Daawo Sh Abdixakiin Sh Ali Suufi Mowliidka Waa Sax Ha La'dhigo Ha La Xuso Anaa Qaba Kuwa Diidan waa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • Daawo Sida Loola yaabanyahay dadka Diidan Mowliidka Nabiga SCW Sheekhan Oy Walaalo yihiin Sh Abdirashiid Ayaa Aad Uga Hadlay

КОМЕНТАРІ • 140

  • @aishanureini9446
    @aishanureini9446 5 годин тому +7

    Jk dhamaan qofkii Nabi Maxamed csw jecel sunada Nabiga haku dhaqmo wuxuu reebay ka reebtoon wuxuu ku fareyna la imow ku salintiisana badi ee Allaah ha ina waafajiyo Aaaaaammiin

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 Годину тому +1

    Inshaa allaahu shiikh cabdixakiim muxaadarooyinka nabiga noosoobadiya shiikh waajidi iyo adigana waan India sugeeynaa inshaa allhu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanglued6716
    @hassanglued6716 8 годин тому +12

    Ustadka wax badan ayaa iskaga dhex yaacsan waana binu adam qalad iyo sax leh.
    Laakin meeshan waa ku yara dhiiqoday waana xaga fahankisa.
    Jecelka nabiga عليه السلام waa wajib
    Jecelkana waa in la raaco quraanka iyo sunnada .
    Rasulka عليه السلاه wuxu no shegay inaan ku dayano khulafada .
    Mid laga so guuriyey maleh mawludka ama in la xuso maalin qaas ah ama bil qaas ama sanad qaas ah marka waxaan raba inu no sheego wadaadka haday fiican tahay mowludka abubakar iyo cumar iyo cali cusman cali maxay u dhigi wayeen mise kumaysan baraarugin oo jiilka dambe ayaa gartay mowludka
    Mida kale no sheeg qaabka loo dhigi mowludka iyo shurudaha la iska rabo
    Ileen waxaan aragna dad suuqyada dhex wareega oo waramo wato oo dabaal dag sameeni sida masiixinyinta
    Noso cade qaabka loo dhigi iyo dhamaan waxa la iska rabo in la aqriyo thanks for you're reading my comments

    • @knowyourhistory6242
      @knowyourhistory6242 7 годин тому

      You are not a scholar the man talking is the son and grandson of a scholar so shut your mouth and go learn something.

    • @HaredDuale
      @HaredDuale 7 годин тому

      Waa saxan tahay

    • @xaajia2219
      @xaajia2219 6 годин тому

      Ninyahow waxbaa isaga kaa dhaxyaacsan!
      1. Mowlidka adiga hadaadan ku qanacsaneen culimada daliilka u heesato xaq baa u leedahay. Laakiin xaq Uma lihid inaad xaaraam ka dhigto waxeeyna Ilaahay Subxaanu watcalaa iyo rasuulkiisa S. C. W xaaraameen.
      2. Jaq Jaq iyo dood sanad walba muran aan macno soo kordhineen waqti lumiska laga tago. Weliba waqtigaan Kuma sii jirto oo muslimiinta meel kasta lagu xasuuqayo Sida Falastiin iyo dalkeena.
      Towfiiqda Allaha na waa fajiyo

    • @Xasanyare-sv7bm
      @Xasanyare-sv7bm 5 годин тому +1

      In sanad walba tartan quraan la qabto oo hadiyado lagu baxsho dhib malahan walina asxaabta masameenin marka maxaa diidan in xuska nabiga lasameeyo hadii bidco aa u aragto waa bidca xasanah

    • @azramyramzan
      @azramyramzan 3 години тому

      Hada ma kalamkii Alle iyo xus nabiga laxuso ayaad is barbar dhigtay subxanallah, ilahii aan mushrikiin naga dhigin baa mahad leh
      H​@@Xasanyare-sv7bm

  • @abdulkaadirabubana6962
    @abdulkaadirabubana6962 Годину тому +1

    ماشاءالله ماشاءالله
    بارك الله فيكم وجزاكم الله كل خير وحفظكم الله من حسد الحاسدين ومكر الماكرين يارب العالمين
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @withmykids5649
    @withmykids5649 2 години тому +1

    جزاك الله حيرا سيدي الشيخ عبد الحكيم. كلام عظيم في القمة. لا يفهمه إلا أهل الهمة نفع الله بك الأمة

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 Годину тому

    Asc shiikh cabdixakiim iyo shiikh xasan waajidi allaha ha iron barakeeyo aamiin yaarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedahmed-tp5uu
    @mohamedahmed-tp5uu 7 годин тому +6

    حب النبي صلى الله عليه وسلم لا يبرره بدعة مولد وكل بدعة ضلالة

    • @abdinoryare3643
      @abdinoryare3643 7 годин тому

      عليك أن لا تخصّص عموم الكل في :كلّ بدعة ...: حتى نكون كلنا في بدعة تامّة.
      فإن خصّصت بأمر ديني أو دنيوي فعليك أن تجيز للآخر الحق في التخصيص والا حكرت على الناس ماهو واسع.

