Lix sheey raga fiican lagu yaqaano/Cafimat Fican

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 138

  • @abdirahmanahmed8040
    @abdirahmanahmed8040 4 роки тому +12

    Waa sax akhayaarta ummadda nabi muxamad umaddiisa kamid ah waa kuwa ama raga u dulqaataan haweenkooda

  • @liyaomars
    @liyaomars 4 роки тому +8

    Mashaallaah live ayan u daawaday alx inta family ah allaah haisku barakeeyo intaan guursanin Guur xalaal ah oo kheer khaba iyo awlaad saalixiin ah Allaahuma aamiin

    • @samsamaaxmed2611
      @samsamaaxmed2611 4 роки тому +1

      Asc abayo qaali

    • @liyaomars
      @liyaomars 4 роки тому +1

      Wswrwbr abaayo sharaf

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 роки тому

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ua-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @umuhikma243
    @umuhikma243 4 роки тому +1

    Abaayo yaasmiin sida aad english ugu hadlaayso waa inaad aboowe saalax af somaliga waa inaad ubartaa thanks strong wamen ayaa tahay

  • @faafikheerka8550
    @faafikheerka8550 4 роки тому +10

    walaal albaab kasta oo ka xiiran allah haku furu hadii ad subscribe isaarto

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 4 роки тому +1

    Masha.Allah mamiina yasmiin cadey Alle haka Abaal mariyo wanaaga nala wadaagto jazaakallaahu kheyr mamo mcn ❤

  • @adnahaji9806
    @adnahaji9806 4 роки тому +2

    Saxiix mom yaasmiin raga kan ugu wngsn wakan xaaskisa u wngsn wa hadalki rasulken scw

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 роки тому

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ua-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 4 роки тому +2

    Wa xadith khayr ukum khayrukum liahlihi wa khayr liahli

  • @zakariaismail4231
    @zakariaismail4231 4 роки тому

    ASC, Yasmine, masha Allah tabaraka Allah, you are the best, May Allah SWT bless you, Salah and your kids.

  • @deeqyare8386
    @deeqyare8386 4 роки тому +1

    ILLAHEY amarki gabadhan aad ban u jeclahy tabare noloasha ALLAHA ku sharfo

  • @jijj3221
    @jijj3221 4 роки тому +1

    Waaa ku jeclahay ee suala maku wadin kara yaaa abayo yasmin

  • @raxoomar8649
    @raxoomar8649 4 роки тому

    Asc yasmin I feel your energy and I think you are and Empath

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 4 роки тому

    Masha Allaah tabarakallaah yaasmiin jazakilaahu khayran walasheey mcnto a waan kusalaamaya qaali amiin yaarabbi

  • @munamahamud6211
    @munamahamud6211 4 роки тому +2

    Asc yaasmiin love from hargiesa ❤

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 4 роки тому +1

    Thank you. Walaal
    I appreciate you

  • @hidaayocali368
    @hidaayocali368 4 роки тому +1

    M.a alle haku barakeeyo mamo yaasmiin❤❤

  • @luldaganchannel8632
    @luldaganchannel8632 4 роки тому

    Masha Allah abayo yasmin Alle ha ku xifdiyo

  • @samaramoha7133
    @samaramoha7133 4 роки тому

    Masha Allah mama qaliya tahay waxbadan kabarany thank you

  • @farxiyofarxiyi8707
    @farxiyofarxiyi8707 4 роки тому +3

    abayo yasmiin dadka afrika jooga oo alaabtaada ubaahan see kuula soo xiriiri karaan

  • @anabjama7166
    @anabjama7166 4 роки тому

    Thanks yasmin

  • @sahrohasansahro2211
    @sahrohasansahro2211 4 роки тому

    mashlh habo wan iskakajeclhy wlhi ilahay hakuxifdiyo

  • @mumtazahmed3781
    @mumtazahmed3781 4 роки тому +2

    Alle dartii ku jeclahay mama🥰

  • @sahraabshirow4211
    @sahraabshirow4211 4 роки тому +1

    Saxix waye walahi ❤️🌹👍

  • @hajiyaishoibrahim3808
    @hajiyaishoibrahim3808 4 роки тому +1

    Maasha Allh maasha Allh 👍💪🤲🤗🕋

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 4 роки тому

    Masha alla waa sax arinkas ragena iyo gabdhehena wanaga alla hana garansiyo yaa rabi raxmaan

