Deeqa Afro |AF KU XOOGLE| New Somali Music Official Video 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • EREYADII: DEEQA AFRO
    LAXANKII: DEEQA AFRO
    MUSIC: BY RIDWAAN GALAYDH
    VOCAL RECORDING: CALI NAJIIB
    FARSAMADIII KORNEL ABDI
    DIRECTING AND EDITING KORNEL ABDI
    Waxaa kamamnuuc ah inaad "©Copyright sameesid waa lagaa xiri doona
    --------COMMENT --------LIKE------AND-------SHARE

КОМЕНТАРІ • 4,1 тис.

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi  5 років тому +834

    Inaan wada sxbno waa i sharaf SXBYAAL🙏GULEESTA
    Instagram: instagram.com/kornel.abdi/
    Facebook: facebook.com/kornel200
    Tiktok: www.tiktok.com/@kornel.abdi?lang=en

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 3 роки тому +272

    Heestaan waxay soo baxday 2019 bilowgedii 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
    yaa dib ila dhegaysanaya 2022❤ ❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +782

    Deeqo waa fariid wlhi 😂😂
    2020 Yaa ila dawanayo 🙂😂

  • @umaymocabdi8748
    @umaymocabdi8748 Місяць тому +16

    2024 ya ila dawanaya dumarland❤ heestan wan ku hesta ani😂

  • @user-md8tt7ov2k
    @user-md8tt7ov2k 5 років тому +1159

    I am from Eritrea! I don't understand Somali language, But I love these Somalian people with there country! I have full respect on them, Eritrean and Somalian are brothers and sisters. 🇪🇷🇸🇴

  • @nohlove1881
    @nohlove1881 5 років тому +941

    I am not understand
    But like this music from Eritrea🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷 Love you Somalian 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cayniaragsan9752
    @cayniaragsan9752 4 роки тому +132

    Heestan inta 2020 dawanaysa love sara❤

  • @hussenmohamed3477
    @hussenmohamed3477 5 років тому +370

    heestan in Nimanka sanadkan jiro ku socto inta ani cml u fhnte Like isar Bal 😂😂

    • @muhimcadeymahamed2387
      @muhimcadeymahamed2387 4 роки тому

      Sax

    • @mumtazasadali2272
      @mumtazasadali2272 4 роки тому

      hhhhhhhhhhhhh adiga nimanka sanadka maaba kamitahy bis waaye marka

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 4 роки тому +1

      Wa ku sarey madama iga qoslise ayo ramadan

    • @qadanjamac4112
      @qadanjamac4112 4 роки тому +1

      😂🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍👍👍👍👍👐👐👐👐👐💘💘💘💓💓❤💓❤💓❤💋💋💋💋💋💋💋💔💔💔💓💘💘💘💘💘💘👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👐

    • @sacdiybile7910
      @sacdiybile7910 4 роки тому

      Hees iyo badh😂😂😂

  • @EylulOyku-gw6oj
    @EylulOyku-gw6oj 5 років тому +1165

    l think I'm going to learn how to speak Somalia because l so love somali song so much from Turkey

    • @hadalzamezkfilms9920
      @hadalzamezkfilms9920 5 років тому +10

      Welcome Bro

    • @hadalzamezkfilms9920
      @hadalzamezkfilms9920 5 років тому +10

      Say How To Speak a Somali Language Brothee

    • @anishadehoty2420
      @anishadehoty2420 5 років тому +38

      Teach me Turkish I’ll teach you somali welcome gawar somali na wa kugu Dara 😂👋

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 5 років тому +5

      Welcome bro you can learn fluently ensha allh

    • @saraa470
      @saraa470 5 років тому +10

      Eylül. Öykü ablahcim am somali and I love turkish series i i feel you sister by the way my somali commenters eylul is a girl name not a boy it means September in Turkish 😍

  • @diamondd2246
    @diamondd2246 5 років тому +158

    Hees heeda qoftaan
    xul waye erayada wee
    gadmayaan yaa ila qabo😁👌🏻

  • @hammesiraje5360
    @hammesiraje5360 5 років тому +439

    I from Eritrea I love u Somalia people😍😍

  • @usermoonlight
    @usermoonlight 5 років тому +77

    RESPECT! This the first time I saw a feminism song in this gen yall this a big win for us love this ♥️♥️