  • @cosmanismail4494
    @cosmanismail4494 4 години тому +4

    لا بد أن نفرق بين العالم والقارئ حتى لا نغتر مثل هذه الخرافات

  • @mjepid
    @mjepid 7 годин тому +5

    Maa banaanna waayo asxaabto masameyn

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 5 хвилин тому

      Bidci waxaa lagu yaqaan ma banaana, iyagooleh ayaa qiyaamaha la soo bixinayaa, loona kaxayn doonaa naarta wal ciyaadu blaah

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 Годину тому

    Maashaa allaahu allaha ku barakeeyo aamiin yaarabi

  • @MunaAli-t6l
    @MunaAli-t6l 3 години тому

    صلى الله عليه وسلم love ❤️

  • @fardixaajicabdi2633
    @fardixaajicabdi2633 9 годин тому +1

    Jazaka Allaahu khayr, Akhuna sheikh C/xakim, waxad noo bidhamisay Arin aan dadku wada arki Karin ama aysan fahminba, zaadaka Allaahu alcilma wa macrifatu RASUUL SCW

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 4 години тому +1

    Salallaahu caleyhi wasalam
    Salallaahu caleyhi wasalam
    Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @abdullahisheikdon7861
    @abdullahisheikdon7861 5 годин тому

    Maanshaa Allah, sheikh Abdixakim waad asiibtay, kuwa nebiga SCW waxa xunka sheegay ama diidan saliga nebiga walle waxay garan doonaan waqti aan waqti ahayn, wayna shalaayi doonaan. Haddii aan alle unaxariisan oo aanay khalad kooda sixin.

  • @mahdiarab2204
    @mahdiarab2204 8 годин тому +1

    من لايملك قوته لا يملك قراره

  • @hindaahmed4861
    @hindaahmed4861 4 години тому +1

    الهم صل و سلم و بارك على أشرف الانبياء و المرسلين سيدنا و نبينا محمد ❤ صلي الله ❤ عليه و سلم

  • @yasinmire8857
    @yasinmire8857 3 години тому

    الحمد لله عافانا مما ابتلاكم وفضلنا على كثير ممن خلق تفضيلا

  • @nuuradinahmed514
    @nuuradinahmed514 3 години тому

    Masha Allah sheekha allow barakey

  • @naasirmgr7935
    @naasirmgr7935 4 години тому

    ماشاء الله
    illaahay habarakèyo sheikheena shaikh abdihakim
    Wataa culimada dhabta ihi ee diinta ehelka uaha

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 4 години тому

    Masha Allah Allow idin xifdhi Allahu ma Amiin 🤲🕋💎🌺🌴🌴🌴🌴🌴

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 5 годин тому +1

    صلي الله عليه وسلّم.

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 10 годин тому

    Masha'ALLaah walaal Qaaliya ,sh cbdihakiim❤🎉Barak allaahu fkm

  • @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
    @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf 2 години тому

    مااصابك عبد الحكيم 😢

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 6 годин тому

    Maashaa allaah ilaahay habarakeeyo dhamaantiin gaar ahaan shiikh cllxakiim iyo shiikh xasan guulaysta

  • @HRU20
    @HRU20 3 години тому

    صلى الله عليه وسلم...

  • @ruqiyamohamud7572
    @ruqiyamohamud7572 4 хвилини тому

    Jazaaka lahu khayr yaa shaikh bidcada iyo shirking ka buuxa niman waxay samaynayaan oo aad banaynayso adoon caday waxa qalad ah iyo waxa sax ah suaal baa kuu taal من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد

  • @abdirashiidfawzi3953
    @abdirashiidfawzi3953 3 години тому

    Mesheeda ayuu dhigey weyneynta nabiga iyo debaldegisa waa mid loo bahanyahay .Waayo waa wax wanagsan ajarna laga helayo iyo iimaan.kuwa dhahayo yan la weyneyn iyago hadii la weyneeyo wey raban.

  • @ImanOnline-s5y
    @ImanOnline-s5y Годину тому

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم والله إنّ هذا شيء عجيب

  • @kherowdahirguhad4021
    @kherowdahirguhad4021 4 години тому

    الحمدلله لانغتربعداليوم بقارئ يقرأ القرآن بصوت عذب حتى نعرف ماهو ومن أين هو وماهي سيرته الذاتية.

