Waa marki labaad oo aan soo dhigaayo Muuqalka, UA-cam ayaa ka sartay markii hore, waxaan idinka codsanayaa in aad kala kicisaan ha ilaawina Like-ta iyo in aad gaarsiisan asxaabta💖💖💖💖💖💖
0:56 oo clipkan ma blur aya sidan ugu jira ? Kaliya wa kufilan 250 FPS in lagu daawado waxas wala arki kara ama aniti blur aya gabi ahanba lo isticmaali kara 😂
Waa marki labaad oo aan soo dhigaayo Muuqalka, UA-cam ayaa ka sartay markii hore, waxaan idinka codsanayaa in aad kala kicisaan ha ilaawina Like-ta iyo in aad gaarsiisan asxaabta💖💖💖💖💖💖
sxp muuqaalada hackers noosoo badi dhibba hakugu ahaatee mahadsanid
Amiin ilaaahow flastiin xray
Hadad rabto qisadii gabadhii nabiga scw faatimah bintu muxamed ana soo dhigay soo daawo
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallh shukrn
guleyso zxp next wa iga haysaa
Muqaalada qaar iska ilaali saxiib go forward
Anaa ugu horeeyo wuuw ❤😂
Muuqaldan hacker's_ka noosoo badi zxb
Keep going
nasuu badi mahen abaro zxb
@@Najiibmedia252😂😂 ma warbaad u haysaa inaan aqaano iyo in kale zxb
Sxb wad mahadsanid niow wan radinayya hackerkan❤ 0:21 ❤❤❤❤
Wixii lagugu qabsadey maka jartey sxp ❤❤ codsigaga waan taxgeliyey mar labad ayaana daawadey Sona Badi dhaca bangiyada keep going pro
inta ku farxdey marka muqalkan laso dhigey❤😂
Armey Hadana Markle Hawada Ka Saaraaan Bro You Have A Good Talent Keep G😮
Waa kuwataa libaax 🎉
Vedio noocas ah so badi saxib
😴 🥺 😴 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
*Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi.
1xbet 😂
Channel ka inoo ilaaali macalin
Hore umasoo dhiginoo
Keep going pro 💪 👏 👍 🙌 👌 🙏 ❤😮😊😊🎉
thanks You are the best,
Wan ku salamay 🎉 sxp
Gudomiye shekoyinkan xiso leyihiin sobadi❤
Meeqo malin baan ku sugeynay zxp muqalada inaa so badiso beey ehd ramadanta
Waa markiii labad aan firsanayo video nolashu ha kula jirto sxp ❤👍🏽
🔥❤️
Waan yaabey maxa so celiyey is idhi
Nio coursooyin mxa u bixin wayday si'aad dadka cilmiga ugu faa'idayso
Mar labaad ayaaan ficil u daawaday ...
Eee noosooo badi hacking kaa
Bismilaahi raxmaani raxiim qulhiwalaahu axad alaahu samad lam yalid alam yuulad walam yakun lu kufuwan axad
Celis waye bee
Sxp walagu wayay
Adiad ❤❤❤❤❤❤❤
Kulahaa waxaa rawaa 5triliyoun doolar
Sxb wad mahadsanid niow wan radinayya hackerkan
Sxp anonymous kaso hadal
goordhow libaax
Anonymous kaso hadal
Wanba yabanaa
Shayadintii maa iskadaysa
Muuqaalkaan 1234 waala daawan karaa caadi ma ahan
Macal thumbnail ki bad badashay 😂😂😂
Inan ku biran Raba Hackariska😊
Zxip maxaa maal mahan kugu dhacay waa kuu xiisney 😢🎉🎉
🎉🎉
K
.
Google ka ku qor intan geek prank wixii ku soo baxana ha ii waydiin
Sxp kaliga you tube channel dhacdoyika lgu sogudbiyo malihideee muqlada soo badi hdy macquul tahy
xaasuub kaa fiican wlee😢😂
iam hakcer yaa nankujabsan
0:56 oo clipkan ma blur aya sidan ugu jira ? Kaliya wa kufilan 250 FPS in lagu daawado waxas wala arki kara ama aniti blur aya gabi ahanba lo isticmaali kara 😂