    • @nasracali8418
      @nasracali8418 3 роки тому +2

      Mansh Allah Allah haku xafiido my queen my sister

  • @yayaGGMU6770
    @yayaGGMU6770 5 років тому +456

    Deeqo respect ✊ with hijaab abaayo inta gabdha qadarisa I like all of them 🔥🌍✅

  • @sahnibrahim4637
    @sahnibrahim4637 5 років тому +162

    War naftaan yar ma naxdo gacan baa u taagay👌 waa qof isku filan erayada laxanka iyadaa samaysata dib u raaca waxay hees qaaday iyada baa badanka samaysay qoftaan baabuurkeeda bay isku wada noolow deeqo afro 😍

    • @Real_rize
      @Real_rize 5 років тому

      Sahn Ibrahim baabuurkeeday isku wada iga dhe🤣

    • @sahnibrahim4637
      @sahnibrahim4637 5 років тому

      Haa qoftaan qof qososha ma ahan wlhi

    • @omarsulaymanali7380
      @omarsulaymanali7380 5 років тому +4

      qoftan caadimaha kaligeed duulbaa ladhahaa hhhh

    • @sahnibrahim4637
      @sahnibrahim4637 5 років тому +1

      @@omarsulaymanali7380 haa wlhi caadi mahan waa libaaxad ani waan ka yaabay

    • @sarahwarsama644
      @sarahwarsama644 5 років тому

      Sahn Ibrahim 100 naagood bay u dhigantaa. Deeqa noolow

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 5 років тому +292

    Hees deeqo Afro leedahay oo marax ah maba jirto all waa Lit 🔥👌 yaa igu raacsan 👍👍✌️

  • @susuyahye
    @susuyahye 5 років тому +191

    I believe this is the best clap back ever. 😂. I believe you sister ❤️ this is right way to throw shades smoothly 😂😂😂 very classy ....

  • @oomaarbarbarofficial1098
    @oomaarbarbarofficial1098 5 років тому +253

    Masha Allah waa walashay #Deeqa Cadey keep going with the #hijab

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 5 років тому +244

    Walashiin idin jecel ban ahy like haiga baqaylina 😭😭😭😭

  • @sumayaabdi6570
    @sumayaabdi6570 5 років тому +31

    wale astur naata wey ku quruxtay mash allah💋 walelhey like igu saa cida qer. ilahey ha idin siyeee😘😘😘😘😘😘

  • @najmamohamed2345
    @najmamohamed2345 5 років тому +15

    Xawaleydo maryahoda horta miyed la xirataa!!! Walhi cashir eyey u dhigty👏🏿

  • @lilshifo9883
    @lilshifo9883 5 років тому +302

    Dumar somaliyeed waxa ay u bahanyahiin Group Gang oo ilaaliya. oo nin kii ku gafa xabad madax kaga dhufta.💪

    • @ruunmohamud2025
      @ruunmohamud2025 5 років тому +9

      Aad io aad ana leader unoqon lahaa ee yaa igu daba feyla😁🙈

    • @nasmoha6760
      @nasmoha6760 5 років тому +1

      @@ruunmohamud2025 👍👍👍

    • @sparklyyyy837
      @sparklyyyy837 5 років тому +2

      @@ruunmohamud2025 me☝️

    • @ilyaazcali490
      @ilyaazcali490 5 років тому +3

      xabad moyee xal kle mataqaanid

    • @maikaali1790
      @maikaali1790 5 років тому

      @@ruunmohamud2025 kkkk. how about Somali women doing the dirty job, I wouldn't mind putting a fucking gun into old freak Somali men's head. I put fucking gun into his old rotten head just to scare him off, probably he wet his pants too...# Somali women with a gun.