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 4 години тому +1

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @cosmanismail4494
    @cosmanismail4494 3 години тому

    وعن حذيفة قال : قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم - : ( اقرءوا القرآن بلحون العرب وأصواتها ، وإياكم ولحون أهل العشق ولحون أهل الكتابين ، وسيجيء بعدي قوم يرجعون بالقرآن ترجيع الغناء والنوح لا يجاوز حناجرهم مفتونه قلوبهم وقلوب الذين يعجبهم شأنهم ) . رواه البيهقي في شعب الإيمان ، والحديث ضعيف لكنه معناه يشير الى ما نحن اليوم

  • @Nothing-el1dk
    @Nothing-el1dk 3 години тому

    Wa mahadsan tahay sheekh cabdilxakiim in nabigeena صلي الله عليه وسلم في la jeclaado oo la raaco wa wajib waxana lagu helaya jacaylka ilaahay sax
    in aad xusto barashada cilmigan sida siirada nabiga صلي الله عليه وسلم
    شماءل محمديه
    ذلا ءل وخصاءص النبوة
    Waa wax fiican lakiin
    Waxa kasoo hadashaa in ay sax tahay sida mawliidka loo sameeyo maxa shareecada waafaqsan maxase ka soo horjeedo.

  • @UmarHassan-f5l
    @UmarHassan-f5l Годину тому

    Mowliidka Waa Shirki - Shiiqa Alle Hafahamziyo?

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 9 годин тому +11

    يا عبدالحكيم أأنت عالم حتى تبرر لنا مشروعية بدعة المولد النبوي ما هكذا تُورَدُ الإبلُ ياسعد.ُ الحمدلله فإنّ المجتمع أدرك أنّ هذه الاحتفالات من الأمور المُستحدثة والبدَع المُستنكرة

    • @abdinoryare3643
      @abdinoryare3643 7 годин тому +2

      توصيف المسألة وتكييفها ثم الحكم عليها أمر يحتاج الى نقاش علمي .
      نقل قول الآخر منعا أو إباحة كما يفعله الشبخ الآن ليس أمرا صعبا ، وأنت قد نقلت القول المخالف ووصفت المولد بماقاله المخالف.
      ولا فرق بينكما.
      من حقّك أن تخالف لكن اسمح للآخرين القول الآخر ولا تجرح.

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 5 годин тому

      كلام صحيح ميه في الميه أحسنت النشر جزاك الله خيرا إنشاءالله

    • @عليحسين-ق2ج8ح
      @عليحسين-ق2ج8ح 5 годин тому

      اي مجتمع يا هذا بلاها تخبيث وتدليس وتضليل فرقة سميت نفسها بالفرقة الناجية وتريد أن تفرض علي معتقداتها علي الجميع وهي مستوردة من اقصي الأرض من نجد ولا يحلو لها إلا ان تسفه من يخالفها بل ترميها بالشرك والكفر وليس لديها أفق للنقاش والحوار في المسائل الدينية هل هذا هو المجتمع الذي تشيره لنا ،دعك من الشيخ فهو من عائلة جذورها من دعاة وعلماء الأمة الاجلاء الذين نادوا بالتكاتف والاسلام وليس من دعاة التنافر والتناطح ونشر ثقافة التناحر والاقتتال ،وكلامه حول أشرف المخلوقات صلي الله عليه وسلم الذي قال انا سيد آدم ولا فخر من مسك وورد وتفرح اي مسلم لديه ذرة من الحياء والضمير وليس لهؤلاء الذين يتفوهون بدون عقل ومنطق ويسوقون الحقد والتعصب الأعمى لفرقة عليها شبهات في أقوالهم وافعالهم

    • @abdimustafa6146
      @abdimustafa6146 2 години тому

      وهل مثلك يرد عليهم، ؟؟ وهل انت عالم حتى نسمع كلامك ؟؟ ام انك ممن اُبتلي بطعن العلماء؟؟؟

    • @bahjaali8975
      @bahjaali8975 2 години тому

      Waxan ku kornay walidkayo oo xusa mawliidka. Waxa uu ahaa wakhti aad iyo aad iigu xusuus dheer. Nimanka uumada dhameeyay ee lugaha gaagaban waa la ii diidaa😂😂😂😂

  • @Abuxudayfa
    @Abuxudayfa 4 години тому

    Jacaylka Nabiga Salalaahu calayhi wasalam iyo inlaraaco oo mukhaalafaadkiisa lagà dheeraado horta Barta intaydaan Bidco dadka Diin uga dhigin Ashaaciroy Halaag Xaga Rabi idiinka yimaada KaBaqa Diintii wado kale Ayaad ka garab Jeexdeene

  • @abdiiahmed6339
    @abdiiahmed6339 3 години тому

    نبل المقصد لا يُجوِزُ الإتيان بالبدعة.
    صل الظهر خمسا بقصد إزديادة الخير!
    كل بدعة ضلالة، وكل ضلالة في النار، فاحذر يا قارئنا وابن قارئنا رحمه الله.

