Re Kunfur Horayna midnimo uma rabin hadana marabaane Saalaxow soco

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 чер 2024
  • Horn of Africa Daily news and Analysis

КОМЕНТАРІ • 75

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 10 днів тому +2

    Jamac Kan hor fadhiya gantaal bu Ku dhuftey

  • @user-iq5ci8qr6b
    @user-iq5ci8qr6b 11 днів тому +2

    Jaamac neefoow manta u trying your best

  • @user-dp3gt7kp6k
    @user-dp3gt7kp6k 12 днів тому +3

    Jaamacoow dumaashi intaan kudaawanayey maantà uun baad daacad uhadashay thanks. bro

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 13 днів тому +5

    Soomaali kuwa kala eryaya maalin walba soomaaliliand caydeeda iyo aflagaadadeeda waxan ahayn mahaysaan dad aad saas uxumaynaysaan ayaa idinla midoobayaan

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth 13 днів тому +5

    War from berbera maanta runta sheegtay

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 13 днів тому +4

    Gumaysiga habaar reerihiina xasuuqay ha wada dhintene

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 12 днів тому +1

    JAMACOOW JAMHUURIYDA BARAKAYSAN U DUCEE OO ICTIRAAFA INTAAN AMXAARKA IYO OROMKU KU DHAWAAQIN😮😮 DAAROOD AYAA ICTIRAAFKA JAMHUURIYDA KA FAAIIDI DOONA❤❤

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 12 днів тому +1

    Waar maanta jaamac run badanaa 😮😮😮
    Reer woqooyi markii ay koonfurta tageen 60 kii waxay ku dhaheen iska noqda 😅😅😅

  • @maxamuudabdirahman9279
    @maxamuudabdirahman9279 12 днів тому +1

    Wa runtii somalia waxay Rabtaa in marlabaad Hargyasa timaado wa markii kobaad ee u si Sax ah waxa u Falanqeeyo Abid

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 13 днів тому +3

    Ku saliya nabiga❤

  • @abdiqadirdahir1506
    @abdiqadirdahir1506 13 днів тому +3

    Jaaamac galad maanta uunbuu run sheegay sidon iyo afar sano atey baadkuuse uun sitaan garaad kale ma leh qadaad waynttu

  • @DFarah-ih4rw
    @DFarah-ih4rw 13 днів тому +3

    Jaamacaw hadaad nala aragtay waxaanu inbadan ka qaylinaynay, markay reer waqooyi ku gar naqsanayaan cid midnimo horay u doonaysay ama hada doonaysaa midna ma jirto ma kuu cadaatay niman qaldaan uunbaa kolla iska yimid kolla iska cadhooday ayay reer koonfur aaminsanyihiin midnimaba waxay tahay ma yaqaanin aniga waxay ila mar labaad midnimo waxay ka iman kartaa oo koonfur ka waa waqooyi hadii aan la kala dilin reer waqooyi.

  • @mohammedegeh3598
    @mohammedegeh3598 2 дні тому

    WALAALE SALAAMA JAAMAC ANIGU WAXAAN NIN CURYAANA OO REER SOMALILAND AH WAXAANAN AH HAY GUDOOMIYAHA 600000 SOMAALI AH MUDO DHAN 17 YEARS MARKAA SAAKA WAAN DAAWDAY EE WAAD IWARAYSAN KARTAA❤❤❤

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 13 днів тому +4

    Cagdheerey idinka midnimada maxaa idinka galay

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 12 днів тому +1

      cunsir uraaye nin ayaa hadlaaya ninkaas ka hadal cuqdad reer ayaa halkaas idin dhigtay

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 12 днів тому

      ​@@mahamedcudhi7497
      😂😂😂 cagta dheeri ma caybaa? Ogaadeen dacaayad hawiye ka xanaaqay waa markii u horaysay ee aan maqlo 😮😮😮

  • @xamudiman4867
    @xamudiman4867 9 днів тому +1

    Jaamawcaw maanta fikirkaagu waa sax midnimada soomaaliyana waamid anka suurgalin soomaaliya laakiin wallaal. JAANIs soomaaliya uhadhay waa in ay noqoto dawlado walla ah oo iskaashada