  • @amaalabdullahiqaasim3209
    @amaalabdullahiqaasim3209 5 років тому +134

    Alla Gabadhii Sootan Qurux Badnaatay WOW Xijaabka Ayaad Ku Nuureysa Kornel Abdi Is The Best

  • @AbdifataahAbdifataahhasan778
    @AbdifataahAbdifataahhasan778 Місяць тому +6

    Hada hada soo radisay like pro😅

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 роки тому +37

    Deeqo afro firiid 👸🔥❤
    2020 yaa dawanaya 🙋‍♀️

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 5 років тому +249

    Deeqo afro ilahy amarkiii wa iska jacelhy😍😁

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 5 років тому +6

      Hhjhh video gii hore ku jeclaatay

    • @yasmina9759
      @yasmina9759 5 років тому +3

      Fananad somali uusan jclen mpa jirto ninkan wn yaby ani

    • @najmacali1469
      @najmacali1469 5 років тому

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mancityfan1434
      @mancityfan1434 5 років тому

      Ibraahim Shakul Yare meel walba ma iiga horeesa😂

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 5 років тому

      Sxp waad isoo qaban la'dahay

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 5 років тому +79

    Dhamaaan Gabdhaha Soomaliyeed waan Salamaya Sidaasaa Ku Qurux Badntihiin Dharka Xirta Wllyaal.

    • @S_Siman2188
      @S_Siman2188 5 років тому

      Wan ka qadnay wllkey qaliya 👑 mid lamid ah hawada ka qado🥀🌺

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax932 3 роки тому +20

    Xawaleyda maryahooda horta miyad la xirataan 👸🏻🤩🎤❤

  • @caliiidle263
    @caliiidle263 5 років тому +57

    Heestaan Kama dhargo xaqiiqdii🙏💞💕😍

  • @kingsaam7649
    @kingsaam7649 5 років тому +87

    Heesti ugu shidneed 2019
    Deeqa afro wad IGA badisay wlhi
    San lee nugu wad qurux badaney
    😍😍😍😍

  • @hayaan8738
    @hayaan8738 5 років тому +23

    Inta quraanka jecel like ii saara

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 4 роки тому +70

    I m oromo from Ethiopia i love you Somalia people

    • @fatahrashid9835
      @fatahrashid9835 3 роки тому

      Or

    • @abshirxayata8289
      @abshirxayata8289 2 роки тому

      We love you too bro

    • @Msskorean
      @Msskorean 2 роки тому +2

      There is no doubt that Oromo and Somali are real brothers and sisters. They both are from Kushitik Even Eretrea are our brothers and sisters.
      Adam Hersi From Mogadishu Somalia.

    • @Msskorean
      @Msskorean 2 роки тому +1

      We love You too brother

  • @bakasahuqa86
    @bakasahuqa86 Рік тому +9

    Much respect and Love 😍😍😍 Deeqa Afro and her supporters to her talent. From Kenya East Africa.

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 5 років тому +181

    Maasha allh Deeqa Allah Haku xafido sister
    Kornel abdi Sxb Video Aan caadi aheyn baad Nala so wadaagtey thanks Horay Halo socdo waqtiga wo socdaaye 👌👏👏❤❤

    • @zakariyezarcad2579
      @zakariyezarcad2579 5 років тому +1

      Axmad rasta legend qoftiii waaata soo hanuuntaye nio adaa u qalmee maa iska aroosto sxbow wa iga Codsi

    • @ayaanosmaan193
      @ayaanosmaan193 5 років тому

      Masha aaallha 😍😍😍😍😍😍😍

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 років тому

      Ahmed rasta subscribe me sxb

    • @hananwarsame2143
      @hananwarsame2143 5 років тому

      Heestan waxay jawab utahay silsiladii

    • @nalkanalkisa3321
      @nalkanalkisa3321 5 років тому

      Deeqa afro isha kariday walashy

  • @nimconuura5608
    @nimconuura5608 5 років тому +90

    Hees Xaqiiq Ka Hadlaysa Horta Xaawaleda Maryahooda Miyaad Laxirataan Deeqa Afro Inoo Hiiili Muqaal Quruxsan Kornel Abdi Ilahay Gacanta Kama Gooyo

