DOOQAAGA MAYAHAY YES OR NO GABDHAHA TEAM27 DOOQOODA QOFAA LAGU ADKEEYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 бер 2024

КОМЕНТАРІ • 967

  • @Xafsa34
    @Xafsa34 3 місяці тому +306

    Koko iyo amiiro meeley ku jiraan waa,Dhip miiran😂

    • @BintuMahad
      @BintuMahad 3 місяці тому +9

      Sundusna ku dar😂😂

    • @user-mb4fb3vc4p
      @user-mb4fb3vc4p 3 місяці тому +2

      Maxaakagale naayaa

    • @MariyaDawdar
      @MariyaDawdar 3 місяці тому +1

      Guul iyo Gobainmo asax😊

    • @user-cx9gp7de1m
      @user-cx9gp7de1m 3 місяці тому

      Xasid namaste namaste 🙏 ♥️ namaste 🙏 namaste 🙏 8 namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste I am in a meeting with my

    • @user-cx9gp7de1m
      @user-cx9gp7de1m 3 місяці тому

      Gatekeeper to 3​@@BintuMahad

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 3 місяці тому +154

    Inta koko bulle uxiistay😢😢❤

  • @galadyare620
    @galadyare620 3 місяці тому +41

    Wlhi gabdha ookiyalka wadato oo cuntada idinka jikimi jirty oo hda gemka ciyarowso hal qof oo cadi ah no ima taban marka laga tago kan abuukataha ahaa marka gabadhas wey ixtiram badan tahay M a weyna aqli badan thy

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 3 місяці тому +161

    aar amiira iyo koko inta il jecel i soo raaac ❤❤❤❤❤ amiira iyo koko dhip badnaaaaa❤❤❤🎉🎉

    • @cuud_
      @cuud_ 3 місяці тому +5

      Also asad wax kadhib badan kuwan majiro one chance one goal iska dhaliyan😂😂😂❤

    • @cashoabdullahi694
      @cashoabdullahi694 3 місяці тому

      Waikan

    • @user-sy1om7cp2f
      @user-sy1om7cp2f 2 місяці тому

      Abb😅😮😮😢😮😮😮😅😅😮😮

    • @user-sy1om7cp2f
      @user-sy1om7cp2f 2 місяці тому

      ​@@cuud_hgtjmgvnj❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉you just want me like u

    • @user-sy1om7cp2f
      @user-sy1om7cp2f 2 місяці тому

      Zasrfď

  • @AkramPoi-zg9vc
    @AkramPoi-zg9vc 3 місяці тому +80

    Farhad iyo nolol qiimo badan baan kuu rajaynayaa boqoradaydiyeey sharaf iyo cisi kunoolow gawarta comment tigeyga Aqrineyso❤😊

  • @KadronoorKadronoor
    @KadronoorKadronoor 3 місяці тому +111

    Amira koko sundus waxey cadeyeen iney kalsoni mugu qabaan mashaallah

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 місяці тому +18

      gaar ahaan Amiira iyo koko Qalbiga ayay yes ka dhahayaan waxan isaga lee ku dhibayan foodo waaye maadam ay aad isku fahamsan yihiin 😅

    • @MaryanAbudi
      @MaryanAbudi 3 місяці тому

      Oma qalbikoda kujirta😂​@@adoontiallesiman262

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 3 місяці тому +5

      Waliba amiiro iyo sundun

    • @3.cee3
      @3.cee3 3 місяці тому +1

      Saxibtinimada kamid thy😂😂

  • @MaxamedXassan-fh1oi
    @MaxamedXassan-fh1oi 3 місяці тому +151

    Dunidan Ma so Marin Rux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed Scw(❤ﷺﷺ❤)

  • @munomalisa1432
    @munomalisa1432 3 місяці тому +148

    Amiiro Qurux is not easy koko 😂😂😂😂

  • @raliyoabdihirsi7403
    @raliyoabdihirsi7403 3 місяці тому +75

    Asad hagio waligaaba jir oo joog ilaahey hakula garab galo keep going my brother ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 3 місяці тому +115

    Ramadaanka waxyar ayaa ka haray alle caafimaad qab hanagu gaarsiiyo aamiin 😢❤

    • @user-ro5rz3jq4c
      @user-ro5rz3jq4c 3 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 3 місяці тому +81

