Jaahil aan ixtiraam lahayn war ka Leexo wariyaha, maanta hawl baa idiin taalla iyo inaad meel ka wada Jeesataan, waa la qayilsan yahay Shidanaaba shidan.
Subxaana laahi waaba nin waalan horta noocan oo kale adinkaaba qaldanaa i aadba war ka dhageeysataan walaahi dad aad u badan baa u baahan in laga baaro waalida Psychiatrist and mentally health problems noocani iminka aad ku casuunteen😣
@@haboon123 Waddani waxa uu sababay kala qaybsanaantii Somaliland, waxa ay la safteen Somaliland, Waqooyiga Ameerikana waxa ay ka qayb-qaateen mudaaharaad ka dhan ah Somaliland oo teh SSC
@@fay5183 Ma khaniis baad tahay maxaad qof dabada u waydiinaysaa, ma lesbian baad tahay, ma dhillo baad tahay sababtoo ah dhilladu waxay leedahay af wasakh ah ma qof dabadaad u tagtaa. Anigu waxaan ahay habar yoonis Somaliland baan taageersanahay, Garxajisna maaha khaa'inul waddan faqash ah, maaha waddani, Muuse waa madaxweynaha Somaliland, waxaanan ku taageersanahay inuu Somaliland ka soo horjeesto Somalia, haddaad raalli ka noqon weydo Laascaanood tag oo la dagaallamo SSC. , ama Muqdisho, waa meesha aad ka tirsan tahay.
@@farhannuh6174 ma haday kalmadihii aynu waligeen isticmaali jirnay noqdeen qooma luud adigaa ka sheekaynayee ma qoladaas ayaad tahay dhinicinana waa lagu sheegaye halkaad u booday daba leefka waxaanu u naqaanaa qofka qof kale kabaha u qaadee bal dhidhiibso huuno shuquladinii reer galbeedka hanala soo galine
Kkkkk... Waxaa la yiri belo ama il la'ayd ama lug la'ayd. Haddii aanu su'aal u dulqaadan karin muxuu wareysiga u aqbalay? Nasiibwanaag, gacantii naafada ahayd ayuu weriyaha ku feeray oo dhibi kama soo gaarin.
Ninkan yaa gacanta ka Cunay Dabeecada xun Tvgan Horyaal wuxuu la Dhintay Milkiilihii Lahaa Sayid mire alle ha u Naxariistee allow yaa soo nooleeya maxaa Shaqada laga Eryi lahaa Dad aan Garanayo.
بسم الله الرحمن الرحمن الرحمن عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد Ninkaa odeyga waan raacsanahay xaqna wuu u lahaa inuu iskaga kaco....Mushkiladu waxay ka taagan tahay dhalinyarada sheeganaa Suxufiyiinta waxaad moodaa ambaba yihiin kuwa ay Somaliland ka degi ladahay Su'aalaha ay dadka weydiyaan waxay ubadan yihiin Turxaan iyo wax qodqod...Markaa dhalinyarada wax ha labara.. Raalina iga ahaada haddii aad hadelkaya aad dhibaati u aragtaan waxaan ahay odey reer Somaliland ah oo jecel dadka reer Somaliland.
Waa iska kaftamayaa walow aysan u fiicneyn nin weyn oo wareysi bixinaya inuu gacmaha taag taago oo caroodo. Dabcan waa qaab cusub oo malaha like iyo views ay ku raacsadaan Horyaal TV maxa yeelay Fatimo Ibraahim iyo dad kalaan arkay oo gebogebada is xanaajinaya may be in laysku og yahay qofna xaq uma leh inuu midka kale u gacan qaado. Jamaal Baashe Sheywaal "GACAN" asagoo yar ayaa gacan iyo cagta hoose oo aan filayo weliba lugta bidix walxo qarxa oo ka naafeeyeen. Ardaynimadii Jamaal waan xusuustaa nin cayaar badan buu ahaa oo gacantiisa ardaydu ka cabsan jireen.
