Fartun Balbalaarka Calooley Ku Qadeesay👍👍

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 185

  • @Cadale63
    @Cadale63 Рік тому +20

    Hadaan kula joogo wan kaboobi lahaa Mashaa ((Allaah)) ((Allaha)) idiin daweeyo Soor, basbaas, liindhanaan, moos garoor koob lagu shubtey basbaaska yuuuumi 🙄😂😂😂😂🙄😘 aniga ayaa ku karin lahaa intan dhaqo biyo kar karaayo dhexda lagadhigo Cadaan markey noqoto ayaa ladalacaa😘😘😘😘😘😘😘

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 Рік тому +7

    Calooleyda jarer bes maaa cuno fartuuney waan wada cunaaye nagadaaya bahasha❤

  • @bushrafarah1030
    @bushrafarah1030 Рік тому +19

    Calooleyda soomalidoo dhan ayaa cunta wax jareerta kliya cunaan mahan 😂😂😂

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Рік тому +16

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @xafsaxikma5370
    @xafsaxikma5370 Рік тому +9

    Anaga xataa wanjecelnahay wancunaa somali odhan bacunta❤

  • @haala552
    @haala552 Рік тому +10

    Rer somalia plz iska dhaafa maraqdigeega cafimadka halis kuyahay somalida ayamahan dambe kasarka ku badan waa cusbo iyo wax sun war iska jira

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Рік тому +15

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله بلعافيه عليكم تسلم يدك والحمد لله على نعمه

  • @habonsaed4047
    @habonsaed4047 Рік тому +2

    inta wax duubtaba way soo dhigtay sister nasra abtidoon iyo hablaha kaleba calooley somali ku qor

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Рік тому +10

    MaanshaAllaah ❤fartuun macan waaye jareerkali ma cuno 🇸🇴oodhan cunta ❤💞💞💞🌺🌺🌺🤣🤣

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +18

    Manshalah😍cunto cafimad leh ❤❤❤

  • @MjAadan10
    @MjAadan10 Рік тому +7

    Maasha allah💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 Рік тому +2

    MashaAllaah somaliya hadaan joogi lahaay maalin walbo ayaan cunilahaay shaley ayaan cuney calooley iyo soor iyo isbinaash meeshan malahelo markasto xitaa waxaa cunaa garaciin waxaa kujira fitamiina badan lkn somalida wey kafaanan wixi nafaqa leh Allxamdulilaah hadii cafimaad lahaysto iyo wax lacuno Abaayo Allaha kusiiyo cafimaad aad kucuntid Allaha ku cafiyo jirada waa danbi dhaaf Allaha kucafiyo plz waxyalaha xunxun iska daay wax wanagsan soodub adiga iyo ninkaga anshaxa iyo xishoodka ilaaliya Alle kabaqa

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Рік тому +4

    Mashallah Allah ha kuu daaweeyo

  • @roodafarxaan8412
    @roodafarxaan8412 Рік тому +3

    Masha allah fartuun hanaga kala joojin noso gali narwalba cuntooyinkaaha wan ka helay

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow Рік тому +1

    Calooley qof kasta ayaa cuno waana macaan badantahay weliba marka suuga ahaan loo sameeyo bariisna lagu cuno.

  • @mahamud9952
    @mahamud9952 Рік тому +9

    Fartun is not easy 😂😂

  • @allawayn1048
    @allawayn1048 Рік тому +2

    Alle haku caafiyo fartuun walac miya tahay abyo

  • @Balan_balista
    @Balan_balista 6 місяців тому

    Alla hoyo fartuuney anaa calooley ehee 😂❤wllhi❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +7

    Masha Allah ❤️❤️

  • @hindadahir8476
    @hindadahir8476 Рік тому +2

    Macaan waye ilahay haku daweyo

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Рік тому +4

    Somali oo dhan waa cuntaa
    Caloolay

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 Рік тому +3

    Allah ku cafiyo abayo

  • @yusramaxamed5456
    @yusramaxamed5456 Рік тому +4

    Masha alah

  • @zuhuura
    @zuhuura Рік тому +8

    m.a family qurux badan ❤

  • @nimomohamed7123
    @nimomohamed7123 Рік тому +4

    Masha allah

  • @muna2730
    @muna2730 Рік тому +3

    Mashallah bilcafiya

  • @marsworldtravelandcargoage1950

    fartuun cadeey gar iyo gardaro waa ku wataaa maasha allah b

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 Рік тому +4

    Adiga Somalia ayaadba joogtaa oo Ayadoo Fresh ah laga Hellaa Aniga Waxaan Baabuur u qaataaa Meel 30 kiiloo mitir ii jirto Si aan Calooleey iyo Soor oga cuno Jareerna ma ahi Marka haka dhigin calooleey in Jareer Lee karsato 😂