  • @abdikarimismail6431
    @abdikarimismail6431 5 годин тому

    Labada shekh wasalamantihin

  • @Abuxudayfa
    @Abuxudayfa 4 години тому

    Kuwa Tabliiqa iska dhigaaye waa Suufiyo Qarsoone yaan Lagu Kadsoomin Quraanka Ay xiftisan yihiin Ayaa dadka dhigay oo umada Baray kuwane Waxba Yaan LA WAy Diin Waa sufaho Bidcadu ka Tan Badataye

  • @fatumaalijaamac1508
    @fatumaalijaamac1508 Годину тому

    Baaba suufi Tabliiq Awalba isku mid ayay ahaayeen wado howshaada kuwana Jeylaani axay caabudaan kuwa kalena Maxamed ilyaas

  • @macalinnuur565
    @macalinnuur565 5 годин тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    حفلة المولد بدعة محدثة لان الصحابة والتابعيين لم يحتفلو هم أحب الناس من النبي صل الله عليه وسلم إذا أقول الشيخ عبدالحكيم كلامك مردود

  • @SheikhCumar-w3b
    @SheikhCumar-w3b 6 годин тому

    صدقت اخي الشيخ عبد الحكيم

  • @Xasanyare-sv7bm
    @Xasanyare-sv7bm 5 годин тому

    Miyee saxaabada sameeyeen in tartan quraan la qabto oo waliba hadiyado lagu baxsho hadane waa sameenaa waa ( bidco xasanah) marka mowliidka in la sameeyo waa (bidco xadanh)

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 9 годин тому

    Scw

  • @cqanigood.channel4508
    @cqanigood.channel4508 Годину тому

    Markaad QURAANKA iyo nusuusta aad u daliishato ku toosinta hadalkaaga mas.alo koobanbaad saacado haysanaysaa
    War ma banaanyahay mise ma bannaana aanuu kaa hadhno ama aan ku raacnee

  • @abdikarimismail6431
    @abdikarimismail6431 6 годин тому

    Scw..scw..scw....masha Allah

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 3 години тому

    Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiiahmed6339
    @abdiiahmed6339 3 години тому

    ماذا تعني عن وجود النبوة بعد النبي صلى الله عليه وسلم علما بأن النبي صلى الله عليه وسلم خاتم النبيين وأخبرنا هو أنه لا نبي بعده؟

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso 40 хвилин тому +1

    لاحول ولاقوة الابالله . Sheekh c/ xakiin isma lahayn heerkaas ayuu joogaa . Magaciisa waan maqlay laakiin waa markii iigu horraysay oo aan dhegeysto Alle ha barakeeyo .diinteenu waa daliil sheeqa waxan ka rabnaa "HAPPY BIRTHDAY 🎂 🥳 " in nabiyullaahi muxamed صلي الله عليه وسلم loo dhigo meeshay diinta kaga qoran tahay . Aayad quraan ah , xaddiis saxiix ah .
    Sheekh waajidi xafidahu llaahu waan aqaan . Waa qaari' laakiin diintu barasho ayay u baahan tahay waxan kula talinayaa inuu diinta barto si uu u badbaadiyo naftiisa

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 Годину тому

    ninkani quraanka uu xiftisynayahay mooyaane aqoon kale ma laha

  • @Caliya7
    @Caliya7 5 годин тому

    Wallaahi waa yaab, sowtii layiri gaalada qilaafa oo hadey halmalin soman 2malin sooma waxkastana bilcaksi hala sameeyo. Marka sheikhu wuxuu naleeyaha dabaaldega sanadkii halmaalin.

  • @Kulmiye-d3d
    @Kulmiye-d3d 4 години тому

    Sxb shiikhnimada daqada Maka soo gashe

  • @AhmedAbdi-s1d
    @AhmedAbdi-s1d 2 години тому

    هذا الرجل سلك مسلك الفاطميون اللهم اهده

  • @SACIIDSAYIDALI
    @SACIIDSAYIDALI 7 годин тому +3

    فقد إفتريت على الله
    وكذبت على النبي صلى الله عليه وسلم

    • @engdixoodyare7567
      @engdixoodyare7567 7 годин тому

      استحي على الله

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 5 годин тому

      كلامك صحيح ميه في الميه أحسنت النشر الله يجزاك خيرا إنشاءالله

  • @salma5945
    @salma5945 4 години тому

    قال إمامكم أيها الوهابية وهو إبن التيمية فتعظيم المولد وإتخاذه موسما قديفعله بعض الناس ويكون له فيه أجرعظيم لحسن قصده وتظيمه لرسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @bashirabdullahi1912
    @bashirabdullahi1912 5 годин тому

    Shekhan saan in uu ka cilmi badanyahay ban umalayn jiray
    Waxba ma u bilawna

  • @mjepid
    @mjepid 7 годин тому +1

    لا يوجد دليل قاطع ان اصحاب الرسول صلى الله عليه وسلم احتفلوا بمولد النبي الله صلى الله عليه و سلم مثل ابوبكر الصديق و عمر بن الخطاب و عثمان بن عفان و علي بن أبي طالب قط

    • @abdinoryare3643
      @abdinoryare3643 5 годин тому

      @@mjepid هل قرأت يوماً ما مسألة الترك ؟؟

    • @axmedmaxamed7673
      @axmedmaxamed7673 5 годин тому

      لم يقسم الصحابة التوحيد إلى ٣ أقسام.

