Hees Cusub Axmed Zaki iyo Heestii uu Gobolada Somali da u Qaaday Show gii Germany

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Ka Daawo wararkii ugu dambaayey ee caalamka mada,daalooyin iyo suugaan shabakada Haldoornews.com/
    ama facebook page booqo / haldoornews.com1
    like and Subscribe Haldoornews Channel

КОМЕНТАРІ • 276

  • @mohamadmahamuud1658
    @mohamadmahamuud1658 6 років тому +70

    ❤️ Jigjiga ❤️ garawe ❤️ hargaysa ❤️ muqdisho ❤️ kismayo ❤️ borama ❤️
    Sln sare 🤟✌️🙏🏻👌

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 5 років тому +2

      From Gorwe salan lamida

    • @mxmed5179
      @mxmed5179 4 роки тому +1

      Grw

    • @justindrew6560
      @justindrew6560 3 роки тому

      pro tip : watch movies on flixzone. Been using them for watching all kinds of movies these days.

    • @mathiasuriel6002
      @mathiasuriel6002 3 роки тому

      @Justin Drew definitely, have been using flixzone for months myself :)

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 7 років тому +36

    Viva the Greater Somali Republic 💪💪💪💪💪💪💪💪
    Somaliland⛤
    Somalia⛤
    NFD⛤
    Djabouti ⛤
    West somali⛤

    • @farhiyaabdii199
      @farhiyaabdii199 5 років тому

      Moh Bulshaawi waah dee somali land iyo somali maa wax bey is dhaman hadabba waa suaale

  • @xamdaoskor6025
    @xamdaoskor6025 7 років тому +10

    Wooooooooooow bilhy jigjiga woooooooooooooooow Nice blhy way nuuraysaaa woooooooooooow bilhy jigjiga war reeer jigjiga like ta badiya badiya iyo hargaysa viva

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 7 років тому +35

    hargysiyo Bali Gubadle Iyo shekh berihi gabalay Amaan wad U dhamysy Dhulki Barakysna

  • @mustafecabdi5749
    @mustafecabdi5749 7 років тому +157

    waaaaaaaw igadanbeyow hadaad somali nasaba tahy like ii dheh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nistahamuhamud5462
    @nistahamuhamud5462 7 років тому +22

    balad haawo iyo luuq ganaane jecliyaa tolka one love gedo😍😘😙😗😚 rer abtigey iyo heer abaheybo Caabudwaq

  • @elenajonson5832
    @elenajonson5832 6 років тому +33

    away reer borama gobtii somaliyeed

  • @hibonuura1542
    @hibonuura1542 7 років тому +21

    boorama iyo saylac wooow allow idaa dhulkyga

  • @nimcoyareyyarey5870
    @nimcoyareyyarey5870 7 років тому +22

    guracel ha bal Marin viva gura cell Somali wayn one lov

  • @awilali5879
    @awilali5879 7 років тому +20

    Viva hargaisa iyo burco

  • @mustafecabdi5749
    @mustafecabdi5749 7 років тому +66

    wajale xusuus qaali igu ah ama igunoqondoona gabiley inta gobolka kasojeda like fadlan

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620
    @asmadaganiloveawdalsallal1620 7 років тому +17

    masha allh borame iyo saylac jecliya dhulkayga

  • @nestheahassan8787
    @nestheahassan8787 7 років тому +5

    Saki wacdaro dhigtay 💕💕💕💕💕💕💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saprinamaxamad8551
    @saprinamaxamad8551 7 років тому +19

    war gobilo gobilaw war gobilo sar gadod halkan ku barbarayo hoyaday lagu gursado abahay ku garadsado allaw ya gado Mar taga masha allah

