WARIDAAD MAXAAN KU YIDHAA MA HALYEEY QARAN MISE MUJAAHID QARAN DALKA KU-BAAHAN DADKAA KU BAHAN EE WAXAAN KUGU DUCAYNAYAA ALLAH KUGU NABAD GEE MEELKASTA OO DUNIDA AYNU KU NOOL-NAHAY INSHA ALLAH AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
AWALAN ALLA HA U BOOGO DHAYO WAANAN QAADANAY ARINTAA WAA CIIDAN KEENII QARANKA WAANA INAGU WAAJIB IN LOO KOCO ADNA KAA GAYSAN WARIDAADOW WLLO. SAFARKANA ALLA HA KUU FUDAYDSHO AAMIIIN INSHA ALLAAH
Qarankan aad sheegto ee u dagaalamayeen aaway? Xageed ku aradtay Askari qaran u dagaalamay eee dhaawaciiisu cidlo yaalo. Qaran ma jireee dadka ha laga daayo luggooyada. Waaaa meel qudhuntay. 18 may maxay tahay hadiii aanu daryeel helayn Askarga dhaawac soo gaadhay oo uu xaafadiisii jiifo.
WARIDAAD MAXAAN KU YIDHAA MA HALYEEY QARAN MISE MUJAAHID QARAN
DALKA KU-BAAHAN DADKAA KU BAHAN
EE WAXAAN KUGU DUCAYNAYAA ALLAH KUGU NABAD GEE MEELKASTA OO DUNIDA AYNU KU NOOL-NAHAY INSHA ALLAH AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
Somalianderka holan joogow wiilkaas fadhiga halooga kaco waa geesi qaran waridaad tv guulayso
Labaduba waa geesi qaran waaneey wada baayan yihiin qabiil waxma taro😂
Ilaahay ha caafiyo 😢😢 wiilashaa Xanuun sanaya 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 Aamin yaa Rabi
Wooow welcome uk geeeeeesi qaran reer somaliland viiva somaliland waridaad tv halsodh weeyo reer somaliland iyo isaaq haa ❤❤
ilaahay caafimaad degdeg ah siiyo aamiin aamiin yaarbi
Allah ha caafiyo geesiyasha Qaranka Jamuuriyada somaliland
Allah ha caafiyo askartaasi dalkooda iyo dadoodka difaacaya mw Ciro waa Inuu ragaasi dhakhtaro udiro
Ilaahay. Caafimaad. Hasiiyo. Intii. Buktaba
WARIDAAD ALLAHA KU XAFIDO AAAMiiiiiiii N
Ilaahayaw caafimaad sareecana soo isaga iyo intii muslina ee kugtaba caafimaad sii iyaa rabi yaa kAriim yaa Allah aamiin aamiin yaa raxmaan
ilahay ha caafiyo walalaheen ... ano subeer awal ah ninka garxajis ilahay ha cafiyo iyo askariga kale ameen ya rab
Geesi welcome to UK 🇬🇧❤🤍💚
Welcome to uk
Waridaad legendary welcome to London
Aalle hacaafiyo insha aallahu
Wllhi ingiriska hadad timado wan kuso dhawaynaya waligay cid man so dhawayne lakiin waridadow wan kuso dhawaynaya
Welcome to buigem
Alla ha caafiyo 2ba doodabe,,,adigana haku nabad geliyo
Walee maxamed rabi oo aha geesi qaran 😢😢😢😢😢😢 allow ku caafi ninkanale.ma gaaranyo oo manta igu horisa balse waa cidankà qaranka reer somalilanoow manta waxa ino bahaday cidankeeni oo laba nina waa in la gaab istàga waxa u sida laxadkisa ugu way waa dalkiisa io inaga😢😢😢
Ilaahay ha caafiyo labadoodaba. 🤲🏾
Allaah ha caaafiyo aaamiin yaa allaah yaa rabbbi yaa Raxmaan
Welcome to Uk
Insh Allah ❤❤
Ax ilaahayaw Ciidanka Intii Dhimatay unaxariiso inta Dhaawacantayna Nocaafi
Yaa yaa
Taiwan u dira
Illaahay ciidamada qaranka hanoo caafiyo aamiin aamiin aamiin yaarabiy 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ilaahay Ha caafiyo masaakiintaa Ciidankeena qaranka ka tirsanaa Waxaad awoodo Udira Reer Somaliland Mida Kale Xukuumada Ciro Waatii ciidankaanu Wax uqabanaynaa ku ololayn jirtay ee xukumadii hore Iska Xigsiin jirtay Ciidanka qaranke Dee Ciidankaa Dhakhtar Dibadeed Haloo dhigo Waridaadna Halasoo dhaweeyo waa muwaadin qaranimadeena Wakhtigiisii uhuraye
Allah caafìmaad taama hawada siiyo raga qarañka ushaqeynayey
Please come to uk,👍👍👍👍👍👍❤💚🤍
😊😅😮😢😂
Safari.wanaagsan.adero.ma.waa.video.jabuti
Miyaad soo dawarsanaysaa?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ciro intu dad maalayacni ah magacaa baayo muxuu dhakhtar ugu diri waayay
Kii ka horeeyay ee dagaalka galyay muxuuu dhaqtar u gayn waayay?