    Team Qabqab to qalbiga Amiira qurux and king ceyda Atirishada io Atooraha filmka❤❤❤❤❤❤ one love

    • @mamadhoofo4464
      @mamadhoofo4464 3 місяці тому

      Koko waye ladhahayay ciil iqabtayy😂❤

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 3 місяці тому +1

      ​@@mamadhoofo4464yadhahy ne amira kuquruxbadan

  • @fadumoaxmed7537
    @fadumoaxmed7537 3 місяці тому +70

    Waa ogay ina Amira iyo koko ine no dhahy asad 😂😂😂😂

    • @SamiiroBarre
      @SamiiroBarre 25 днів тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Samrosimin
    @Samrosimin 3 місяці тому +18

    Amiiro markey asad dhanjiney so sey.afka kasineyso qosol igu dishy walhi funny waye.amiiro😂😂😂😂😂

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 3 місяці тому +96

    Inta AYANITA uxiistey😢😢

  • @kokobulle6616
    @kokobulle6616 3 місяці тому +36

    Yaa ila og filim uu asad kujiro inuusan poring ahayn hi 😳😂

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 3 місяці тому +17

    Ayyy Amira iyo koko 😂😂😂 dad isfahanzan ❤

  • @yusufdanjir5509
    @yusufdanjir5509 3 місяці тому +56

    Kusali xapiip keena Mohamed scw😅

  • @user-zs2tn5gr3c
    @user-zs2tn5gr3c 3 місяці тому +11

    ADEERKEY MCN XALAY 1:00 DHINTAY IGU SO DUCEYA INUU ILAHAY JANADA KAWAEAABIYO😢😢😢

  • @AfnanOmarobsieh
    @AfnanOmarobsieh 3 місяці тому +9

    Chef asad hajio the best UA-camr keep going wll qali 2M 🎉🎉🎉🎉 insha allah waliba cafimadkago tama walib adigo istagi karaya insha allah amin❤❤❤

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i 3 місяці тому +16

    Asad Hagio the best UA-camr inte____ congratulations 1.9M OMG 😲 ❤🎉

  • @Ronaldo_Cr7_No1
    @Ronaldo_Cr7_No1 3 місяці тому +26

    Koko is soo beautiful ❤❤

  • @ZakariaMahad-xk2ne
    @ZakariaMahad-xk2ne 3 місяці тому +24

    best person and most knowledge is prophet mohamed ( scw scw scw )

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 3 місяці тому +21

    Inamadana dooqoda nooken oo arimaheena kamid yahay please walal asad❤❤❤

  • @user-yh9qz6fq7l
    @user-yh9qz6fq7l 3 місяці тому +21

    Ku sali Rasuulkada sallahu caleyhi wasalam scw scw scw scw scw

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 3 місяці тому +23

    Ku sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🥺🤗

  • @queenfatusharmygirl
    @queenfatusharmygirl 3 місяці тому +9

    Ayanita welcome back ❤

  • @ibrahimkhalif4652
    @ibrahimkhalif4652 3 місяці тому +11

    Shamuure markay zero siiyeen Ayan oogaaday inay yirihiin team saciid ,,,waladili saciid Insha allah

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 3 місяці тому +10

    The Real Goat 🐐 Somalia 🇸🇴 UA-camrs Asad Hagio Haer Work 💯

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 3 місяці тому +51

    One like team 27❤😢

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874 3 місяці тому +38

    12:14 wlh waa iska daren sanaa ino asi isa soo qaban rabo oo wiliba koko iyo amiiro no dhahayan😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 місяці тому

      Wllhi isku mid baan nahay qofka u danbeeya Asad waaye baan is dhahay lkn inay dhamaantood yes dhahayan ban moodayay 😅

    • @BintuMahad
      @BintuMahad 3 місяці тому +1

      Haa wlhi ani sundus iyo koko iyo amiiro inay no dhahyaan waa iska sii ogaa 😂

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 3 місяці тому +34

    War gabdhow xariifiin matihina Asad inaa No uwada taabatiin aheedeen, Wn ku jclnahay Asadow❤