  • @faadumohussien3849
    @faadumohussien3849 7 років тому +10

    hees wacan golodadii waan ka baahaye
    boorama

  • @mohamedzaki6077
    @mohamedzaki6077 6 років тому +15

    Awdal iyo salal(saylac) ciyaartyadii saylici(viva ciyarteena)💚👻❤

  • @amirtayyip923
    @amirtayyip923 6 років тому +5

    shirib mxn jeclhy heeztn waa favourite kyga ceel baraf guri barwaaqo hdad ila jeceshahy like ta ha ila dhaafn plz 💋❤

  • @maaxmarwamarwa1357
    @maaxmarwamarwa1357 6 років тому +20

    Hargaysa caday inti reer hargaysa like haigala bakhaylina

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 5 років тому +3

    Mansha Allah reer ayeeyday reer boroma jecliya allow awdal miyaa jiirta meel lugu badasho reer ayeey dadka ugu sareeyaya wali one love from jigjiga from bosaso deeqa

  • @nasraabdulkariim9105
    @nasraabdulkariim9105 7 років тому +4

    mnsha allah wa hees an mar iyo laba tona lagaga dhargeyn allow inoda dhulkena baxadaleh ii nolow ahmed zaki

  • @hamdihassan8500
    @hamdihassan8500 6 років тому +5

    Jecliyaa viiv gedo💋❤❤😍😍

  • @Asmashi866
    @Asmashi866 6 років тому +5

    Badhan iyo hawd buhoodle iyo laascaanod 😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nistahamuhamud5462
    @nistahamuhamud5462 7 років тому +13

    Caabudwaq dhulkediyo habaal Marin 😍😘😙😗😚

  • @bedraaden2839
    @bedraaden2839 5 років тому +2

    Esh qiyask bartaa laascanod my city 💪 💪 💪 😘😚😙

  • @barreosman2903
    @barreosman2903 7 років тому +11

    barta barta laaaaascaaanoood waaaaaaaaw ish calaaa heeeees

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 років тому +5

    Viva baridii cilmige bariga afrika boorama 🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedremier677
    @mohamedremier677 7 років тому +6

    barta barta lascanod bosaso iyo beri garowe kublabn nice Somali song

  • @amalyusuuf2456
    @amalyusuuf2456 7 років тому +15

    Viiva somalilnd And Burco

  • @hamdaabdilahi1883
    @hamdaabdilahi1883 7 років тому +5

    wooooow axmed zaki somali dhab ah cimri dheer iyo cfmd
    lkn gobola aanan abid ba maqal ba kujiree by lycris ka dhigaa plz 💞💞👆i liked this song

  • @dhaladafrica3426
    @dhaladafrica3426 6 років тому +3

    😍Ceeldheer !!..
    Boondheere iyo xamar afkaa caano lagu qabay

  • @aishahbilan5620
    @aishahbilan5620 7 років тому +7

    Guriceel💕💕💋💋💋😍😍😍😍

  • @abdirazakkhalifkarshe
    @abdirazakkhalifkarshe 7 років тому +9

    Good message to somaliland youth ..ninkii dhul mara baa dhaayo leh ..

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +1

    Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe Gorowe Gorwe 😘💪💪viv

  • @suldaanmoha8033
    @suldaanmoha8033 6 років тому +5

    #Badhan Iyo #Dhahar like kuqabta dhulkii maakhiriga

  • @makroumaabdi3954
    @makroumaabdi3954 5 років тому +2

    Waaaw hargeisa' baligubadle,berbera gabilay and sheikh

  • @nistahamuhamud5462
    @nistahamuhamud5462 7 років тому +4

    #Baledhawo gang #gobileey

  • @johninankarersaylacvivagbl2595
    @johninankarersaylacvivagbl2595 7 років тому +12

    wooow saylici iyo saylac

  • @abdiqanimohammed8044
    @abdiqanimohammed8044 4 роки тому +1

    ❤Fifa guriceel iyo mataban❤ ilove my country Somalia 🇸🇴❤🇸🇴

  • @abshirahassan4088
    @abshirahassan4088 7 років тому +14

    waaaaaw guriceeel viva

  • @ifkanoloshanasiibbadanboqo6479
    @ifkanoloshanasiibbadanboqo6479 5 років тому +3