Qaran been abuur ah iyo dad lagu ciyaaray oo qabiil looga faaiidstay.
سبحان الله
Xukuumadu xil hayska saarto
Ciidanka somaliland
ilahay ha caafiyo 😢
More well come in England
Alle ha caafiyo dhamaantood
Asc difaaca somalilnd ayan kugu ogahay dexdeena haku soo noqon
Alle caafiyoo aaaamin Aaaamin yaarabi 🤲 ♥️
AWALAN ALLA HA U BOOGO DHAYO WAANAN QAADANAY ARINTAA WAA CIIDAN KEENII QARANKA WAANA INAGU WAAJIB IN LOO KOCO ADNA KAA GAYSAN WARIDAADOW WLLO.
SAFARKANA ALLA HA KUU FUDAYDSHO
AAMIIIN INSHA ALLAAH
Ale ha caafiyo geesiga jamuuriyda somaaliln alow caafi yaarabii
Amiin Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waridaad muwaadin dhab ah 😢😢😢
Hka a soomaalln guul
Alle ha caafiyo
Geesi qaran❤
dee cawi adigu shaydaan yohow😊
Duli ayay SOMALILAND u gacan gashe😊
Reer somalilandow caawiya intii wax nagu dhantay
safar saalma zhb❤
Welcome to Germany
❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahow caafi 2 badodaba
Muxaafidkii wadanka dambey ka dhigeen qarankii wuu hurdaa
Waa raamsade magaciisu mujaahidka
2:45 & 3:17 & 3:33 & 3:53
War idaad waa nin wadankiisa jecel
Waa in aan caawinaa waa qasab
Oo askarta hadiii aaan cafimaadkooda iyo cuntadooda ugu filayn maxay u dhimanayaaan sidani waa xaraaan wlhi
👌👌👌👌👌👌🤲🥰🦊🦊
Arsade muusa yoonis
Axx mee dawladii ciro isagaa askarta dhaawaca halista ka masuula isagaa u dhaartey dadka hurdaaye axxx Muusee biixi Alaa hadaayo askarta si halisa u dhaawacma dhakhtar ethopia ayuu u diri jirey askarta xitaa hadii 2 sano lugu daweeyo wuu xil qaadi jirey qaar badani wey tababi
Yusra harti daaroodbaa kufsaday
SOO SAARO WEJIGAAGII
Wasax.udir.
Meeday dawladii dalkan loo doorray ciidankeedan miidhiyaha la Soo dhigayo ka daa waridaadow Soo bandhigaada cadawgu ku farxaayo baahidooda
Dawladu wa inay dibada u qaadan alle ha caafiyo inanka dhalinta yar ax
Xagan arimahan inaad keento ma wacna
Qarankan aad sheegto ee u dagaalamayeen aaway?
Xageed ku aradtay Askari qaran u dagaalamay eee dhaawaciiisu cidlo yaalo.
Qaran ma jireee dadka ha laga daayo luggooyada.
Waaaa meel qudhuntay.
18 may maxay tahay hadiii aanu daryeel helayn Askarga dhaawac soo gaadhay oo uu xaafadiisii jiifo.
55❤
😂😂😂😂😂 dewersi igadhe
Sheare
Beenaale.asifu.fataal.baad.tahay
Ich weiß nicht, wer sich dieses Video ausgedacht hat, aber er ist eindeutig ein Genie. Und die Katze ist es auch🍭
Insh Allah ❤❤
Alle ha caafiyo
Alle ha caafiyo