    • @Museser7
      @Museser7 3 місяці тому +8

      Oo qofkii no lo tabto wa lajecelyahay miya😂

    • @simplypola
      @simplypola 3 місяці тому

      Wecelyaho nakamura hadad. Qabdho nicebtahaye maxauimataye inta😢

  • @saabarinxasan7911
    @saabarinxasan7911 3 місяці тому +29

    Amiira mrkee ki diidey mxaa afka ugu qaloocisey asadowww😆😆😆

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 3 місяці тому +18

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @ismacilmahamed5440
    @ismacilmahamed5440 3 місяці тому +5

    Mansha alaah hambalyo dhaman team 27 horumar wacan sad iskugu duban tihiin aleh haidin xiftiyo ❤❤❤ wanan jeclahay faraxadiina my girls 27 salan sare ❤❤❤

  • @hajiyowwalaalmountsuufto4446
    @hajiyowwalaalmountsuufto4446 3 місяці тому +5

    Thank you so much, Amiiro qurux ❤❤❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 3 місяці тому +10

    Asad ilhy hadalkuu ufududeeye waa funny walhy kulhaa inta no taabatay bax 😂😂😂

  • @user-zv2ms7gm6t
    @user-zv2ms7gm6t 3 місяці тому +24

    Ramadan coming soon alle nawad hanagu garsiiyo dhamantena

  • @salmohussein5361
    @salmohussein5361 3 місяці тому +14

    Qofkii ugu horeeye comanti dhiibo😂❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 3 місяці тому +1

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 Meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @xamdahayaad3817
    @xamdahayaad3817 3 місяці тому +31

    Wlhi waa jacelhay gemakan part two wlhi rabna 🥰🤗

  • @Taraagle67
    @Taraagle67 3 місяці тому +4

    Shamuuri legend of power social media ❤😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +7

    Prat 2 wiilasha soo qabo Asadow maadam Ramadan hal habeen ka hartay wiilasha inagu soo gabagabee 😅 lkn gabdhaha aad usoo qaban doonto ku soo dar Amiira iyo koko

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 3 місяці тому +7

    😂😂😂😂 amiira kooko sundus xarifiin
    Sidakle gabdhaha kale waa ku haystaa oo ayaaninta ugu horayso

  • @falisadanmaxamed4797
    @falisadanmaxamed4797 3 місяці тому +10

    Ayyy amiro iga qoslisey markey u danbesey😂❤

  • @kokobulle6616
    @kokobulle6616 3 місяці тому +26

    Inta musalsalka calaf iyo cashaq marki lasoo daayo uusan dhaafi doonin wa idin salamy 😣😂

    • @user-sl4et1jb5k
      @user-sl4et1jb5k 3 місяці тому

      Waa kaa qaadney😂

    • @Hinuush
      @Hinuush 3 місяці тому

      Insha allaah
      Waan kaa qaadnay wllo nbd iyo cfmd I.a😊

    • @faadumocali1544
      @faadumocali1544 3 місяці тому

      Wan k qaadnay wanba sugi la ahay

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 3 місяці тому +3

    The Lady with the Eye glasses is so respectful❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 3 місяці тому +3

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @user-kq4tm9fy8s
    @user-kq4tm9fy8s 3 місяці тому +6

    Asad hagio keep going pro 💪 marki labaad aan comenti ku dhiibto waaye 🎉❤❤❤teams asad

  • @happey8273
    @happey8273 3 місяці тому +3

    Asad xaji come soon 1.900k

  • @user-px3pd5un9u
    @user-px3pd5un9u 3 місяці тому +1

    Ramadan mubaarag wllkey asad xaajiyow intan iyo inkabadan ayaan kuu sii rajeeynaa inaad ka badan riyoorinkaga iyo hamigagaba

  • @carafadmaxamed9145
    @carafadmaxamed9145 3 місяці тому +2

    The Best youtuber..❤️✈️💯

  • @Guled_yare904
    @Guled_yare904 3 місяці тому +5

    Ayaaniita is back🎉

  • @Mabsuudhamse
    @Mabsuudhamse 3 місяці тому +11

    2m coming soon asad team 27 🎉🎉🎉 hmblyo hmblyo hada iga soo gudoon
    From duriyda💚🤍❤