    guri eel love 💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guriceeeeeel

  • @adonkiialle7034
    @adonkiialle7034 7 років тому +9

    viva dhamaan dhulkena somalia

    • @zakariyecade6945
      @zakariyecade6945 5 років тому

      mansha allah dhula soomalia oo dhan dhulken mgc iyo bilc wcna soomaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @zakariyecade6945
      @zakariyecade6945 5 років тому

      mansha allah dhula soomalia oo dhan dhulken mgc iyo bilc wcna soomaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @queenm6128
    @queenm6128 7 років тому +12

    Laascaanood ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏

  • @abdikhadarmahamud8919
    @abdikhadarmahamud8919 6 років тому +9

    Jecliyaa saylac iyo borama

  • @hodanaliabdallah9966
    @hodanaliabdallah9966 6 років тому +3

    Viiiva Bosaso iyo bari garawaa ku baal naban 💙💙💙💛💟💔💙👍👍

  • @AbdirizakAElmi
    @AbdirizakAElmi 5 років тому +3

    Baladweyn-ka caankiyo Buul-burte❤

  • @MrAbshir98
    @MrAbshir98 5 років тому

    Beeraha Afgooye ee Boqortooyada Geladi waa beesha barwaaqada Iyo nimcada Alle ku maneystay Viva Afgooye jecliyaa. Soo booqo gacmo furan Welcome.

  • @saacidmuse7325
    @saacidmuse7325 7 років тому +3

    Cadubwaaq gobol igu qaaliyah magalkii abtiyashay ahaa 🦄

  • @haniabdullahi2548
    @haniabdullahi2548 7 років тому +5

    man sha allah mataban

    • @zakariyecade6945
      @zakariyecade6945 5 років тому +1

      viva gurcel iyo.somali oo dhan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💘💘💔

  • @hamdahfiqi5670
    @hamdahfiqi5670 4 роки тому +1

    Cadaado guriceel ceelbuur ceeldheer Banadir ❤❣❣💞🥰😘😘

  • @boqoradaofficials5830
    @boqoradaofficials5830 7 років тому +2

    wwwwwww cadaado ha Baal Marin he'll hele hlebo wayabe

  • @kalgacalcabdi5354
    @kalgacalcabdi5354 5 років тому

    Igu halee inta aan jeclahy at kamid thy gobalad somaliland allow ii daaa ii nolada waligiinba amiin aad baan idin jeclhay somaliland iyo madaxweynahaga qliga ah mudane muuse biixi allow ii daaa cidii jecl dalkiisa qliga ah ee somaliland please ka bixiya💪💪💞💞

  • @munaali3289
    @munaali3289 5 років тому +2

    Ceeldheer habaal Marin❤️

  • @ruqiyoosman6968
    @ruqiyoosman6968 4 роки тому +3

    Balad weyne ❤️ buulaay 💗matabaan 🌺dhulkeygah

  • @hassanmahamed725
    @hassanmahamed725 7 років тому +6

    Guruceel vive

  • @saafihassan2465
    @saafihassan2465 4 роки тому

    Masha Allah Allah xafido dadkeyga intaa gobol u sheegayba waa dhiigayga thanks Ahmed zaki go a head wllo

