Gabadh Oromo Ah oo Hargeysa Dhexdeeda Ka Qaaday Hees Somaliland Ay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 18

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 26 днів тому

    Gabadhan oromo waa gabadh aqli badan iyadaaba dhaanta walaahi iidoorka xabashi baa iga xigta leh xataa oromo iga xigta bal may dhahaan intay xabashi ku boodaayaan

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 26 днів тому

    Masha Allah oromo iyo somali wa walaal gabadhaan sidaa noo gu eg isku diin isku dhaqan ❤

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 26 днів тому +1

    Nin wuxxuu wareeysto waayeyiskadheh

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 26 днів тому +1

    Gabadhani waa akishe oo waa dir madaxwayne

  • @1Highenergy1
    @1Highenergy1 26 днів тому

    I noticed that the translation from somali to english is really poor and way off. Who does the translation?

  • @user-fl9dj8jf8y
    @user-fl9dj8jf8y 26 днів тому

    Berberi wax go lagu qaado ka wayn.

  • @MegaSacad
    @MegaSacad 27 днів тому

    Masha allah

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 21 день тому

    Waar Somali baanahay No Oromo Somaliland hadana hay Somali baanah viva Somali bal eeg nacaska dhabadha ka fiican ma oogola inay kalakurto Ithopiay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 25 днів тому

    sarre

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 27 днів тому

    Sidee loo kale gartaa Somalida iyo Oromada, bal gabartaan Soomaali maáhan yaa qaadan kara?

  • @ku-kaaje
    @ku-kaaje 27 днів тому +2

    Naagtan ma waxaad u waraysanaysa Ethiopia jacayl hoyadiin wasa. Tasaa hargaysa kugu qabsanaysaa

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 27 днів тому +2

      Faqash maxaa kaa galay hargsysa oromadu ayaanu kas jeclahay hakugu filaato taadu oo ma wax walalonimo ah oonu kugu xasuusandoono ma garanaysaa oon ahayn xumawn iyo xaasid Nimo cadow Nimo so shut up

    • @ku-kaaje
      @ku-kaaje 27 днів тому +3

      @@HindaAbdulle-fl2jj hargaysa waa magala somaliyeed. Sidaan somalinimada kaga saray ayaan iyadana kaga sarayaa inaan dinta kasarana waan ka soo tashanaynaaa. Hargeysa. Raxanwaynta baydhaba degtaa wax kuleh oo somali oo dhan ayaay dhulkodi tahay adaa gurayaa oo dadkanaad Calmatay u tegayaa walal

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 26 днів тому +1

      Xaarood qori dable la ordaya waxa ka fiican oromo nabad kugo la nool

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i 19 днів тому

      ​@@nuurnuuraan8624bogcada aay Abaarso ka furantahay waxaa ka fiican in Masaajid laga dhiso, halka aay Barwaaqo ka furantahayna Maderaso Islaami ah laga furo, dadka Af Soomaaliga ku hadla ee Hargeeysa deggana in lagu beddelo dad Soomaali ah:

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 27 днів тому

    Gabadhan hadalkeedu ma xuma iyadaaba caqli dhaanta doqon kan futada weyn ee heesta xun sameeyey

  • @Raxmo-d4p
    @Raxmo-d4p 21 день тому

    Hiney reer mirqanland bilahaqliyihin sida kugarta nacasin ethiopia hixtirafey kusineysow mey gajada kagabaxdow oo hey oromadan tugsaneysa shaqahabur husameysow maskin ina mirqanaland shariyadan oromadaha miyad micin modey I feel sorry for U doqonow ina mirqanow ethiopia naaf kumaheysey waxey raban hiney gabdaha hidinkakufsadaney wax fahma mirqanow oo Somaliwey aa kabixina doqomayahow