PRANK KAXUN WELI LEYGUMA SAMAYN......😡😡

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 180

  • @hargeysanews9066
    @hargeysanews9066 3 роки тому +20

    Abdirahman Istay Legend 🥰❤ Shodhahaygii Allah Haku Xafido Brother

  • @muniraqueen1428
    @muniraqueen1428 3 роки тому +6

    Hahahaha imika waxani ma brank baaa alla soomalidu badawsanaaaa🤣🤣🤣anagu idin aragnee umadu yaanay idin arkin

  • @roondo9124
    @roondo9124 3 роки тому +7

    war Waa Barnk layslaa Ogyay Oo Wa Lajilyaa kkkk

  • @MohamedAhmed-yx7mu
    @MohamedAhmed-yx7mu 3 роки тому +18

    Adeer beenta Naga daaya Waxan waa Laysla ogaaye Bc Jaylali wuu garanayaa ilen waa wax Laysla Ogyahay 😂
    Fashil 😂

    • @caydaruussugaal875
      @caydaruussugaal875 3 роки тому +2

      Haa bc jaylani sidee buu istey u garan waayaa waa wax la isla og yahay

  • @anshaxsamehofficial4067
    @anshaxsamehofficial4067 3 роки тому +8

    Waxani wAa wax lYIS LA ogyahYi😂

  • @raxmamuuse1162
    @raxmamuuse1162 3 роки тому +5

    Sooty walky qali c raxmaam isteey hore u soco 🍒☀️

  • @saxafideeqsan1105
    @saxafideeqsan1105 3 роки тому +8

    Qaybaha danbe jilin le moho😂

  • @ugaasyarechannel6973
    @ugaasyarechannel6973 3 роки тому +6

    Waar Saydhiye Iyo Daalo Ninka Qaar Cawaan Ah Bay U Direeen Wlhi Cidan Ahaan Ayuu Kaga Xishooday Iyaguna Wy Tumeeen Ba 😂😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 роки тому +2

    Marki la diyarinayey wan jogey prankan
    horey usocda💘😍

  • @abdiasiisjamaabdiasiisjama9094
    @abdiasiisjamaabdiasiisjama9094 3 роки тому +3

    Prank maaha waxani waa naago ninka sidiisa loo badheedhaa alle ha kaag jaro abdirahmaan istay

  • @sakariye4279
    @sakariye4279 2 роки тому +1

    Hhhhh aar miskin waa dileen
    Cadnanka yar ,😅😅😅😅

  • @hodansaleban4824
    @hodansaleban4824 3 роки тому +5

    Waan naxeY wll mxa sida inanka ugu gasheen😅

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 3 роки тому +5

    Omg waxasi prank ma galo

  • @ayaanmustafe5783
    @ayaanmustafe5783 3 роки тому +1

    Inankan Daalo Yuusuf ceegaag u eekaaa

  • @mssrodaahmed1553
    @mssrodaahmed1553 3 роки тому +5

    😂😂😂😂😂 fashiluuuuu

  • @ziham_zagal3597
    @ziham_zagal3597 3 роки тому +2

    Prank la isla ogyahay😅

  • @jamalabdillahi1349
    @jamalabdillahi1349 3 роки тому +3

    You tube lagama ogola dhiig iyo waxas waa laydinka xidhaya

  • @somalivlogs8020
    @somalivlogs8020 3 роки тому +1

    Waa laysla ogaa waxani dhiigba maaha 😂😂

  • @abdikani6830
    @abdikani6830 3 роки тому

    Kkkkkk waar inader fulaysanidaa maad mid dishid nimanka

  • @daaduusinaahmeth4732
    @daaduusinaahmeth4732 3 роки тому +1

    Fashiluuuu Waxani Parnka Maahe BC Jaylaani Abdirahman Ma GaaranYo Miya Nala Leyahay 😂 Waxan Parnki Maahe

  • @liyo1098
    @liyo1098 3 роки тому +6

    Wlhi waa been 🤣🤣🤣waan fahmay 🤣

    • @mobaraksaad4321
      @mobaraksaad4321 3 роки тому

      Cadeyn keen ama i fahansii pl 😂

    • @farduusfilkaroon1068
      @farduusfilkaroon1068 3 роки тому

      Anigu wn ku wareeray wx aan kadheho magaranayo kolay jaylaani wy is yiqaanan

    • @abdirahmanqalonbi4966
      @abdirahmanqalonbi4966 3 роки тому

      Abdirahman istay dee way isgaranayaan dee jaynaani

    • @kalthuma_ahmed
      @kalthuma_ahmed 3 роки тому

      @@mobaraksaad4321 ninka mask Ka xidhan jaylaani la dhahaaa istay way is yaqaanan😂😂

