Hamdi naag raga ayaad tahay abaayo caqliga Allaha kuu barakeeyo iyo gacmahaagaba. Maasha Allah Tabaarakallah. Allaha idin xifdiyo adiga iyo family gaahaba.
Mashallh reera comments mahi lkn waxa iso jeetay qaabka wangsan ad isku mahad celinesan iyo sida isku dhiri galinesan .wxe sample u tahy qalbiYo wangsan still in a jiran...❤❤
بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ🤲قُلْ هُوَ اللَّـهُ أَحَدٌ، اللَّـهُ الصَّمَدُ، لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ، وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ.🤲🤲🤲🤲بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ🤲قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ، مِن شَرِّ مَا خَلَقَ، وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ، وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ، وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ.🤲🤲🤲🤲🤲بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ🤲قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ، مَلِكِ النَّاسِ، إِلَـٰهِ النَّاسِ، مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ، الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ، مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ🤲🤲🤲🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓
Hamdi naag raga ayaad tahay abaayo caqliga Allaha kuu barakeeyo iyo gacmahaagaba. Maasha Allah Tabaarakallah. Allaha idin xifdiyo adiga iyo family gaahaba.
Xamdiyey noloshayda allah ka sokow qofta jadwalkayga ii saxday waa adiga alx maanta waxan ahay hooyo adag oo aaminsan inay nafteeda iyo ilmehedaba ku filan ogna inaysan waxanan qabsan la ii qabanayn alx allah ka sokow adaa mahdaa leh waayo wanadada ayan qaatay
Fariid guleyso mcnto manta sdiga logo bahan yahy ogaaw malintad naftada ku tashato ruux kasta kugo daba fayla
@@yuuuuga1 waanba arkay xataa odaygan ka tala qadan jiray baa iga tala qaata maanta guriga ana madaxweyne ka ah intakalana waa wasiiro alx adna xasanad iyo caafimad iyo cimri aad nagu sii garab joogto haku siiyo mcney
Mashallh reera comments mahi lkn waxa iso jeetay qaabka wangsan ad isku mahad celinesan iyo sida isku dhiri galinesan .wxe sample u tahy qalbiYo wangsan still in a jiran...❤❤
Mashallah tabarakallah sis ani malinkaan ku arag waa iqabataa sidii shaaha ❤ noosoobadi Thanks
Msh alh
Masha allh
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🎉🎉🎉🎉🎉❤
Waa summer shumaca haku israafin 8 daaro waaku ogahay waad shumac jeceshahaye😊
Hhhhhhhh Caadi matihit wllhi
Masha Allah tabarakallah Allaha kuusiyaadiyo fikirka quruxda badan farxad kunooloow waligaa ❤❤❤
Masha Allah my beautiful sister, may Allah bless you and your family 💖💖💖🌷🌷🌷🫶🫶🫶
❤❤ mom adag wan kutageraa
Masha Allah keep going sister
Marawaxo magacaas wan ku hestaa Ana indho kuus baa ibixisay 😅❤
Masha alah 🎉❤
(بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ)اللّٰهُ لَاۤ اِلٰهَ اِلَّا هُوَ الۡحَـىُّ الۡقَيُّوۡمُۚ لَا تَاۡخُذُهٗ سِنَةٌ وَّلَا نَوۡمٌؕ لَهٗ مَا فِى السَّمٰوٰتِ وَمَا فِى الۡاَرۡضِؕ مَنۡ ذَا الَّذِىۡ يَشۡفَعُ عِنۡدَهٗۤ اِلَّا بِاِذۡنِهٖؕ يَعۡلَمُ مَا بَيۡنَ اَيۡدِيۡهِمۡ وَمَا خَلۡفَهُمۡۚ وَلَا يُحِيۡطُوۡنَ بِشَىۡءٍ مِّنۡ عِلۡمِهٖۤ اِلَّا بِمَا شَآءَ ۚ وَسِعَ كُرۡسِيُّهُ السَّمٰوٰتِ وَالۡاَرۡضَۚ وَلَا يَـــُٔوۡدُهٗ حِفۡظُهُمَا وَ هُوَ الۡعَلِىُّ الۡعَظِيۡمُ 🤲🤲👍👍👍👍👍👍👍
Tarenika calosha link giisa biin noogu qabo xppti aad Baan ugu bahanahy
Abayo waxa kaliya aan jeclahay waa rotinka waan ku sara qali wlhi wax badan aa ka faide thanks
Manshalh ilhy Haku xifdyo wllo ❤
Wale ad itusay saygag🎉🎉
Wah mxaa kaqaldan nin ku diin matahy😂😂😂😂
@@laylaisma1677 سبحان الله qali
Ayadan uu jeday sidaa un usoqoray kadis kubarkay
Noo so badi waa kugu dayanaa❤ my quen
Xamdayy skincare nosameyy video aby
M a ❤❤
Shumaca ma fiicno. Sambabaha lungs ka oo dilaa be careful. ❤❤❤❤
Marawaxo wa ku salaamy 😂😂😂😊
Abaayo link ga training ka noso dhig
Marawaxo wan ku salamay 😂 wllhi mgcn wn ku dakhranahay 😂😂😂
Asc wall xamda salida rosemary sida lo isticmalayo may shegikata wall pls
mashaallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Woow😊😊
Wlhi aniga Routinekad jacelahy ina darto howal kuqabsado
Wllo sual katamaan miyaad is ticmasha haday maya tahay maxaa badalkeeda isticmasha ??
Maya. Wall. Armajo ayan heysta dharka aan xirma Meel aan suro ayaan hysta qolka dharka
Masha allah 👌 adunyo basar aaqiro camalkaaaa 😂
Aan kusaliya nabigeena scw ❤❤😅😮🎉😮😮🎉
Tarering ka caloosha lagu jaro noso gali
Alla xamdiyey dabeecadaha wakulaleeyay ciyarta mad igaluntay😂❤❤❤
Hamdiyey aniga vitamin kama ag dhirankaro bocor hafiqin miya tiri marhaba
Haaa bayo
Marawaxo wlhi cadi maha ma anoo kala inley shekeyp adunka ujeclahy 😂
Asc hamda
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂alla maanta saa uqoslay
Ani adaa kufirayay adaba natustay nin dhere kkkkk
Biyaha cream ku darta xage laga hela
Dukamada somalida
Inaa reer galmudug tahay sideelagu ogaana ina adeer hadaadan hilib jaclaan jah
Masha"Allah 😘Beautiful🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Keeep Going 🍓🍓🍓🍓🍓🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♀️🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️❤️🙋♂️😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Hye marawaxo sirti waad fashilise maxa ku xala video gan nin dhere madawanayo miya 😂
😂😂😂😂😂 maya mashqo waaye baryahan
ua-cam.com/video/XzePX4kj8c8/v-deo.htmlsi=FLSRgywmqESaRykT
Kalay iso boqo asxaabey