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 6 годин тому

    c.rashiid iyo c.xakin ba waa ashaaciro haku kadsoomina waa suufiyo

    • @abdinoryare3643
      @abdinoryare3643 5 годин тому

      @@jamamire-i3h ashaaciro miyaa danbi aha ??

    • @axmedmaxamed7673
      @axmedmaxamed7673 5 годин тому

      Umadeey ninkan iska ilaaliya waa wahaabi. Jamamire ayan kahadlayaa.

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 5 годин тому

      Ma ashcariya mise waa sufiya

  • @salma5945
    @salma5945 4 години тому

    كم بدعة ترغبون فيه الناس مثل التهجدفي الرمضان وتمنعون الإحتفال بالمولد أتأمرون الناس بالبر ونسون أنفسكم

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 години тому

    Scw 💎🌺❤️🌴🕋scw 🌺❤️💎🌴🕋scw ❤️🌺💎🌴🕋

  • @abdiiahmed6339
    @abdiiahmed6339 3 години тому

    قل إن كنتم تحبون الله فاتبعوني يحببكم الله.
    كل بدعة ضلالة وكل ضلالة في النار.
    لا تطروني كما أطرت النصارى لعيسى ابن مريم. أو كما قال صل الله عليه وسلم.
    من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد.
    أبوبكر وعمر وعثمان وعلي ثم الشافعي وأحمد ومالك وأبو حنيفة، كلهم لم يؤمنوا (أو لم يحبوا رسول الله) لأنهم لم يحتفلوا المولد على حد قولكم يا قراء القرآن!
    ثم أين ذهب القرآن عنكم، أم إنكما لا تعرفنا شيئا عن البردة؟
    يا أكرم الخلق ما لي من ألوذ به سواك عند حدوث الحادث العمم!

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 6 годин тому

    kan duliga ah ee waraysanaya marba mesha dhari kabisilyahay weeye

  • @Qalaska
    @Qalaska 6 годин тому

    Waajidi matanuu keenay war mowliid diin shuqul kuma leh raali noqda adeerayaaal daliil Uma keeni kartaan cirka hadaad uboodaan

  • @DhagataagCeente
    @DhagataagCeente 6 годин тому

    Scw scw scw scw scw

  • @DahaboHussein-gd2hs
    @DahaboHussein-gd2hs 6 годин тому

    بدعة لا غبار فيها !!!!! تم هل لك الدعاء ببركة النبي صلى الله عليه وسلم
    ؟

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 35 хвилин тому

    Ilaahow naga dhig kuwa ku farxa xuska nabiga n.n.k.h

  • @ducaad.dacwa121
    @ducaad.dacwa121 4 години тому

    Nimankaaaan.suufiyaay.uxiiseen😅

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 5 годин тому

    Somali waxaan layaabay wax dhiig muslim daadanaayo mowliid aan dhagaa iyo dhigi😂meydid miyay wadadii somaliyeed kaga soo dhamaatay suuq😂 lagu shaqeysto weye.

  • @QaasinAhmed-k4z
    @QaasinAhmed-k4z 2 години тому

    ALA WAHAABIYA MAXAA OOYIN KA BAXAAYA WAR ORDAHA WAX BARTA XAFLADAHA AAD BIXISAAN OO DHIGTAAN IYADANA MAXAA WAAYEKKKL
    EEYAHA WAHAABIYA INGIRIISKA MAD HABII U UQORAY AY HAYSTAAN WAHAABIYA
    KUWAAN ICTISAAM TAKFIIR WAA ISKU MID WAHAABIYA DHAMAAN TOOD WAA HAL URUR OO INGIRIISKU SAMEEYAY UGUNA DHIIBAY SUCUUDI

  • @Abdirahmancabdulaahi-c1n
    @Abdirahmancabdulaahi-c1n 17 хвилин тому

    ماشاءالله ❤❤❤❤

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 7 годин тому

    Codakiina fiican aad qur aanka ku ajhrisaan iska ekaadaa ama wax bartaa caqiidada Sanda ah

  • @مبارك-ض1د
    @مبارك-ض1د 7 годин тому

    ان هذا دين فلا دخل لراي فيه ولا سيما اذا كان فيه شرك

    • @hakashakin3306
      @hakashakin3306 5 годин тому

      إن كنت جاهلا لاتعرف معنى الدين، هؤلاءالذين رفضوا مولدالنّبيّ لايعرفون معنى الدّين ولامعنى التّوحيد.