  • @ameeradagan5534
    @ameeradagan5534 3 роки тому +1

    Sida kale Lama fahmayee lkn inta yaree uu iDiin imanayo uunbaa qalada

  • @mohahussein7424
    @mohahussein7424 3 роки тому +1

    Stay pro wn ku wata ee hore usoco

  • @ahmeddheere7270
    @ahmeddheere7270 3 роки тому

    Ax ax abdirahman istey

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 3 роки тому +5

    Waxan la yaabay dadkan soo qoraya waa been prankigan hadaa ma mid runa jira war beenta fiirsadoo amuza😂😂😂

  • @nuuramuhamed7982
    @nuuramuhamed7982 3 роки тому +3

    Soomaalina waxaad ugu imabayzaa parnk been ah😂

  • @updirahmanaadan7755
    @updirahmanaadan7755 3 роки тому +1

    Cnow first pin igu qalO✌️❤️

  • @innaaashire4669
    @innaaashire4669 3 роки тому

    Hore usoco

  • @laacstudio107
    @laacstudio107 3 роки тому

    Shuftidii Saydhiyaa Ku Heshaye, u dulqaado Shp waxaas iyo ka Daran baa Rag Kala Gaadhee 😂😂

  • @amiirmahad3619
    @amiirmahad3619 3 роки тому +5

    fashil weyi stayow prankigu e nogu noqo walal

  • @ahmedhaybe8807
    @ahmedhaybe8807 3 роки тому

    Hhh kan pranki ma ahee wa nagu gadene wixii dabe naga so habeya

  • @nasteexomohmed3202
    @nasteexomohmed3202 3 роки тому +1

    Wllhi waxn barNk maha wllhi waa jidha dil cadiy nio

  • @mohamedabdirahman7008
    @mohamedabdirahman7008 3 роки тому

    Somalina prank xumo ayaa loo daystay waar waxani inuu jilitaan yahay way cadahay dadka kaso baandheeya.kkk

  • @mohyazinka6269
    @mohyazinka6269 3 роки тому

    Kaasi prank run ah maaha sababtoo ah ninkan jaylaani miyadan garanayn istay oow really prank sooduuba nio

  • @ckarimmuxumed9874
    @ckarimmuxumed9874 3 роки тому

    Nacalaa hoyadii kuyaalkan foosha ,xun ee niinka dilaya maxuu ahaaa

  • @habsahasan4256
    @habsahasan4256 3 роки тому

    Sorry

  • @nimcoali4487
    @nimcoali4487 3 роки тому +2

    Istey 💕❣️

  • @mohammedmuse4347
    @mohammedmuse4347 3 роки тому

    Way isla ogayeen walhi aqash prank xumadda

  • @abdifatahabdirahman6595
    @abdifatahabdirahman6595 3 роки тому

    Kan askarigu waa reemi cadiya mardambe prank yanu gali waa reemi

  • @nadrahaybe6822
    @nadrahaybe6822 3 роки тому

    Riwaayadbad modeyseen inad matelysaan😅😅kan prank lama dhehee

  • @idirisali572
    @idirisali572 3 роки тому

    Reer baadiye prank maqly burco way ceebeyeen dadkni

  • @xamdacali9170
    @xamdacali9170 2 роки тому

    Wala.cabdiraxamanowu.harta.ubx.madkalatagtin.wll.mis.waxan.lawada.waben.miyaa.wll.

  • @hawaladan1898
    @hawaladan1898 3 роки тому

    Waa fiimto intaad kamarada bows galiseen ayaad ismarisay fiimto hhh

  • @queenzumaya9649
    @queenzumaya9649 3 роки тому +1

    Ninka maaska xidhaan waxalaleehyaay waa cabdiraxmaan magarnaayo lkn riwaayda buu lamatlyaaa wllhya

  • @samiyaaxasan5287
    @samiyaaxasan5287 3 роки тому

    Wax bilaa caqliya ayaa aynooo haystan. Manauu garanayn jaylaani. Waabuu agtaaganyahye hhhhhh fashilo

  • @rudwankaanokaano1096
    @rudwankaanokaano1096 3 роки тому

    Ax mad walntihiin

  • @kaahaahmed39
    @kaahaahmed39 3 роки тому

    😳xatta wxii lagu duubayay garigu ag yaal istey gorma prank beenta aha baratay bc jaylaanina ma kasi waysy🙉

  • @maaidamaxamed834
    @maaidamaxamed834 3 роки тому

    Aaar yaadhaheen pnk layninee Ninka nacas niimada kala taga wllky istey Alle nabar xaqdaro hakaaga dhigo wll qlli

