AMIIRO IYO ANIGA OO GURIGA IYO CUNTADA FAMILYGA SOO ADEEGNAY IYO..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 січ 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 2,2 тис.

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 6 місяців тому +217

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵😥

  • @Kamavich_47
    @Kamavich_47 6 місяців тому +135

    Amiira qurux ina u mahadcelisid waye cayda 😢 waqtiga iyo daalka ay kula martay qof qalbi wngsan waye alaha dhaafo amiro qurux 🥰❤🥺

  • @user-nu7hf1jt3d
    @user-nu7hf1jt3d 3 місяці тому +13

    M.a amiiro qurux gabar qalbi wangsan hooyo samir badan hooyo wiilkeeda u dhabar adagtahy alow gabdhaheena na dhowr amiiro qurux iyo gabdhahaa somliyeed quruxdabadan alow daa 😊😊😊

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 6 місяців тому +76

    Team jaqaf isn't easy 😂😂😂keep going ceyda 👏🥰

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 6 місяців тому +114

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 6 місяців тому +56

    Mashaallah waa gabar qalbi wanagasan Amiira qurux Allah ku sharfo Abayo mcn Allah kuxifidyo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲❤️❤️🥰🥰👍

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 6 місяців тому +21

    Ku salin nabigena the best nerson ever the most knowledgeable and the most shinning berson created is our Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤

    • @user-nu7hf1jt3d
      @user-nu7hf1jt3d 3 місяці тому

      Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤

  • @najmaomar8493
    @najmaomar8493 6 місяців тому +13

    😂😂😂ceyda meel maheysatiid gabadheyda habaryarta u ahay ii ogoow adaan kugu ogahay hadii is guursanweysidneh bes waaye ogow sababto eh niyadacnaga soo rideen ina is jeceshihiin camal anaganeh niyada gashaneh mugoow niyada jab tabar ma u heyno aaheeey ceyda.Amira your the best ayti mcn love u

  • @Madridista686
    @Madridista686 6 місяців тому +114

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 6 місяців тому +37

    Mashalah amiira wa boqorad qof fcn Ceyda ilaali amira as your good friend

  • @SadriitaSadriita-xf2hz
    @SadriitaSadriita-xf2hz 6 місяців тому +27

    Amiira waa gabdh fcn allah ku sharfo ❤

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 6 місяців тому +6

    Aamiiro qurux ayaa saxan ceyda ka wash waaaye

  • @user-sd6oy6xb3i
    @user-sd6oy6xb3i 6 місяців тому +70

    Waryaa cayda gabadhayada ha nugu dirin iyadaa kaa jecel nahay ❤❤
    Wuuba is qanciyey dhip dhan ila ma rabaan kulahaaa😂😂😂

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 6 місяців тому +19

    Mashallh amiradayda waa gabar maskiin ah m.a allha ku xafido abyo mcn
    Ceydow waxad so iloowday book ku qor📙🖋

  • @bushroshuuriye9707
    @bushroshuuriye9707 6 місяців тому +11

    Aniga wn fahmay last chans bari waaye taas oo ah hooyo inay bari dambe imaan rabto 🎉🎉🎉 koley aniga wn fahmay😂😂 hoyo welcome koley teamka wilkaga nahee😂😂😂😂

  • @Hamkiz
    @Hamkiz 6 місяців тому +10

    KING CEYDA YOU ARE AMAZING SON MAY ALLAH BLESS YOU BRO.

  • @AniisaCabdiraxman-ob5rf
    @AniisaCabdiraxman-ob5rf 6 місяців тому +32

    Kaabash weeyan tan labad amiiradenah jacayl aan uqabno usoranay hangu dirin 😂❤

  • @abdihakim6257
    @abdihakim6257 6 місяців тому +66

    Next video ''sida guriga loo sharaxay kadib Alaab gadoowgii,, With Amiira 😊 kasoodhig ceydow

  • @R-UMushaasuu
    @R-UMushaasuu 6 місяців тому +11

    Team qabqab isn't easy waadadasheen amiira qurux culayska iska dhowr mcny❤❤

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w 6 місяців тому +3

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @sumayanormohamed1228
    @sumayanormohamed1228 6 місяців тому +18

