Sualihii barlamanku ka keeneen tacadigii Deeganka Somalida iyo jawaabta gudiga Qorile wan ognahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Sualihii barlamanku ka keeneen tacadigii Deeganka Somalida iyo jawaabta gudiga Qorile wan ognahay casuuqa ka dhacay

КОМЕНТАРІ • 10

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v Місяць тому +2

    Onlf na waa xaq udirir

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v Місяць тому +2

    Duli aya tihin waxinan halkan fadhiya dhamaantina waxa uu shaqeesan kuwi ina xasuqayey ee Etoopiyada ah

  • @NimcoCabdi-z7l
    @NimcoCabdi-z7l Місяць тому

    😮😮😮😮😮😮😮

  • @user-np3mv3cv4v
    @user-np3mv3cv4v Місяць тому +2

    Ethiopia ayaa leysay dadkena ee wamaxay doqonimada idin tustay un onlf iyo dadkale oo la adeegsanayey ama somali ahaado ama yusan ahan ee waxa ina xasuqday waa ethiopia. Hadanan ethiopia anan kamid ahan laheen miyu cabdi ilay qof somali ah dili laha. Waa maya

  • @yusufhassancumar3603
    @yusufhassancumar3603 Місяць тому

    Maxaa loogu dari waayay qariidada xasuuqii ay ciidamada liyuuga oo cabdi ilay horboodayay ay ka geysteen banka diida waaleed ee u dhaxeeya jinacsani iyo jigjiga waa in lagu daraa

  • @sheekhfarax6796
    @sheekhfarax6796 Місяць тому

    War dhamaantiin waad qaldantihiin ee waxa hada taagan kahadla CMC saw wax lagumawaayin oo lamasiidayn oromo iyo canfar dadka ay laynayaan ka hadla

  • @abdinoorabdullahiabdi5764
    @abdinoorabdullahiabdi5764 Місяць тому

    Sxb kuma moodayn inaad su'aalahan ama wax lamida bulshadeena usoo bandhigayso. Ma'ahan Xasuuq inuu dhacay inaan diidanahay laakiin kuwii wax xasuuqay ayaa wali u shaqaysaan waa Raggaan meesha fadhiya adigana sxb waxa bulshadaada anfacaya usoo gudbi

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 Місяць тому

    Dhibanayashu maraban hadal
    Waxa qabad bay raban

  • @user-nr7gx7lx2d
    @user-nr7gx7lx2d Місяць тому

    intu inacagjar dilay yaa loo qabsan , khiyaali ayaad kujirtan , reerkan mesha iskugu yimid , inadeerka inacagjar intu geystay ka soo hadal , war nagtan tii madaxa qawin jirtay sow ma ahan ee ONLF sheegan jirta ma inadeerked ina cagjar miyay qabyalad ku racday kkkkkkk

  • @maheapnourofficial7997
    @maheapnourofficial7997 Місяць тому

    Reer cismaan isirbeegsi ayaa lagu xasuuqay rag aano dagaal kaladhaxaysay ayaa shaadhkii dowlada kuxasuuqay reer cisman madhamaan laakiin inta shaaka dowlada iska dhigtaan toos noosoo aada nacalaa hooyadiin kuyaal gunyahay 🤣🤣🤣