  • @kamaludiinabikar3735
    @kamaludiinabikar3735 10 днів тому +2

    Well done 👏

  • @izmailmohmed
    @izmailmohmed 6 днів тому +1

    Jaamac galad maanta syaad run sheegatay

  • @maxamedcabdilahi1845
    @maxamedcabdilahi1845 12 днів тому +3

    Waarjaamac caawa runtuu shegay

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 11 днів тому +1

    Reer waqooyigu dawladnimaday yaqaanan

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 10 днів тому +1

    Jamac manta waa nin saxafi buura ah jahilkan hor fadhiya juuqda ayuu gabay

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 днів тому +2

    Hadaytahay gobolka awdal iyo hadaytahay ssc ba iyagaa xasuuq kagaystey marka qofkasta oo Somali ah oo hadaladas adegsadaha ogado in udhibkashaqaynayo

  • @user-cu1gz6nm5d
    @user-cu1gz6nm5d 9 днів тому +1

    Maanta runtaad sheegtay galadow

  • @Umo580
    @Umo580 13 днів тому +1

    SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 11 днів тому +1

    Jaamacaw imikuunbaad si cadaaladi ku jirto u hadashay

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 12 днів тому +1

    Runtaa koonfur waa lagu khasaaray

  • @user-kd6yj6xj2c
    @user-kd6yj6xj2c 3 дні тому

    😂😂😂😂 jamac mantuun baad na amaanty maxaa khaldan manta waan kutageray ❤

  • @user-zk1nf1gi2u
    @user-zk1nf1gi2u 13 днів тому +1

    Midnimada markaa ma dabkaasad rabtaan subax walba dagalka gelay inaan la midiwdo

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 днів тому +1

    Hadiiguud ahaan lowadashawayn karo danguud iyo dawladgut haa walagayabaa lakin rerwaqoyi iyo waxan adkahadlayso waydhamaden no more waqoyi

  • @rocky4066
    @rocky4066 4 дні тому

    Reisul wasaare MA ahee ugu yeedha ku xigeenka raisulwasaare

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m 12 днів тому

    Bismilah jaamacow runta markaan ka hadlo Antigua waxan fekred Taada ka duwan koonfur kalasar muqdisho waa meesha keliya bulshada degen ey isugumid tahay umadda soomaliyeed mida kale midnimada soomaaliyeed waa in dadka bulshooyinka dalka oo dhan aha oo aqoonleh gobolaad waxba lagssoo xushaa kuwa sii aqoon iyo wadaniyadnimo leh oo eyraadiyaan midnimadii soomaliya maahan in gobolaad keliya Dhaka da lagasaaro islamarkaana lagawada shaqeeyo sidii umaddan Kala huleeshay dib leysugu soocelin lahaa😂❤😂😂

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 12 днів тому +1

    Markii loo fiiriyo waxaa koonfur ka socdo oo waliba Hawiye uu wado reer woqooyi waa ay ku saxan yihiin in ay dhehaan itoobiyaan baan ka jacel nahay

  • @abuahmed5748
    @abuahmed5748 11 днів тому

    Jaamac waa nin wax badan og ✍️.

  • @abdulkadirshire7590
    @abdulkadirshire7590 13 днів тому +2

    WALIGAA AWOOWAHAA RUUFI6AAN BAA AHEED? OI AMXAAR GUMEESTO HAWIYE WALIGOOD DALKA AYAGAA DIFAACO? ISAAQNA WAAN U OGOLNAHEY 1000 IN EY XUKUNKA HEESTO RUFIYAAN YAHOW INAGA AAMUS? DOQON OGAADEEN WAAN OGNAHEY

  • @abdullahi7866
    @abdullahi7866 13 днів тому +1

    Asc wan idansalaamay ikhyaarta raisal wasara kuxigiinka wxuu ufadhiyaa beesha isaaq

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 2 дні тому

    Cadowgaa ha jabo waxaad tahay nin ragga Jaamac Galad. Aad baad u mahad santahay khayr badan caafimaad Illaahay haku siiyo.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 11 днів тому

    Jamacow . Waxaa su'aal u bahan. Konfurta ma jirto cid tiri waan gonay oon iyaga ahayn