  • @iftinqurux7959
    @iftinqurux7959 Рік тому +3

    Masha Allah abayo mcnto

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 Рік тому +2

    Mashaa alllah ❤❤

  • @nasrahaji6511
    @nasrahaji6511 Рік тому +4

    Caloley so cunto xalal ah maha waxay fanka neefka mel kamid ak o muslim ka faani karo majiro

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Rida jeerki aad gawracatidoo diyaarsatid waxay leedahay xubno badan hadee waa wada xalaal lakiin.mashaaaalahtabaratalah qaas ahaan shukhul dumar Rag noocaan looma dhigo.

  • @siman388
    @siman388 Рік тому +9

    Calooley cid waaye balbalaarka anku ceshtee joog 😂😂😊😊😊😊😊

  • @dekoomar3076
    @dekoomar3076 Рік тому +5

    Masha alaah❤

  • @makomulac3014
    @makomulac3014 Рік тому +12

    Calooshu way fiican tahay hilibka neefka uun bay ka mid tahay waana xalaal karso dadka maxaa kaa galay

  • @saidsuleiman7365
    @saidsuleiman7365 Рік тому +4

    MashaAllah fartun

  • @NaciimoDagan-jn7lr
    @NaciimoDagan-jn7lr Рік тому +1

    Caloolayda ma jareer kaliya baa cunto waa lawada cunaa waa ben qofkii dhahaa caloolay macuno

  • @maxamuudmaxamuudxuseenxasa9914

    Maashalah Allah ilaahay waxan uu ku siiyay ODay fiican 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @qamarahmed2075
    @qamarahmed2075 Рік тому +3

    Xawadle caloley cuna inted kuargti fartuney😂😂

  • @KhadijoXasan-uc6jg
    @KhadijoXasan-uc6jg Рік тому +1

    Allaah ku caafiyo Abayo

  • @aminaabdi-be1vr
    @aminaabdi-be1vr Рік тому +1

    Masha Allah Cafimaad kucun xabibty

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому +3

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Рік тому +4

    Masha Allah 🥰😋😋

  • @shukriamoha3293
    @shukriamoha3293 Рік тому +4

    Hormar wacan ❤

  • @HodenSaciid-ws1nz
    @HodenSaciid-ws1nz Рік тому +1

    Allah kucaafiyo.abaayo

  • @hani7940
    @hani7940 Рік тому +3

    Alaha ku daweyo abayo

  • @thebaddestmanontheplanet1871
    @thebaddestmanontheplanet1871 Рік тому +1

    Balbalarka cayda badan iska yare wllhi dadka way kudibsanayan

  • @maryanmaryan2349
    @maryanmaryan2349 Рік тому +2

    Aamiin yarabi

  • @halimasomo4305
    @halimasomo4305 Рік тому +2

    Masha Allah perfect 👌👌😋😋👍👍👍❤️❤️❤️👏👏

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 Рік тому +2

    Fartuun yaqaan badnaa

  • @ashahersi3256
    @ashahersi3256 Рік тому +3

    nasro abtidoon 4 sano kahor so galisy hhh

  • @dhudiahmed205
    @dhudiahmed205 Рік тому +1

    Naa shoolada is dhaq balbalaarkaay yay kaa xumaane

  • @cameyabdi6276
    @cameyabdi6276 Рік тому +2

    Balbalaarka walh från Sweden aaa kaga so dhajiye hortey inta ku karisay hadana cunee 😢

  • @safiyomahamed7613
    @safiyomahamed7613 Рік тому +1

    Haa sax wye calooley wla cunaa keep going sister

  • @dahapomaxamed
    @dahapomaxamed Рік тому +1

    Dambo calooley ha dhahin sxibey hada somali shekano waa ku tageera hee ❤❤❤❤😅😅😅

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому +2

    Balbalarka in the calooley

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +3

    Maasha Alaah CAAFIMAAD kucun😊😊😊😊😊

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 Рік тому +2

    Maansh Allah

  • @CaynansheMuse
    @CaynansheMuse Рік тому +1

    Hhh sanka anoo haysta ban cunaaa macan mana jecli in lagu arko kii idhaha calool bad cunin bahashiini ban dhadhamin ban dhahaaa kkkk

