Wasiir Sacad Cali Shire Wasiirka Kaliya ee Aqoontiisa iyo akhlaaqadiisa kula soo shaqeeyey Xukuumadihii hore isagon hal maalin Guulwadayn. Wasiir ku dayasho Mudan.
Ninkan anaga kaa garanayna , nin aamusian aya la mooda laakin wa tuug aan dhaamin muuse isaga iyo muaddinku ilaahay kuwan qaar dhaama hanoga dhigo ka cusub waan daalnee
@@Abclll-i3h هو: قدم ادله ملموسه على عمله وانجازاته انت: قدمت لسان طويل وسوف تحاسب على كلامك يوم القيامه . وهل يكب الناس على الوجيههم في النار إلا حصائد ألسنتهم
QOFKA MARKA RACALIIN LEEYAHEY WAA IN SIDA WASIIR KAA MUUQARAA DAGANAANSHI LAKIIN ADOO PHD HAYSTAA HADAAD CAYTANTO QAAYLISO AMA QABIIL DIFAAC KAA MUUQDO SCHOOL MAAD SOO DHIGAN EE BSHAHADA WAAD SOO IIBSATEY
Xanuun sokeeye dawo ma leh bal xitaa google waydii hadii uu Jawaab uu kaga Helo . Adoo miidhan ayaa umada wada dhalatay nacayb iyo munaafaqad kula Jira . Lkn mid hadaan kuu sheego sacad iyo ka kala wareegay midna uma shaqayn karo haday dadku sidaaada oo kale u fakarayaan🙃🙃🙃🙃
Sidaan hadalkaaga ka arkayo labadiina adaa tuuga waayo qofku waxaanu markhaati u hayn qof ku eedeeyo waa tuug macnaheedu adaa tuuga kolayba dukaanka kuu dhaw ee aad wax ka qaadato iyo islaanta aad jaadka ka qaadato nahaab baad ku tahay waayo meel aanad shaqo ku lahayn ayaad tuug ku sheegaysaa inta qof ee horfadhida iyo wasiirkii ayaa horfadhiya oo uu u waramayaa xiishoo oo waxaad taqaano si asluubaysan uga hadal
Qabyaaliiste 10% Royality money berbera ayuu siiyey because dekada oo deegaankiisa ah reer berberoow 10% hotel ayuu kaga dhistay galbeedks berbera Halka uusan siin xaafada uu ku yaalo egal airport.
Wasiir Sacad Cali Shire Wasiirka Kaliya ee Aqoontiisa iyo akhlaaqadiisa kula soo shaqeeyey Xukuumadihii hore isagon hal maalin Guulwadayn.
Wasiir ku dayasho Mudan.
Dr sacad ali shire masuul bilaa qabyaalad ayuu ahaa oo dalka si fiican ugu shaqeeyey madaxweynahu in uu soo celiyo weeye❤❤
Ninkan anaga kaa garanayna , nin aamusian aya la mooda laakin wa tuug aan dhaamin muuse isaga iyo muaddinku ilaahay kuwan qaar dhaama hanoga dhigo ka cusub waan daalnee
@@Abclll-i3h
هو: قدم ادله ملموسه على عمله وانجازاته
انت: قدمت لسان طويل وسوف تحاسب على كلامك يوم القيامه . وهل يكب الناس على الوجيههم في النار إلا حصائد ألسنتهم
Haa qof dalka iyo dadkaba qaali ku qh ayu aha… in loodayo xilka uu dadka u hayo ayu mudnaa…. Illahay haka Jizzaa’i siiyo Mudane Wasiir
Sacad Cali Shire Alleh ha ku sharafo waxad gudatay wixii lagu igmaday. Wasiirkii ugu fiicnaa ugana daacadsana ee xukumadii xilka wareejisay🙏♥️
Aqoon had laysa hadad u baahan tahay waa mudane wasir sacad cali shire madaxway naha 7 INSHA Allah ee soomaaliland
Ninkani ma ahayn nin la bedelo,inkastoo mudo badan uu shaqaynayey.