  • @mumtasmaanka8284
    @mumtasmaanka8284 7 років тому +26

    cabudwaaq dhulkediyo guri ceel ha baal marin waaw maxan u xisay wadanki

  • @ramishppe3500
    @ramishppe3500 4 роки тому +1

    Viva jigjiga garawe galkacyo♥️♥️💓♥️♥️♥️

  • @lulaahmed6937
    @lulaahmed6937 7 років тому +8

    Viv jigjiga jano noolow ahmed zaki

  • @subairmuhandisibnuismaciil9404
    @subairmuhandisibnuismaciil9404 7 років тому +11

    meesha maxaa tahriibayaal ka buuxa

    • @kla3781
      @kla3781 6 років тому

      subair muhandis ibnu ismaciil 😭😭😭😂😂😂😂😂😂

    • @dunya4754
      @dunya4754 4 роки тому

      🤣🤣🤣

  • @nahaaldiamond7786
    @nahaaldiamond7786 3 роки тому +1

    Banadir io xamariyo balcad jowhar👑❤🥰

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 6 років тому +1

    Gedo balaheeda iyo balad xawa iyo luuq Waaaaaaw Barti an ku dhashay balad xawo nuuro 💕💕💕💕💕💕💕💓💓💓💓💓💓💓💘💘💘💘💘💘💘💘💘❤❤❤❤💕💕💕💕👍👍👍👍👍💓💓💓💓😍

  • @suldaancalicade7984
    @suldaancalicade7984 7 років тому +2

    Waaaaaaaaw esh calaa wadani zeki love uùuuuu

  • @munibalhaj5741
    @munibalhaj5741 6 років тому

    Inta somali galbeda like saara..jijiga dhagxbur wardheer dire dawa

  • @kowsarsharaf3935
    @kowsarsharaf3935 5 років тому +2

    Cabudwaaaaaq ❤✌👌👏

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 7 років тому +9

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww viva somaliya

  • @superlula2674
    @superlula2674 6 років тому +2

    gobileeeeeee i love

  • @bilanomar9989
    @bilanomar9989 6 років тому +3

    heesta qeebta dhaxe ee heeyleeyda iigu socoto siiba markii la dhahaayo baladweentaa caankaa iyo

  • @maajidcade9685
    @maajidcade9685 7 років тому +9

    ceelbuur ku yaaala viva ceelbuur

    • @rich9233
      @rich9233 7 років тому

      Maajid Cade anaakulaqaba

  • @zeinabmohammadosmaan9705
    @zeinabmohammadosmaan9705 7 років тому +22

    Viv xamar cadey dhaamaan gobalad somalia

  • @abdikhadarmahamud8919
    @abdikhadarmahamud8919 6 років тому +16

    Gobolkii xadarada awdal
    Saylac

  • @siraajialba9182
    @siraajialba9182 7 років тому +8

    b/weynte canta ah hhhhhhh walee waxba ka dhacay

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 7 років тому +13

    waaaaaaaaaaw Zaki wad yartahey yaa sidaa kukalabarey dhulka somaaada dagto

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 7 років тому +2

      Khaoshan Osman huno midhaha abwaan baa saneeyay

    • @khaoshanosman1309
      @khaoshanosman1309 7 років тому +4

      mohammed Farah lol waanba yaabey mahadsanid wll. Thank you so much for educating me 📝📙📘📗 walee abwaankaas waa macalin

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 7 років тому +3

      Khaoshan Osman haa waa wll ilahay somali ha isjeclaysiito soo dhawaw

    • @hanaabdikariim2831
      @hanaabdikariim2831 7 років тому +1

      Moh horn of Africa

    • @ayahanolashachannel545
      @ayahanolashachannel545 7 років тому

      ma rabno soomaaliland

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 7 років тому

    Ahmed saki you very talent mashallah anissa hassan from djibouti vive somaliland from barnet uk

  • @abdirashidmustaphe5701
    @abdirashidmustaphe5701 7 років тому +5

    Bali gubadle dhulkii duriyada love ku ahay wlee

    • @molitoismo5368
      @molitoismo5368 7 років тому

      mustafe rashiid duriyad hhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhh

  • @baashebaashe9158
    @baashebaashe9158 7 років тому +7

    Viva hargeysa hawd

  • @ahmeddeak5467
    @ahmeddeak5467 7 років тому +5

    Borakma baradi cilimige bariga afrika saylac goobtii #DIINTE kasogalay islmku

  • @cismanmaxamuud2810
    @cismanmaxamuud2810 6 років тому +2

    Baladweyni iyo gayiga Hiiran jicliyaa gayiga barwaaqada allow u siyaadiyo

  • @faadumoquruxwanaagfaadumoq9168
    @faadumoquruxwanaagfaadumoq9168 7 років тому +5

    berdaale oo baxad weyn viva

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +1

    Balligubadle #hawd #Hargaysa #Burco #Berbera ❤️❤️❤️

  • @xamdayusuf3399
    @xamdayusuf3399 5 років тому +2

    Buhoodle iyo laascaanood dhulkaygii😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @bedraaden2839
      @bedraaden2839 5 років тому

      meelkasta taagan 😂😂liketa iska qaado😂😅😆

  • @asadboojo2374
    @asadboojo2374 6 років тому

    weey weey sugaantu waa naxariis wlh Axmed zaki the only one Biggest fanan .

  • @dahirfilms5646
    @dahirfilms5646 7 років тому

    Woow mnsha allh alfanaan ahmed zaki caabudwaq ha dhaafin good song eshcalaa

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 4 роки тому

    #Banaadir iYo xamar jecliyaaa❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rameekhalif7055
    @rameekhalif7055 6 років тому

    Boosaso iyo bari thankz bro ahmed zaki

  • @jiipkhan8794
    @jiipkhan8794 7 років тому +1

    boorama Allow nabadyeel Anaa Booramaawi

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 7 років тому +9

    Buuhoodle. IYO hawd
    Wow Ahmed saki hda KU qaatay

    • @bedraaden2839
      @bedraaden2839 5 років тому

      👌❤❤❤👌bohoodle dhulkii barkysnaa ❤

  • @ayeeyotuulo9880
    @ayeeyotuulo9880 7 років тому

    heestaaan waaa imartay ahmed saki LOVE gabanaa uhyaa

  • @gulledahmed8929
    @gulledahmed8929 5 років тому +1

    Laxankii legend Nabiil Bulle

  • @hamducadey7213
    @hamducadey7213 3 роки тому

    Ceeldheer Habaal mariin♥️💯

  • @lulaahmed6937
    @lulaahmed6937 7 років тому +3

    Waaaaw ahmed zeke

  • @z012y
    @z012y 4 роки тому +2

    Viva #Somaliland Jamhuuriyada Barakaysan 💚⚽️❤️

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 6 років тому

    Allow noo barakeee dhulkeena Viva sooomalia dhulki hooyo ala maxan uxiisay I love you Shanta soomaalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍💓💓💓💓💓💓💓💓👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤💕💕💕💕💘💘💘💘💘💘💘💓💓💓💓💓

  • @SomaliweynQueen
    @SomaliweynQueen 7 років тому +7

    Viva Caabudwaaq

  • @aslidhalad4508
    @aslidhalad4508 5 років тому +2

    Booramaa ❤️😍😘

  • @abdullahiobeyd662
    @abdullahiobeyd662 7 років тому

    Nice one bro

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 7 років тому +4

    shab shab shab shab shab Yasalaam

    • @daahirisma1456
      @daahirisma1456 7 років тому +2

      Nairobi wankassugaynaaa axmad zaki iyo gobaad

  • @jidhidhicobadal5183
    @jidhidhicobadal5183 5 років тому +1

    #badhan #dhahar dhulka sandalada maakhir

  • @hassankhader.8303
    @hassankhader.8303 7 років тому

    viva qoraxay qabridahar jano Ahmed zaki guul hees mcn.

  • @hamdihassan8500
    @hamdihassan8500 6 років тому +1

    Zaki yaa saan kulala baray dulka😙😙😙

  • @limuqueen235
    @limuqueen235 6 років тому +2

    Cadaado🖤🖤🖤