Warbixin: Qiimaha lagu kala iibsanaayo Xoolaha Udxiyad ee Saylada Magaalada Hargeysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 7

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Рік тому +1

    ASC, Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH ,
    Wa JASAAKALKAAH 🤲.Warbixin fiican baad soo gudbisaye.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Рік тому +1

    mashallah

  • @se1059
    @se1059 Рік тому

    Masha allah caafimaad ku ciida

  • @Madadaal
    @Madadaal Рік тому

    Dee sanadkan wadanka busaarad iyo colaado ayaa ka jira, Ilaahay haynaga qaboojiyo.

  • @buullebarre
    @buullebarre Рік тому

    alxamdulilah

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Рік тому +1

    Xoolaha ha loo nooqdo oo ha la dhaqdo. Dagaalkii sadexaad ee aduunka ayaa la saadaalinayo inuu qarxo beri dhow. Bad xidhan iyo kala yaac ayaa dhacay, wax layno soo dhoofiyo la arki maayo, baabuurta gidaarada ayaa lagaga dhaqaaqaya, ninkii awr rarey haysta ayaa caruurta usoo dhaamin karaya. Muqmad fara badan oo kayd ah ayaa loo baahnyahay.

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 Місяць тому

      Aad iyo aad.dadka sidaa u fikirayaa waa in yar oo kooban.