Mahadzanid wasiir, alle xilka ha ku asturo kuwa xilka cusubna
Wasiir sacad nin qaranka tacab badan galiyay
WASIIRKA SACAD WAA IN MAANSHA ALLLAHA AQOONTA KA MUUQTO IYO DIIN. WAA NINDAFAN MA ARAG ISAGOO CADHEYSAN CIYAAL GOLAGA WAKIILADA INOO YAMI.OO SUAALO EDEB DARAN WAAYDIINAN BOQOL JEER ARKEY KAMA XANAAQI JURIN WAABA AMAANYAA MAANTA
Mashallah well-done 🎉❤
Great minister who only does his job and doesn’t get into dirty politics of SL
Nin dagan oo kartti leh wasir hore sacad
Mushaharkii dhaqtarkaa la waayay maxaad ku faanay dowlad yuhuudinmo ku dhaqaaqday
QOFKA MARKA RACALIIN LEEYAHEY WAA IN SIDA WASIIR KAA MUUQARAA DAGANAANSHI LAKIIN ADOO PHD HAYSTAA HADAAD CAYTANTO QAAYLISO AMA QABIIL DIFAAC KAA MUUQDO SCHOOL MAAD SOO DHIGAN EE BSHAHADA WAAD SOO IIBSATEY
Sacad dalka u baahan
Aqoontahn sacaadatul wasiir sacad
2:07
Lacagta aad wareejisay sacad noo sheeg aan kula xisaabtano dawlada cusube
Wasiriku waxuu. Sheegay 2500 oo ka shaqeeya wasaarada maliyada waayo heer gobol iyo heer qabiil midna laguma qaybin waa awal 2000 dadka kalana waa 500
Aqoon today ayaa siisay imakana ma shaqalihii hosa la tirinayaa waxasi waa midganimo
Xanuun sokeeye dawo ma leh bal xitaa google waydii hadii uu Jawaab uu kaga Helo . Adoo miidhan ayaa umada wada dhalatay nacayb iyo munaafaqad kula Jira . Lkn mid hadaan kuu sheego sacad iyo ka kala wareegay midna uma shaqayn karo haday dadku sidaaada oo kale u fakarayaan🙃🙃🙃🙃
280 million usd budget
What a joke
Runtii maaha waxen uu akhriyaya, cadayn waxaa kuugu filan sixir bararku maanta ayuu ka hooseeya 17 kii dollarkuna ka jaban yahay 17 kii ayuu yidhi cid kastaa way ogtay in maanta wax kastaa is badalay oo cirka maray
diwladii kuwn ka horayasay wadanki odhan bay dhistay balku qora waxqabdki xukumadii kulmiye 2010 ila 2017 gobaol walabana magaciisa raaciya soo eeg waxay kaqabten kuwana noo sheega waxay qabten ma jirto
Dawladee wax dhistay 😅
Awalan in aad eebe wayne umahad celiso ayay ahayd ex wasiir
Asc
Wasiirku waxan uu akhrinayaaa haday jiraan nolosha bulshada ayaa laga dareemi lahaaa
Miciishaduna waaa qaaali dhaaaf
Dallorku waa 11000shilin
Shaqo laantu waa 97%
Busaaradu waa 100%
Wasiirku theory ayuu noo akhrinyaaaa
Taas aduunka lagala mid yahay
in ganacsatada lagasaro weyan sixir bararka marbaysiday donan uistimalaya dalkana dorarka halaga adkado inkasto hadalkaygani ayna waxba uarkay
meesha sodhaaf
Daynka lagu curyaaminayo dowlada dambe sheeg ee aad wareejinay lamaqariyo
odaygan waxanu ogayn aduunka in waxwalaba sodon labameen qiimaha iyo lacagta aduunka soo kordhay waxana la raba sanad walba wax noo kordhaan dowladan musue maxay qabatay maxay dhistay waxba maaliyada uun bay jaqysay intii wadanka jiray shaqlaha wasiirka malaiyada reerkiisuu ka dhiga madarka markii maxamuud xashi hayay waxa ka shaqnayay somaliland odhan markay iyaga qabten dadkoodi qarana xamar bay shaqo uga doonten watilagu dilayay lagu xidhayay ilawa khadaradee waatii meel wlaba dadkooda qudhaaayay geeyan shaqlaha wadankaba iyagama cashay intanaa kale dalbaan difacayna baa ina washay wa in lala xisabtamowasiirda qladaa dadkooda ku kenaya malaiyada ma hooyadood baa leh wamaya maiyaga lacagtaa kena wamaya
Maanta waad qadhaadhootay 😅
Waxaasi waa qarash culays uun ku ah dalka.
