Asc madaxda somalida hadey ku heshiin wayeen. Siyasada waa in aay baneeyan xilka aay shacabka somaliyed u hayaan.hadii kale caro ayaa ka Iman karto shacabka . Wayoo qalad ayeey masuliyinta somalida kagelayan u madda. Manaraban in aay qalladad Koda saxaan
dadka kismayo hor carartay oo sey xasan shiikh u mucaradayan markey kismayo iyo iyo Axmed madoobe iyo kismayo la idiin qabanaya maqlan isa so wadaqawinay wa idinka taltay☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
Asc Mr: hussen wallal adoo rali ah waxan ka cod sanayaa WhatsApp kada si aan kulla Soo xariiro fadllan waxa aan kawada hadleyno wa danta umada somaliyed Adana kuudortay madamad tahay wariye xirfadiisa fiicantahay dhaxdhaxadna ah
Maskin mooryaanti aad gaysay raaskaambooni ayaa cuna qabateen la saaray, marka waad ka xuntahay ciidanka la hareereyay, mida meeqo lacag ayaad qaadatay caado qaate😂😂😂😂
Dowlada soomaaliya ha guulaysato guul
Dabaalo Faaktaa Dameerka
Ahmed sayid ha guulaysto
Haa Waa ku Farxnay Ahmed
Maansha allah XDS GUULEEYSTA 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Dameerkiisi Wa Lagu Celin 💯 really
Guuleeysta ciidanka xooga Somalia 🇸🇴 👍
Masawir muxuu yahay qadiyada ayaa ka weyn ,Ahmed madowbe Ciidankiisa ayaa ka hor yimid ,oo baahi ku diley .Ahmed waa Rajiim weyn.
Dawlada somalia dekkada kismaayo ha xirto
may-lama-xiraayo-waa-fowdo-Axmed-losoo-qaban
Jubaland cidna uma Baahna Sababto waxaa ka Dambeeya Kumanaan askar ah oo Ogaadeen ah
Xamse ugaadeen maahan ciidankuna mataageersana maxaa gaaroo axmad maxishoode uhayaa
Dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy guul soomaali ❤❤❤❤❤
Waar madaxweynaxa xassan sheikh must appoint another president of state of jubuland
Xamar iyo inta udhaxeesa kismaayo ma xoreesqan
Guulesta 🦁SNA🦁 🇸🇴🫡guul iyo gobanimo 🫡
Brother waxay kaga dhagan tahay sawirka madax weynaha
Hawiye 1990 Dir 1990 guuleysta .,,,,,,,,,,,,,,,,,2006
Taariikhda maad Shegin mudane
Marki horeba waxeyaheeda qalada inxasandhiiqo lagsdhiko madaxweyane
Beeeeeeeen
Dhamman mamul goboleed hala suuliyo inta laga helayo dowlad dhexe o awood leh inta maamul goboled qabiil ahan udhisan awood la mid ah tan dowadana leh somaliya wx dowlad la dhaho malahn
Ahmed Madobe baa i qabtee mana dhuusin been dheh
Waxaan Suga Sida Lagu Fuulo
Ascbadroolkuu usocdaamadaxweeyne xasan sheekh
Waalagu sugay waliba halagu laayo moryaanta muqdisho laga keenay
Kkkk Diyaradaa lagu genaa Mogadishu laga qadaa
Axmad ayaa baqtinayo😂😂
Diyaradii idinkentay insha Allah Mayd iyo dhaawac idinku celin isla muqdisho😇
Habaarey bilowdaye
Raaskambooni waa magaalo harti
Beri bey heshinayane
Ragow yusan jada idinka raacin
Dawladii ma jirto ninwalbi gurigasa ha ado
Bacaac
Sax dowlad majirto hadaba qolowalba mamulkedey u madaxtahay xasan abglow kaaran busley ayu kataliya un
Qofku marka uusan deegaanka aqoonin waxuu doono ayuu isaga hadlin...
Waxan waryayal maha waa la xiray maxa waxan o kale losodeyna waxan dowĺad maha
War ka sheekee shirarka ilaa habeen hore nairobi loogu yeerey dhamaan xasan shiikh, xamse iyo axmed madoobaba
Mooryaan waa muuryaan halkan muqdisho ma ahan😂😂😂😂😂😂😂😂
War waxana kamataqaanid jographiga
Waxan ka codsaneeynaa dowlada somaliya waa in ay u geeysaa cuntada loogutalagalay dadka dhibaatada kudhacday
Diyaarad baadkut
iimide miyaad kutimaadid Barbour ayaase Kaacaqlli
xun
SAX Good news 🎉 Sayidkenu
Asc madaxda somalida hadey ku heshiin wayeen.
