D 282 Saxiixu Muslim Xadiithka (475-491) كتاب الحج || Sh Xassaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 4

  • @AbdihamidSalah
    @AbdihamidSalah 3 місяці тому +1

    قال مُجَاهِدٌ : ﴿سَوَاءً الْعَاكِفُ فِيهِ وَالْبَادِ﴾ : أَهْلُ مَكَّةَ وَغَيْرُهُمْ فِيهِ سَوَاءٌ فِي الْمَنَازِلِ

  • @AbdihamidSalah
    @AbdihamidSalah 3 місяці тому +1

    Sharci cuaub ay soo saareen in la gadan karo Madina iyo Makka guryaha

  • @FatumaDek
    @FatumaDek 3 місяці тому +1

    Waxa layiri sayidka asago kaimaaday carabta wadankina gaalo ayheysato asago maalin meel duur kuweyseysanayo waxa uimaatay masacagaley ooman wuu waraabiyay waxyar kadib waxa uimaatay naag wexey dhahday waxan ahay qoftad biyaha siineysay aabahay ayaa kuu wacaya wakaas halkaa fadhiye haduu kudhaho maxaan kuugu abaalgudaa waxaa dhahdaa kitaab hebel isii hadaa kitabkaas qaadato lagaama adkaanayo kitabki buu soo qaatay gaaladi dagaalo badan buu lagalay waa laga adkaan waayay marki dambe qolo asharaf raxanweyn ah ayuu arkay afkooda wuufahmi waayay markaasu laayay malaha wuxu isdhahay kuwan wa basasiin 😂markiba riyo ayaa bilaabatay haad cuni daraawiishta hawada lagaso weeraray ciidankiisa waxfikir ah kamaheysanin diyaaradaha qaar wexeyba umaleeyeen mucjiso salaad bey xirteen qaar weybaxsaden inti baxsatay ayuu kujiray ayagina oon iyo gaajo ayey badankood udhinteen 😢inkaarti ashafta kudhacday kitaabki jini waxba uma tarin

    • @mohamedcirro912
      @mohamedcirro912 3 місяці тому +1

      Waxaas waa sheeko daacayadeedka dariiqooyinku iska faafin jireen. Isagu saalixiyo ayuu ahaa inta badanna qaadiriyada iyo qolooyinkii kaleba. Marka maaha taariikh sax ah.