    • @xaawoxalimo9940
      @xaawoxalimo9940 5 років тому

      Masha allah wll saanbaba ku qurux badan thye

    • @axmedsiciid7663
      @axmedsiciid7663 5 років тому

      Ma kuwa is qaawiya ayaad tahay adigu

    • @hanadmohamed872
      @hanadmohamed872 5 років тому

      Ha is qaawin hoy hoy wax la qaawiyay nin jecelba ma jiree

    • @mohamedainache2327
      @mohamedainache2327 5 років тому

      Xaqiiq kama hadline , raggiba leh naga qariya oo is astura , alla indho adkaa

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 років тому

      Nimco Nuura subscribe me wlzhy

  • @baritish8745
    @baritish8745 4 роки тому +17

    Allow xasgeyga oo oyneysa ha itusin inta aynolol jirdo🤲

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 4 роки тому +74

    Imisa afku xoogle ayaa daawanasa 29 sep 2019 😂 ani no1

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 5 років тому +124

    Kameydho wixii kusoo maray baayo😊 Hadhigin xijaabka ❤❤

    • @maryammohamedelmi6417
      @maryammohamedelmi6417 5 років тому +3

      Kal iyo aan uqusley kameyro lee iga dheh

    • @HusniCharley
      @HusniCharley 5 років тому

      subscribe dhac igu dha walaalyal aniga iyo nagtayda charley ua-cam.com/video/TI2ZhpIE0ik/v-deo.html

    • @Biifka
      @Biifka 5 років тому

      Ama xijap hes ku qada ama is qawisa koley narta nisku kaya ken 😂😂😂😂😂😂🙏

    • @mohamedabdikadir1613
      @mohamedabdikadir1613 5 років тому

      Dr- Sihaam hvuv

  • @Yourangel.s.a
    @Yourangel.s.a 5 років тому +158

    inta yaban farta taaga hhhh Masha Allah 😹😻😻😻

  • @mohamedyusuf6427
    @mohamedyusuf6427 5 років тому +144

    Waxay tidhi.
    " Xaqqa dumarku leeyahay
    Sida loo xannaaneeyo
    Xeerkaan ku barayaaye
    Casharada u soo xaadir" . Anoo isleh casharada u soo diyaar garow oo Book iyo qalin soo qaatay, ayay tidhi afku xoog le dib u joogso hhh, oo ma anoo sii jeedaan wax barta waaye inbti.

  • @yahyeuk5144
    @yahyeuk5144 4 роки тому +24

    Deeqo afro waa fariid masha allah 2020 yaa ila dawanayo Like isaar

  • @husseinmokhtar143
    @husseinmokhtar143 5 років тому +40

    Deqo afro m.a kep going quruxda dumarka waa xjiabka inta xjibka cimamada kuturta ✔🇸🇴🇸🇴

  • @monakaif71
    @monakaif71 5 років тому +67

    fananada ugu Asturan Iney tahay Ya igu raacsan😍😘

  • @faisalnoor282
    @faisalnoor282 5 років тому +27

    Somali wa hal if you agree give 1000likes.

  • @sumayasaid3715
    @sumayasaid3715 5 років тому +6

    Finally A Somali Song that's not about Love

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 років тому +56

    Kornel Abdi qaabka wax u duubtid kahelaa wllhi 😍😍👉❤️

  • @nimcishabdi3060
    @nimcishabdi3060 5 років тому +21

    Kalay iska arag deqo afro raga xilkodi gabay sifcn bad u karbashtay Kornel Abdi hor u soco huno❤👏