    • @مبارك-ض1د
      @مبارك-ض1د 5 годин тому

      قل ان كنتم تحبون الله فاتبعوني ........ufiirso aayadan sunaha kudadaal ixtifaal haysku xiijine

    • @abdinoryare3643
      @abdinoryare3643 5 годин тому

      @@مبارك-ض1د ماعلاقة الشرك بالمولد ؟؟!!

  • @SayidMaxamed-fd5zr
    @SayidMaxamed-fd5zr 4 години тому

    يااخواني وأخواتي لاتغرنكما هذان لانه احدهما شيخ قارء والاخر شيخ ابن شيخ ابن شيخ علي صوف لاتسبوهما ولاتحكم علي الجهل لعلك فيك جهل

  • @mohamedsayid8094
    @mohamedsayid8094 5 годин тому

    War iska jira labdan khuraafi bico ayay faafinayaan.

  • @salma5945
    @salma5945 4 години тому

    وقال إبن الجزري ومن خواصه أي المولد أمان في ذلك العام وبشرى عاجلة بنيل البقية والمرام

  • @salma5945
    @salma5945 4 години тому

    أتامرون الناس بالبروتنسون أنفسكم

  • @Jiramacoy
    @Jiramacoy 6 годин тому

    Sheekhow Waajidi yuu kugu kaarto bixin dhiiqo ayuu dhex fadhiyaaye.. mowliidka waa bidco..!!!!

  • @FjTi-wn3qm
    @FjTi-wn3qm 5 годин тому

    الشيخ الله يهدي كلامه غلط Sheekha ilahay ha so hadeyo. hadalkisu waa khalad

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 7 годин тому

    Kuwani xidhan dhar carbee diin mafafiyaan ee dhaqan carbeed bay fafinayaan

  • @shiinexaashi421
    @shiinexaashi421 4 години тому

    Meesha rag culculusaaa ku kulmay

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 6 годин тому

    Shiikheena sharafta badan shiikh cllxakiim xaqqa ayaad noo iftiimisay allaah haku barakeeyo

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 5 годин тому

      😂😂😂😂😂

  • @kherowdahirguhad4021
    @kherowdahirguhad4021 4 години тому

    لولالم لكان الحمارفقيهانريدمنكما أدلةصريحةواضحةليس فيها غموض تدل على جوازاحتفال المولد.

  • @almaqdishi3110
    @almaqdishi3110 2 години тому

    Subxaanallaah suufi in uu yahay ma moodayn wax badan ayuuna kharibay aan soo koobi karin
    fiirooyin
    1- fiirada koowaad waxa uu daliilsaday uu ku tilmaamay ishaarooyin kama ansaxayso ama looma daliilsan karo xafladda mawliidka maxaa yeelay uma jihayn lahayn nabiga allauma sali wasalim calayhi soon ee wuxuu dhohi lahaa maalinkaas aan dhashay hala isku yimaado wax halaqalo iwm.
    2- fiirada labaad wuxuu ku tawasulay barakad nabiga taasna ma amrin barakadayda haalgu soo tawasulo xadiis saxiix ah looma helaayo allaahna wuxuu aayado badan ku cadeeyay toos in loo baryo
    3 - fiirada sadexaad euxuu yiri waxa ugu horeeyo ee dadka iyo ilmaha labaro diintana ka kow ka ah waa nabiga allahuma sali wasalim calayhi sida saxda ahna waza ugu horeeyo diintana kow ka ah waa ilmahana lagu tarbiyeeyo waa tawxiidka kaass oo ah asalka diinta
    4' iilaa waqtigii nabi aadan ayuuna nabigeena nabi ahaaa nuurkiisa ayaana joogay waa waxay suufiyada ku doodo ayagoo cuskanaayo xaxiis daciif ah sida saxda ahna caqliga saliimka ahna keenaayo nabiga allauma sali wasalim calay markii nabi laga dhigay ayuun buu nabi noqday
    4- wuxuu yiri saas ayaan u arkaa ma aha diinta saas ayaan u arkaa iyo ra'yi iyo saas ayaan u arkaa wax basan ayaa lagu kharibay bidcana dadku sharci u moodeen.
    diinteenu waxay ku dhisantahay daliil iyo raacidda nabiga allaahuma sali wasalim calayhi

  • @maxamudrobleh4353
    @maxamudrobleh4353 6 годин тому

    الاحتفال ليس بدعة إنما هو اصل من اصول الايمان.لانه حب الله ورسوله ومالا يتم الايمان الا به فهو واجب