  • @AlamaganInshiir-kp6gw
    @AlamaganInshiir-kp6gw Місяць тому +1

    Wewe yaa no dhihi karo shamuurey ❤❤❤

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 3 місяці тому +2

    Welcome back again guys keep going guys

  • @user-ku8fq2xd8m
    @user-ku8fq2xd8m 3 місяці тому +5

    Awww caawa anaa ugu horeeyo 😂❤🎉

  • @rahimamoussa
    @rahimamoussa 3 місяці тому +22

    Koko is the best wan ku haysata ani

  • @user-te5db6ro1l
    @user-te5db6ro1l 3 місяці тому +2

    Frest comment❤ team 27 love

  • @adnannineninemrsmart7262
    @adnannineninemrsmart7262 3 місяці тому +2

    We can't wait that movie aad soo wadan ramadanka❤

  • @siciidmohamed148
    @siciidmohamed148 3 місяці тому +4

    Asad hore usoco zxpkayow❤🎉

  • @AbdirahmanMohamedhujale
    @AbdirahmanMohamedhujale 3 місяці тому +3

    Asad wxas wxa ikadaran mar un lubahada kusocotit i...a wankusalama taliye ❤

  • @queenHana-jj9pd
    @queenHana-jj9pd 3 місяці тому +1

    First comment abti Asad salaan sare❤😊

  • @hanadabdishakuur5627
    @hanadabdishakuur5627 3 місяці тому +1

    First comment Asad 2m coming soon inshallah

  • @cabdikaafiabuukar7988
    @cabdikaafiabuukar7988 3 місяці тому +5

    Ugbaad gabar asturan maashaa allaah❤❤🎉

  • @khlidhsssankhlidhassan4659
    @khlidhsssankhlidhassan4659 3 місяці тому +3

    9min ago 2.1k cajiib weeye ❤ team 27 wan wataa

  • @ibrahimkhalif4652
    @ibrahimkhalif4652 3 місяці тому +5

    Abukaataha Wu mudanyahay lambarka ay siiyeen ,,,,,,,,,) shamuure Wu mudanyahay lambarka ay siiyeen ,,,,, guuleysta gabdhaheeni

  • @ayuubhassan7089
    @ayuubhassan7089 3 місяці тому +1

    ASAD HAGIO go ahead lpx I wish to reach 2 million in 1 month 🎉❤

  • @faizaelmi3556
    @faizaelmi3556 3 місяці тому +3

    Asad barnamijkan part 2 noga so sameey❤❤❤❤❤❤

  • @aasiyaabdi8021
    @aasiyaabdi8021 3 місяці тому +12

    Amiira iyo koko mxaa loogu danbaysiya horta😂😂

  • @farahburale4080
    @farahburale4080 3 місяці тому +3

    It was wonderful need more in the future inshallah

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 3 місяці тому +13

    Inta amiiro meeshey kujirto aan kamaqnan hi 😂

    • @Amirafan1
      @Amirafan1 3 місяці тому

      Hi too😂😂❤

    • @Sheeko_time
      @Sheeko_time 3 місяці тому

      @@Amirafan1 jiifo nya sacadan mxa uso jeda 😂

    • @Sheeko_time
      @Sheeko_time 3 місяці тому

      ​@@Amirafan1jifo nya 😂

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 3 місяці тому +5

    Ayyy Amira io koko dadka game qurxiyo😂😂

  • @fadumaabdilkadir4999
    @fadumaabdilkadir4999 3 місяці тому +4

    Asadoow game mobile dhulka lagu tuuraa soo samee rayaan❤🎉

  • @user-nq7kf1el6k
    @user-nq7kf1el6k 3 місяці тому +1

    Team amiiro iyo koko 😂😂dhibkii oo lawo ah😂😂😂😂la idin jecliyaa❤

  • @CeynashAbdi
    @CeynashAbdi 3 місяці тому +5

    Halmr kuwatha salino nabika scw

  • @abdurahmansaed2505
    @abdurahmansaed2505 3 місяці тому +6

    Nafisa inantayadii burco waanu tabnay✌️

  • @user-ps9my8xb3p
    @user-ps9my8xb3p 3 місяці тому +25

    Amiiro
    Naagtiiso qayani aa 😏
    Maxa iga galay 😂

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 3 місяці тому +2

    Ramadan Mubarak 🌙 ❤❤❤

  • @Fataxo7
    @Fataxo7 3 місяці тому +1

    Asad ,Game-ka isla hela jawaabta PART 2 ,iyadoo TEAM gabdhaha iyo TEAM wiilasha ah soo sameey