Siyasada waa in aay baneeyan xilka aay shacabka somaliyed u hayaan.hadii kale caro ayaa ka Iman karto shacabka .
Wayoo qalad ayeey masuliyinta somalida kagelayan u madda.
Manaraban in aay qalladad Koda saxaan
dadka kismayo hor carartay oo sey xasan shiikh u mucaradayan markey kismayo iyo iyo Axmed madoobe iyo kismayo la idiin qabanaya maqlan isa so wadaqawinay wa idinka taltay☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
A.Madoobe waa ninkii al-shabaab lashaqaynjiray hadana Al_shabaab taageera A.Madoobe waa cadaw lidkuha qaranimada Somaliyed...
jubaland waxan leeyahy ciyalka yaryar ee lasoo daabuley hilfaha ulaabo, guleyso jubaland . down faderal kusheega
Sax weeye waana la godoominayaah
Beenlow bahane
Asc
Wa in diyaar kasta oo isdku dayda tagto dhulka lasoo dhigaa mooryan bilaa akhlaaq ah kuso duushay
Asc Mr: hussen wallal adoo rali ah waxan ka cod sanayaa WhatsApp kada si aan kulla Soo xariiro fadllan waxa aan kawada hadleyno wa danta umada somaliyed Adana kuudortay madamad tahay wariye xirfadiisa fiicantahay dhaxdhaxadna ah
Axmed maxishoode mashacan ree jubaland ee raaskambooni kunool ayuu cunaqabateynaayaa waa ciidanka halkaad kadagey ayaa sahaydooda wata maalinkastana diyaaradaa udagee
Ciraaqi lacagtaad qaadatey sheeg wiilashii dhintey ee abgaal walaahi hooshoos ayuu udilay waaqabiiliiste waynade ogaada somaliyey ciraaqi waa khatar
War qofyahow waxkle oo aad sheegto miyad weyday aan jupaland ahyn
Maskin mooryaanti aad gaysay raaskaambooni ayaa cuna qabateen la saaray, marka waad ka xuntahay ciidanka la hareereyay, mida meeqo lacag ayaad qaadatay caado qaate😂😂😂😂
Waxba madhibi doonto
Sheqo aa noso baxday diyaar wan ka ganacsanenaa
Hamze xoolo canaan ayaa loogu yeeray, wixi asy ku riyoodeen asaga iyo hassan munaafaq waa laga horyimid
Naago la qabo miyaa canaanta maxaa keenly qurunka qabyaalada kaa buuxdo kansar yuu kugu noqonin dulliyahow ussss
Xala imana dhib ma jiro
Down to Ahamed doofaar
Aaway dowladii, ciidanka ku daaboshay meesha!!
Dawlad laguma kalsonaan karo hadaf malahan siyaasad midaysan malahan habraa utaliyaan waxba hakudaalina
Cunna qabateen beel kkk
Xasan iyo xamse waa fashil waa tuug wa lqabanaya xasan tuug
Benale
😂😂😂
Qatan beela ma xasan xaraash iyo xamze marxuum baa qaran ah qabyaaliista yaasha ugu xun baa ku xukuma ee jaaw jubaland waxba ugama baahna xasan tuug iyo xamze nacas
Cuna qaba tayn aa 😂war awood malaha madoowe Bada yaa u ilaalinaya haday awoodan wayba imaan lahaayeen madowe wa hogaamiye kooxeed iska joog dega Ada kismaanyob
Beenlow dameer abgaal bahahin doqona
Adeer muuse biixi oo. 32 sano cidan dhisayay baa laas canood kuso dulay 8 bil gali wayay 4 saac kayar loga saray godki oo kujiray. Marka ammed Madoobe oo cidan iyo dhul iyo shacab iyo qabilkisa heesto wilal lasoqalday waxbo kama qadayan
Asc ugaas af iyo been waxlaguma badal
Kkkkk
Mac😂😂
Beenaale
Beenaale beenaale dhalay