Muqdisho reerkan ha iska fasaxdo somalilandinimadoodu waxba midnimo soomaali kuma soo kordhinayso Waa waali aan la socod iyo wada islasocod midna aqoon, ummad uun hadalku ku badan yahay howshuna ku yar tahay, ii dhiib iyo shaxaad la cuuryaamay. Hala siiyo waxa ka xiiqinayo GOOSTA, taga bye bye
Hankaaga waxaa lagu helaa baryo kulahaa War waxu been badana Jaaniska laascaano inay ka faiidaystan bay ahayd kulaha oo markaa ma dhiiga reer laascaano inay qubaan bay garxajis kursiga madaxtinimo ee soomaaliland ku helayaan Iga walaanu kagi garxajis ahay ee qoladiisa isoo raadiya
Acuudi bilaahi mina shaydaani rajiim Ani Mar ban hargeysa si dhaxmaray ano Ethiopia u socdo waxan arkay wiilal dhalinyaro ah o odayaal wawayn indhaha faraha ga galinaayo bakorad na u tumaayo ar dadkan jinoolayaal waaye
Waa Run sheeg.
Geesi Geesi dhalay.
Cadawga guduhu waa cidkasta oo qaranka mijaxaabinaysa ayaa Cadow ah.
Gacanta sababta dadka looga qabtay xigmad baa ku jirta rabi
Very gentle from him, he slap the journalist With his hidden hand, he must good in magic
War ma Faadumo Ibraahim Walalkeedbaa Nankani😂😂😂w
"Afar sual baa isku ogeyn", Asiga ku watay laakin markii asiga ku timid suaalihii baa batay!
Cadowga umada soomaaliyeed waa media xqq wuxuu noqday ( doqon ma waaye) nashuushada & naxli baa ka buuxa
THIS man is a legend 😂😂😂😂😂
Baalayo ama il la ayd ama oof la ayd!!! Subxana Allah!!! Bilaa edeb waalan!!! Inanka yar siduu leeyahay?
Dhibaatada marka qofku afkiisa iyo dhegihiisu ismaqlayn oo waayahan ku badan geyiga SL siyasi,isin,xukumad,aqonyahan. Subxanallaah
abwaan ha roran reer baan ahay hadii kale golaha ha imaan waa anigo ah reerka aad sheegat xishood
horyal tvga dadka waalwaalan
Wariyuhu wuu qaldan yahay why uu u wanjalayaa Abwaanka
Jaahil aan ixtiraam lahayn war ka
Leexo wariyaha, maanta hawl baa idiin taalla iyo inaad meel ka wada
Jeesataan, waa la qayilsan yahay
Shidanaaba shidan.
Waa mid wareersan
Subxaana laahi waaba nin waalan horta noocan oo kale adinkaaba qaldanaa i aadba war ka dhageeysataan walaahi dad aad u badan baa u baahan in laga baaro waalida Psychiatrist and mentally health problems noocani iminka aad ku casuunteen😣
adigu wll mayska baadhay
@@fahadsaleeban5077 hhhhhhhhhhh
Walahi waligay maan uqoslin sidanoo kalee
Maansha allah hadalkuba intaaas weeyi abwaanku sheegay
Wariysha horyal waa kuwa ugu provetionalsa
Waxaan ahay garxajis, waxaanan ogahay in beeshaydu aanay ahayn cadowga Somaliland ee ah urur-siyaasadeed waddani
HADAY TAHAY BEESHAADU SOMALILAN OO AAD DOONAYSID DALKA IN AAD XUKUNTO ISKA DAA HADALKA XUN OO IYO KALA QAYBSANAANTA KAQAYBQAADO DALKAAGA MANFAC IYO DHIBAATOBA ISKADAA DOWLADAADA AAD KASOO HORJEEDO SABABLAN IYO KURSI AAD DOONAYSO
WALAALAYAAL SIDEEBAA REER SOMALILAND IDIN AAMINAYAAN OO DOWLAD LAYDINKU DHIIBANKARAA HADAA KUDHAWAAQDAAN WAXAA TIDHAAHDEEN PLEASE AHAADA DAD MANFAC IYO MUDARO DALKOODA KALA QAYBGALE OO KURSIDOO. YAANU MEELWALBA IDIN GELIN
Garxajis hadaad tahay maxaad muuse futada ugu dhaqaysaa waanad ahayn muuse iyo reerkiisu waxay ka midaysan yihiin Garxajis nacayb markaas adiguna waxad tahay sheegato ama mid lagumaystay ee iscadee manta qof damiir leh oo kulmiye iyo wax lacana mala difacayaa ma jiree guul sunta kaga qiiqisa kulmiye iyo muuse dilaal.