  • @munadiamond7749
    @munadiamond7749 3 місяці тому +3

    My Queens gabdho ❤❤❤👸🏼👸🏼👸🏼

  • @Cashiid
    @Cashiid 3 місяці тому +4

    Si aan u gaarno 1.9M subscribe 🎉

  • @abdulqadirabdurrahman9748
    @abdulqadirabdurrahman9748 3 місяці тому +2

    Keep going lagend Asad Hajio

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 3 місяці тому +1

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤

  • @user-sq4di6vz9m
    @user-sq4di6vz9m 3 місяці тому +4

    Ana ugu horeyo lek isar

  • @user-bh8vh5lc7h
    @user-bh8vh5lc7h 3 місяці тому +5

    Ramadaan cafimaad alaah hanagu gaarsiiya cibaadooyonka alaah hanaga aqbala

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 місяці тому +2

    Hampalyo 2milian asad hajio the big legend❤🎉

  • @Suusu863
    @Suusu863 3 місяці тому +1

    We love this man ❤

  • @Fatimamohmed2331
    @Fatimamohmed2331 3 місяці тому +3

    Qofkii ugo horeyay ee dawdey are you single waxn rajneya inada riabliy iso gasho asda xajiyo

  • @abdirahmanoffcial
    @abdirahmanoffcial 3 місяці тому +13

    Inta RAMADANKA u xiistay ku saliya nabiga scw ❤❤❤❤ RAMADAN MUBARAK

  • @AswaanAbdifatax419
    @AswaanAbdifatax419 3 місяці тому +1

    10 mar ka badan ayan Search dhahay chanelka Muxu wax Laso dhigi wayay islaha😂❤Love team 27

  • @KaysaYasiin
    @KaysaYasiin 3 місяці тому +1

    Ramadan mubaarik ❤

  • @shaakirofficial
    @shaakirofficial 3 місяці тому +155

    Asad hajio ❤❤

  • @Faadumofilsan1991
    @Faadumofilsan1991 3 місяці тому +4

    Mansha allah ilahay cimriga ha idiin dhereyo amiin dhamaan amiin ❤❤❤keep going my brother asad

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 3 місяці тому +1

    Ayaaniita waaa lagu waayay intee aaaday apyo

  • @gaabeygududey4288
    @gaabeygududey4288 3 місяці тому +1

    First comment❤❤ and person

  • @azad__Junior
    @azad__Junior 3 місяці тому +3

    ياأيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما ❤ صلي الله عليه وسلم ❤

  • @MarwaMaxamed-ld5hu
    @MarwaMaxamed-ld5hu 3 місяці тому +4

    Asad wad so samysa Gameki Guess this song oo wiilal iyo hablo ah inta igu raacsan

  • @hibonura7976
    @hibonura7976 3 місяці тому +1

    Ramadan mubarak ❤

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 3 місяці тому

    Congratulations asad hagio 1.9m camingsoon

  • @NaagKarmet-zw2sv
    @NaagKarmet-zw2sv 3 місяці тому +19

    Gabdha dharka binkiga wadato🌷quruxleey somha asxabey😊

    • @masbal9180
      @masbal9180 3 місяці тому +2

      Amiira kama qurxana

    • @NaagKarmet-zw2sv
      @NaagKarmet-zw2sv 3 місяці тому +1

      @@masbal9180 wey ka quruxanteh amiro wa qof wen tan weyarteh weyna quruxanteh 🙄

    • @NaagKarmet-zw2sv
      @NaagKarmet-zw2sv 3 місяці тому

      Si jeed io so jeed ba​@@masbal9180

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 місяці тому +1

      ​@@NaagKarmet-zw2svAmiira maa qof ween eh waynidii saa ku ogaa waa laga badalay marka

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 3 місяці тому

      ​@@masbal9180 amiro mx mesha kena😂