Natenyahu iyo Yaxya Sinwar oo is-haya Qorshe cusub ooxabad joojin ah oo loogudbiyay israil iyo Xamas

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лип 2024
  • Natenyahu iyo Yaxya Sinwaar oo ishaya Qorshe cusub oo xabad joojin ah ayaa loogudbiyay israil iyo Xamaas, Vidio kale ayay caawa Alqasaam soo dirtay, iyo Putin iyo Erdogan oo kulmay.

КОМЕНТАРІ • 208

  • @nadaarashow9782
    @nadaarashow9782  8 днів тому +145

    Vidio cusub markale caawa Alqasaam.
    ua-cam.com/video/6ZcoIORmFII/v-deo.htmlsi=GCModI3GlQmPF698

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 днів тому +3

    MaanshaAllah sax waaye reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan ha cadaaban sarayaqudus👏👏👏💪🇵🇸🤲🤲💙❤️🇸🇴❤️💙🇸🇴❤️

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 7 днів тому +1

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 8 днів тому +6

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @meaktooni
    @meaktooni 8 днів тому +5

    Guraygay ku jireen ayay dhinac walba ka hareereeyeen gesiyaal❤❤

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 8 днів тому +2

    Dayib urduqaan iyo wadaynaha Ruusha guul illaahay hasiiyo ay ku mudoobaan maraykan ay ku wiiqaan iyo yahuud insha allaah

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 8 днів тому +2

    Wcs hadey isdilaan waxaa sabab u ah madaxdooda israa,iililaahey ha guuleeyo muqaawamada aamiin

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 днів тому +9

    Illaahow ugargaar walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Cali-tu8fg
    @Cali-tu8fg 8 днів тому +1

    Ilaahay ha caawiyo falastiin,gumaystaha yuhuuda alahajabiyo,iyo,maraykan,iyo,igiriis,farasiis,iyo,ku waa carabta,ee,yuhuuda,tageersan,ilaahay ha jabiiyo,aamiiin,aamiin,aamiin,

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 8 днів тому +3

    Ilaahay ha cadaabo
    Madaxda muslimiinta oo cadowga hoosta kala shaqeeya
    Taasoo ah calaamad munaafuq

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 8 днів тому +16

    #VIVA SHUJAACIYA.. ALLOW KOR KA YEEL MUQAWAMADHA RER FALASTIIN GUUD AH AHAAN (AMIIN)❤❤

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 8 днів тому +2

    Wcs nadaaara show.Guul.shacabaka.falastiin❤❤❤❤

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 8 днів тому +2

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @BacnanBacno
    @BacnanBacno 8 днів тому +6

    allahayaw walaalaheen falastiin ugargaar ❤❤❤❤❤❤nadaara guul ❤❤❤❤❤

  • @user-nx5ez9xc9g
    @user-nx5ez9xc9g 8 днів тому +8

    Quluubta shacaka Soomaaliyeed allaha mideeyo

  • @ZaynabAbdirahman-iy5nb
    @ZaynabAbdirahman-iy5nb 8 днів тому +1

    Ilaahoow guusha sii xamaas ilaahoow u hiili wiilsheena alqasaam iyo Xamaas ❤

  • @Keway603
    @Keway603 8 днів тому +13

    YAA ALLAH YAA RABII GUUL USOXOYI 🇯🇴 GERITA WAA XAQ EX KUSGNATE 🕛💚🌎✌️🙏 AMIIM AMIIM AMIIM YAARABII

  • @moustaphaabdi7980
    @moustaphaabdi7980 7 днів тому +1

    Moustapha Abdi 👍 👍 👍 👍

  • @DaahirCiise-py5qg
    @DaahirCiise-py5qg 8 днів тому +8

    Allaha ka dul qaado walalaheen heer Palestine inshallah cadowga sahyunida waa laga adkan donaa

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 8 днів тому

    Mashallah Ustaad Madaara Garablaaga Allaha galo Garaadka iyo Alle Hakuu barakeeyo Aad ayan kugu xidhanahay.

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
    @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt 8 днів тому +4

    ilaahaw caawi walaalaha falastiin yaarabi yaarabi yaarabi aaaaamiiiiiiin aaaaamiiiiiiin aaaaamiiiiiiin aaaaamiiiiiiin aaaaamiiiiiiin aaaaamiiiiiiin

  • @tartaraayesaalax3067
    @tartaraayesaalax3067 8 днів тому

    Maasha allaah sxb siyaaradii waa soo arkay marka sxb guul iyo gobanimo ayaa leeyahay soo 2daqiiqo iyo xogaa masoconaayo

  • @user-bq7zs8jg2o
    @user-bq7zs8jg2o 8 днів тому

    Masha Allah ,Allah Awood badane ah ha u gargaaro walaalaheen Falastiin Alhuma Ameen Ameen Ameen.

