Waar doorashada in Muuse biixi loogu celiyo meesha kasoo saara.Waayo maaha in laga badiyo waa khalad waa in habarjeclana inala qabato garxajis sidee weeye
Subxaanallah. Ma dadkaasa dawladnimo gaadhi kara. 9 sano ina cigaal aya aha madaxweyne. Todoba sano waxa madaxweyne ahayd Amina Weris , todoba sano musa buxi aya aha madaxweynw. Waar wux gunsana. Miyaanay ogeyn in dadka lala leeyahay . Horaa loo yidhi rsacad muse ragna ma aha, ragna wax uma oga.
Acuudu bilahi mini shaydani rajiim ILLAHAY ka cabso qabri Aya ka dambeeya ILLAHAY abuurtisuna waa mid xumanka nasahan umada dhan ee ad ragoodi aflagadeysay intii dhimtay iyo Inta nool ba waa wax weyn ee Allah haka cafiyo
@CawaaleXasan-y9t hadaynu baahi u qabno, in aynu reer reer u tashano, dano gaar ah kala yeelano, maxaa inagu kalifay in aynu dawlad dhisano ??? Ileen reer walba, haduu reernimadiisa aamino waa is maamuli karaaye, maxaa keenay in nidaam dawladeed la samaysto ??? Bal su'aashaa si cilmiyaysan uga soo jawaab !
@Charkherad wllo dowlad nimadu ma diidayso in reero reero loo shiro loona tashado , waa in la shiraa loona shiraa sidii dowlad nimada kor loo qaadi lahaaa , reer walba dano gaar ah ayuu leeyahay reer walba in uu danihiisa gaar ah ka tashado maxaa diiidaya wllo ? Reer nimada ilahay baa inaga dhigay
@CawaaleXasan-y9t malaha waynu is maan dhaafsanahay, hadii dadka meel wada degan ee alle ku wada abuuray, wax kamida danahooda gaarka ah ka tashdaan , ceeb ma aha Marka laga tago wixii dadnimada iyo diinta dhaawacaya ! Dadkaa alle meesha wada dhigay, hal qabiil way noqon karaan, qabiilo ama jifooyin badanna waa noqon karaan, lkn dan siyaasadeed oo qabiil ku dhisan, la leeyahey reer hebalow waa in aynu reer hebal kursiga ka ridano, waa dambi !!! Waa waxa inoo horseeday, qabyaalad, dagaalka qabiilaysan, is cayga ......iyo wixi lamida !
Sodonka sano ee soo socda ma noqonaysan 9 sano cigaal 8 sano axmed yusuf yasiin 7 sano muuse 24 sano aya sarayden ,miyay dhamaden dadkii kale ha sugina ma dhacayso eh
Su'aashu waxay tahay maxaa keeney Shirka Subeer Awal ee maanta? Waxaa ka dambeeya Musse Bixi iyo kooxdisa oo xukunka laga tuurey marki SLD ay dictatorship, cabudhin iyo colaad sokeeye ka abuureen oo ummaddu nacdey. Wannaaga iyo Horumarka ha laga shaqeeyo intii laga shaqeyn laha fidmad iyo kala qeybin ummadeed.
Waxaan bogaadinayaa sida aadka u wanaagsan ee in beeshu hoos isgu eegto ana waxaan idinkula talin lahaa in dhalin yarada beeshe hees loo eego sida shaqo abuurka
Ha ooyin ha ooyin. ina kaahin maxaa loogu shiri. wadankiiba waa la xaraashay oo waxa la marayaa in nin waliba deegankiisa difaacdo e. Deegaankaaga Adeer ilaasho waxba ha wareerine.
Guul iyo gobanimo subeer awal ❤❤❤❤❤❤ waxaana idinleeyh dhulkiin ilaashad
🎉🎉🎉masha alaah subeer awaal guul isku duub naada aloow idin xafid amiin🎉🎉🎉🎉
آمين يا رب العالمين
Mansha Allah iam so proud of my people iam proud of you my family Guul suber Awal
Masha Allah tabaraka Allah Alle ha idin xifdiyo ... noqda kuwa wadaniyada ku faana oo qabyaalada ka faana ❤❤❤
Masha allaah tolkey guul iyo gobanimo ❤❤❤❤
Màsha allaahu guuul muraayadii isaqa guuul ishalah
Mansh allh guul iyo gobanimo❤❤❤
Maansha allaah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ilaahay haydin xifdiyo
Aduunka kale Dadka Qurbajoogoodu waxay wadanadooda ku so kordhiyaan Horumar iyo Aqoon cusub Somalidu se waxay so Dejiyaaan REEER .