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 днів тому +1

    Weliba iyagaa ah gacantii udambaysey dhibkagaysatey hadaytahay gobolka awdal iyo hadaytahay ssc ba

  • @abdulkadirshire7590
    @abdulkadirshire7590 13 днів тому +1

    AWALBA OGAADEEN DOQON AH BAAD AHEED OO LAGUMEESTO? EE DHULKAAGA SOO XOREY? EE RUFIYAANIMAFA KA DAA

  • @AdeeroSheekh
    @AdeeroSheekh 12 днів тому

    Dhaawacaan kasooqaadnay baabil een kudajinay isbitaalka guud ee hargaysa 1977 kii gabdhihii hargaysa aadajiyay image oo ooyayay soomaalinimo darted Larkin Somalia waqooyi kadib moody waa kudhacay

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 13 днів тому +1

    JAAMACOW DAD MARKAY XANAAQAAN WAXKASTI KA SUUROWDO, WALEE LAYSKUMA AAMINIKARO, DAL IYO DADNA MA MAAMULIKARAAN. WAXAA LOO BAAHANYAHAY, LARTI, DULQAAD, MASKAX IYO DAL IYO DADKIISOOD JIRITAANKOODA JECESHAHAY, KUNA DADAASHID HORAY U MARKOODA.

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 днів тому +1

    Tariikhda uma dadba kusuntan hadayhalgan dagaltahay waa darawiish hadayhalgan siyaasi ah tahayna waxisbigii USb marka adeer jooji fadlan

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 днів тому +1

    Maxay midnimoraadiyaan galgaaldhalay ayay xamxasanayeen taakhii aynalahayn miyaad uxoqi mise odaygu Tik Tok ga ayudaawada halkasaywaxkashubane

  • @axmedaxmedxasan4395
    @axmedaxmedxasan4395 12 днів тому

    Wàmaya majiran lkn wr kodu waa aaan khasab kuugu taliyo mana hadlikartid

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 днів тому +1

    Middakale jamacgalad siyaasi ayanmodayey xagujogaa waqoyiga wadasocda ninwaliba xeradiisii ayuu otay cid is aminaysanamajirto sidaykanoqotay

  • @wangchankim5731
    @wangchankim5731 День тому

    I'm pleasantly surprised... did I misjudged the gentleman on the right? Or is the truth so obvious that the said gentleman's afraid to violate it again, like he's done at numerous times in the recent passed.
    It is obvious that villa Mogadishu and the rest of south Somalia is in a disarray. And that her non Somali neighbours are taking advantage of , or about to take advantage of that disarray. The proverbial "ball" is still at villa Mogadishu's court, and it appears that villa Mogadishu is stuck with old ideas that she has no power to enforce. "Time waits for no man or nation".

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 12 днів тому +1

    Dagaalku waa kaad ku baaqaysay 😡😡🤮🤮🤮 yaaahuuuu
    Tolow ma wax baa Loo dhiibay waxoogaa lacag ah😂😂
    Jaamacow munaafaqnimada jooji 🚫 Somaliland waa taad duminaysay markaad ku guuldaraysay ayaa Runtii hortaada timi ??!????!

  • @user-lw1mb5gn6y
    @user-lw1mb5gn6y 12 днів тому

    Itoopiya haloodhaweyo miyaa caasimada

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 11 днів тому

    Sartu meesha ay ka quruntay ee soomaali ka degi wayday waa Xamar iyo Hargeysa
    Kuwana Bilaa sabab ayey fuqa kor u taageen kuwana dhaqan xumo iyo dabamaryo ayaa lagula noolaan la,yahay

  • @aminahassan4566
    @aminahassan4566 12 днів тому +1

    Markuu ogaaday in Somaliland la aqoonsanayo ayaad iska kaaya dhisaysaa waar denbiile ayaad tahay
    Waxaad samaysay waad ogyahay
    Mahamed Baashena afkaaga ka jeedi waa marxuum maanta 🤫🤫🤫🤨

  • @axmedaxmedxasan4395
    @axmedaxmedxasan4395 12 днів тому +1

    Jamacoow imikad lagu odhan waxad tahay somali diid ee mad sidadi hore uhadashid wayo kofurtu hadalkaa way kugu qosanayaan oo runta majela sxb

  • @abdullahi7866
    @abdullahi7866 13 днів тому +1

    Mogdisho

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 днів тому +1

    Middakale ninkan adsalaxkushegtay isagaa number one ka ah burburka weliggii wadajirkamusanhadlin bal iskabadaye wuxuu tobanjer weraray oo ukaxumaday ssc

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 12 днів тому

      Mental slavery is a genetic trait that had been implanted during the colonial somalo italiano based on fascisim ideolagy mrs jaamac used a fegurative words as an animal behaviour but frankly the somalo italiano politicaly naive.

