Masiixu Dajaal: Balaayo ka daran lama sugayo - Sheekh Abubakar Xoosh
Вставка
- Опубліковано 27 вер 2024
- Dajaal, marka uu maqlo in uu soo degay nabi ciise, wuxuu u cararayaa magaalada Lad oo ku taalo falastiin una dhaw qudus, nabi ciisa na wuu ka daba dhaqaaqi doonaa ilaa uu ka dabo tago oo uu dilo. Maalin kaas muslimiinta aad ayay u farxi doonaan, murugadi iyo cabsidi ayaa ka dhamaanayso, nabi ciisana wuxuu uga sheekeen doonaa sida ay jannada u kala dagi doonaan, gacan tiisa wanaagsan ayuu na wajiyada uga masaxi doonaa.
Subscribe to our channel for more videos and updates. THANK YOU FOR SUBSCRIBING.
Allaha ha ka ajar siiyo sh.aan jeclahay
Ilaahow naga badbaadi
Maashaallaah tabaarakallah 😍😍🕌
Jasakalahul khayr sheekh
WWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWW😊😊😊😊😊aaaaaaaaaa1
Jazakaallh Sheikh abubakar
Masha Allah sh Allah haku barakeyo
M. A WLL
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
Allahamua najina min fidnatil masixul dijal
Allow naga badbaadi
Allow ka abaal mari
أغلبهم صل عليه وسلم تسليم كسير
My.allah.forgive.us.all
How
Allaahu munajinaa musiixidujaal
امين
Hi
M.a
manhuwa?alaahwarasuulu?muxamadmaakitaabuka?alquraanmaamadiinuka?alislaam
saamiri
Lkn waxaa jira nin lakulmay masiix waliba jaziirad asoo ku xiran sheikhana wuxu shekayaa inuu yahay qof ar xor oo waliba dadka oo kale ah oo caro ay kusawabeyso xlda lkn sideey isku waa faqayaan 🤔
Yaa Allaah Naga najee Sharma dajaal cawar
Walaal khayrka nala faafi wax copy right malaguugu qaban doono nashiidadaan waxa aan u qaadnay culumada 👉👉👉👉👉👇
ua-cam.com/video/BmhShxATThM/v-deo.html
جزاك الله خير الجزاء شيخ
Allah hanaga najeeya fidnada masiixidujaal