Dadkaan waa dad ku dayasho mudan social media akhlaaq bay kusoo galaan ugana baxaan illahay ha idin xafido war iyo dhamaantiin arooskiina sugaynaa the best family H.H 🎉❤
Mansha Allah waxan alleh weydisana labadino reer leh ad nolol farxadleh ku jirtan. Insha Allah waxan u sosocda neyrobi o in mudo ah in an jogo rajeyna waxan ku farxiy lahay anoh jogo in arooskina dhaqo ❤❤❤❤
Oo hada ma dad baa udhina waxa idinka dhaxeeyo iney ogadan Ala kuwaas waa. Dhoore 😂😂 Anyway sister and brother ❤isku wara yaqey IL xun idin ma eegto dee
Xasan maseyrlow weye ogow qof kujecl ayaa ku maseyra xamdi iyo xaasan alle haysu kindayo waxtihin daad is ilaashada guul welin ❤❤❤❤
Mashallah xasan soya iyo xamdi Allah idin xifdiyo oo isku waar hadad is guursataan Mashallah aniga waan idin taageer ❤❤❤
Wuu maseer badan yahay xasan soyaa😂😂😂😂😂
Hassan Hassan waye means Hassan maseyrlow waye 😂
Sax waa maseerlow
Boqoradeyda xamdi mashallah naag adag danteeda taqaano❤❤allha kusharfo ❤❤aduun iyo aaqiro ❤❤❤
Kuwaygi muhiim mahan wax kasta inay ogadaan dadka muhiim wxa ah inaad waligiin wada jirtaa❤
Isku waara oo ubad khayr qaba kala helo boqortooyo in sha allah❤❤❤❤❤❤❤
❤Mashaa Allah Allahuma Barakum🎉❤❤
Hooyaday baa xanun sanaysa ki gu so duceya 40 qof ducadoda wa la qacbalaa
Amiin amiin ❤❤❤❤
Alle hakucaafiyo qali
Caafimaad taaam allha siiyo 😢
Allah ha caafiyo
alllah ha caafiyo wlo
Waraada sheekadas naga daaya beenbeen aa meesha kuhesiin anaga bilaa xalwad aa rabtiin inaa nadirtiin ❤❤jacelkas tus waaye😂😂
Family quruxda badan jacelka ku dhisan anaga xitaa markan dhageysano ka faideysano kalexda
Dadkaan waa dad ku dayasho mudan social media akhlaaq bay kusoo galaan ugana baxaan illahay ha idin xafido war iyo dhamaantiin arooskiina sugaynaa the best family H.H 🎉❤
ninkeyga waye jawabta wan igay aniga lakin markasta wa isku kiin jeclay illah hani barakeyo family qurux badan mansha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Xasan soya iyo uma ahsaab I love you so much walhi lamaane qurux bdn ba tihin tageero weyn aa inaa ahy keep gonig ziz and pro❤
Hassan hassan Le waye waxa ufahmy hassan wax walbo aa igala dhexeyo jcyl sxp wax walbo wuu yahay
Masha alaah gabadha ducada dalbated hoyo alaha caafoyo xanuunkana dambi dhaaf alaha ooga dhigo aamin ya rabi❤❤❤
Waa ini jeclnahay❤
Wlhi m.a lamanaha baraha bulshta uku jeclahy nolada Abid insha Allah nolashina qaska ah qarsada hamdi io Hasan l love you ❤❤
Xasan ninkayga waaye sax miaa hassan sooya😂❤
xasan xasan leewaye maseeroow😂😂😂
Masha’Allah ilahay ha idin barakeeyo
Hassan soya macaliinka jecyaalka ayaad tahye saxiib keep going my brother
M.a allah idin hafido kuweyga anjelhy ❤❤❤🎉🎉
M.a😂❤❤❤ team mama waa idin salamey 😢🎉
Wllashy hamdi iyo wllkay hassan jira oo jooga waligiiin ❤❤❤❤❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maseerow waaye hassanow waa lagu fahmeh😂😂
Masha Allah Noolaada Hasan iyo Hamdi😊❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Amazing 👏 questions hassan and hamdi alle ha isku kiin barkeeyo
Mansha Allah waxan alleh weydisana labadino reer leh ad nolol farxadleh ku jirtan. Insha Allah waxan u sosocda neyrobi o in mudo ah in an jogo rajeyna waxan ku farxiy lahay anoh jogo in arooskina dhaqo ❤❤❤❤
Ar ku wan saa iskugu jeclaa lee jah ar is ku wara 🎉🎉🎉😂❤
Hassan maserlow wayee (hassan hassan waye umu legend)
Hay Alh idin barakeeyo wllhi waadad iskufcnthy
Masha Allah Allahu mabaari🎉🎉🎉❤
Mansha allh Xamda waxay ula jeeda xassan waa jcylkaygii 😂😂❤
Masha allah family qurux badan runti wan in jeclahey❤❤isku wara insha Allah
