Banaanbax xasan sheikh doonimeyno ah oo muqdisho ka socdo iyo xildhibaan as ka hadlay lagu oriyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

КОМЕНТАРІ • 69

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 23 дні тому +2

    Guuleyso Madaxweyne Hassan sheekh mahamuud guul❤️❤️❤️❤️❤️✅✅

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 23 дні тому

    Sha baaabku waa Abgaal

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 23 дні тому

    Waaw doonimaayno tuuga waaw waa warfadxad taasu

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 23 дні тому

    waa reer muqdisho cashiirta bixiya cashuur dawladikama horeeyso ee biya

  • @FadumoMuseSaid-s6j
    @FadumoMuseSaid-s6j 23 дні тому

    Waa sax xasan iyo kuwi doortaba waa tuugo mooryaan ah

  • @bima9383
    @bima9383 23 дні тому

    Waa sax somali muwadin maha saa adiga lagu dhagesta oo khabyalad iyo khurun kuhadlayo malin kasto

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 23 дні тому

    Abwaan run ayaad sheegtay anigu USA ayaan ku noolahay hadii aan card wax ku iibsado kaarkeyga ayey canshuurtu ka go,ayaa taasna iibsaduhu Kama murmikaro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 23 дні тому +1

    Garaadoow raalli ahaaw
    Ganacsadaha waa inuu qofka u sheegaa lacagta
    oo ay ku jirto canshuurta

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l 21 день тому

    Xasan shabaab usagaa daacad uah oo hubkii dowlada siiyey maantana waykufaaneysaa illadiyaarado loogeeyey lagaaray dalkaan iyo shacabkaan miskiinkaa allaha kariyeye

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 23 дні тому

    Subhanallah barlamanka Waxa ka buuxa xildhiban khawarij ah😱😱😱

  • @AxmedmaxamedGarbo
    @AxmedmaxamedGarbo 23 дні тому

    Shabaab goodnight halooga hallo ee ajandaha yuusan qasin waxaa laga hadlayaa waa canshuurta iibka.

  • @Mumtaaz-d7t
    @Mumtaaz-d7t 23 дні тому

    Wa sax canshurta ilaqada ganasatadu haku Daren qimaha hadba inta canshuurtu tahay, wadadanka dhan waygaari ee dawladnimada hala taageero.

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 23 дні тому

      Malaha wll wadanka rajo kamaalid xasan miyaa ku biila waxaas la iska yeelimayo

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 23 дні тому

    Iyagaa shabaab ah xiladhabanka oo dhan halaga ceyriyo dalka

  • @bima9383
    @bima9383 23 дні тому

    Waa run cadkina dhacsada heryada iska khada hana xakhinana dhacsada hana xadgudbina

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 23 дні тому +1

    Xildhibanada in today badan waa shabab

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 23 дні тому

    Xildhibaannadu waa wada shabaab hala eryo iyagoo dhan

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 23 дні тому

    Asc abwaan garaad runtii waxeey tahay in dowlada eey sameeyso shilinka soomaali hadii kalo sheekadu sikalo beey noqon oo xamar nasri Baa u soo socdo hala daabaco lacagtii soomaaliya lahayd shilinkii soomaali asc

  • @caligure1984media
    @caligure1984media 23 дні тому

    Abwaan ma masaakiinta ayaad saareeysaa

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 23 дні тому +1

    Subxanallah wa waxlagaxumado

  • @familjenstv
    @familjenstv 23 дні тому

    Xildhibaanka lagu oriyey waa kuwa isbaarada canshuurta ah dhigtay oo raba inaan laga hadlin xaqdarada shacabka lacagta laaga aruursanayo tuug isbaareysto ah weeye

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im 23 дні тому

    Xildhibaanada ayaaba shabaab Ka buuxaan EE was in baaritaano Lagu sameeyaa

  • @kamaalkiimo3675
    @kamaalkiimo3675 23 дні тому

    Dabaal hadow wa adi iyo xasan xumow aaway dal xureye

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 23 дні тому

    xasan shiq qa ilkisa away abgaal goofka haka baxshaano xildhobaa ada halaa rido

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 23 дні тому

    Dowladii qabuuraha u dhacday dad nool uma daahayso

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 23 дні тому

    Scww wasgow

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 23 дні тому

    xildhibaa ada halaa bedelo kii ka so horjedo dalxureye

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 23 дні тому

    Waxaan ma mataqaanid

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 23 дні тому

    Xildhibaanka lagu oriyey xildhibanad Faisuu weerar qabiileysan ku qaaday Xasan Tuugaana soo diray oo Adeer u ah