Guul subeer awal
Mansha allah reer tolkay waa ii farxad wada jirkeena iyo midaynta beelwaynta suber awal dadku markay midaysanyiin ayay wax qabsan karaan meelna gaadhi karaan
Walaahi Reer Abtigay 1 bil oo keliya ayay adkaysan la yihiin. Inshalaah abtiyaal 100 sanadood ma dhadhamin dontaan xukun danbe. 😂😂😂😂
Mansha Allah Guul iyo gobanimo Allah hayna Xafido, Aamiin.
Masha Allah guul subeer AWAL Isha iyo xasaka Allah haina xijaabo
آمين يا رب العالمين
Mash allah reer walba uu tashadaaa waan soo dhawaynayaa beesha subeer awal oo shiraysa ,
Maxamed kaahin ayey ku soo duuleen gudoomiyaha kulmiye
Waar doorashada in Muuse biixi loogu celiyo meesha kasoo saara.Waayo maaha in laga badiyo waa khalad waa in habarjeclana inala qabato garxajis sidee weeye
Waar Muuse biixi halloo yeedho si uu doorashadii ugu murmo waayo waa inagu ceeb sidani. Huunno maanaydun dhiig lahayn?.
@ wacayscanoo 😂😂😂😂😂😂
@@wacayscaanood2984 caanood!!!🤔 magaaca H Awal ma leh ee cidkale ayan ku oga oo Muuse ciilay😅😅😅 abti yan laga dareemen nacaasnimada
Rer Somaliland ❤ Love you guys
Mnsha allh awal oo is raacay
Nasabadaydu waa meqaan iyo masab halka ugu saraysa mansha Allah tawfiiqda iyo talada Allah hayno barakeeyo
Siyaasada iyo Dhaqanka hala kala xadeeyo haday Habar awal doonayaan inay Horumar gaadhaan.
ILLAHAY galadii horumarkuba waa astaanta Awal Ayaanle
@@Halbeeg.mediaprosax
Suberawal hada Nahay dawlada dhexe Somalia dhisaynaa❤❤❤
Hadaad wax dhisi kartaan maxaad Muse u dhisi weydeen? Reer afku xoogle iska nasta
@samowsamale3490 sidaa Monday mahaa berbara hargaisa gabilay wajale intaaba hada calanka ka tago saw dhisitaan mahaa madaxwayne xasana dhirigal ayay uu noqonaysaa iyo sumcadii somalia oo sare uu kacdaa
Mansha allaha tabrakale guul gobanimo suber awal keep going
Subxaanallah. Ma dadkaasa dawladnimo gaadhi kara. 9 sano ina cigaal aya aha madaxweyne. Todoba sano waxa madaxweyne ahayd Amina Weris , todoba sano musa buxi aya aha madaxweynw. Waar wux gunsana. Miyaanay ogeyn in dadka lala leeyahay . Horaa loo yidhi rsacad muse ragna ma aha, ragna wax uma oga.
Acuudu bilahi mini shaydani rajiim ILLAHAY ka cabso qabri Aya ka dambeeya ILLAHAY abuurtisuna waa mid xumanka nasahan umada dhan ee ad ragoodi aflagadeysay intii dhimtay iyo Inta nool ba waa wax weyn ee Allah haka cafiyo
@@Halbeeg.mediapromarnaba caydu ma fiicna laakiin waxa lala yaaban yahay reerka intaas oo sano kursiga fadhiyey ee maanta oo la ogaa sidii looga bedshay samiri la’
@Tkmaxfan yusra harti cuqdad subeer awal ayaa ku haya
@ ma runta ayaa ku dhibeysa
@ Subeer Awal ayagaa dad xanuunsan ah oo aan aaminsaneyn in wadankaba ciddi la wadaagto
Walalyaal Hadii Aynu Nahay Subeeriyada Aan Is Haniyeeno Kursiga Waa Magac Uun Manfac Inooma Wada lahee
Mansha allah guleysta besha suber awal❤❤❤❤
MUUSE DAMEER 😢DALKAN IYO DADKAN WAA KU FASHILMAAY OO QARAN QAAWIYEY 😂
Maasha Alaah maasha.laah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaallh yaaaa raabi
Supeer Awal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul horu mara idinkoon cidna dhibayn
Waaar ka shaqeeya midnimada dadka iyo dalka somaliland, ilmaadeerayaal jifo jifo iyo beelo aynu dhaafno, hadii kale horumar ma gazdhayno
@@Charkherad
somaliland waa jifo iyo reero reero, reer walba dantiisa ayuu ka hadlayaa kana tashadaaa, reer walba tantiisa waa waajib in uu ka tashado
@CawaaleXasan-y9t hadaynu baahi u qabno, in aynu reer reer u tashano, dano gaar ah kala yeelano, maxaa inagu kalifay in aynu dawlad dhisano ???