  • @rfarah147
    @rfarah147 5 років тому +35

    Big respect for you Afro❤❤👏👏

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 5 років тому +15

    I just love her like my aunt's🌹🌹💖💖💘💘 happy mother's day all Somali mother's

  • @ibrahimMoursal
    @ibrahimMoursal 5 років тому +66

    أنا السودان وأحب الموسيقى الصومالية

  • @xaliimocumar3475
    @xaliimocumar3475 5 років тому +32

    Waryadha nimankoow casharka xadira oo dumarka afarahooda ka baxa yaakheey 🤗🤗🤗🤗

  • @hamdiomar9103
    @hamdiomar9103 3 роки тому +31

    She is right no wonder why she is marrying Indonesian. Proud of her

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 3 роки тому +4

      Afku xooglahayga markaan iska soo furo masai ayaan guursananayaa 🤣🤣

    • @fifimoha8103
      @fifimoha8103 3 роки тому

      @@queentanya3787 abwaan weeyn baatahay 😂🤣😁😅😄😃

    • @libanmuuri6509
      @libanmuuri6509 3 роки тому +1

      @@queentanya3787 masai cawaan waye ,awalba naag baa sinjiyadeeda kacarari jirtay

    • @Ahmedjaylani-dt1qs
      @Ahmedjaylani-dt1qs 8 місяців тому

      ​@@queentanya3787dhilo

  • @Qaadiriye
    @Qaadiriye 5 років тому +27

    Inadeertey Deeqa Afro, keep up the the good work. Don`t give a dam about those who envy you. You are beautiful, maintain your beautiful figure.

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 5 років тому +61

    I like so much wlhi
    Erayda100%
    Codka100%
    Styleka100%
    Musicg100%
    Backgroundka100%
    Kornel abdi waa u hagar baxdy
    Sxp deeqo afro horey u soco both😍😍😍👍👍👌👍👌👍

  • @fatimaabdow9053
    @fatimaabdow9053 5 років тому +98

    Naag walaahi cashar aa u dhigtay haku mashquulina gabadhaan

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 5 років тому +16

    Deeqo afro libaaxad hore usoco quenta somalia 😂🙏💯💯❤️

  • @sarahwarsama644
    @sarahwarsama644 5 років тому +1

    walee af ku xoogle Deeqay waad nala aragtay !!!!

  • @filsannuura2352
    @filsannuura2352 5 років тому +40

    Woooooow Muqaalka Qurux Diisa Indhaha Ayuu U Roonyahay Deeqa Afro Bayo Sidaas U Soo Hees Heestan Waa Naga Gadmatay 19Min 1K Kornel Abdi Horay U Soco

  • @abakar24gympoi8
    @abakar24gympoi8 5 років тому +109

    Gabdha somaliyed HIJAABKA💖 marke xirtan ayaka dhan cajiib si bey U qurxayihin🌹

  • @niin128
    @niin128 5 років тому +26

    After geed saaristeedii 😂😂 inta heestan dhagaysanaysa like it

    • @faisomohmud2631
      @faisomohmud2631 5 років тому

      Hhhhh mukar iyo nakiir ba gas loo sin raba

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 3 роки тому

      After caan guur ayaan daawanayaa😂😂😂

  • @abdrahmanhersi2839
    @abdrahmanhersi2839 5 років тому +24

    Hees murti xambarsan, cashar dhan ah iyo weliba cod aad u qurxoon. Abwaandad qaali ah oo weliba quruxna ku darsatey. Mahadsanid Deeqa iyo Kornel Abdi oo noo soo gudbiyey. Keep up the good work and keep strong, always.

  • @abdikadirhalooyeelo6574
    @abdikadirhalooyeelo6574 5 років тому +534

    Heestaan Inay Tii Qaawanaanta Jawaab u Tahay Inta ila Fahantay Like Iisaara lolz😂😂😂😂

  • @fahiimowaqooyi4894
    @fahiimowaqooyi4894 5 років тому +40

    Woow deeqo way iga gadan tahay heestan
    Labis 100%
    Erayo shidan

  • @deeqsan9422
    @deeqsan9422 2 роки тому +8

    Karbaasha xalaal ah samidey runta kama gabato keep going xawaleyda maryahooda horta miyaad la xidhataan ❤🔥

  • @cAt-lh8wb
    @cAt-lh8wb 5 років тому +5

    Naag nool iga dheh welldone deeqo markasta waan ku tageeraa

  • @mssmroumahofficial4350
    @mssmroumahofficial4350 5 років тому +54

    Alla maasha alllah xijaabkey ku qurxontahay
    #Korneele_abdi keep going inta ila aragtay iney xijaabka ku qurxoontahay like🇸🇴🕊👇

  • @malkaadunka7484
    @malkaadunka7484 5 років тому +21

    Hees an cadi eehen ..like isar hada sideyda cml coments aqrineyso ado dawaneyso😂

  • @mariammire6190
    @mariammire6190 3 роки тому +13

    i agree with you Deqo Afro Bravo 👏 Keep it up, girl. I will always support you. enjoy your beauty

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 5 років тому +76

    Love you my proud and beautiful sister. Your words are always true and interesting. God bless you

    • @soraynasohray801
      @soraynasohray801 5 років тому

      Can I say that you are mixed with iraqi. I think I have you have commented somewhere that you you mixed.