  • @ahmedbarrow7590
    @ahmedbarrow7590 23 дні тому

    Qiimaha badeecada iyo canshuurta oo leyku daray ayaa wax lagu gadaa adduunka

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 23 дні тому

      Markaasna cid wax gadato la helimayo wayo wadan bilaa shaqaa oo bilaa lacag shacabka hala shillong caqlimaaha

  • @CabdiCabdile-bq8hc
    @CabdiCabdile-bq8hc 23 дні тому

    baarlabaanka hala kaldiro

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk 23 дні тому

    Xamar wayne waa nabad beenta dhaaf

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf 23 дні тому

    Sax sax haley formajo wa maraaxan
    Is karbasha matan hawiyeoiiw cringing
    Guul darood all 😍😍

  • @ibrahimfiqi4578
    @ibrahimfiqi4578 23 дні тому

    Federal hadduu yahay somalia canshuurta waddanka oo dhan halaga qaado haddii kale waa qalad waayo dawladdu waddanka oo idil ha mideeso markaad canshuurta waa xaq.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 23 дні тому

    MADAXWEYNE XASAN SH IYO XAMSE WAXAAN KULA TALIN LAHAA KUWAAN YEY IDIN DAALININE XILKOODA KU WAREEJIYA HA IS CUNEENE ITOOBIYA IYO INTA WADATEY KU FIICAN YIHIIN INEY XUKUMAANE WAAYO KUWAASAA ABAALKOODA KA WARAABINAYEE

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 23 дні тому

    Cidda gadaal kawada waa layaqaan waana kuwii debdemiska laga raray

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 23 дні тому

    Msshi kameesi waaye
    Sida hada socota ayaa sax ah waa in ay ganacsada ka go,daa sida hada socotaa

  • @CumarCkariim-k3h
    @CumarCkariim-k3h 23 дні тому +1

    Tugi.aderka..Ayaan.ahay.damerna.dowladnimo.mayaqaan.shabaabna.adiga.yey.kuwasaan

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 23 дні тому

    Ganacsaduhu qiimaha Shangai ayuu marka horeba ku darsanayaa...waxa lacagtu ka go aysaa waa shacabka..sidaa u faham...

  • @maxamedqaasin1976
    @maxamedqaasin1976 23 дні тому

    Marka waxad rabta adigo xasan difaacaya inaad noi sheegto masaakiin saaka xamaali aaday oo 5$ soo helay iney lacagta isaga ka go'do gacansadahana eysan waxba ka go'in wllhi xasid aya tahay ee nagu kala wad sabiskaraabkina waan kaala noqdey by by

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 23 дні тому

    sheekadu shabaab maaha ee waa cun suri xildhibaankan adeer xamar unukaaleh saay usocoray hawiyaa kala sheegatay kkk

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im 23 дні тому

    Siyaasiyinta mucaaradka ayaa Ka danbeeyo😂

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 23 дні тому

    Waxan habargidir ka dabeeyso😂😂

  • @sabrudiin2770
    @sabrudiin2770 23 дні тому

    Garaad waxaad rayi tahey xildhibaanada buuqaayey Markaan hadallkaada Dhageystay laakiin xildhibaanka hadlaayey inaad ku fikirtahey aan kuu fahmay waxaad ku fikirtahey ganacsatada canshuurta waxeey ka go, ee ganacsatada intee ku aragtay qof wax iibsaayo wax ka goayaan garaad soo bax adduunka Sidoow u shaqeeyo aad baratidee maanta waxaad tahey dowlad diid

  • @SihaamCali-z8t
    @SihaamCali-z8t 23 дні тому

    Xasan shiiq waa tuug haleyska qabtu balaayada

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 23 дні тому

    Xildhibaanada badankooda waa all qawaariij.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 23 дні тому