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 8 днів тому

    Bismillah Raxmani Raxiim
    Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin waabeentiis mareekan falastiin Rabiyeey leeyahiin

  • @shakatamilano1987
    @shakatamilano1987 7 днів тому

    Guul falastiin insha alaah ❤❤❤❤❤

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 8 днів тому +3

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين الله أكبر

  • @asha3777
    @asha3777 7 днів тому

    Allaha siiyo guusha reer Falstiin

  • @saidabdallah1048
    @saidabdallah1048 8 днів тому

    ILAAHAYOW yuhuudda jebi
    Reer Qazana u hiili adigaa awood lehe

  • @braziliano12
    @braziliano12 8 днів тому

    Masha allah guul falastiin

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 8 днів тому

    Wcs nadara show falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸❣️

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 8 днів тому +1

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 8 днів тому +3

    Aniga qeybta saddexaad waa usoo kacaa habeen kasta🎉🎉🎉

  • @NimcoAided
    @NimcoAided 7 днів тому

    Allow u gargaaar walaalaha falestin

  • @abdi-bh8wr
    @abdi-bh8wr 8 днів тому

    Allahu alkbar fadxa wanasar allaha la jiro

  • @FarxiyaMMc
    @FarxiyaMMc 8 днів тому

    guul yalah falastiin guusha siii

  • @abdinasircashara5142
    @abdinasircashara5142 8 днів тому +4

    Elbow ana uso horeyo cawa Nairobi Ayan kala socdaa barnaamijka

  • @jijoabdala-wh4jf
    @jijoabdala-wh4jf 8 днів тому

    Mashaa allaah siyaaradu waa farxada qalbiyadeena

  • @MahamedclahiAadan-cm9uw
    @MahamedclahiAadan-cm9uw 8 днів тому

    ,masha allaah guulguul banso aragnay

  • @warsameabdilahi4495
    @warsameabdilahi4495 8 днів тому

    Nadaara Alle ha ku xafido walaalkeey

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 8 днів тому

    Cajiib allaah akbar

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 днів тому

    Sujaaci guul 🤲❤️🇸🇴☪️🇵🇸

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 8 днів тому

    Alaahu Akbar ❤Alaahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleysta

  • @qadraguunbe7752
    @qadraguunbe7752 8 днів тому

    Manshallah allow garb gal

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 8 днів тому

    Alaahu Akbar Guul Alle.

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 8 днів тому

    Falastiin ilaahey ha guuleeyo

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e 8 днів тому

    Guulaysta erdugaan iyo putin

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 8 днів тому

    Maqaawimadu waa niman Caqli badan 😃✊🏿✊🏿 Yahuuudi nagta ayaah laga geliyey 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🏿💪🏿💪🏿, illahow xafid Maqaawimada oo caawi Falastiin 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸 illahow Yahuuudan jebi oo cudur degdeg ah u keen 🤲🏿🤲🏿🤲🏿

  • @supermema0ffical226
    @supermema0ffical226 8 днів тому

    Nadara qeybta 3 la so dhaqso boss morning shaqena from Canada

  • @HaliimaBintumawliid
    @HaliimaBintumawliid 8 днів тому

    Mahadsanid nadara show

  • @xasancabdiraxmaan7126
    @xasancabdiraxmaan7126 7 днів тому

    ilaahey hatirtiro yahuuda

  • @user-jr8qo7lt5l
    @user-jr8qo7lt5l 8 днів тому +1

    Si fiican baa lo galay rag rag dhakay baa helay dhalimiinta

  • @ruqiyaabdisamed1444
    @ruqiyaabdisamed1444 8 днів тому

    Guul Insha Alaah

  • @user-xg3bb6fi2w
    @user-xg3bb6fi2w 8 днів тому

    Mansha allaah

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 7 днів тому

    Ilahaw baabii yuhuudda iyo mareykanka etc, Ilahaw u hiili XM iyo falastin Y Rabbi

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 8 днів тому

    SALALAHO CILIHI WALAM
    S.C.W
    MASHA ALLAHA TABARAKALLAH ALQAASAM GUUL GUUL GUUL GUULIYSTA WELIGEN INSHA ALLAHA WAA GUULIYSANI
    YUHUUDA IYO AMIRIKA ALLAHA HA JABIYO

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 8 днів тому

      scw scw scw Aamiin insha Allah

  • @ismailmohamed7730
    @ismailmohamed7730 8 днів тому +13

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 💕 والمجاهدين 🇸🇴🇰🇪

  • @user-qp9lx8fc3y
    @user-qp9lx8fc3y 8 днів тому

    Masha alaha

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 8 днів тому +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @user-pi1lf2xw5m
    @user-pi1lf2xw5m 8 днів тому

    Maasha aalh

  • @xamdiaxmad928
    @xamdiaxmad928 7 днів тому

    Mahadsanid nadaara

  • @user-zk9yu1ny5g
    @user-zk9yu1ny5g 8 днів тому

    Mashallah

  • @mawlidmowga593
    @mawlidmowga593 8 днів тому

    Allahu akbar walilaahi xamdu

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 8 днів тому

    ❤❤❤❤ ❤
    Keep going. Nadara

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 8 днів тому

    #WAXAN LEENAHAY MARXAB MARXAB GUUSHA RER FALASTIIN...SIDHO KALE WAXAN LOVE KUNAHAY HABKA EE GARABYADHA MILITARI EE HAMAZ WAA (CIISADIN AL QASAM, SARAI AL QUDUS JIHADUL ISLAAMI) SIDHAY NAGTA UGU SURAYAN CIDHAMADA ISRAIL NACALAD HAA KU DACDHEE❤❤❤