  • @aliyaasli9165
    @aliyaasli9165 3 роки тому +1

    Wa prank xun wlhi

  • @greanchannel7485
    @greanchannel7485 3 роки тому

    Qaab jiliin wcn ayaad soo bandhigty
    Lkn kan askariga iskafhigayay Waalaga fahmayaa mamatalikaro beentu koly inaanu prank ahayn wn ogy lakin like iyo viwsba waad igahelayzaa

  • @queenednuusha3308
    @queenednuusha3308 3 роки тому

    Kaaas waala xiri dooona direys kuuba ku ciyaarey

  • @nimcociise1198
    @nimcociise1198 3 роки тому

    Dee ninka noocad u dishaaan baad garan waydeen walhi wxani prank maaaha waxay ragan doqomaha ee cadi ninka u dilay

  • @zunduszombie1664
    @zunduszombie1664 3 роки тому

    War Ubax Dugsiiya Aaawey Xaaraan yahow👊😡

  • @abshirabdiweli6039
    @abshirabdiweli6039 3 роки тому +1

    Ax ax sorry wllo meelka laalagaadilayay 😓

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 3 роки тому

    Inan gumeed jaanis helay ayaa ku dhuftay feedh
    Fadlan hadaa qososhay qoraalkayga
    Rply so gal

  • @salmanmuuse2319
    @salmanmuuse2319 3 роки тому

    Dadka ma wax waalanbad u haysataan BC Jaylaani iyo stay sawkuwa is garanaya😂😂

  • @NK.135
    @NK.135 10 місяців тому

    Wxn prank laga dhigo maha ninka wad dhisheen

  • @najaxjamac2576
    @najaxjamac2576 2 роки тому

    Ncasyo helay wlhi sorry wllkey

  • @dahirkleyn3823
    @dahirkleyn3823 3 роки тому

    Prank igan ubax dugsiya halaga qariyo

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 3 роки тому

    Sorry brather 😭

  • @muneirofficial3252
    @muneirofficial3252 3 роки тому +3

    waxani waa beene wx cadiya la yimaafa

  • @updihathi-ali-official3087
    @updihathi-ali-official3087 3 роки тому

    Codka jaylanu garan wayaya waxasi macquul maaha

  • @bahjadoualeh364
    @bahjadoualeh364 3 роки тому +2

    That’s no prank

  • @samiyaaxasan5287
    @samiyaaxasan5287 3 роки тому

    Waxbilaa caqliaya aya ay namoodayaan manugaranayn jaylaani

  • @Togdheer
    @Togdheer 3 роки тому

    Xariifin ma tihidin kkkkkk qaabka aad wax u jilaysaan iskamaydaan hagaajin

  • @puntlander8120
    @puntlander8120 3 роки тому

    Hhh intay dileen bay waxay iska leeyihiin waxan wa madax vitamin 😅😅

  • @guledhassan1944
    @guledhassan1944 3 роки тому

    Pranks waxani maha waa jiiliid ama waa waax sharaftada lagu dhawacayo wanku tagera abdirahman istey brother

  • @rahmaabdilahi9782
    @rahmaabdilahi9782 3 роки тому

    Waxaasi prank muu ahyn waaka xanaqnay inankyga nooga daaya dilka hoose

  • @faraxipraahin934
    @faraxipraahin934 3 роки тому

    Ax ax sorry wll😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @footballskills7023
    @footballskills7023 3 роки тому

    Waa prank la isla ogyahay nio Abdirahman bc jilaani sii fiican bu u garanaya

  • @sadamhussien3247
    @sadamhussien3247 3 роки тому

    Nagadaaya beenta waa arin laisla ogaa kkkk khoor layaal

  • @naasirmaxamed3963
    @naasirmaxamed3963 3 роки тому

    wax la isla oga

  • @mohammedmuse4347
    @mohammedmuse4347 3 роки тому

    Prank sidii ruwaayadda loo jilay waxyaabaha cadaynaya in ay beentay tahay waxa ka mida
    1. Abdirahman Stay iyo Khadar Jaylaaninwaa Asxaab lkn halkan waxay ku matalayaan in aanay is aqoon.
    2. Marka uu u yeedhayo saydhiye stay ee uu leeyahay noonkalay wuxuu hadalkiisa ku daray in laydin xidhayaan filayaa.
    3. Markan ay ninka dilayaan ka askariga ahi wuu qoslayaa .
    Waxaa iyo wax ka badan ayaaanu ku haynaa in ay isla ogaayeen...😂😂😂😂😂😂

  • @dhakarologyboy1937
    @dhakarologyboy1937 3 роки тому

    Waxan prank mahe iskudar miya lagugu rawaxinaya mise waa jiliin sxbka weyan kan face mask xidhaniye😉😁😆😅🤣