DAYNTUU WAREEJINAYO SACAD WUU QARIYAY . TAAS MACNAHEEDU WAXAY KA DHIGANTAHAY DEYN XAD -DHAAF AH INUU HOOS HOOS U WAREEJINAYO . WIXII LA QARIYO QUDHUN AYAA KU JIRA MUU SHEEGO WIXII KALEABA WUU SHEEGEE .
Sacad qarankaa u baahan
Lacagtii uu wareejinayay meeday arintaas muxuu uga warwareegayaa.
adeer waxas waxba kama jiraan qasnada dawladu way buuxda
Sowdinkii laha waxbaa hoos udhacay wadani iyo saxafad aan aqoon ulahayn dhaqaalaha imaka fisha dhulka inuu kalo
Crook and silent business partnership of muusebixi and his family.this guy shouldn't be allowed to leave the country and should be investigated
Lacagta aad warreejinay ee.aad xadeen sheeg waxa jira ciidan dhisan oo difaaca dalka oo mushaharkii loo diiday doqoni waa cadow
Sidaan hadalkaaga ka arkayo labadiina adaa tuuga waayo qofku waxaanu markhaati u hayn qof ku eedeeyo waa tuug macnaheedu adaa tuuga kolayba dukaanka kuu dhaw ee aad wax ka qaadato iyo islaanta aad jaadka ka qaadato nahaab baad ku tahay waayo meel aanad shaqo ku lahayn ayaad tuug ku sheegaysaa inta qof ee horfadhida iyo wasiirkii ayaa horfadhiya oo uu u waramayaa xiishoo oo waxaad taqaano si asluubaysan uga hadal
Qabyaaliiste 10% Royality money berbera ayuu siiyey because dekada oo deegaankiisa ah reer berberoow 10% hotel ayuu kaga dhistay galbeedks berbera Halka uusan siin xaafada uu ku yaalo egal airport.
Egal maxa ka soo gala wadanka😂
Airport waa hargeysa maaha xaafad
😂😂😂 caaaac. Hambalyo saacatu Wasiir.
Cigal wax inaga so gala majirto
65% miisaaniyadeenunmeelnkale kama timaado waxay ka timaadaa cashuurta in cashuurta la kordhiyo 65% waa nasiibbdaro gabacsiga somaaliland waxaa ka dhigay fadhiid waa cashuurta qaaliga ah waxaannku talinayaa in cashuurta la kordhinaayo in joojiyo oo meelkale dawladu irsaaqad ha ka raadiso wacyaabaha aduunka aannkuvaraga waxaa ka mida eeribood iyo deked cashuur laqaado soomaaliland bad iyo beri waxaa la qadaa cashuur ilaa 7 cashuurood ayaanlaqadaaa taasina waxay keentay sicir barar iyo korukac maciishadeed soomaaliland shaqaalaheedu waa 24000 inay ku baxdo billion iyo badh waa wax lala yaabo wax mashaariica oo dalkaannka hirgalay ma jirto oo dawolada fulisey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
SIYAASIGU WAA BEENAALE AYAAN MAQLI JIRAY. Sacad hada wuxuu inoo sheegayaa xukuumadii muuse iyo tii siilaanyo in xukuumada muuse ay sixirbarar yareeyd. Hada intuu joogay muuse dadkaa is cuni gaadhay
yoomalqiyaama jabteen tuuugta xada malaha umada
Been Buu Sheegayaa $1=11000shld Maanta
Maalintuu La Wareegeyna Intaasunbuu Maraayey 😂
Fault finder
Jaahilow wasiirka ka xisjood bishii sep" sarifku wuxu marayay 8,900 - 9000
Ninkaasi ha iska nasto, wax koradhayna ma aragne. Dhaadhac sxb!!!
Beenwaas
Beenaale
Beenaale
Beenaale
Maxaad isla xiijinaysa 4 jeer comment ku celinaysaa
Naso naftaada wax u qabo wasiir waad soo gaadhiye