Ileen reer walba, haduu reernimadiisa aamino waa is maamuli karaaye, maxaa keenay in nidaam dawladeed la samaysto ??? Bal su'aashaa si cilmiyaysan uga soo jawaab !
@Charkherad wllo dowlad nimadu ma diidayso in reero reero loo shiro loona tashado , waa in la shiraa loona shiraa sidii dowlad nimada kor loo qaadi lahaaa , reer walba dano gaar ah ayuu leeyahay reer walba in uu danihiisa gaar ah ka tashado maxaa diiidaya wllo ?
Reer nimada ilahay baa inaga dhigay
@CawaaleXasan-y9t malaha waynu is maan dhaafsanahay, hadii dadka meel wada degan ee alle ku wada abuuray, wax kamida danahooda gaarka ah ka tashdaan , ceeb ma aha Marka laga tago wixii dadnimada iyo diinta dhaawacaya !
Dadkaa alle meesha wada dhigay, hal qabiil way noqon karaan, qabiilo ama jifooyin badanna waa noqon karaan, lkn dan siyaasadeed oo qabiil ku dhisan, la leeyahey reer hebalow waa in aynu reer hebal kursiga ka ridano, waa dambi !!!
Waa waxa inoo horseeday, qabyaalad, dagaalka qabiilaysan, is cayga ......iyo wixi lamida !
@CawaaleXasan-y9t waxa ugu muhiimsan ee dawladi qabato waxa weeye, u adeeg bulshada, wax ka qabadka baahiyahooda asaasiga ah !
Muwaadin walba dawlada ayay xil kasaaran tahay, ilaalinta naftiisa iyo maalkiisa !
Muwaadinku hadii uu dawlad sidaas ah, helo muxuu uga baahanyahay inuu reer ku tiirsanaado ???
Muwaadinku hadii uu hami siyaasadeed leeyahay, waxa u furan inuu galo xisbiyada dalka ka jira, kadibna geedi siyaasadeed oo dheer uu galo !
Anigu ilaa imika iima muuqato, waxa laga faa'iidayo in kursi lagu raadiyo qabiil, in laga dheefo dhib, dhibaato, qabyaalad iyo is nacayb mooyee
Waa talaabo muhiima oo midho fiican dhali doonta inshallah
Mashaa allah
Mash allah Mash allah ❤❤❤suber awaal
Mansha Allah guul guul somaliland guul guul reerka sharafta leh subeer Awal
SHEEKO XUMO
Machallah Souber Awbal King's of African
Huunno libaax baynu ahayn maaha?.
😂ADEER MUUSE CAWAR WAN BIREYAY 😢
Somaliland reero maaha waa mid waa qaran waa loo simanyahay waala wada leeyahay waaloo wada dhimanaya unity
guul gobanimo
Yaahu allaha idin cafiyo waad bugtiin muuse blown awaya muuse sabaya muuse baaxane imaan laawe muuse oo jahila iya ini jabiyey 😢😢😢
Waad akhlaaq daran tahay Subeer awal waa machine wadankan ana muuse ha tago ama ha joogo saamayntooda cidi ma dafiri karto.
Asc afka xiidho remember 1994
@@YusufJaceyl 1994 maxaa dhacay? Yaa la soo celiyay 1997 taariikhda baro coyaal baad tahay. 1994 waxaad diidanayd baa qasab lagaaga dhigay.
Subeerarawaladaadilay
❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa wadadii Cadegude iyo buurmadow, dib baa loo soconayaa.