  • @saynabibraahim1945
    @saynabibraahim1945 4 місяці тому

    waxna. bilaacaligaa. ilamaa yar. way. isugu. tayeen

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 3 роки тому

    Wllhi stay waa nin rageede wuu iska celin lahaaye lkn wuxuu islahaa askariga hala dagaalamin

  • @luckyedle4188
    @luckyedle4188 3 роки тому

    Wllhi aad baad u dulqaad bdanthy wllo
    intaa hadaad kasoo kabaty oo aad hadlaysaba aduun😔😔

  • @Ismahaan_Xaashi
    @Ismahaan_Xaashi 3 роки тому

    Waar yaa ilaahay yaqaana kan aya jaylaani leeyihiin iyo istey caadi ayay isku garanayaane ma riwaayadbaa ma filinbaa waa sidee titlekana prank ayaa ku qoran

  • @wiz-akjr8793
    @wiz-akjr8793 3 роки тому

    Wlhi waaaa reer badiye prank bartay waxaaso kle maaa laysku sameeya taaa ba wXaa ka daran asago dhiig ka socdo kulaha wax dheh asxbtaada 🤭😬🤔🙄
    Sorry A istey 🤴🏼🔥✌🏾

  • @hoododagan2597
    @hoododagan2597 3 роки тому

    Prank feg ah

  • @khalidcali1835
    @khalidcali1835 3 роки тому +1

    Waar wallhi inaay prank ahyne waa Jiliin.
    Ma kayarre Waxa madaw xidhan ayaany Stey is aqoon hooyadiin beenta ka wase

  • @axmedagaaxnuug5731
    @axmedagaaxnuug5731 2 роки тому

    Waxani prank maaha waa dil qorshaysan walaahi hadii dib la idinku arko liintiinaa qooshan aderr😡😡

  • @joqobodhidhakobirta6346
    @joqobodhidhakobirta6346 3 роки тому

    Riwaayad fiican weeyi stay yoow adeer zxp kaa sawka ah ka face 😷 xidhan jilaani magaranayo miyaad nalee dahay

  • @kingabdi8101
    @kingabdi8101 3 роки тому

    Waa wax lays la og yahay maadaama jeylaani way is yaqaanaan
    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @xamseofficial4111
    @xamseofficial4111 3 роки тому

    Code kaygu wa 156B.. ciD cidanka qaranka
    Ninkas dirayska xidhan hortadayda ayan keeni doona hab adeegsiga dirayska cidanku ku gafay

  • @ayaandhalad6619
    @ayaandhalad6619 3 роки тому

    Fiinto bu isku shubay wax laysla ogyhy weyw😍😁

  • @ziyoabdo9443
    @ziyoabdo9443 3 роки тому

    Dhig ma baytarafba hhhh

  • @ayaandahir5415
    @ayaandahir5415 3 роки тому

    waa brank weli aah ninka mxad sid ugu gasheen

  • @marwaanmahmoud427
    @marwaanmahmoud427 3 роки тому

    saldhigan dabadisa iyo gurigan Aad noogu duubteen
    waar waxan idinka qaadano
    noola yimaada

  • @qadanabu6893
    @qadanabu6893 3 роки тому

    prank Mahe waxey turjumeysaa in dad shacab ah oon wax galbasan lagu tacadiyo

  • @user-gm6zd1jf3j
    @user-gm6zd1jf3j 3 роки тому

    istey sxp aad ayaan kuslmy waxana ahay tagera haga

  • @afanaancismanofficill5891
    @afanaancismanofficill5891 3 роки тому

    Waxaasi brki maaha wll 😡😡😡

  • @najaxjamac2576
    @najaxjamac2576 2 роки тому

    Nacasyo helay wlhi inaanka

  • @fardouzafjanoofficial8816
    @fardouzafjanoofficial8816 3 роки тому

    Prank been iga dheh waad jili kartaan madaxey alla jaylaani iyo cabdi rahmaan waaba zhp e maxay isku garan waayen 😀😀😀😀

  • @suhuurawil5088
    @suhuurawil5088 3 роки тому

    Cwa daawadey stey srry huno wn ka naxey wlhi

  • @asiaahmet9967
    @asiaahmet9967 3 роки тому

    Miskiin c/Rahsaan istay

  • @saynabibraahim1945
    @saynabibraahim1945 4 місяці тому

    waxaasi. waa dulami. cadaana

  • @nawalaragsansalahiid37
    @nawalaragsansalahiid37 3 роки тому

    Waa beee wllhi way isla ogyihin

  • @salmaancabdi9112
    @salmaancabdi9112 3 роки тому

    Aar waxani prank maahe waalaysla ogyahay

  • @abdifataahhussein6435
    @abdifataahhussein6435 3 роки тому

    Aar wan idinka fAhanAy pEentA😂😂