asc asxaabay gaaladu nooc walbooy leeyihiin ma aha muslimiinta walaalahood,balse somalida gaaloowda aan allaah u barino inuu u sooceliyo diinta islaamka waayo waxaan aaminsanahay in aan leenahay hal aabe oo aad u dhow iyo dhiigii nogu dhawaa aadanaha illaahoow hanuuni oo naarta ka badbaadi anaga iyo iyagab aamiin
Nabi Ciise cs ayaa ku yiri 3 habeen iyo 3 maalin waa sida Bible ka ku qoran Buuga Matthew marka aad xisaabto ma helaysid 3 habeen & 3 maalin waxaan rajaynaya inaad fahantay
Mark 12 29 o srael our lord is one God hadana kirishtanka wxey amin san yhn 3 Alle john john 5 30 i can't of mine own self do nothing as i hear i judge my judgement 8s i seek not my own will but the will of God hdna wxey amin sanyihn in cise masix bad badin karo marka alle muslin naga dhigay ayaa mahad leh john 20 17 iam ascending u onto my father onto my father onto my God john 14 28 my father is greater then me iyado bible sida shegaya aya manta dad bdn somali dinti ka baxayan Alle muslim naga mahad iska leh
Jizakalaah wa 1000 qayr sh gaaldidow dar Alaah baan kujeclahay
Masha allaah sheikh xafdullaah
Shiikhu waa shiikh wacan masha laah
manshallah sheekh illahay ajar badan haku siiyo
jasakalah shekh abdulcasis
Jazakallah sheekh Allah hku Xifido.
Jasakalaa khayr wllo alle haku xafido wax badan baa kaa faiday alle hakaa abaal mariyo qoraaladaad waan fidinayaa insha alaah intii kalankayga ah
illahu naaga nabaad galii gaalnima daa amiin
Sh.CILMI BAAD NOO FAA IDAYSAYE ILAAHAY CILMGAAGA HAKUU SIYAADSHO
Jazakumulahu kheyrn sheik galdid ilahey haku xifdo anagana kuwa wansamo ilahey hanaga dhigo
Maanshalah ilaahay janadiisa haku geeyo
Masha Allah alle khayr haka siiyo sheekha Iyo Wixi dhagysanayaba inagana hanagu afaco Insha'Allah bidni allah
Mnsha allah
Qiso mcn
JAZAKALLAH KHEYR.
Jazakalaaah akhii
Jazakallahu kheir
Alle haku xafido sheekh abdulaziiz
Ilahay
Ha
Kuu
Dayo
Ma
Shala
Ilahay
Ha
Kuu
Dayo
Walaal
good correspondence sheikh
SH.CABDI CASIS OOGLE JAZAA KALAAH ILAAHAY HAKU XIFDIYO AAKHIRO IYO ADUUNBA
ilhow adan kamagan galay gaalnimo oo ah jaahilnimo dhamystiran subhana allh
ooh srry Gaadal ayan ka faahmay masha Allah jzk Sheekh Rbbi Haka abaal mariyo Mizaanka xasaanadkana haku saaro
jazaaka allahu khayran
queen mahamud
asc asxaabay gaaladu nooc walbooy leeyihiin ma aha muslimiinta walaalahood,balse somalida gaaloowda aan allaah u barino inuu u sooceliyo diinta islaamka waayo waxaan aaminsanahay in aan leenahay hal aabe oo aad u dhow iyo dhiigii nogu dhawaa aadanaha illaahoow hanuuni oo naarta ka badbaadi anaga iyo iyagab aamiin
filsan xaji dahir aamiin aamiin aamiin aamiin Alle ha inaga badbadiyo xanuunka iyo Kulaylka naarta
Asc sheekh jisaakallah ilaahay haku xifdiyo bi,idnilaah
Ciise maxa la kulmey maryuhuud la saxobiya
Subxanalah Rabbiyow waxanka magan galnay galnimo
ى
Aamiiin Ya Rabi
Rabi haku xafido akhiro iyo aduuba walaalo
allah yacizak mclin
Wlhi wàa sugaaye mowduucaan
Pro trick: you can watch series at flixzone. Me and my gf have been using it for watching a lot of movies lately.
@Frank Markus Yup, been using Flixzone} for since november myself :)
Dadka meelaha shiikhyadeena ka hadlaayaan inta soo galaan hadana unlike saaraaya maxaay naga rabaan? Acdaa ii anaguma idiinkuma imaano meelahiinee noo dhaafa kuweena:(
subxan allhaa IllaahayoW Adan kaa magan gallay galada iyo qurafad kooda
Masha Allah walal
wllo khayr ilaahay ha kaa siiyo
Ilaa hay baa diinteena Ku ilaali yay culimo u jawaabta gaaalada ma sha alaaah
ilahay khayr halkaa auto shiiikh
maasha allah tabarka lah ilaahay jhaku xafido
masha allah
Allha kaa abaal mariyo cilmi baad noo siyaadisay..
jizakallaahu qeyr
Yaa allah
Jzk Allah sheikh lakiin xisaabta meshas mark ad mareyso Ayan Fahmi wayaay I fahaansi Wyo Wxd tirii wxu ku jiray habbenki Jimcaha iyo maalinti Sabtiga iyo Habbenki Sabtiga Iyo maalinti axaada Mariah u timid in ad tiiri aya filaaya isla Markasna Xisaabti eyes Kuso celisaay wxd tiiri Habbenki jimcaha maalinti Sabtiga iyo habbenki Sabtiga seddex ayan u tiiriyay aniga adigana labo ayad tiiri Badaan Khaldaanen Sheekh jzk Allah igaa soo jawaab meshas
Nabi Ciise cs ayaa ku yiri 3 habeen iyo 3 maalin waa sida Bible ka ku qoran Buuga Matthew marka aad xisaabto ma helaysid 3 habeen & 3 maalin waxaan rajaynaya inaad fahantay
🤙🏾🤙🏾🤙🏾🤙🏾
allahu agbaar
Subxanallah
ILAHAY AYAA WAY OO WAAXIDA
wlle galdid ilahay janada haka mid digo 7000 janada xisblaan wlle waxa ishegta ciwan akaga shego qisodeydi
Siham adan Dhere2 70.000 dhamaanteenba wlshy alle hanaga dhigo dadkaas
Aamiiin
Siham adan Dhere2 70000 o eber bad katagtay wll
😂😂galada waa eber wllow Allah ha so hanuuniyo 😭
Muslim waa in jinaas lagu dukaad
Mark 12 29 o srael our lord is one God hadana kirishtanka wxey amin san yhn 3 Alle john john 5 30 i can't of mine own self do nothing as i hear i judge my judgement 8s i seek not my own will but the will of God hdna wxey amin sanyihn in cise masix bad badin karo marka alle muslin naga dhigay ayaa mahad leh john 20 17 iam ascending u onto my father onto my father onto my God john 14 28 my father is greater then me iyado bible sida shegaya aya manta dad bdn somali dinti ka baxayan Alle muslim naga mahad iska leh
Yuhuuda diintiida waa tee walaal?
C
wcs walalkey galdid maxan maqlijiray (Nabi) cise naxris & nabad galiyo dushisa haahato dagaxa miye kunolayen oo Somalia
Mahadsnid shekh lakin nebi cise ma illahay ayuu la joga mise wayo illhay wuxu joga kor sax