"Dad walba oo isjecel waqtiguna kala geeyay maalin un wey midoobi doonaan haddii allah idmo majirto murug joogta ah habeenka haba dheeraadee Maalin aya ka dambeysa waxan urajeynayaa dad walba oo kala maqan in Allah Nabad isugu keeno"..
Ilaah subxaanahu watacalla waxaan kaga bariyeeyah inuu Nabad kugu Kala keeno bbeyga yarna Aad dhabta saaratid umuushii is xambaarsatay kaa yeelo sariirtaa quruxda badan mash Allah tabarikallah waxaan Allah u waydiinaynaa in waqtiigiiisa Ku qaaaato ilaah hooyadii ay dhahayso wiilkaygi wuu Ka waynaaday sariirtan mid kaleh aan ugu badalo. Insh allh abyo Alle haku fududeeyo ♥️♥️❤️❤️❤️🙏
Masha allah allah ku fududeeyo afar indho cafimad qabo wilkeyga sanad ow jiraa waxan kaso adegti IKEA waxan dagahay Belgium adega ilmaha kali iska arag waa intan ka aheyn dharka
Mansha allah abayo alle nabad hakagu kala keeno oo haku fududeeyo inta ay sugayso mustaqbal kana sidokle inta rabi u fududeyeyna umul cafimad qabta alle haka dhigo dhaman hoyoyinka somaliedna danbigoda alle ha dhaafo aduun iyo akhirana alle ha u naxariisto 😍😍
Masha allahaa sariirts ayaa ka helay ilahay ha ku fudedeyo ana isoo ducey ilahay Cunuga afarad ayaa dhaliraba oo qaliin ku dhalaaa inuu ilahay iga xijabo galada hada 3 bil ahay
Cunug kowaad ayaa lagu qalay anigoo calosha nasanid laba sano kudaheeda Laba uur qaday laba cunug ku dhalay. Sadex mar ayaa la i qalay qadar alle ayaa keentay in la i Qalo cunuga kowaad ayaaa meel qalad ah iga kalay
www.babyentiener.nl/combi-deal-cabino-combi-ledikant-memphis-matras.html?channable=004956696400383639303a&gclid=Cj0KCQiAr5iQBhCsARIsAPcwROPiW9_8UJIKbEzHuBc3zpfSxzfilqrXBTbvxvb8qw5XJLq4ILhB5ssaAv96EALw_wcB
Wakan websedka
Mash alaah alahakufududeeyo xabiibti
Hbo anooo joogo nairobi ma dirsani karaaa
Masha Allah Allah hakuu fududeeyo
Shukran mcny
Ale hku fududeyo abyo
"Dad walba oo isjecel waqtiguna kala geeyay maalin un wey midoobi doonaan haddii allah idmo majirto murug joogta ah habeenka haba dheeraadee Maalin aya ka dambeysa waxan urajeynayaa dad walba oo kala maqan in Allah Nabad isugu keeno"..
Ilahay hakuu fudaydiyo wl foosha lkn sir ayaan idiinshegayaa foosha ii fudaydiya alxamdulillah 2bilod ayaan dhalanahay 30minit ayaan foolanaayay wana baby 3aad alxamdulillah Saliga Nabiga ayaan aad u akhrisan jiray intaan uurka lahaa maalintii foosha ii timina waan bilabay saliga xabiibka CSW nabar yar alxamdulillah cisbitalka markaan sogalay ilmihii waay qabteen will quruxbadan oo cafimaad qaba mana dhib badna alxamdulillah saas sameeya saliga Nabiga waa cajiib qofkii barta
Insha allah abayo aniga hada waxan ahay 34weks iyo 4 malin
Masha allh abaayo ilhw na waafaji ina akhrino saliga scw
Abaayo saliga akhrinjirtay iiso sheg aniga hada dhawr bilood ahe
salalaahu calayhi wa salam miyaad aqrin jirtay
Umu Abdallah waaruntaa taas anaa marqaati kaaga ah inaad waxba xanuun zaaid ah aan arkeynin hadaad saliga nabiga aqrisatit
Mashalllah Arada qisas al dikribaad tabay allaha kubarakeyo qali
Mashaa Allah waa sariir cajiib ah
Oo hadana qurux badan, ilaahay ha idiin nabad keeno wiilkeena, foosha Alle hakuu fududeeyo walashay munira adiga iyo intii Muslim ah, Allahumma Aamiin Aamiin❤️
Ale haku fududeyo my dear muniro cadey 👉💗💗💗💗💗💗💗💗
Farxiya inatana manala jogtaa
Ilaahey haku kala keeno walashey anagane guur xalal eh Allah hanasiyo
Aamiin
Abaayo muniiro fooshada ilaaha kuguma dhibo balada barakeesanaa joogaa aamiin sax WA caafiya
Asc walaasheey munira waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey munira
Horta ilaahey hakuu fududeeyo abayo se ilma aan dhalanba ayad sariir usii gaday waa duni aakhirsaman
