HODAN GABADHEDA O SHEGTAY INEY SUN SIYAN DARTED BAQOTAN LAGA QABO LOGU DIDAY ABAHED

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 23

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 години тому

    Maasha allaah waa in ay sidaas sameysaa abahoodana rabi ha u maslaxo

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 7 годин тому

    Oo hadu cawiyey odayga maxaa ceeba ama dhibato ah markuu anahood ilkuhu ka daateen xanuusan may daryeelaan dhibaato Dayak ayaa ka muuqda

  • @faadumofiicaney
    @faadumofiicaney 7 годин тому

    Aabahaa wuxuu ahaa kabo la’aan jaakad la’aan, jiif la’aan xabsi iyo dhbaato. Xageed ku maaqneed?

  • @AbuukarKurey-n2b
    @AbuukarKurey-n2b 8 годин тому

    Booliis booliis kajooga

  • @AbuukarKurey-n2b
    @AbuukarKurey-n2b 8 годин тому

    Bashiir xaalada hala dejiyo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 7 годин тому

    Odayga 7 sano ayay xabsi u taxaabeen Hoyaded iyo iyaguba.
    Way daawadaan hooyadood waxay ku hadlayso

  • @ashaali6663
    @ashaali6663 14 годин тому

    Aabahaa guri ukiree sharing usamee

  • @fardowsomuqtaar5206
    @fardowsomuqtaar5206 10 годин тому

    Qofkii aabo xun dhalay aa fahmi karo dhibka reerkaan heesto waalidka xata mid caasiya ku jiro alxmdulillah dhaha hadu waalid fican idin dhalay

  • @zakiyamibrahim3582
    @zakiyamibrahim3582 13 годин тому +1

    Maxaa mar hore wax ugu qaban wayseen maxaa hada wax baan uqabanaa uleedihiin hada markay dadkale wax uqabteen aa uga daba ordaysiin intuu homeleska ahaa maxaa wax ugu qaban waysay

  • @degan4
    @degan4 8 годин тому +1

    Abbahaa kobol la’aan inuu baraf ku socdo Xaqmiyaa😢😢

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 10 годин тому

    kahor intowsan dhibaatadaan iyo derbijiifnida kujiray xhageejirtay hadaadan caasi aheeyn

  • @Jamadjano
    @Jamadjano 12 годин тому

    Ninka maskiinka lacaawinaayo ee laxiray hadii ilaahay somali u keenay

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 13 годин тому

    Odaygaan isgaa iska dayacan miskiinkaa wiilkaana jidka ayuu ku arkay ee warka badan dhaafa

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 13 годин тому +1

    Boto badana abohod waba lacaiye abal darana dadkaan

  • @Jamadjano
    @Jamadjano 12 годин тому

    Haday soo baraarugtay boliska waa lagu xiraayaa 5xabsiga ku jaray

  • @abukar1636
    @abukar1636 13 годин тому

    Warka social media iska daaya reer kiina adiga hooyada hadalka badan

  • @amalquule84
    @amalquule84 10 годин тому

    nikii aabahaàugaragaaraya laguleehaye dayacana

  • @modestmuslimah237
    @modestmuslimah237 6 годин тому

    Nononono

  • @fadumaomar3215
    @fadumaomar3215 4 години тому

    Maalintuu wiilkaa soo bandhigay ayaad leheed hadaan u imanayaa haduu aabahaa dariiqa xooran barafka dhacaya laga soo qaaday cuno la siiyey meeluu seexdo la geeyey dacwada aad qabto maxeey tahay ceebtiina banaanka timi adiga walaalahaa hooyadaa guri kulul ayaad jiifteen cunanawaad cuneeyseen miskiinkii kudhalayna banaan kuu xooraa minid anagoo guriga joogna hadii hiidka ladamiyo cabaan qaboow baan fiilgareey nenynaa ka waran odayga waayeelka barafkuu ku aasmay otabo 7 saakuuma jirtee waa 5 saacee waad hurudaa umahad celi wiilkaa kana faaiideeyso waqtiga u haray ama silciya kuwiinaa idin silcin doono aaway14 kii kale kuligiin maisku aqli baad tihiin alaha idin soo hanuuniyi haduu hanuun idiin dhiman yahay

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk 13 годин тому

    Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk oo muxuu haleeyey ninka ma why ixsaan uu idinka waayey aad oogu sameeysay baad ku heysataan