    Ilaheyyy amarkiis amiira dar allah iskaga jeclahay😢

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv 6 місяців тому +67

    Amiira iyo Ceyda hadday is guursan waayaan, Team 27 daawan mayno, Qacna way naga yeedhaysaa.
    Markaanu isku kiin aragno saan usoo yaacaynaan ka yaabay Subhana'Allah. 😂😂😂🏃‍♀️🏃‍♀️

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 6 місяців тому

      😂😂war ceyda iyo amiiro wa dad walaalo ah o is fahansan amiirana guur kama rabto ceyda wa walalked cml ceydana amiiro guur kama rabo wa walaashiis cml e haisku dirina umada yeyysan cuqdad intey idinka qaadaan idinka fogaaninee😂

    • @AsmaDhaaki-oe3lv
      @AsmaDhaaki-oe3lv 6 місяців тому +4

      @@quruxleyqalanjo5485 Yaa kudhahay adiga waa walaalo? Annagaa isku darayna oo isla rabna ee ducada nagula dar ama aamus.😂

    • @hiboxirsi2526
      @hiboxirsi2526 6 місяців тому +1

      😂😂😂😂​@@AsmaDhaaki-oe3lv

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 6 місяців тому +7

    Omg zxiptinimo qof dacad leh sas kugu hagar bixi karo wlhi ceyda amiira gift lana filan ina usamesid wye 🎁 yaa igu racsan wliboh ooo key ku faraxdo natusi neh plz ceydaaaaa

  • @user-cg3gx1ip7h
    @user-cg3gx1ip7h 6 місяців тому +44

    Team jaqaf is not easy😂😂❤

    • @nimco3140
      @nimco3140 6 місяців тому

      Is not easy

    • @MabsudFaisal
      @MabsudFaisal 6 місяців тому

      Is not easy😂😂

    • @Zuduu23
      @Zuduu23 6 місяців тому +1

      Qashinkurey😂

  • @ashaherow139
    @ashaherow139 6 місяців тому +6

    Asc king ceyda waa so ilowbey fillfil iyo sabiib iyo qurufha bariska lagu direya Queens amira qurux igu salaam hoyo Allahey nabad kinaw Malaysia 🇲🇾

  • @user-yl8he5uv8v
    @user-yl8he5uv8v 6 місяців тому +59

    Amiiro funny weeye waa wata ani❤🎉😮

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 6 місяців тому +9

    You need a shopping list before going out❤

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 6 місяців тому +7

    Team 27 sidan idiin dawanayay inaan idin la joogay ila tahay ba ❤allaha haydin xafido dhamaantiin cayda waa runtiis 😂😂jaqaf maxaa wayeh qashin gure u naqaan

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 6 місяців тому +136

    😂😂😂😂😂 cayda iyo amiira funny tihiin 😂😂😂😂Note so qaata before coming shopping 🛒 maku dhibtobesin wala so qorta waxa dhan rabtin inta guriga jogtin toon ugu yar xita hda kdib note la aan suuq haimaanin qudaar diyarsan xir xiran fresh taalo gobo gobes maxa ka donte the gacmaha iska wasaqenesan simple qaata

    • @FortuneOmar
      @FortuneOmar 6 місяців тому +4

      ani hda soo qori rabay😂

    • @khadraaxmed4578
      @khadraaxmed4578 6 місяців тому +1

      Wlhy waa run warqad lagusii qortaa hawl male markaa

    • @ficaneey3113
      @ficaneey3113 6 місяців тому +1

      Waxa ixasuside waga yara hooyo waraq adeega iku qori jirte ilawsha badnideda😂😂😂😂😂

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 6 місяців тому

      @@FortuneOmar 😂😂😂haa wa sax

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 6 місяців тому

      @@khadraaxmed4578 note wuxu ka cawina sheyga ad rabtey kaliya so qaadanesa dadka qaarkod suqa hde tagaan wax weliba so aruursadan wareer wixi muhimka we Ka yimaadan

