaqadaha lagu xidho kuwa coverka ah ee qarinaya daaqasda bes daahyadana geesaha laga xidhi karaa

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 11 місяців тому

    AFricaba kafiican

  • @fatumahilowle5770
    @fatumahilowle5770 11 місяців тому

    Abayo bahasha magaceda isheg

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 11 місяців тому

    Africa iyo Europe waxay isdhaman maleh waa adi iyo kartidaada

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 11 місяців тому

    Dhabarkina ilaashada sidaa uqaadeen

  • @user-rh3hb6cd5m
    @user-rh3hb6cd5m 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤m.a

  • @fardowsaahmedosman61
    @fardowsaahmedosman61 11 місяців тому

    ilahay ha unaxariisto

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 22 дні тому

    AdigaSomaliyaJoga aanIsTiCmaalijiRNay

  • @umurayanahmed2739
    @umurayanahmed2739 11 місяців тому +2

    Abaayo qasaaladaasi way isruxaysaa gurigaba waa laga baxa qayladeeda waanay kadurkaysaa meeshaba maxan kusameyaa

    • @Queen-mv5mt
      @Queen-mv5mt 11 місяців тому +1

      Abaayo lugaha ayaa laga furaa markaas ma qeelineeso mana dhaqaaqeyso

    • @umurayanahmed2739
      @umurayanahmed2739 11 місяців тому +1

      Haye mahad sanid qaali

  • @fatimaomar165
    @fatimaomar165 11 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @fardowsaahmedosman61
    @fardowsaahmedosman61 11 місяців тому

    Sanuay ka bilabaty anaga darisa😢

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 11 місяців тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @maryamaxaji3820
    @maryamaxaji3820 11 місяців тому

    Abaayo qasaalada wan u baahanahay ee magaceed iisheeg plzz

  • @badriamohamed3562
    @badriamohamed3562 11 місяців тому

    Abyo muniiro kululeysada daaha kor saaran ka gaabi wuu guban karaaa kor uga qaad xogaa

  • @daganindhadeeq1307
    @daganindhadeeq1307 11 місяців тому +1

    Kululeeso mida cuntada lagu guro u aqaanaye kululeesada kale maxaa waye

  • @aishamahamed-bt8yt
    @aishamahamed-bt8yt 11 місяців тому

    M.a❤

  • @user-er6pg2qo4o
    @user-er6pg2qo4o 11 місяців тому

    Asc