  • @ayaanxaajixassan3051
    @ayaanxaajixassan3051 4 роки тому +3

    asc yasmin abayo kaso hadl lamanaha kala fog qali hadane is jcl durufta kala fogeysy thanks quruxey

    • @munahaaji4881
      @munahaaji4881 4 роки тому

      Anigaba wan rabaa inay kaso hadasho wlh

    • @ayaanxaajixassan3051
      @ayaanxaajixassan3051 4 роки тому

      @@munahaaji4881 wan rajena codsigayna inay argto yasmin gabadh wangsan wa insha alaa walashy

  • @aminaharun6801
    @aminaharun6801 4 роки тому +1

    Manshaalah. Yasmin keep going

    • @nurtom9371
      @nurtom9371 4 роки тому

      Abaayo yasmiin waxa fiican ayaad ka hadasha qaali

  • @ubahmohamed2746
    @ubahmohamed2746 4 роки тому +1

    Mahadsanid abayo Yasmin

  • @نعيمهورسمي
    @نعيمهورسمي 4 роки тому

    Wlhi abayo yasmiin warkaga waa sax raga iney maqlaan waanada ayaan Allah ka baryaa

  • @layloahmedabdi134
    @layloahmedabdi134 4 роки тому

    Mansha alahaa abayo khayr ilahay hakusiiyo

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 4 роки тому

    Jizakalahu kheyr abaayo mahadsanid

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 роки тому

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ua-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @MrAmiira
    @MrAmiira 4 роки тому

    Aamiin abaayo Yasmin✌🏽👍🏽

  • @harmonyhrs565
    @harmonyhrs565 4 роки тому

    mansh allah abaayo yasmiin love you when you says us

  • @duniyamuse4729
    @duniyamuse4729 4 роки тому

    Ascwrwb abaayo yaska seetihiin .Abaayo waxaan rabaa inaa kuwaydiiyo waxaan is ticmaali jiraay morning, chai seed, flaxseed , mach tea,hum seed, xulbadaa marka abaayo uur baan yeeshay waxaan kujiraa stage1 abaayo spinach waxaan maqlay lamacuno markaa uurkaleedahay abaayo intaas aan soosheegay maxaan cunikaraa. Jizaakillahu khayran xbbty.

  • @xawoabdi2942
    @xawoabdi2942 4 роки тому +1

    Mamo alle hku xifdiyo wn ku jeclhey mrkn ku arkaba wn ku duceyaa

  • @nadaalichannel8306
    @nadaalichannel8306 4 роки тому +1

    Mama love you 😍😍

  • @muhuboabdi3614
    @muhuboabdi3614 4 роки тому +1

    Maansha Allah keep going abaayo

  • @nagiskadhig5195
    @nagiskadhig5195 4 роки тому +1

    Mom Love you ❣️😚

  • @kaltunahmed1506
    @kaltunahmed1506 4 роки тому

    masha alah shugran qaali

  • @sulekhaegal5951
    @sulekhaegal5951 4 роки тому +1

    Mashallah amiin huno

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 роки тому +4

    Alle Ha Ku Sharfee Walaal Qalli Ii Saar Subscribe 3K inoo balan Ah ok

  • @mohamedAhmed-nr6ke
    @mohamedAhmed-nr6ke 4 роки тому

    Yasmiin Allaha ku sharfo

  • @najmoqasim8291
    @najmoqasim8291 4 роки тому

    Mashlha mamo qer rabi hagu siyo

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 роки тому

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ua-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @gaaboow2018
    @gaaboow2018 4 роки тому +1

    Mam yasimin somalia waajoognaa mana nasanno

  • @cabdiyare3991
    @cabdiyare3991 4 роки тому +1

    Aniga waxaan ahay qof dhalin yaro ah waxaana ahay guur doon haday halkan ku jirto gabar guur doon ah ha ila soo xariirto lkn waa iney u dhaxey saa 19 to 17 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @farduusheeno4033
      @farduusheeno4033 4 роки тому +1

      Saqiir gaad

    • @rayaanabdullahi9674
      @rayaanabdullahi9674 4 роки тому

      Saqiiirada inaaad suujisa usoo qalab qadatay 😂

    • @cabdiyare3991
      @cabdiyare3991 4 роки тому

      @@rayaanabdullahi9674 19 miyaa saqiir ah wll 😂😂😂😂

    • @munamunish3690
      @munamunish3690 4 роки тому +1

      @@cabdiyare3991 saqir gaad aya tahy runti aniga intaas udaheeya wnxa aminsanhy gabdhaha ine wx bartaan o hormar gaaran kadib wx kle raadinaayan lkn 20 wx kahoyseyo iska daa wll .qof maskahdiisa korte ayaa fcn not qof hda soo kacaaayo o iska guurso um aminsan.