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 5 років тому +37

    Deeqa afra hees mcn Video qurux badan kornel abdi masha allah deeqa qurux ❤❤❤❤❤❤❤ inta xijabka jcl allow xafid

  • @beensawiabdi
    @beensawiabdi 5 років тому +81

    hadad u timid comante fadlan like igu dhac se 😃

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 роки тому +2

    Si fiican bay u karbashtay waddaada iyo kuwa dib u socodka ee dumarka ciriiriga galiyay. Noolow Deeqa Afro

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 5 років тому +14

    Boqoradeena deeqo qurux ❤️❤️❤️

  • @mahad.uk98
    @mahad.uk98 5 років тому +22

    Masha Allah deeqo afaro wow xijaabkaad ku qurux badan tahay wll deeqo afaro wow keep going sis we love you all Somali weyn 🇸🇴🌎❤🙌

  • @hassanabukar315
    @hassanabukar315 5 років тому +26

    MashaAllah deeqa afro inta jeclathy new stylkeda like uguqabta😍kornel Abdi adhiga guul ayankurajena vocalka quruxda badan

    • @diomandluulinaahmed7090
      @diomandluulinaahmed7090 5 років тому +1

      Msha alah wlha deeqo waaa gabar aaad uqalbi wanaagsan raguna wlha run ayay ka sheegtay waayo intay gabar caydeeda sheegayaaan ayaaa gurigoodii iyo dalkoodi ba ba au

    • @faadumoshalaq9207
      @faadumoshalaq9207 5 років тому

      Thanks wa shikhad deeqa afro waxn ku leyahay hadhigin xijabka

  • @tusmomidnimo451
    @tusmomidnimo451 5 років тому +24

    Inta takeyrsan deqo like igu qabta 👇👍🙏🙌

  • @ilovehim4968
    @ilovehim4968 5 років тому +272

    Heestan wexey kusocotaa #Derisle iyo #Ck iyo kuwa lamidka ah #Afkuxoogle 😂😂

  • @bushrodiamon122
    @bushrodiamon122 5 років тому +199

    deqo afro wado bay iifurta kii xooga isku kay waaala waxn dhahaa
    afku xoogle dib ujeeso😂😂😂😂

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed5327 5 років тому +68

    Xaawalayda moryahooda horta miyaad la xirataa wow
    Woow deeqa afro inba erayo iga dheh👌
    Xaqiiqdii runtaad kahadashay🙇

    • @mohamedainache2327
      @mohamedainache2327 5 років тому +2

      Hhhh caqligagad hadashay wlhi,
      Ma xaqiiqa,
      Ma is astura ayad xuman modaysan

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 років тому +2

      Nasteexo Nalka Mana kopiyo channel subscribe me wlzhy

    • @nasteexamaxamed5327
      @nasteexamaxamed5327 5 років тому +1

      @Suxufi koke channel walal qli wan ku saray subscribe ta ee horumar wcn kuleyahy 👊 👉 🌹 🏆 🎉

    • @nasteexamaxamed5327
      @nasteexamaxamed5327 5 років тому +1

      @@mohamedainache2327 Kuma fahmin huuno😂

    • @nasteexamaxamed5327
      @nasteexamaxamed5327 5 років тому +1

      @@shaficiabdirahman6913 walal mcn wanku saray subscribe ta ee Gul wcn 😎

  • @zakiyare6174
    @zakiyare6174 5 років тому +19

    She's soo beautiful
    . Mashaalah

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 роки тому +1

    Gabadhan Deeqa Afro runtii waa gabadh ay ku dheertahay Somalinimadu , waa gabadh suugaaneeda aad uga hadasha Somali iyo wanaageeda ... marka qofku mar waa khaldami karaa laakiin Guud ahaan murtida ay ku heesto waa Bararujin iyo sharafta Somaliyed .. well done DEQA AFRO