Kuwa ciise muuse dameero ayay ahaayeen
La rarto sacad muuse rarto danahiisa ku gaadho ma jirto wax super awal la yidhaa
haysku dirin dadka walaalaha
Manshallah Allah
Sodonka sano ee soo socda ma noqonaysan 9 sano cigaal 8 sano axmed yusuf yasiin 7 sano muuse 24 sano aya sarayden ,miyay dhamaden dadkii kale ha sugina ma dhacayso eh
Astawdicikumulaah subeer AWAL aaaaaaamiin
Kkkkk
Garxajis wale waa looyaapa😅😅😅😅
Rer awoow yaashay xaalka waa sideee garxajis kkkk
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉SUBEER AWAL
Masha Allah
❤❤❤❤
Kkkkkkkkkj Reer abaarso
kanaxow nafta waa
Ilaahay kii lagu badhaadho iyo isku duubnaan laga helo alle haka dhigo
Waxaad aheydeenba maanta reer Somaliland way idin barteen una maleyn maayo in kursi dambe la idiin dhiiban doono
WAANU idin dhisaynaa❤❤❤❤❤
idinkama baahnin
Somalians dambe lay dinkum aaminimaayo.
Dad wax wadaag ogolba ma aha waa in kursiga laga ilaaliyo intay nool yihiin
Waxa laga jaray tobanki Mushahar ee ay qaadan jireen gudaafad uraysa weeye
Waxan fahmi wayey waxa xiligan kenay shirkoda 😂
Habar awaL dad mushahar ubaahaN maaha cida lacagta inaanu nahay waaba iska ogtahe 21 sano xil hayay😂💔🇬🇫🥶💸☠️
Su'aashu waxay tahay maxaa keeney Shirka Subeer Awal ee maanta? Waxaa ka dambeeya
Musse Bixi iyo kooxdisa oo xukunka laga tuurey marki SLD ay dictatorship, cabudhin iyo colaad sokeeye ka abuureen oo ummaddu nacdey. Wannaaga iyo Horumarka ha laga shaqeeyo intii laga shaqeyn laha fidmad iyo kala qeybin ummadeed.
ADEER MUUSE CAWAR 😮CADOWGA SOMALILAND AYAY LEEDAHAY😂MUUSE JAAHIL OO QARAN QAAWIYEY 😂
😂😂muuse ma aabahaa buu dilay bir biri dhashay oo cidwalba kaga oohiyay inuu ahaa anaa qiraya
Mar waxu ku leeyahay Habarawal hadana waxuu ku leeyahay waa markii Ciise muuse 😮😮😮😮
Ka joog sidaad ifahamtay maaha ma Supeer Awalki muuse nacabka u jabiyay ayaad tahay kuwaa badhkood way toobad keeneen
@@Xasancabdilaahi-u9mmuuse umada soomaliand saga oo dhan baa ridey habar awal isaguun buu ahaa muuse cida kaga jirtey inuu dhaco ileyn taladiisi baa usoo urtey muuse wuuna ku jabey kas Baguio umada dhaafay
Guul subeer awal ❤❤❤❤❤
mansha allah spsa quwad midowday
Viiiva viiva somalilnd viiva somalilnd viiva viiva somaliland
Subeer awal gaal la joog uma baahna dal buu leeyahay taag umahayno lacag debedda ka timaadOo dadka nagu dirta sool yaa gubay g a a l la j o o g🎉🎉🎉🎉
Sool waxaa gubay Muse iyo Nuux Taani
*Dhakh dhakh* 😂😂😂
SHIRKA H AWAL WAA CADHO CIRO KA KACDAY
Subeer - awal waa somaliland, somaliland waa subeer - awal
Kkkkkk. 😂😂😂😂😂. Dalka waqooyiga hargaysa iyo Gabilay ayaad ku eedahay inta kae ama waa dhul reero kale dagaan ama la idinla dago.
Qaran iyo qabiil meel mada wadagalaan
Either a country or Tribe
Berbera port, Egal airport belongs to the Government not Tribe
😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaan bogaadinayaa sida aadka u wanaagsan ee in beeshu hoos isgu eegto ana waxaan idinkula talin lahaa in dhalin yarada beeshe hees loo eego sida shaqo abuurka
Awal cuusubka cadhaysan mee qarankii mee reer reer
Qabiilka maad dhigtaan, oo qaranimada maad qaadataan,
Hhhhh war jabhadii sahra hoosta ka halgan meeday hhhh beeraley yahay 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🔥🔥🔥SPSA🔥🔥🔥
Kkkkhh dufan jecel
Sebeeer awaal weynu bogaadinayna shirjaasi hasocdo
Ciise muusow halkeed xisbi ka keenaysan?