Kkkkkk Hassan Hassan le waye wa sheka kale lejan iga dheh❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waxaas jeceel lagaa dhahaa mansha allaah
Xasan ninkeeeeda waaaaye ama jacaylkeeeeda waaaaye 🎉
Masha Allah umu ahzaba iyo Hassan zooya
Kuuwygih isku wara ❤️🔥🔥💯
Hamdi iyo Hassan wada jira wllhey aan jeclahy❤❤
Ilahayow labadan nolosha Ku midee Bala dhiib li yaa rabi❤❤❤
Hasan xasan le waye waxa ufahmay hassa inuu maseroyhy😅😅
Ilaahow wax dhiba ha tusin isha bini aadamka ka ilaali ilaahow xafid labadooda❤❤❤
Oo hada ma dad baa udhina waxa idinka dhaxeeyo iney ogadan Ala kuwaas waa. Dhoore 😂😂
Anyway sister and brother ❤isku wara yaqey IL xun idin ma eegto dee
Wllky xasan soya iyo umu guuleysada marwalba guul
Xassan Xassan waye 😂😂😂
Xassan waa farxadeta iyo jeclegedat waxa walbo masha Allah ❤❤❤❤
Xamdi qurux sido kale .❤❤❤
Raigada waa sax xamdi ❤❤
Haa waa waano mahadnasid.😊
Xasan waa nolashaada abaayo ❤️❤️❤️
Mansha Allah ina Adertey and Dumashi ❤❤❤❤❤❤
Guulayzo pyo mcn xamdi adiga dumaashi❤❤
You mean he is my everything
Zxp xasan soya nolaada 520k nio xaf lad noo dhig❤
Xasan soya ba love ii saaray. Waaw ani caan aa ahy
Masha alah ilahey ha nii xifdiyo
Manshallaha isku waraa❤❤
Hassan Hassan weeye means too much maseer😂😂😂
Woow maasha Allah, arooska sugaynaa pls iga casuma arooska Dubai Baan joogaa 😊
M.a kuweygii Arooska sodedijiya❤❤❤
waxan nigu duceyey awlad baari aah o illah idinka rali yahay ❤️
M.a team mama and baba❤❤❤ for ever
alle ha cafiyo 😢
Xamdi wlhi waa qof xigmad leh gabadhana markey waxbarato waa sidaa masha allh. Waxaa cawa iga codsiya Xasanow inaad barnamij noga sameso xamdi qurux nolosha ah inaad waxnoga waydiso Xirirada iyo noloshaba
Masha allah alle hasku kiin dayo❤
Mash alh alah isugiindaayo xasan iyo xamdi waa idiin jeclahay wlahay
Wow masha allah horey usocda walaalahey
Xasan xasan waaye :means xassan maserow waaye😂😂😂😂😂
Ugu dar lajan ciyaal Xamar u weyn hogaamiye ay❤❤
Guulaysta noolaada xamdi iyo xasan❤❤❤❤
Masha Allha wan idn tagera wllh wllshy io Wll shy😢❤❤❤ xamdi io xasn🎉🎉😊
Lacagtaydii idinkaa Cunay saan idiin daawanayey😂❤ Guulaysta
Wlky Adigo no sheegin ban oogeene wxba hano sheeegin❤
Wllhi aad ayan idinku farxaa markaan arko videoyadiina i love you so much guys❤
Mashaa allahuuma barkim🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah❤❤❤❤❤❤
Kuwaygii isku wara imta dunidan jogtaan ❤️❤️
Hamdi harago hassan soya waa daad isqabo ee kadamada
Ale hays ku kiin daayo❣️🤲
Hasan hasan weye macnaha maserow weye nh fahma😂😂😂
Mashallh mashallh mashallh habalyo🎉🎉🎉🎉
Iskuwara imbadan 🎉
Hasidka alle hainka qabto
Masha Allah 🎉🎉🎉🎉
xasanw maser bdn thy adna xamdaay wd lahysa nuucaga loogu talla gly haduu helay wlhi🎉😂 😂😂
Haa waxina qarsaday 😊😊😊
Xaasid Kina badan e😊
Hasan hasan waaye men's hasan is my best love ❤😂
Waa indin jecelnahay❤❤❤❤ noloda
Aniga wlhi wn islakiin jclhy guur iyo jcyl ayadba ka Hadleysiin ana wxn sugi lahay inmahaad dhashan wyo wd isku soo baxaysa. Quen and King 👑
M.a lamano is fahsan❤❤❤❤❤
xaa idiin dhiman war miyaa wh waxa noo dhiman guurka xa dhacy tariqda 😮😂😂😂😂😂😂😅
Lamaanaheygi iskuwaara❤❤❤❤❤❤❤
Sababta ay xasan bas ula dubto wax waaye qofba qofka kale wuxu ka ilaa linaya hinaaso iyo khilaf 😂😊
waxa dhiman arooskii❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hassan Hassan means she loves you mashalla bro
Abwe io abyo elahay have xafido❤️😍
Arooski aya dhiman 👌😘
Allha inxafido yarabi ❤❤
Xamdi c/raxman hooyo kartile batahay allow daa. Nolol qurux badan. Insha allaha
Xassan iyo hamdi keep going
Xasan xasan waayo waa jeexeyga naftayda garabkeyga
Hassan Hassan le waye wa maser waye
Xasan xasankayga waye saas miyaa😂❤
Guulaysta may team❤❤