@@haboon123 Waddani waxa uu sababay kala qaybsanaantii Somaliland, waxa ay la safteen Somaliland, Waqooyiga Ameerikana waxa ay ka qayb-qaateen mudaaharaad ka dhan ah Somaliland oo teh SSC
@@fay5183 Ma khaniis baad tahay maxaad qof dabada u waydiinaysaa, ma lesbian baad tahay, ma dhillo baad tahay sababtoo ah dhilladu waxay leedahay af wasakh ah ma qof dabadaad u tagtaa. Anigu waxaan ahay habar yoonis Somaliland baan taageersanahay, Garxajisna maaha khaa'inul waddan faqash ah, maaha waddani, Muuse waa madaxweynaha Somaliland, waxaanan ku taageersanahay inuu Somaliland ka soo horjeesto Somalia, haddaad raalli ka noqon weydo Laascaanood tag oo la dagaallamo SSC. , ama Muqdisho, waa meesha aad ka tirsan tahay.
@@farhannuh6174 ma haday kalmadihii aynu waligeen isticmaali jirnay noqdeen qooma luud adigaa ka sheekaynayee ma qoladaas ayaad tahay dhinicinana waa lagu sheegaye halkaad u booday daba leefka waxaanu u naqaanaa qofka qof kale kabaha u qaadee bal dhidhiibso huuno shuquladinii reer galbeedka hanala soo galine
Waa cajiib
Wariyashu waa inay qofka ay waraysanayaan usheegin laba ama afar sualod ayan ku waydinayaa waa inay noqdaan open.
Ku darsoo aynan hoosta iska gelin kala fogaadaan ileen meeshatan indhahaa layskasoo saarayaa hhhhhhhhhhh
Kkkkkkkk wllaahi waa Yaab
Reer Waqooyi waa wada QALDAAN, Gacanle uu ku jiro cajaaib.... Goormuu miyorkooda soo noqdaa?
Nin uqdadeysan uma xumid uff
Isagaa lahaa waar dadka wax waydiista.lkn Isagiiba Wixii uu ka waaniyaya samayana.
Blayooo Gacan lah.
Cadaw Bilaa Gacana
istaaq furllaah
Masidan buu abwaan ku yahay !!
Ninkani wa legend aragti fog wa xaqiiq
لا حول ولا قوة الا بالله
Horyaal wuxuu waraysto way tuurtuuraa
Isagii ba lagu cadeyey ini social media ka qayliyo😂😂😂😂
Legend weeye ninkani🖐️🖐️
sidaad u weyntahay caqligaagu ha u weynaado
Waxaan Talo Siinayaa Walaalaha Tv-yada ka Shaqaysta,Cida Aad Waraysanaysaan Iska Hubiya Caafimaadka Maskaxdooda,Haku Kaaftoomina Labiska & Aragiisa, Siyaasiyiin, Abwaano,Aqoon-yahan,Aad U Haysataan In ay Caafimaad Qabaan Baanan Fayoobayn!!!?
waxaan waa caado iyo waallida iidoor
Jamaal waa geesi.Kuwa u horeeya ee cadawga gudah ah waa tv yada Xamar iyo cadawga SL dibada ka maamulaan.
Muse Bihi dadka uu weerarayo waa garxajjs cadawga gudaha
Kani wuxuu ka mid yahay Garxajiska Madaxtooyada ka ag dhow ee lagu shubto
Doqon sheegato ah hunguri
Idacadaan inta waal walan baba lagu warestaa yap
Horgale layaab male
waar wasakhani muxuu ahaa
Walaahay kani waa nin rageed Well done 👏 and well says 👏 👍 ❤️
Nin gacan khaadaya asagoo Abwaan sheeganaya hadana idaacad live ah fadhiya ayaad ku dhaaranaysaa inuu nin rageed yahay walahi asagoo naag ah ayaad tahay isku aqli ayaad tihiin
@@ahmedahmed-ex1ju nin gacan qaaday waa laga fiican yahay laakiin maxaad dumarka u cayday oo nin aad dhaliileyso ugu tilmaanta? Dumarka xaal sii
Abwankasii Runbuu shegaay
Lagaree boo intaa uu xanaqaay
Walahi wa runta 🥰🥰
Waxaa dulqaad yaraa maxuu meshaa kaa sodonaay hadi u saan rabiin in wax laa weeydiyaa
Maya wll khubarathu wexey dahan dadka disabled ka wey caron bathan yihin dabecad nah malahan
Isaqoo dhan ayaa sidas ah warabow ayey qaban hilibkey badsadeen
Kkkkkk kan abwaan ma aha, abwaanoow xaal qaado
Madaxsare weeye abwaanku
Kkkkk... Waxaa la yiri belo ama il la'ayd ama lug la'ayd. Haddii aanu su'aal u dulqaadan karin muxuu wareysiga u aqbalay? Nasiibwanaag, gacantii naafada ahayd ayuu weriyaha ku feeray oo dhibi kama soo gaarin.