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 8 днів тому

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga, Abdulkadir NADAARA, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan, Waxaa Xusid Iyo Farxad Mudan, Iney Ilaahadda Ay Gacan Sareeyaan Walaalaheen FALASTIIN, ALLAAHU AKBAR GUUL Mahadsanid Guuleyso Sami

  • @sharmakesufi1013
    @sharmakesufi1013 8 днів тому +2

    First viewer

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 8 днів тому

    Ilaahay ha u gargaaro xamaas iyo falastiin

  • @ramzifarah9666
    @ramzifarah9666 8 днів тому

    Wasn soosiyasrtay ustaad nadaara mahadsanid

  • @AbdikariimAbdilaahi
    @AbdikariimAbdilaahi 8 днів тому

    Ilaah ha caawiyo walaalaheen

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 8 днів тому

    Ilaahow Guulee Falastiin InshaAllah

  • @mohamednurfarah5601
    @mohamednurfarah5601 8 днів тому +2

    Waaba Ku sugaayey Mr nadaara habeeynkii Kan 2aad aniga oo dhageeysan maba seexdo

  • @husseingeedi1855
    @husseingeedi1855 8 днів тому

    Okay

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 8 днів тому

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢

  • @MaxamadCabdi-l9q
    @MaxamadCabdi-l9q 8 днів тому

    Nadaara show

  • @ureejiahmed7576
    @ureejiahmed7576 8 днів тому

    Maashaallaah waa guul inshaallaah

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 8 днів тому +15

    Guusha allaw siii reer falastiin allahuma amiiiiiin

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 8 днів тому

    Af wax ma taree Ilahey ummadaa ha u kaalmeeyo dhibta haka dul qaado

  • @SacdiyoAsad-i4i
    @SacdiyoAsad-i4i 8 днів тому

    Ok

  • @user-gq1xi5ph6n
    @user-gq1xi5ph6n 8 днів тому

    Ilaahow guulee falastiin insha allah

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 8 днів тому

    Guul Bithin’Allah

  • @AnabSiid
    @AnabSiid 8 днів тому

    Wcs

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 8 днів тому

    Maalmahaan muqaawamada way kordhiyeen shaqadoodii❤❤❤

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 8 днів тому

    Inay ku daydaan maaha waayo waa munaafiqiin iyagu ilaahay swt quraanka ayuu kaga hadlay maxaabiista in la wanaajiyo

  • @user-mq1is6gq7n
    @user-mq1is6gq7n 8 днів тому

    Guul insha Allah Falastiin Guul Guul Guul

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 8 днів тому

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @hawal1287
    @hawal1287 8 днів тому

    ducadeena ALLAH ha no aqbalo, mujaahidiinta ALLAH ha guuleyo

  • @AbdiazizMohamed-b9i
    @AbdiazizMohamed-b9i 8 днів тому

    Sck,waxaan,doonayaa,inaadmacluumaad,igasiiso,daantagalbeed,iyo,Qasa,madayrbaa,udhaxeeya,salaams,

  • @abdullahiahmedfarah1310
    @abdullahiahmedfarah1310 8 днів тому +1

    Israel xadgudubkeeda hadal lagumaxalinkaro
    Xalku waa falastiin oo hesha hubkay iskaga difaaci lahayd diyaaradaha yuhuuda

  • @Calishaqaaqo
    @Calishaqaaqo 8 днів тому

    Soo daa

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 7 днів тому

    Wcs wll w

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e 8 днів тому +1

    Xaqbay uleeyihiin xamaas inay uladhaqmaan sida maxaabiistooda israail hayso loola dhaqmo kuwa israaiil lagahayo

  • @omaralikhaireh7552
    @omaralikhaireh7552 8 днів тому

    Merci beaucoup ok

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 8 днів тому

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @ismailegge3430
    @ismailegge3430 8 днів тому +1

    ilahow xabad jojintan mid warta kadhig

  • @abdiali2420
    @abdiali2420 8 днів тому

    Wcss

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 8 днів тому +1

    WCWRWB NADARA SHOW

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 8 днів тому

    #INTA JECEL HORMARKA AY KA GADHEEN DAGAALKA AY KULA JIRAAN NACALAD HAA KU CIDHAMADA ISRAIL GARABYADHA MILITARI EE HAMAZ (CIISADIN AL QASAM IYO SARAI AL QUDUS)..."LIKE"ta MUUJIYA ❤❤❤❤❤ 10:23PM

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 8 днів тому +1

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️

  • @SumayaMaxamad-n5h
    @SumayaMaxamad-n5h 8 днів тому

    Alaaha.cawiyo.dadka.reer.falastiin.aamiin

  • @marianhussein1545
    @marianhussein1545 8 днів тому

    Asc Innaba caadi mahan