  • @user-wd9zn8dy7c
    @user-wd9zn8dy7c 6 місяців тому +163

    Full fans of team qabqab❤❤

  • @ZakaPio-kv1eq
    @ZakaPio-kv1eq 6 місяців тому +2

    Keep going my pro king ceyda

  • @maxamedamiin1505
    @maxamedamiin1505 3 місяці тому +1

    Maa sha allh sxbo is jcl allh hanii dhaafo

  • @user-to5yf6eg9c
    @user-to5yf6eg9c 6 місяців тому +114

    𝐣𝐚𝐪𝐚𝐟 𝐧𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐬𝐨 𝐢𝐛𝐢𝐲𝐚𝐚😂

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 6 місяців тому +26

    Wlh cawa dhan baa sugayey video adi io.amiiro ah 😢❤❤

  • @idilmaxamed9080
    @idilmaxamed9080 6 місяців тому +1

    Maraka hore waa nii salaame Abaayo iyo aboowe maaashalaah ceete guruga marawo ma u noqo kaaa❤❤❤❤🎉❤❤❤😅

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 6 місяців тому +2

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 6 місяців тому +66

    team qab qab is not easy ❤😂

  • @najmamohammed4881
    @najmamohammed4881 6 місяців тому +52

    Jaqaf weeyan Amiira Kaa saxan😂😂❤

  • @naciimocxafiid4167
    @naciimocxafiid4167 6 місяців тому +1

    Cayda heesta inaa hees hooyo mcn kadhigto fcnaan lahayd markaas energy kuu siyaadi lahaaye

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc 6 місяців тому +6

    Team qab qab wa idin jeclahay wlhi ❤❤

  • @aasiyaosman8046
    @aasiyaosman8046 6 місяців тому +33

    Jaqaf ayaan u naqaana from reer Somaliand
    Iyo kaabash cayda waxad leedahay fahmi mayno 😂😂😂😂

    • @ZuhuurRooble
      @ZuhuurRooble 6 місяців тому

      Jaqaf wn maqley lkn kaabash waa marki igu horeysay an maqalay

    • @aasiyaosman8046
      @aasiyaosman8046 6 місяців тому

      Iska baro hada wixi ka danbeeya

    • @AishaFarah-qv7ej
      @AishaFarah-qv7ej 6 місяців тому

      @@ZuhuurRooblehee cabbage english wye

  • @AHLAAMIITAMOHOMED123
    @AHLAAMIITAMOHOMED123 6 місяців тому +17

    Wllhi dad masha allah aad iskugu fiican waaye say wax uwada qabanayaan ❤❤

  • @raxmamohomed679
    @raxmamohomed679 6 місяців тому +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @user-zu1rz8dx9o
    @user-zu1rz8dx9o 6 місяців тому +1

    M.a huno warqad ku qorta wax kasto ad u baahan tihiin intaydaan bixin hadii kale wad kala ilawaysaan❤

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 6 місяців тому +41

    It’s cabbage 🥬 it’s true ceydara ur so funny 😂 plus Amirax fun 🤩

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 6 місяців тому +288

    𝙊𝙝𝙢𝙜 𝙇𝙖𝙢𝙖𝙖𝙣𝙤 𝙌𝙪𝙧𝙪𝙭 𝙗𝙖𝙙𝙣 😂❤❤

  • @faadumoaadan8570
    @faadumoaadan8570 6 місяців тому +3

    Masha alllh qab qab isn't easy waan idin wataa ❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @sakariyezmile4343
    @sakariyezmile4343 6 місяців тому +12

    ceyda isn t easy😂😂❤❤

  • @Fatimamohmed2331
    @Fatimamohmed2331 6 місяців тому +6

    Qofkii ugu horiya dawda walkey nolow kinga cayda ❤waxna rajinya inda ribaray iso gasho ❤

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 6 місяців тому +7

    Congratulations ceyda 600k camisoong

  • @user-fv6wh7om4m
    @user-fv6wh7om4m 6 місяців тому +1

    M.aAlhaa hooyo mcn si fcn ayaa ugu adeteen ❤❤

  • @user-iu4vz8ep4u
    @user-iu4vz8ep4u 6 місяців тому +1

    Wow waa taqanin adeege team qabqab ❤🎉

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d 6 місяців тому +24

    Jaqaf& kabash Dhahna Annagu 😂 Hanugu Dirin waraa Gabadhenna waa jecel nahee ❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 6 місяців тому +10