Beeeeeneeeeey waaa run
I think it's masquerade or they're pretending to fight, so they agreed on this together.
Abwaanka waxa ka cadhaysiiyay hadal xumada dadkeena .
Hal cod kuma helayaan sidaa ay maanta samaynayaan
Subxaanalah
Nin walan markad wareysi ad ka qaadeyso waa in ad dulqad badantahay
Ninkani miyaaanu ahayn
Shaqaaale dawladeeed
Kkkkk gacanta sidii u isticmaalay ayaan la yaabay tan kale waa qolada Garxajis ee madaxtooyada laga maamulo. Warkiisa oo dhan wax ka soo qaad ma leh
Istaqfirullah Istaqfirullah 😅
Waa wax laysla ogayahay feedhkan
Kan yari waaban maayo. Makrafoonka la gaban maayo!
Gacanta budka ahi ha ku socoto.
Ninkan yaa gacanta ka Cunay Dabeecada xun Tvgan Horyaal wuxuu la Dhintay Milkiilihii Lahaa Sayid mire alle ha u Naxariistee allow yaa soo nooleeya maxaa Shaqada laga Eryi lahaa Dad aan Garanayo.
Muuse biixi waydii asaga dad gumaadee
Waa jindagaagay
Waaa run laba xisbi Qaran ooo garxajis ah baaa jira markaaasna somaliland sideee ay madaxweyne Uga noqon karaaan
Nin waalan ayuu waraystay kkkkkk
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Qof gacan la curyaan ah hadana wax feedhaya.
Wuxuu og yahay in loo tudhaayo 😂😂😂😂😂
Laxaadka ilahayba bixiya
@@taqwalaah5911 Lol 😆😆😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi wa runtaa
@@taqwalaah5911 Astakhfrulah, Alaahu A3lam…
Ha idanbajin 🤣😁🤣🤣😂😂😂😂
Kkkk waa igu waloo iidoorkii dhabta ahaa ee nooca minal waalida ah kamuuqan jidhay weeye kan!
HADAL FIICAN MUWAADIN TUDHAALE LEH
A moment of madness. its fucking laughing stock.
بسم الله الرحمن الرحمن الرحمن عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد
Ninkaa odeyga waan raacsanahay xaqna wuu u lahaa inuu iskaga kaco....Mushkiladu waxay ka taagan tahay dhalinyarada sheeganaa Suxufiyiinta waxaad moodaa ambaba yihiin kuwa ay Somaliland ka degi ladahay Su'aalaha ay dadka weydiyaan waxay ubadan yihiin Turxaan iyo wax qodqod...Markaa dhalinyarada wax ha labara..
Raalina iga ahaada haddii aad hadelkaya aad dhibaati u aragtaan waxaan ahay odey reer Somaliland ah oo jecel dadka reer Somaliland.
Adeer waan kugu raacsanahay waa runtaa dhalinyartan TV ga joogta wax barasho ayay u baahanyihiin ninkaasina waajibkiisii ayuu gutsy nin raga dheh adna adna waayeel waxgarada maanshaa allaah somaliland ha nookaato cadawgeenu ha jabo
Xqq khibradaa ku yar
Wuu is taahilaa ka sida xun wax u weydiinaya dadka LA colooba kuwa kamaradaha iyo isku dirka ka shaqeeya
Hhhhhh bal waxan waalan eeg intay iyadoo socota studio-yaha soo gashay hadana su'aalaha diidan
Run ayuu sheegay,
Wariyahani xirfad maleh
Garxajis hadii uu cadowga Somaliland mashruuc Somaliland lagu burburiyo la qaatay ,halkee ayuu xukumi doona?