    • @cabdiyare3991
      @cabdiyare3991 4 роки тому

      @@munamunish3690 waa runtaa wll lkn wax barashada wey sii wadan kartaa ayadoo marwo ah dhanka koriimaha maskaxda dhib malaha wey iska aqliyeysan inta ka horey sana waa loo aqli celin wll 😅😅 ee hadaad intaas u dhaxey so isoo qabo ama give me your whatsapp number 🙏😂✌

  • @mounaahmed6517
    @mounaahmed6517 4 роки тому +1

    Asc yasmin habaryar waa ku jeclahay alle darti

  • @nasraabdirahman4836
    @nasraabdirahman4836 4 роки тому +1

    Shukraan yasmiin

  • @AhmedHassan-pq5sl
    @AhmedHassan-pq5sl 4 роки тому

    Thanks my dear

  • @wadaadkatv3705
    @wadaadkatv3705 4 роки тому

    Lkn habo suaal kaftana aan ku waydiiye
    Markasta waad na amaanta
    Lkn maxaad rga soomaliyeed uga tagtay oo aad ameericaknka uguursatay in kastay calaf iyo qadar tahay just kafatan 😀😀😀mahdsnid habo macaan ❤

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 4 роки тому +4

      Wey kaso hadashay dib uraac wll video yadada nin somaliya oo ina adeerkeeda geeyey iyadoo yariisa 13 jir iyado ah ba lagu daray 3 sano kadib 16 jir iyado ah buu kaxeystay rafadku mariyey ilah ba'OG habeyn bar guriga kusaray xita police ugu wacay dhibtas iyo calaf ba isu geyey ninkan lkn Almuhiin ninkii wey is cafiyeen wax walba ok waye hada wa kadaba geynayey 🤣🤣🤣

  • @filsankashka4304
    @filsankashka4304 4 роки тому +1

    Abaayo yaasmiin markaad liveka soo galeyso seenku ogaankaraaa abaay

  • @hindamohamed470
    @hindamohamed470 4 роки тому +1

    masha Allaaah

  • @saynabxuseen5959
    @saynabxuseen5959 4 роки тому

    Masha Allah

  • @khadraabdirahmanmohamed4511
    @khadraabdirahmanmohamed4511 4 роки тому +1

    ManshaAllah macaanto

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 роки тому

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ua-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @deeqacabdi1373
    @deeqacabdi1373 4 роки тому

    Maam Yaasiim muuuc

  • @ifraahabdirizaq8310
    @ifraahabdirizaq8310 4 роки тому +1

    Mamo Yaasmin plz mel an kla so xiriro maka helaya aad kgu bahnaa

  • @anabjama7166
    @anabjama7166 4 роки тому +1

    Kuwait had joogaa iskadaa waxay ku siiyaane Nadal fcn karma helaysid illahay iimanka hagekiyo

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 4 роки тому +1

    👍👍👍

  • @hawaabukar3446
    @hawaabukar3446 4 роки тому +1

    Mash Allah

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 роки тому

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ua-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @najmakhalif4424
    @najmakhalif4424 4 роки тому

    Mom video yasha gaabe bis 40 mins wa dhib at least 10 min

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 4 роки тому +1

    ياسمين حبيبتي

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 4 роки тому

    WA S WR WB 🌹🌹❤️

  • @khadiijomaxamed679
    @khadiijomaxamed679 4 роки тому

    Asc maamo waan ku rabaa intee kala soo xiriiraa

  • @xasanofficial8811
    @xasanofficial8811 4 роки тому +1

    man sha allh

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 роки тому

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ua-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @nasraabdirahman4836
    @nasraabdirahman4836 4 роки тому +1