Mashaa Allah illahey nabad hakuugu kala keeno afar indho oo caafimaad qabaan Allah hakuu kaso
Abyo muniiro ilahy hakuu fududeeyo aamiin yaa rabbi
Manshallah 😍 muniro qurux badan umushi is xanbarsato alah ka dhigo amiin 🤲inshallah
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🤲🥰💜
Amiin amiin abyo ilaahy hakuu fududeeyo fosha umushii is xabarata alle hakaa dhigo
Masha allah walashey muniro allaha ku fududeyo afar indhod oo abshir ah ilahey kaga baryay
Ilaah subxaanahu watacalla waxaan kaga bariyeeyah inuu Nabad kugu Kala keeno bbeyga yarna Aad dhabta saaratid umuushii is xambaarsatay kaa yeelo sariirtaa quruxda badan mash Allah tabarikallah waxaan Allah u waydiinaynaa in waqtiigiiisa Ku qaaaato ilaah hooyadii ay dhahayso wiilkaygi wuu Ka waynaaday sariirtan mid kaleh aan ugu badalo. Insh allh abyo Alle haku fududeeyo ♥️♥️❤️❤️❤️🙏
Allow ku fudude ana ii fudude iyo dhaman inta 🤰🤰
Masha allah allah ku fududeeyo afar indho cafimad qabo wilkeyga sanad ow jiraa waxan kaso adegti IKEA waxan dagahay Belgium adega ilmaha kali iska arag waa intan ka aheyn dharka
wcs muniir cdey allha kuu fududeyo umushii is xanbaarato aallaha kaa dhigo abyoh
Masha allah alle nabad hakugu kala keeno xabiibti ❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲
M.a ilaahy umushii is xambaarsata alaha Kaa dhigo baayo
Masha allah Illaahey haku fududeeyo
Ilah hakuu fududeeyo afar indhood oo abshira ani fool dhagteydee kasii dhawaaqee hal bil moogahy
Msha alh xabibti cfmd alalha nogu keeno aduunka aaamin
Masha allah wa qurux ilahy haku kala keeno idinko cafimad qaba
Ilahay cumul udgoon ale ha kaa dhigo aniga iyo dhamaan inta aan haysan Ale hasiiyo awlaad baariya ii soo ducee xbbti in ilahay awlad bariya I siiyo
Allha haku fududeyo abyo Yaa rabii amiina 🤲 amiin 🤲 beybi sodhaww inshallah
MashaAllaah afar inshoo nabada xbbty ilahey haku fududeyo amiin🥰
Mnsha allh cadi ma ahn illhy haku fududeeyo
Masha Allah sariistan 5sano iitalaa cunokteyda hada waykawaynaatay qofkiirabo halilasoxariiro
Wlh waan farxay inaad dhashaan mooday illahow kuu fududeey is cadowna kaaqabo
Alxm anigu wxn dhaly 2weeks kahor alle wuxu isiyey wiiil wana lygu qaly hbbti alle hku fududeyo xnunba kusugoyo 😩🤲❤️🥺
Masha allh munira allh haku kala keno ado nabbda
Mashaa Allah💜🥰🤲
Asc abayo adigo raali ah marka dhasho cunuga masha alh madaxiisa waxa dhikta Kitna ka quraank 114 masha alh walhi kaas aya ad ugu fican ilmaha xijaabna wuu uyahay insha allh adigo nawat ah alle hakula keeno hana kaqadi ila uuka gaaraayo isgadis iyo quraan ushit marwalbo o qolka xita a
Hada idinka bananka jooktaan usoo xer inta ushidid quraanka jazakaalhu qeyr masha alh ana saayelay marka dhalayi wiilkeyga
Masha Allah tamarikallah si quraxu badan bada uahagjiseni
Allaha ku fududeeyo io baby caafimaad qaboneh allaha ku siiyo
Maashallaah abaayo muniira ilaah hakuu barakeeyo allaha noo fududeeya inta xaamilada ah
alle ha kugu fududeyo abyo hooyo mcn allow jano ku sii wlhi waxaa dareemi karo hoyo oo kaliya
Masha allh illhay hakufudaydiyo qaali
Masha Masha smart ilahe ha ku fududayo
Ana isoo duceey muniiro hada walac Ahay 🤝
Masha allaah abaayo qali sinabad eh alle hakuu kala keeno iyo waqti goda
Maanshaa Allah alle ha ku kala nabad keeno wll
Maansha Allah my rajo
Maaaash alllh tabaraka alllh special isbuluuq
Masha Allah beautiful 😍❤💖
Allah kuu fududeeyo abyo
Maasha Allah Abaayo 💕🌹💕🌹🌹💕 ALLAH hakuu fududeeyo foosha aamiin aamiin
Allah kufudeyo xabiti afar indhoodo abashirah allah kadhigo yarabi
Allah nabad ha ku kalakeeno I.a
Rabi subxaana watacaala hakuu fududeeyo abyo aamiiin yarbi yarxman afar indhood oonabad qaba insha allh
Mansha allllh walhi waaa asal sariiirta baby ilaaahy nabd hanugu keeno iyo gbdheeboo nabda insha allllh