    • @FjTi-wn3qm
      @FjTi-wn3qm 5 годин тому

      أعود بالله من الشيطان الرجيم

    • @cabdi-nuur
      @cabdi-nuur 5 годин тому

      هاتوا برهانكم إن كنتم صادقين

    • @abdiiahmed6339
      @abdiiahmed6339 3 години тому

      قل إن كنتم تحبون الله فاتبعوني يحببكم الله.
      كل بدعة ضلالة وكل ضلالة في النار.
      لا تطروني كما أطرت النصارى لعيسى ابن مريم. أو كما قال صل الله عليه وسلم.
      من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد.
      أبوبكر وعمر وعثمان وعلي ثم الشافعي وأحمد ومالك وأبو حنيفة، كلهم لم يؤمنوا (أو لم يحبوا رسول الله) لأنهم لم يحتفلوا المولد على حد قولكم يا قراء القرآن!
      ثم أين ذهب القرآن عنكم، أم إنكما لا تعرفنا شيئا عن البردة؟
      يا أكرم الخلق ما لي من ألوذ به سواك عند حدوث الحادث العمم!

  • @Abdiabdullahi-w1y
    @Abdiabdullahi-w1y 8 годин тому +2

    من کذب علی متعمدا فلیتبوا مقعدہ من النار

  • @Cilmi-s1z
    @Cilmi-s1z 45 хвилин тому

    أسّلام عليكم.
    Shekha yaa ii waydiin karo su,aashaan.
    Maaddaama ay barakaysantahay aayad qur,aan ah aad u daliishatay maalinkii uu dhashay Nabi Ciise CS. Maan u xafladayn karnaa maaddaama la yaqaanno maalinkaas?
    Sababta waxaad tiri waa maalin wayn oo qur,aanka lagu sheegay

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 7 годин тому +1

    Mowliidka waa bidco sheeq tan laguugu raacimaayo wax kale keen hadii mowliidka uu jiri lahaay salafkii hore ayaa sameen lahaay
    saxaabada iyo taabiciinta

  • @BashiirCabdilaahi-z7n
    @BashiirCabdilaahi-z7n 7 годин тому +1

    Xasan waajidi su,aashan iga gaadhsiiya magaalada nayroobi kulajooga culimadii waawaynayd maxaad u,waydiin wayday haday daacad kaatahay😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @abdisheikabdi902
    @abdisheikabdi902 6 годин тому

    Adigu bidcada ayaad ayaad u xabeebsantahay qadar ayaad joogtaa ee waxba war kama haysid runtii mawliid ka waxa la akhriyo ma taqaanid

  • @Hornscope
    @Hornscope 6 годин тому

    Hush...muxuu wuxu ku hadlayaa. Waa dadka mawliidka iyo khuruufaadka ku shaqaysta

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 7 годин тому

    Cilmigeeda ma leh!

  • @mahdiarab2204
    @mahdiarab2204 8 годин тому

    بدعة المولد لا تحتاج إلى مفتى جديد

    • @abdinoryare3643
      @abdinoryare3643 7 годин тому

      وهل الانكار يحتاج الى مفتى جديد!!

    • @soomaneidow8060
      @soomaneidow8060 7 годин тому

      ههههههههههههههه صدقت والله

    • @soomaneidow8060
      @soomaneidow8060 6 годин тому

      الأصل في العبادات التوقيف فلا يشرع منها إلا ما شرعه الله تعالى
      فلا تشرع عبادة من العبادات إلا بدليل شرعي يدل على ذلك
      ومعنى ذلك إن العبادات توقيفية" ،أو مبنى العبادات على التوقيف" أنه لا يجوز التعبد لله تعالى بعبادة إلا إذا كانت هذه العبادة قد ثبت في النصوص الشرعية (الكتاب والسنة) أنها عبادة شرعها الله تعالى
      فقد أكمل الله تعالى لنا الدين ، فما لم يشرعه الله تعالى فليس من الدين .
      وفي الحديث عن أبي ذر رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال :ما بقي شيء يقرب من الجنة ويباعد من النار إلا وقد بين لكم رواه الطبراني في الكبير ( ١٦٤٧)وصححه الألباني في الصحيحة ( ١٨٠٣ )
      فما لم يبنه لنا الرسول صلى الله عليه وسلم فليس من الدين ، ولا مما يقرب إلى الجنة ويباعد من النار
      العبادات مبنية على التوقيف، يا غالي فلا يجوز أن يقال إن هذه العبادة مشروعة من جهة أصلها أو عددها أو هيئاتها أو مكانها إلا بدليل شرعي يدل على ذلك
      تعلم القواعد ثم تكلم

    • @abdinoryare3643
      @abdinoryare3643 5 годин тому

      @@soomaneidow8060 هل المولد عبادة مثل الصلاة مثلا وهل قال بهذه أحد؟؟؟.
      قلنا ولا نزال نكرر أن المولد هو مجرد التذكير وقراءة السيرة والشمائل.