Waa nin waalan muxuu soo donay
Ama gacata uqaday
Maxaad uga xanaaqsiiseen . Abwaabnka ixtiraama ..
qasabka adaa wax ku doonaya
Ninkaan leh disfigured hand kawaran hadii uu lahaan lahaa full hands!
Xikmad baa ka dambaysa inuu gacan la,yahay😂
Waa iska kaftamayaa walow aysan u fiicneyn nin weyn oo wareysi bixinaya inuu gacmaha taag taago oo caroodo.
Dabcan waa qaab cusub oo malaha like iyo views ay ku raacsadaan Horyaal TV maxa yeelay Fatimo Ibraahim iyo dad kalaan arkay oo gebogebada is xanaajinaya may be in laysku og yahay qofna xaq uma leh inuu midka kale u gacan qaado.
Jamaal Baashe Sheywaal "GACAN" asagoo yar ayaa gacan iyo cagta hoose oo aan filayo weliba lugta bidix walxo qarxa oo ka naafeeyeen. Ardaynimadii Jamaal waan xusuustaa nin cayaar badan buu ahaa oo gacantiisa ardaydu ka cabsan jireen.
Kan wajaqsani muxuu ahaa, mar keliya uun buu is be delay.waxba u dhiman ma fayooba
Kkkkk waxuu ku hadluu garan waayey
Alla bisinka Waaba Waali caadiya Halkan ma dadka Waal waalan baa yimaada T V Subxaanallah hhhhhhhhhhhh
Meeshan madadka walaka lagu waraysta weriyayshan dhibaba haysta
😂😂😂😂 runtii buu ka xanaaqay
Gardaro igu raac waa guulwadayn waxad meesha la timi NAC NAC
baqbaqda la soo jiley waa riwaayad
Kani waa sarkhaan waalan
Waligiba diig wwaligibaa aadadiyoo
Balaayo mee la aatay ayaa maqlijiray waa sidaan balaayo il ama lug ama gacan la aatay
Ninkan waa nin waalan
Tiifigu ma dagaal baa mise
Waa ruwaayad tviga ciyaarta kadaaya wariyaayashu
Geesi qaran dalkiisa u damqaday lagu soo duulay guulayso
Muqdisho reerkan ha iska fasaxdo somalilandinimadoodu waxba midnimo soomaali kuma soo kordhinayso Waa waali aan la socod iyo wada islasocod midna aqoon, ummad uun hadalku ku badan yahay howshuna ku yar tahay, ii dhiib iyo shaxaad la cuuryaamay.
Hala siiyo waxa ka xiiqinayo GOOSTA, taga bye bye
Hankaaga waxaa lagu helaa baryo kulahaa War waxu been badana
Jaaniska laascaano inay ka faiidaystan bay ahayd kulaha oo markaa ma dhiiga reer laascaano inay qubaan bay garxajis kursiga madaxtinimo ee soomaaliland ku helayaan
Iga walaanu kagi garxajis ahay ee qoladiisa isoo raadiya
Fikirkaa ka hadal inan gumeed baa tahay .Cadaooga gudahu waa
Waxan oo kale .maxaan cunaa.
Acuudi bilaahi mina shaydaani rajiim
Ani Mar ban hargeysa si dhaxmaray ano Ethiopia u socdo waxan arkay wiilal dhalinyaro ah o odayaal wawayn indhaha faraha ga galinaayo bakorad na u tumaayo ar dadkan jinoolayaal waaye
ABWAAN AFTAHAMANIMADII KU DARSADAY GACAN QAAD DHIIRAN TOLAW MA WAXAY KA MIDTAHAY HORUMARADA S LAND GAADHAY GARANAYAW SOO SHEEG
Gacanta kahoreysa dadka Somaliland utaliya, walee waa la idin gacan sari adinkana,
Isaaq qaaqle masaakiin
😂😂😂 war ninku muxuu ahaa 🙀😯 kkkk 4ta su'aalood goormaa laysla Soo dhaafay
Marki lagu cadeyay ayu kacay miya 😂😂😂😂
Caqligii oo qof ah
Issaqland waa aadoqaaa somaliland
🤣 🤣 🤣 Belo ku ciyadhey adkatey adkatey