Msha allh Alle haku fududeyo anigana wan kugu soo xigaa qer Insha allh
Masha allah ale haa ku fududeyo
Mashallah abaayo allaha kuu fududeeyo foosha umul is qaadataa umul fayoow arakina waa noo abshir
Masha Allah ilahay ha kuu fudaydiyo wallo muniira ❤️❤️❤️
Alle hakuu fududeeyo abayo muniiro
masha allha abayo ale hakufutdyo qali
Masha.alh Abyo
Masha Allah Abaayo muniiro
Masha allah abaayo waan ka helay adigane allah kuu fududeeyo
Mansha allah abayo alle nabad hakagu kala keeno oo haku fududeeyo inta ay sugayso mustaqbal kana sidokle inta rabi u fududeyeyna umul cafimad qabta alle haka dhigo dhaman hoyoyinka somaliedna danbigoda alle ha dhaafo aduun iyo akhirana alle ha u naxariisto 😍😍
Munira abaayo waxan kaga faideynah barka foosha hal isbooc kaga dhimantahay waxa isticmasha xulbo waxey kacawineh inah dhoqsi dhasho insha alaha
Qaabkee loo isticmaalaa abaayo anaa dhadhawe
Masha Allah sis🥰🥰🥰
Sariirta joodariga mawadatay??? waanka helay sariirta MashaAllah TabaarakaAllah
Masha Allah ilahey haku fududeyo abaayo❤🥰
Masha allah abayo mcn ilahey haku kala keeno idinko nabada aaamin yaa rabi adi iyo inta kula mida inta heysane ilahey ha siiyo ubad qeyr qaba 🤲🤲
Mashaa allaah xabibtii alle si cafimad leh hakuu kalakeno 🤲
Abayo adhiga iyo fartun walala matihin illahay hakuxfdhiyo illahay na hakufudhudheyo
mashaa allaah allaah kukalakenoo adoonabadA
masha allaha waa maskin uukalmey ee reer Norweyne seen ku helna waa bele yurubo dhan ayaa guryayay
Allah haku fududeeyo amin
Masha allahaa sariirts ayaa ka helay ilahay ha ku fudedeyo ana isoo ducey ilahay Cunuga afarad ayaa dhaliraba oo qaliin ku dhalaaa inuu ilahay iga xijabo galada hada 3 bil ahay
allha ka kugu shartiro qaliin abyo lkn maxaa sababay qaliinka abaayo
allha ka kugu shartiro qaliin abyo lkn maxaa sababay qaliinka abaayo
Cunug kowaad ayaa lagu qalay anigoo calosha nasanid laba sano kudaheeda Laba uur qaday laba cunug ku dhalay. Sadex mar ayaa la i qalay qadar alle ayaa keentay in la i Qalo cunuga kowaad ayaaa meel qalad ah iga kalay
Ilahay haku fududeeyo afar indhood oo abshir ah insha allah
Masha allh abayo muniro alle haku fududeyo
Masha allah wllo rabii raxmaanku hakù fudu deeyo marba ilmaha udanbeeya u cabsibadan
Mansha allaah alle ku fudeeyo hpo.muniiro waa ku jeclhy♥️♥️♥️🤲🤲🤲🍒🍒🍒🍒
Masha allaah mcnto qurux waaye allaah kuu saqiro
Mashaa alaah ilaahey ha ku fudeeyo anaga reer yurub waa qabnaa xafaayad badal .caadi iska dhig hee
Masha Allah Allah haku fudeeyo inda kudhiman
Amiin ya rabii💕💕💕💕💕💕💕💖💖
ماشاءالله تبارك الرحمن الله حلو قرفه تقوم لسلام ان شاءالله
Ilahay haku fududeyo abayo qali inshaalah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ameen yarabi shukran 🤲🏽 ❤❤
Allah nabad hakugu kala keeno Huuno
Masha Allah Abaaayo. Haku fududeyo inshallah. Isku mid Ayan nahay. Aniga sagalka ku jiraaaa adigana noso sheegi
May Allah makes easy for your delivery 🙏
Allaah ku fududeeyo 4 indhood abshir foosha allah ku fududeeyo
Asc abaayo allha ku fududeeyo qali ana waan kugu daba jiraa 7month ban ahy
Masha Allah abayo muniro ilaahey haku fududey umushi isxanbarato alah kaadhigo 💞❤️💖😍
Inish allha allha ku fududeyo abaayo mcn
MashaAllah qurux qurux waaye
Mash allah allah haku fududeyo.habo.aniga.sanadka.sosocdo ban rbaha inana guursado lkn cbasiba baba iga hayso.ianna iska.dayo.baa ihyso🤨
Mashaallah my mom or my sister
Masha allh allha adigo nabad ah haku kalakeeno lakin Masha qolka waa kugu filanyahay
Masha Allah
Masha Allah cafimadka Allah ku fideyo beby habo soadhawa💘 ❤ 💘 ❤ 💖 💕 ♥ 💓 💘
Muniiro xoogbaad uneefneefsanysa barasharka ku dhacsan malaha
Anaga Somaliland waan siinaa dharma cigaalka