Ascm, inader waanku salamayaa suaal baan ku weydiinaya inder ku jirta baytka " dhoobada suldaankii la dhigay dhaymo lama siin , dhibtuu qabay haday ugu dareen iyo weliba dhiindhiin" ma colaad gx dhexmarty ka sheekeynayaa? Misee colaadii arab iyo CD u dhexysay?
Ugu dhiije reer Ciisihii(Ciise Dhamal) soo dhalaashadaye, Dhegsiin buu ka helay reer Gobdoon(Gobdoon Dhamal) lamase dhaadayne. Baydadkaasi(dhagayso codka Muuse Galaal) waxay ka waramayaan dagaal dhex maray 2da ardaa ee Ciidagale ee kala ah Gobdoon iyo Ciise oo ilma Dhamal ah.
Salaan carabey abwaan kii ugu wayna abwanada somaliyeed alle haku naxaristo 🦁
Ilaahow u naxariiso
Muse galaal,salaan carabay iyo
Qarad dirir cawed
Hun. Salaam carabay
Waa abwaan muuse galaal ninka marinayaa ilaahy haw naxariistee
Ayyyy gabey iga dheh💯🌹
Dadbanbaa gabaygan Badalla😂isagoo ah gabay soomaalida kuwa ugu caansan markaasay badaleen reer yari 2022 wllhay lama Aqoon 2021😂😂
Wlhi beenta maaha😂
Ascm, inader waanku salamayaa suaal baan ku weydiinaya inder ku jirta baytka " dhoobada suldaankii la dhigay dhaymo lama siin , dhibtuu qabay haday ugu dareen iyo weliba dhiindhiin" ma colaad gx dhexmarty ka sheekeynayaa? Misee colaadii arab iyo CD u dhexysay?
Ugu dhiije reer Ciisihii(Ciise Dhamal) soo dhalaashadaye,
Dhegsiin buu ka helay reer Gobdoon(Gobdoon Dhamal) lamase dhaadayne.
Baydadkaasi(dhagayso codka Muuse Galaal) waxay ka waramayaan dagaal dhex maray 2da ardaa ee Ciidagale ee kala ah Gobdoon iyo Ciise oo ilma Dhamal ah.
@@somaliinfo9988 waataa xaqiiqdu dadku beenayay masaariifsadeen
INAADEER ARAB MEESHABA MA YAALO SHEEKADIISU.
SALAAN CARABAY INAADEERKII AYAA QASAB GABDHISII LAGAGA QADAY WAXANA KA QADAY CAWAD KHUURSHE OO MUSE CARE AH.
MARKAA SALAAN WUXUY ARKAY INAAN ISAAQA KALE U HIILIN:WUXUU BILAABAY INUU ISAAQ ISKU DIRO WALIBA GARXAJIS MADAMA OO AY AYGI KA QADEEN.
MARKAA GABAYGAASUU TIRIYAY:
WAXAANA GABAYGAN BADALAY NINKA SAKHRAANKAA EE GAAXNUUG LA YIDHAA EE REERAHA CAAYA.
LAAKIN XAQIIQADU WAATAN OO DHAMAYSTIRAN
Ciidagale iyo arab
Waa dagaalkii Arab iyo ciidagale xili jaahiligii
Gabygu muxuuu kubilaabmay markii hore yagaranya
Salaan carabay indrtii ayuu nin habaryoonis ahi qaaday cawad khuurshe
Gabaygan cali dhuux baa iska leh yaan la badanun gabayga
sheekaad haysaa waa gabay caana ee dhuux isaaqbuuba la hadlayaa
salaan carabey habar jeclo miyaanu ahayn
Haaa
Haa waa h/jeclo aadan madoobe
Haa waa hanar jeclo
Haa waa aaaan madoobe
Beenaalebeenaale