Warka Universal TV 05 08 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 сер 2023

КОМЕНТАРІ • 6

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 11 місяців тому +1

    Maashaa allaah meeshaa mareexaan baa u haysta

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516 11 місяців тому +1

    Wariyaha warka sheegaayo wuxuu leeyahay gabadha kaalinta koowaad gashay ee dalka kismaayo
    Mida kale gabdha kale sheegaysa inta kaalinta koowaad gashay waxay dhahday degmada kismaayo sax miyaa

  • @shariifsoomali2653
    @shariifsoomali2653 11 місяців тому +1

    Waxaan umaleynaya wariye abshir in uusan haysan qibrad saxafi nimo oo ku filan waayo suaasha uu gabadha weydiinayo ee ah mid bersonal ah balse gabadha ka wareegatay jawabteda isaguna aad ugu adkeystay waxa ay waalidkeedu ka shaqeyan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 місяців тому

    Kani gabdha wareysanya waa ciyaal Weero oo warye noqdey

  • @abdirizakyussuf4438
    @abdirizakyussuf4438 11 місяців тому

    Waxaan kala garan la,ahay ninkaan inuu yahay wariye sax ah iyo in ay dad kale ka dhex hadliyaan. Waayo qaabkaas waxba looma wareesto. Ee shaqo meel kale halooga raadiyo hadii uusa 4.5 uusa meesha ku joogin.

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 11 місяців тому

    Bal kawaran Xasan Shiiq Maxamuud iyo Xamze iyo mahad salad waxeey 1sano kuqabteen farmaajo iyo fahad shansano iyo bar weeku qaban wayeen