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 7 днів тому

    Maanta yuu,iskadhisaya tolow kamarimayso ciidka ciid kaxirata dono

  • @AbukarmursalmohamedAbukarmursa
    @AbukarmursalmohamedAbukarmursa 6 днів тому

    Xamsaba warkisa ma dhageysaten

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 днів тому

    yaalabaryaya yase isbaryaya wadladii Somaliya wayburburtay cidwalba dhibbaagadhey cid ad iyaga ahayn oo oyaysa lama arag dhibka uguwaynna iyagagaystey

    • @KawsarAhmeth
      @KawsarAhmeth 13 днів тому +2

      Anagu ma ooyno yaaanu u ooyna dawladi waynsyd banu Ka ooyi waynay oo anu iska celinay

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth 13 днів тому +2

    Walahi reer sheekh isaaq habaarkodu wa maqbuula wayo sheekh ba dhalay

  • @mohammedhassanbiibaaye4311
    @mohammedhassanbiibaaye4311 11 днів тому

    Sxb miyaadan ogen gropkii irir samaale

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 12 днів тому

    Runta maxaad isaga indhaha tiraysay shawrka sano 😅

  • @arimahaislaamka7995
    @arimahaislaamka7995 12 днів тому

    𝗪𝗮𝘆 𝗷𝗶𝗿𝗮𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗴 𝗺𝗶𝗱𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗱𝗼𝗼𝗻 𝗮𝗵 𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮𝗮𝘀 𝘂 𝗱𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗮𝘆𝗮𝗮
    𝘄𝗮𝗮 𝗰𝘂𝗹𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗹𝘀𝗵𝗮𝗯𝗮𝗮𝗯 𝘀𝗵𝗮𝗸𝗶𝗻𝗮 𝗸𝘂𝗺𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗶𝗻𝗱𝗵𝗼 𝘁𝗶𝗿𝗮𝘆𝗮𝗻

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 13 днів тому

    WAR NIN MARKUU CAROODO, AMA QIIROODO, MARADA TUURAAYA, WALAALOW KAAS ANAGU ILAAHAY BAANU KA HOOS GALNAY 😂.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 12 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 13 днів тому

    ILAAHOW ISAAQ HANOOGA DHIGIN MADAXWEYNE SOOMAALIWEYN U TALIYA😂. GEBIGAYAGA ADOON BAY INGRIIS IYO AMXAAR NOOGA DHIGI LAHAAYEEN😂.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 13 днів тому

    Jaamac waa qof aad liqay propagandaha Beesha Isaaq kkkkk

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 днів тому +2

    Adeer jamacgalad waxaadmodaa inlagadhexhadlayo ama usantariikhda waxka aqoon markaas okale waala iska aamusaa

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 12 днів тому +1

    Jaamac waa runtii midnimada cidda aan rabin waa reer konkurka, somali halka ay ka degi laadahayna waa konfur

  • @yarka4574
    @yarka4574 13 днів тому +1

    Sheeko Xariir. Koonfur iyo Waqooyi waxladhaho majiraan 1960 ayaa lagagudbay. Wax yaabaha isaaq cabsida Daarood qaba kusheegeystan. Lascaanod ayuu rabaa asagoo isaaq ah inuu sheegto. 😎

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 13 днів тому +1

      Cuqdoole kolay Oromaa tahay sxb👎🏼🇪🇹🇰🇪🇮🇱🤢🤮

  • @YassinHassan-b5h
    @YassinHassan-b5h 13 днів тому

    I agree thus with jama

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 13 днів тому

    Muqdisho oo laga cadimada somalia way horumaraysa dhib somalia waa muqdisho ha legeeyo magalo dadka u dhaxaysa somaliyeed