    Manshalh

  • @saciidohassan471
    @saciidohassan471 4 роки тому

    Asc haaa taa rabnaa

  • @aqiisoibrahim8415
    @aqiisoibrahim8415 4 роки тому +1

    Asc.abaay yaaas

  • @caaliyoabdiofficial9123
    @caaliyoabdiofficial9123 4 роки тому

    Asc abayo yaasmiin

  • @maryanilyas8147
    @maryanilyas8147 4 роки тому

    I miss you habo

  • @maryanbashir5143
    @maryanbashir5143 4 роки тому +1

    Asc I love you Yaasmiiney

  • @CaaishaAadan-s5y
    @CaaishaAadan-s5y Рік тому

    Shukar

  • @luulhassan80
    @luulhassan80 4 роки тому +1

    Asc abaayo yaaska

  • @Nadiikhadar
    @Nadiikhadar 4 роки тому +1

    Habo shugran aad ayad umahad santahy

  • @samsamqueen1968
    @samsamqueen1968 4 роки тому

    Asc

  • @cabdallamohamed6608
    @cabdallamohamed6608 4 роки тому +1

    Waxaan aaminsanahay in aan ahay ninki ay gabar waliba jeclaan lahayd in ay nolosha la wadaagto , igama ahan faan ee waa xaqiiqo jirta oo aan ku faani karo .
    Gabadha sharafta badaney in aad baratid ninkaan wanaagga badan waxaa kaaga filan kaliya in aan reply soo gashid .
    Alxm alxm .

  • @IsmaciilCumar-zn6jo
    @IsmaciilCumar-zn6jo 7 місяців тому

    Waaw

  • @qurxintaguryahaazhiira6235
    @qurxintaguryahaazhiira6235 4 роки тому +1

    🌹❤️🌸🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️🌹

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 4 роки тому +1

    Asc abayo nambarkaaga ubahanahy maisojawabtid

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 4 роки тому

    Somali ween subscribe noo saara allaha qeer idinsiiyo 💙❤💜

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 роки тому

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ua-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 4 роки тому

    😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @bahiyaswaleh5217
    @bahiyaswaleh5217 4 роки тому

    😘 😘 😘

  • @nadifgeneral8739
    @nadifgeneral8739 4 роки тому

    Ma afrika ayaad majeeranaysa somaliya imo ada ooyidone

  • @hiboxasan4264
    @hiboxasan4264 4 роки тому

    Habo wa jclahy inaan dawada video gaga lkn waligy ma dhamaysan, sababta ah waa 40 daqiqo so gaagabi uga badnan 15 ka dhig adigo mahadsan.

    • @hennaqurux6095
      @hennaqurux6095 4 роки тому

      I like videoyaasha maamadan in dheeradaan. ileen wax baxan oo faaido ah aye ka hadasha ilahey ha xifdiyo 🤲🤲❤❤ iska daaro marka hooshada guriga ka qabsaneesid. Hoosha kuma caajiseesid hada cafimad fcn dhageesato😍

  • @xawomohamed1621
    @xawomohamed1621 4 роки тому

    kkkkkkk waasko yaasmin waa funny

  • @bureeqoqaali4274
    @bureeqoqaali4274 4 роки тому +1

    Asc habo yasmin youtube ka waku cusbahy subscribe ha la isaaro Hala is caawiso

    • @imankamal8566
      @imankamal8566 4 роки тому

      Asc abaayo waa run labada qor ina y fiicantahay xiriir Kodak.Laakiin ma qurxano in la isku shumiyo dad ka hortii

    • @hamdaomer2432
      @hamdaomer2432 4 роки тому

      Asc

    • @umuzeyd2554
      @umuzeyd2554 4 роки тому

      @@hamdaomer2432 wcs

    • @hananafraxmousa2435
      @hananafraxmousa2435 4 роки тому

      Asc mama yasmin kaso hdl ninka naga fog oo kukala nol 2 wadan sida an u qancinlahen

  • @qurxintaguryahaazhiira6235
    @qurxintaguryahaazhiira6235 4 роки тому

    👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻🥰🥰🥰🥰

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 роки тому

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ua-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @hindamohamed6455
    @hindamohamed6455 4 роки тому

    Wcs

  • @rayanadam9548
    @rayanadam9548 4 роки тому

    Abaayo calooshaseiskaqayareyaa cayilnamaihi Abaayo kasoojawaab

  • @ikranomar8101
    @ikranomar8101 4 роки тому

    M.a

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 4 роки тому

    Hhhh so many funny stories abaayo yasmin Mahadsanit

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 4 роки тому

    Codku. Daaiman waa gaaban yahay

  • @najmaabdi99
    @najmaabdi99 4 роки тому

    Keep going sis ❤️ isaar like subscribe i dinkoo mahadsan UA-cam keyga Soo boqda 🥰❤️
    m.ua-cam.com/video/TvMOqsPPVEI/v-deo.html

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 роки тому

      Walaal hadaa jeceshahay faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan ua-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @hamdimohamed6625
    @hamdimohamed6625 4 роки тому

    ASC

  • @sahroomar8149
    @sahroomar8149 7 місяців тому

    Wcs