    😂jh allow labdan iska jecliya ani🥺allow idin xafid mideda kle hoyo io abyo ayka marti maha e iska daya wixi dhinado ayka suqa gey marke imadan i.a 3 ugu salan hooyo❤❤

  • @mukhtaaramiinofficial6808
    @mukhtaaramiinofficial6808 3 місяці тому +1

    Waxaad so iloowdeen Moos seewaye asxaabey😂😂😂❤😍👏👏

  • @samsamcabdi6229
    @samsamcabdi6229 6 місяців тому +1

    Jaqaf waaye amiira iyo cedar wan Idin jeclahay❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NacimaSiyad-ot5oc
    @NacimaSiyad-ot5oc 6 місяців тому +12

    I.a caydow hoyadaa amiira way jeclaan zi ay kuugu darto😢❤😂

  • @user-uq6jn5gc5e
    @user-uq6jn5gc5e 6 місяців тому +19

    Cayda adariisho baadiyo soo booqda waa umule❤❤😊

    • @Ridwaan-ch3sj
      @Ridwaan-ch3sj 6 місяців тому +8

      😂😂😂nin naag umushay soo booqa ah sharcigaa xagee lage helaa

    • @user-uq6jn5gc5e
      @user-uq6jn5gc5e 6 місяців тому +1

      @@Ridwaan-ch3sj waa caadi walalo waaye alaab yar hadiyad uqaadayaan macala gabdaha

  • @CabdimaaligdaahirQalinle
    @CabdimaaligdaahirQalinle 6 місяців тому +7

    Team qab qab is not easy ❤

  • @user-ib3lg9lz3t
    @user-ib3lg9lz3t 6 місяців тому +1

    Masha Allah amiiro and cayda❤❤❤

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 6 місяців тому +36

    Team qab qab isn't easy ❤😊

  • @user-fu1bu4fr7m
    @user-fu1bu4fr7m 6 місяців тому +20

    Reer Hargaysa ayaa jaqaf u aqaan 😂😂lkn waa isku mid qashin gure xataa caadi waaye😂❤

    • @user-bw4fh8md1n
      @user-bw4fh8md1n 6 місяців тому

      Waa runtaa jaqaf u naqaana lkn waa isla halkii😂😂😂

  • @Talent_girL1
    @Talent_girL1 6 місяців тому +3

    Team jaqaf from reer slland

  • @user-ih3kx2hj2h
    @user-ih3kx2hj2h 6 місяців тому +11

    Haplaha dhaqaalaha family 👪 ka daxadirayaan😂😂

  • @user-rt7fe9yn8x
    @user-rt7fe9yn8x 6 місяців тому +21

    Lamanaha amiiro iyo ceyda ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @bewhoyouare6003
    @bewhoyouare6003 6 місяців тому +9

    Mansha allaaah❤Walalo is caawinaya waa haysaan welldone ✋👏

  • @CabdiraxmaanCali-212
    @CabdiraxmaanCali-212 6 місяців тому +1

    Masha alh

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 6 місяців тому +8

    Ceyda qudaarle😂😂😂
    Very funny 😂😂

  • @user-dj8wo9wr8p
    @user-dj8wo9wr8p 6 місяців тому +7

    Ceyda war maqal amiira wey saxantahay ❤cabirka hakaqaldin taliye ❤ok ❤m.a amiira iyo ceyda ❤ii farax sanaada ❤❤

  • @user-nu2vk7le7n
    @user-nu2vk7le7n 6 місяців тому +6

    Welcome mom❤️ I can't wait to see you🫂😍

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 6 місяців тому +1

    Wlhi wn sugi lahay hoyo intaa kulmysan ceyda alle wax kudhipa ku matuzo wll an jeclhy ❤❤❤❤❤

  • @ikrandaahir6174
    @ikrandaahir6174 6 місяців тому +2

    Woww m.a qab qab jiro oo joga❤❤

  • @user-cb3iy5gb2k
    @user-cb3iy5gb2k 6 місяців тому +5

    King ceyda hormarbadan aakuurajeenaa sxb❤❤

  • @sareedoadansaredo9539
    @sareedoadansaredo9539 6 місяців тому +32

    Asc team qab qab is not easy😂😂😂

  • @SacdiyoHassan-bi8ri
    @SacdiyoHassan-bi8ri 6 місяців тому +1

    Ceyda waaso ogaday hooyo malinte imaneyso hoyo biri ee imanee 😂I.n waxa sugnaba hooyo oo dhabad ku imaneyso I.n🥰