    WAXA QALADA IN CANSHUR LAGA BAADO CANSHUR DAD KU NOOL RAFAAD ON SHAQO HEYSAN

  • @degan4
    @degan4 23 дні тому

    Kaash baa loo baahan nahay

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 23 дні тому

    Hala xir Xiro taa gee ra yaa sha. Far maajo tuug

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 23 дні тому

    HAA SHABAABKII LACABURINAYEY AYAA KA FAAIIDEYSANAY IYO MUCAARAD ISKU SHEEGA WAXAANA EDEB DARAA IN LA CAAYO MADAX WEYNAHA WAAYO WAA ADIGOO CAAYAYA WADANKAAGA ASTAANTA QARAN HA LA ILAALIYO

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 23 дні тому

    Maxaa leygugu qabtaa caafimad maleh iskuul makeh ma yeelaayo in lacag leyga goisto

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 23 дні тому

    canshuurta xasan waa is baaro reer muqdisho loo dhigtey isbaaradaas balad kale ma dhigan karyo yac iska dhaha xasan munaafaq

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 23 дні тому

    WAXAABA QALADA OO AAD FIDINEYSAA QAABKA WAX U GO AAN BEENAAD SHEEGTEE GANACSADUHU QEYMAHA SHEYGA AYUUBA MARKA HOROBA KUDARAYAA U SHEEGIDNA UMA BAAHNAA SHIDADA GANACSATADAA WADA OO AAN DOWLADNIMO DIYAAR U AHEEN

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 23 дні тому

    Ganacsadaha ha bedelo beeca hana kudaro waxa laga iibsanayo
    Si loo kala Aman helo

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 23 дні тому

    Ruux yohow markii ay xaajadu tahay xasan shekh iyo shacabka waxaa gar leh shacabka xaqna ku taagan. Waxba yaanaan baadil ugu eexan ruux shacabkiisii ka qeylisiinayo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 23 дні тому

    SOMALIA ISKUMA DARSATO CANSHUR IYO CIIDAN IYO BOLIS LAKIIN HAWIYE WAXA LOGU YIMADA IN LA BAADO LA DHACO LA CUNO CANSHURTODA

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 23 дні тому

    Aloow kaqabo xasan dalgate dalka

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 23 дні тому

    Shacabka masakinta ka so warejine miya marka in laga gosto lacagta ganacsato iyo nin xolo leh waxa lohu dara camal yaa

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 23 дні тому

    Been ayay u dharten ilahay hanaga qabto dharten haqabato waxay dhunta mariyan ayay rabat xildhi banimoy xal qado

  • @simplysweet7523
    @simplysweet7523 23 дні тому

    Qalyare qacbaakayeertey thanks shacabka mudishu oo iskaqabtey xasantuuug iyo qalyarekkkkkkkkkkkkkkk

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 23 дні тому

    Xasan sh tuug 😂

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 23 дні тому

      Aabahaana waad dhihi laheeyd ileen maba lihid aabe😂

  • @KhadejoHassan
    @KhadejoHassan 23 дні тому

    Canshurta wa in aykagodo ganac sadaha ewelba canshurta wala dhibi jiray dowlada iyo shabab malyano Aya loo qadijiray lamana hadlay

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid7044 23 дні тому

    Allow yaa Hawiyow runta kuu sheego Cadawgaaga ayaad u beer faleysaane, yaan lagaa dumin gurigaaga, As intii xun oo dhan baa ku hoos dhuumata, Xildhibaan Gacan kurimis ah oo aan lasoo dooran ee Xaaraan iyo laaluush lagu keenay, muxuu meteli karaa?, isagaanba fahmi karin Xilkiisu waxa uu yahaye?.

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 23 дні тому

    been hadey wax tareyso xasan munaafaq bey wax tari lahayd

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 23 дні тому

    Cbb waaye hala xiro xiro kuligood waa ay edebdaran yihiiñ wax u daran iyo mid u Rooney mayaqaniin lacag ma jirato ee waa been

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 23 дні тому

    Bakaraha iyo xamar weyne khawarij ka buuxda masiibo Alaha ku rido💣👎🏻👎🏻

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y 23 дні тому

    Kkkkkkk xasan dhìqo umada ilaah ha ka qabto