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine3835 5 років тому +140

    Hadad Somali Dhaba Tahy Like Isar Wll plzz❤👈

  • @imanibra9757
    @imanibra9757 5 років тому +20

    inta ila Aragtee Deeqa Afro ineey Is Astuurtee like isaara 😍😍😍

  • @ashalulu8414
    @ashalulu8414 5 років тому +12

    Masha Allah Deeqa Afro sis..what a song!❤❤

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g 7 місяців тому +2

    Hestan haderba raga ku fican tahy in lo daaro 2024 Mxa socda yaabb 😮

  • @mariahassan9674
    @mariahassan9674 5 років тому +6

    Muuqaal qurxoon mashllh sidaano kale kuso hees marwaliba , erayadana way naga gadmeen qof hal abuur leh baad thy huno waqicaga jiro baad ka run sheegtay heeskan 😍👏

  • @salmayussuf686
    @salmayussuf686 5 років тому +39

    Masha Allah hadalkii iyo canantii dadka kagama Darin inta igu racsan like I Sara

  • @saabiriinshoodhe4161
    @saabiriinshoodhe4161 4 роки тому +5

    Waaaw wii is kalkicisay inta ila daaweeso 2020 like dhac ku siii

  • @fadumohassan6308
    @fadumohassan6308 5 років тому +35

    👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌🤛🤛🤛🤛🤛 runbaad usheegtay gabar bay ku madhquuleen isma waa niyaan wax isuma sheegaan🤣🤣😋😋😋😋🤣

    • @nasranuur123mamow3
      @nasranuur123mamow3 5 років тому

      😁😁😁😁😂😢😉😂👇👈👌✊👊👍👆

  • @ariijlove6845
    @ariijlove6845 5 років тому +21

    MA. A hijabka waa quruxda dumarka keep going sis DEEQA afro

  • @maadcommunity590
    @maadcommunity590 5 років тому +37

    Nice song iyo hees karbaash ah raga dumarka ku mashquula hala karbaasho lol deeqa afro salaama Kornel abdi is the best good job bro muuqaal qurux badan hore u soco.

  • @dripside2102
    @dripside2102 2 роки тому +1

    Inkastoo aan Afku xoogle aan ahay hada heestaan maba daminkaraba, mansha allah cod halaasilaay afro waad nasidataa.

  • @samiira-ms2hp
    @samiira-ms2hp Рік тому +2

    Inta 2023 ila dawenysa waliba habenki ciidka habenki ka danbeeyey Jah❤😊😂

  • @humanneedtobeloved6504
    @humanneedtobeloved6504 5 років тому +12

    Garbaash halahaan ayaa ugu filan wax magaratada🙌🏽👏🏽👏🏽 cadawgaaga unolaaw Deeqo

  • @khadrasiciid9120
    @khadrasiciid9120 5 років тому +15

    *xaqa dumarku leyahay iyo zida loo xananeyo*
    *Xeerkan ku barayaaye*
    *cazharada uzoo xadir*
    *af ku xoogle dib ujoogzo*
    *Deeqo afro wx kle*😍🔥👈💕

  • @nimcoabdi6863
    @nimcoabdi6863 3 роки тому +5

    2021 yaaa ila dawanaya legend deeqa afro❤❤❤👍🥰

  • @calminghours4462
    @calminghours4462 4 роки тому +5

    You are so BEAUTIFUL my dear sister, I love you your new song.I am so proud of my big sister!!!!

  • @samirasiyad6087
    @samirasiyad6087 5 років тому +24

    What a come back song 🙌🙌 well done Deeqa don’t stop for Af ku xoole

  • @DhagacadeChannel
    @DhagacadeChannel 5 років тому +177

    Xijaabki ugu Horeeyay ee Hees Lagu qaado Like Subscrbe inta Reer Burco ah

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 5 років тому +8

    She killed it💓💓💓

  • @abu9591
    @abu9591 5 років тому +12

    Maryaheygu hiran maayo ilaah ayaa yiri maryaha isku astura bin aadam ma aha