Maxaa kaa galay Adiga supeer Awal xisbigooda wuu jiraa laakiin cid loo sheegaysaa ma jirto
@Xasancabdilaahi-u9m hhhh wa xisbigee
Ina kahin baa la dhacayaa walaga iibsanayaa
@@june6206dowlada la sheegayaba waa Subeer Awal
Shirarka fara badiya isku duubnaada , deegaanada aad kasoo jeedaan soo dhisa
Hoorta xisbi samayta
Wan sidhawayna shirka
Viiiva viiva somalilnd viiva
hayaaay hayaaay ina. kaaahin
ayaa loo shirayaaa
Ha ooyin ha ooyin. ina kaahin maxaa loogu shiri. wadankiiba waa la xaraashay oo waxa la marayaa in nin waliba deegankiisa difaacdo e.
Deegaankaaga Adeer ilaasho waxba ha wareerine.
@IbrahimAhmed-kf3lvdee muuse miyanu ahayn ninka xarashtey ee dadkana kala geeyey war dadku may walanyihiin
MAXAY SOO WADAAN MUNAAFIQIINTIIN
ALLOW SHARKOODA NAGA BADBAADI OO SHARKOODA KA BADBAADI SOOMAALILAND OO DHAN.
Cida shake wada waa layaqana yusra xaasdadey kanax
Aamiin xiligan ma xili la shira
Waa reerka waxaa laguma aqoon ee waxaa kadaaya
Waar hooya tolkiin ceeb ha,usoo jiidina
Sidisidiina waa la,arkaa
Somaliland waa loo shaqaynayaa laga shaqaysanmasyo sidiinii
Kuwan &boqor shah Iran ma dha dhamin mamulki sld
Ciise muusow xagaad xusbi ka keenaysaan
Ma naago iyo rag shir wada qabsada la arki jiray isaaqba caado uma laha kklkk
Mee suldan xasan Mee suldaankii subeer awal
laguma dirsan
Warka hadla maxabiistii muse dhibay
colka,adaa jebiye raadsa
Huunno Muuse Biixi halloogu celiyo doorashada kasoo saara meesha, iyo in loogu celiyo doorashada.Huunno maanaydun dhiiglahayn ?.
Kkk ka umada huuno Illhay baa ka qabtey mana soo noqonaayee huuno caaqil u caleema sara
REERKAN OOYEY 😂WAA REERKA KALIYE EE HARGESAI DAWARSADA OROMADA WAXAAD KU NOQONAYSA DAWARSADA HARGASA DHAWAAN OROMADA 😂
Garxajis loo tashadey miyaa mar labaad sidii 1994kii?
😂😂masaakiin baad tihiine aayar uun xilkiina hayata yaan gawda laydinka saarine
Taariiq dagal ma ledahy horta markaa ii hanjabesid? Loleey jilicsan ba tahyee yaa ismoodey
@@mudiali719 sowdiga sii baqayan 1994 ee wakhtigaasi soo xasuustay hhhh ,
Yusra harti hadaa ma adiga taariikh leh
@@mudiali719 kkkk dagaalkii habar habarta 1994 baa kuugu filan xasuustiisa Habar awal sida ilaahay looga baqaad uga baqdaan yaa intaaba kursiga kaa hayey Lama dagaanyhow lama dagaanku dhalay Qalayl baad somaliland kula dhex joogtaane
QABIIL BEY IDINKAGA URURTEY,
Bahayeeyday
Reerki wakuwan qaylinaye tolow muuse ma u so celinaa ha xasilaane wayka dagi la,dahay
Qoriga ayaa qaadanaysan miyaa buur maleedihiin aad gashan
Doorkani waa doorkii ciise muuse la dhisi lahaa hadalkaasi waa hadal misaankiisa wata hadaba halkaynu xisbi ka keena ayaa su.aal ka taagan tahay
Nonsense
Kulmiye raca
Beelaha kalena ha ku daydaan wadankii meel xun ayuu ku socdaa?
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂 Cadhada yara qarsada
@ 🤣🤣🤣🤣cadhadoodii Cilaaj bay isku badashay!!!