  • @fatxiaxmad8183
    @fatxiaxmad8183 6 місяців тому +3

    Team qab qab isnt easy❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 місяців тому +15

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @XamdaDeeq-yt7ms
    @XamdaDeeq-yt7ms 6 місяців тому +7

    Aar amiiro wlhi waa legend gabadh ah kaabash anagaa dhahna reeer Somaliland bagal weligay maan maqal😂😂

  • @aamina9785
    @aamina9785 6 місяців тому +2

    Ceyda amira ka saxsan kabash waye ❤

  • @user-ku1mk3if3v
    @user-ku1mk3if3v Місяць тому +1

    M.a amiira waa Gabar qalbi wanagsan lkn wax walba waxaa kamuhiim san saaxib tini madiina❤

  • @Nimciitaahmedmohamed
    @Nimciitaahmedmohamed 6 місяців тому +9

    team cayda coming soon 600k❤i.a

  • @user-gy9rk8jv4l
    @user-gy9rk8jv4l 6 місяців тому +21

    Ceyda jaaskga wa another level 😂wn ku hysta ❤

  • @Maaidoqurux
    @Maaidoqurux 6 місяців тому +4

    Team qab qab isn't easy❤😊

  • @user-ue5jh7dv1f
    @user-ue5jh7dv1f 6 місяців тому +3

    Team qab qab 😂isn't easy walahi❤😂🎉fny atihin wlahi www😂😂😂

  • @sport.daily11
    @sport.daily11 6 місяців тому +9

    Ceyda wxd samysa intaadan guriga ka bixin warqad ama mobile ku qoro waxad rabto saanad u ilawin❤

  • @user-bg7qe8of6h
    @user-bg7qe8of6h 6 місяців тому +63

    Manshallah team qab qab ❤❤❤

  • @FardowsaAbukar-oy3uo
    @FardowsaAbukar-oy3uo 6 місяців тому +2

    Ayy team qab qab isn't easy 😅

  • @fartuuncali5690
    @fartuuncali5690 29 днів тому

    Masha allh Allah ❤️ ❤❤

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 6 місяців тому +24

    team qab qab is not easy funny aa tihiin waba iska kiin jeclahay 😂😂😂

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 6 місяців тому +7

    Omgggg idin jecliyaa😂❤vedioga hdeydaN labadiinu ku jirin MBA iigu bxdoh

  • @user-li1vp4wz7y
    @user-li1vp4wz7y 6 місяців тому +1

    Manta full energy 😂😂😂 sorry kuweygi❤❤

  • @hafsomohamed369
    @hafsomohamed369 6 місяців тому +1

    Ceyda kabash wye cansalaato caleemo dhaadheer wye 😂❤😂

  • @caaliyacismaan5805
    @caaliyacismaan5805 6 місяців тому +16

    😂😂Ala ceyda qosolka iga dhameyse😂

  • @user-eo5ut8jj1f
    @user-eo5ut8jj1f 6 місяців тому +6

    King cayda haa hee wel com back my famaly😂😊

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 6 місяців тому

    King ceyda ahaayeey Screenshot ma ilowdey Nio 😂

  • @Ayusha243
    @Ayusha243 5 місяців тому +1

    Notes 📝so diyaarso before going to grocery shopping 🛒

  • @zaynabsurad8872
    @zaynabsurad8872 6 місяців тому +6

    Kitaab quraan tasbiix iyo saliga salaama marada salaada

  • @king_amiid
    @king_amiid 6 місяців тому +15

    My fv youtubers team 27❤

  • @ruunayraaliyo
    @ruunayraaliyo 6 місяців тому +7

    😂😂😂😂😂😂😂 ceyda isn't easy

  • @cabiirliiban2137
    @cabiirliiban2137 6 місяців тому

    Ceyda 2024 waa lagadhe qab qab macnaheeda noo sheeg waxaad dhahday 2024 aa idiin sheega we are waiting for you😮