    • @abdinoryare3643
      @abdinoryare3643 5 годин тому

      @@soomaneidow8060
      الإشكال يا أخي أنّ بعض المتعصبين للفريقين يفترضون ماليس في محل النزاع أصلا .
      فمثلا الوهابيّة تفترض كون المواد عبادة مثل الصلاة وبناء عليه نناقش وتعترض.
      ومدّعي التصوف يعترضون بكره الوهابية للنبي وحبه.
      فالمسألة بعيدا عن هولاء الغلاة ليست الا في اطار الاجتهادات وافق من وافق وانكر من أنكر .

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 3 години тому

    صوفية عصرية رحم الله شيخ الالباني هكذا وصفهم ، النبي صلى الله عليه وسلم بشر وليس بإله أو ملكا يا مسكين شج في رأسه وصال الدم عن وجهه الشريف ودخل المغفر في جسمه هل تنكر كل هذا ، كان يعطش ويجوع وتصيبه جميع الأذى التي تصيب البشر مثله ولا ينقص ذلك من كونه نبيا مختارا مرسلا من عند رب العالمين فافهم .

    • @withmykids5649
      @withmykids5649 2 години тому

      وما معنى صال يا جهبذ عصره ؟

  • @AhmedAbdi-s1d
    @AhmedAbdi-s1d 2 години тому

    وكذا حسن الواجدي لم يفهم معني هذه قل ان كنتم تحبون الله فاتبعوني

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 3 години тому

    هذا ليس بعالم ولا طالب حتى واحد صوفي مسكين يظن أنه عالم فلا تغتروا في قوله فإنه هباء ولا قيمة له وخذ قاعدة جليلة من قواعد أهل الحديث والآثر : قال العلماء :
    الصالحون غير العلماء يغلب على حديثهم الوهم والغلط، وقد قال أبو عبد الله بن مندة: إذا رأيت في حديث: "فلان الزاهد" فاغسل يدك منه.
    وقال يحيى بن سعيد: ما رأيت الصالحين أكذب منهم في الحديث. قال الحافظ أبو عمر ابن عبد البر حافظ المغرب بلا نزاع حدثنا أبو القاسم خلف بن القاسم قراءة مني عليه أن أبا الطاهر محمد بن أحمد بن عبد الله بن يحيى القاضي حدثهم ، قال : حدثنا جعفر بن محمد بن الحسين الفريابي ، قال : حدثني إبراهيم بن المنذر الحزامي ، قال : حدثنا معن بن عيسى ، ومحمد بن صدقة أحدهما أو كلاهما ، قالا : كان مالك بن أنس يقول : لا يؤخذ العلم من أربعة ، ويؤخذ من سوى ذلك : لا يؤخذ من سفيه ، ولا يؤخذ من صاحب هوى يدعو الناس إلى هواه ، ولا من كذاب يكذب في أحاديث الناس ، وإن كان لا يتهم على أحاديث رسول الله صلى الله عليه وسلم ، ولا من شيخ له فضل ، وصلاح ، وعبادة إذا كان لا يعرف ما يحدث ، قال إبراهيم بن المنذر : فذكرت هذا الحديث لمطرف بن عبد الله ، فقال : أشهد على مالك لسمعته يقول : أدركت بهذا البلد مشيخة أهل فضل وصلاح يحدثون ، ما سمعت من أحد منهم شيئا قط ، قيل له : لم يا أبا عبد الله ؟ قال : كانوا لا يعرفون ما يحدثون .
    وقال ايضا : حدثنا عبد الوارث بن سفيان ، قال : حدثنا قاسم بن أصبغ ، قال : حدثنا محمد بن إسماعيل الترمذي ، قال : سمعت ابن أبي أويس يقول : سمعت خالي مالك بن أنس يقول : إن هذا العلم دين ، فانظروا عمن تأخذون دينكم ، لقد أدركت سبعين ممن يحدث : قال فلان : قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم - عند هذه الأساطين ، وأشار إلى مسجد رسول الله - صلى الله عليه وسلم - ، فما أخذت عنهم شيئا ، وإن أحدهم لو ائتمن على بيت المال لكان أمينا ; لأنهم لم يكونوا من أهل هذا الشأن ، وقدم علينا ابن شهاب ، فكنا نزدحم على بابه .
    الدين هكذا حدثنا فلان عن فلان أسند يا ابن علي صوفي الدين ليس بقليل وقال وأظن .

  • @MunaAli-t6l
    @MunaAli-t6l 3 години тому

    صلى الله عليه وسلم love ❤️

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 4 години тому

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @abdiiahmed6339
    @abdiiahmed6339 3 години тому

    ماذا تعني عن وجود النبوة بعد النبي صلى الله عليه وسلم علما بأن النبي صلى الله عليه وسلم خاتم النبيين وأخبرنا هو أنه لا نبي بعده؟

    • @mohamedabdi2850
      @mohamedabdi2850 Годину тому

      من دخل غير بابه اتى بالعجائب