*Axmed Cali Cigaal | Sida Neefta Waylaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • ►LIKE
    ►COMMENT
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►SUBSCRIBE
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    / dalmar_d
    / dalmar
    / caweyskadalmar
    Instagram / caweyskadalmar
    TUMBLR / caweyskadalmar

КОМЕНТАРІ • 49

  • @DrmukhtaarYousuf
    @DrmukhtaarYousuf 6 місяців тому

    The greatest hits of axmed ali cigaal because he was the king of somali musicians in his prime no one is comparable amazing from burco togdheer

  • @mohamoudjama1717
    @mohamoudjama1717 6 років тому +12

    Facinating Somaliland loves you axmed. Wow he did brilliantly this one.

  • @abumohamedaliomar7494
    @abumohamedaliomar7494 Рік тому +1

    What a song still listening 2023
    Halka uu ka nuuxado hadii
    Nabar kasoo baxo
    Dadku waa nuglaada
    Naxdintiyo jacaylkuna
    Markay kugu nagaadan
    Naafad la noqotaa..

  • @yusuffarah5084
    @yusuffarah5084 6 років тому +10

    aad baan u jeclaa heestan maasha Allah yaa Axmed Cali cigaal 20years old igu celiyaa. Erayada Heestan waxaa aliifay Alle hawnaxariiste Abwaan C/qaadir Xirsi Yamyam.

    • @moe895
      @moe895 Рік тому

      Alaha ku sharfo saad noogu sheegtey taariiqda

  • @amiiraabdirahmaan9254
    @amiiraabdirahmaan9254 5 років тому +13

    Naxdintiyo jacaylkuna😳💘
    Kolkay kugu nagaadaan❤️❤️
    Naafaad lanoqotaa💔💘😭😍

    • @dalmaroffical2956
      @dalmaroffical2956 5 років тому +1

      Sax sow maaha love is live

    • @shibienyoung4756
      @shibienyoung4756 3 роки тому +2

      Ax ax erayo 🔥 dab ah
      24/08/2021 14:15 malin talado ah❤️🌹😘

  • @DadirBerey
    @DadirBerey 9 днів тому

    Waxaasa hees lagaa dhahaa❤🎉

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 5 років тому +4

    Heestan beri hore ayaa la duubay codkan hada idiin baxaayana waa codkii uu berigaas duubay ee live maaha
    Iminkana afka ayuu raacraacinayaa ee inta ila fahamsaneey like ii saara oday ayaan ahaye

    • @yaxyemawliid7621
      @yaxyemawliid7621 11 місяців тому

      Imikuu kuqaadayayaa codkan maaha mar hore muu duubin imikuu qaadayaa heesta nio wax fahan dadkana wax aan jirin ha u sheegin zxp😂

  • @dalsoore
    @dalsoore 6 років тому +3

    Al Fanaan Axmed Cali Cigaal is the best

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 6 років тому +1

    Allee ha u naxariste erayada heestan waxa iska leh cabdiqadir h.yamyam

  • @hafsaelmi7015
    @hafsaelmi7015 2 роки тому +1

    Axmad calicigaal fanaanka cumar maxamud hadanahy kufaano❤💉

  • @abdirizakhussien1078
    @abdirizakhussien1078 5 років тому +8

    Heesaha Egal waa heeso laxan macn in lagu safro Laguna marqaama ama qof jacayl yaqaan loogu talagalay

  • @liibaanaadan6824
    @liibaanaadan6824 5 років тому +3

    Axmed cali cigaal
    Fanan Qiima leh

  • @laleiamahamed-vj3pe
    @laleiamahamed-vj3pe Рік тому +1

    Wa gabar kujecel kusalamaysa cigaalow

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 5 років тому +2

    Waa fanaan tariiq wayn mudan nabad kunolow

  • @drsuber6587
    @drsuber6587 3 роки тому +1

    waa ereyadii abwaan Abdiqaadir Xirsi YamYam AHUN

  • @daarali
    @daarali 2 роки тому +1

    Halkaasay noogu joogtaa anaga
    Inagoo dhagysan jirny heesahan
    Miyaan socdaal iyo sharma boy dhagysan karnaaaa

  • @aadancabdulle
    @aadancabdulle 6 років тому +2

    Axmed si fiican kaga nuug - waan hubaa in aad tahay udub dhexaadka Hobaladii WAABERI

  • @UmallkhayrUmallkhayr
    @UmallkhayrUmallkhayr Рік тому

    Naxdintiyo jacaylkuna kolkay kugu nagaadaan naafaad lanoqotaa ash alla hees ❤❤❤❤

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 5 років тому +2

    waayo waayo ..iyo alfanaan axmed cali cigaal..

  • @iisooduceeya9922
    @iisooduceeya9922 3 роки тому +1

    Abahay ku xasuustaa heestan dhagaysan jiray ❤😭😭😭😭😭

    • @TheLove0
      @TheLove0 11 місяців тому

      ALLE HA U NAXARISTO ISAGA IYO UMADA NABI MOHAMMED SCW

  • @husseindirie1122
    @husseindirie1122 Рік тому

    Woof woof woof woof woof ❤❤❤

  • @dacadibnuismaciil118
    @dacadibnuismaciil118 4 роки тому

    Ab iyo ab sida neefta wayla necawda caashaqa hawada kanugaa yaasalam cigaal cigaal

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 6 років тому +3

    Alfanaan Axmed Cali Cigaal
    Waa Actar is nacay wiil hoog
    Wiil hoog dhalay

  • @beerqaaccolorov5589
    @beerqaaccolorov5589 4 роки тому +2

    Legend

  • @mohakaraamovvvffddd2561
    @mohakaraamovvvffddd2561 6 років тому +4

    ina adeerkay walan jecelhy

  • @abdurahmanmohamedahmed7696
    @abdurahmanmohamedahmed7696 6 років тому +2

    Thanks

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 2 роки тому +1

    Yeh

  • @omarguled691
    @omarguled691 4 роки тому +1

    machel jackson wiilka khadka ka saaray 😂

  • @hanihanka5381
    @hanihanka5381 2 роки тому

    Jah abahay mcne

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 роки тому

    Mid ka mida heesaha marka aan maqlo aan iska ooyo 😥

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 3 роки тому

    halka u ka nuxsado
    haduu nabar ka soo baxo qalbigu
    wuu nuglada
    naxdintiiyo jacaylkuba haday kugu nagada nafad la noqota
    25/10/2021

  • @iidbilefaarah304
    @iidbilefaarah304 5 років тому +3

    Heesta waxan dhageysan jiray markan qurbaha ku noolaa

  • @aadanabdirasakh3427
    @aadanabdirasakh3427 7 років тому +1

    gabdha.wariya jaceylka bee wax ka garanaysaa
    reer jigjiga saas bee u garanaya
    jaceylka qiimahiisa

  • @mohamudessefarahbile9444
    @mohamudessefarahbile9444 5 років тому

    gabadha cawas hogaaminaysay habeenkaas wuxuu u noqday habeen wayn. aad bay u faraxday. waxaa laga yabaaa in jacaylo nuxuus ah soo mareen

  • @mohakaraamovvvffddd2561
    @mohakaraamovvvffddd2561 6 років тому +1

    libax