  • @sacdiyoibrahim6911
    @sacdiyoibrahim6911 Рік тому +2

    M.a ilahey haku daweyo😂😂😂😂

  • @Cadale63
    @Cadale63 Рік тому +4

    Mashaa ((Allaah)👑👑👑👑👑👑👑😘

    • @Cadale63
      @Cadale63 Рік тому

      Mcto Calooley Soomaalia oo dhan ayaa lagu cunaa👑👑👑👑👑👑👑👑😘

  • @habonali9734
    @habonali9734 Рік тому +1

    Allaah hu akbar waxa lacadatay waba caloleyda😂😂 asxabta iso boqda

  • @FartaBaliil
    @FartaBaliil Рік тому +2

    Wn jeclahay geedaas mcn waye

  • @Sweet-yn7ft
    @Sweet-yn7ft Рік тому +3

    Nasro io shukrimasala labada wa so kalsheen dharta jooji

  • @nasrohusein-yg3yk
    @nasrohusein-yg3yk Рік тому +2

    M.a

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 Рік тому +3

    Walac matahay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Doqoneey maihiye. Waalakalayahaye.iyaaaaaa fariidaddumaroootii kujirtay waxtaqaan.iyaaaaaa yaa lagumaqlinlee waxyaalahaan haweenvaa iskadhadhanaansadee

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 Рік тому +3

    Mashaallah Yummy 😋 ❤

  • @wowww2746
    @wowww2746 Рік тому +1

    Manhsallah

  • @nuuramuuse7497
    @nuuramuuse7497 Рік тому +2

    Fartuunay miyad walacday

  • @nejmahaaji7142
    @nejmahaaji7142 Рік тому +2

  • @fatimaegeh5359
    @fatimaegeh5359 Рік тому +2

    Waxan waad kudyl cunaysaabe waamaxay

  • @jaddahcity7658
    @jaddahcity7658 Рік тому +3

    Calooley.yaa.kamac.yaaba.heli.karo

  • @jawahirahmed9563
    @jawahirahmed9563 Рік тому +2

    Caloosha cid gaara maa leh aduunka ujecelahy ani caloool

  • @hibao9569
    @hibao9569 Рік тому

    Lkkkk hada walaguuga haytaa calooleyda hawiye iyo daarood rer waqoyi kuli wabarten kkkkkk

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 Рік тому +3

    Fartun saa wax ucuneso iska badal hadii kale Sunkorow yuu ku gu dhicin koog mogoo blood sugars are not easy

  • @aymandahir9881
    @aymandahir9881 Рік тому +2

    Cunto waa cunto

  • @inobby3974
    @inobby3974 Рік тому +1

    Uffffff ala wanecnahay bahashan

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +2

    ❤️❤️😍😍👍👌😋

  • @healthyforpurpose1898
    @healthyforpurpose1898 Рік тому +2

    Fartuney hawada iso marsi

  • @wowww2746
    @wowww2746 Рік тому +1

    Good job

  • @cabdishakuurdhunkaal-fi4je
    @cabdishakuurdhunkaal-fi4je Рік тому +4

    Malin walba video gaaga waxa ku jira 1000 jeer oo cusmaan ah😂😂🎉

    • @deeqoilwad3099
      @deeqoilwad3099 Рік тому

      aboowe halayawin waa jecelkeda hadeeno magaciisa shiigin weybo xanuunsani🤣🤣

  • @waxkaleyawaye9109
    @waxkaleyawaye9109 Рік тому +1

    Mashallah yum 🤤

  • @user-vx4yq6ix9s
    @user-vx4yq6ix9s Рік тому +2

    MashaAllah😂😂😂😂😂❤❤

  • @hamdakeyf2345
    @hamdakeyf2345 Рік тому +2

    Maxa jareer ka rabtaa calool anagoo dhanbaa cuna oo jecele❤❤

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Рік тому +4

    Calooley Yaa kafaani Karo macwaaye

  • @hawashire833
    @hawashire833 Рік тому +2

    Ma uur bad leedahay

  • @roodafarxaan8412
    @roodafarxaan8412 Рік тому +2

    Allah haku caafiyo

  • @tokte-zp6sr
    @tokte-zp6sr Рік тому +3

    Guriga ada hagajisan wye mamada ka ijarate xaku ceyne shuluq shati elay waxid😅

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Рік тому +1

    Ma sha Allah tabaarakallh ❤❤❤❤ sister Fartuun . 👍👍👍👍👍🌹🌹🌹❤️❤️❤️🏆🇺🇸 keep going sister Yummy so beautiful

  • @aishaabdalla210
    @aishaabdalla210 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @jibrilhussein9842
    @jibrilhussein9842 Рік тому +2

    Balbalarka bilwalba ma guure wasaqda iska ilaali kkk

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Рік тому

    Cawraa jirto iyo dhabasho.waa lagu dhanaaniyaa 5555555555555555555555555555

  • @Najma98
    @Najma98 Рік тому +3

    Meeqa lagaa soo siiyay 😂😂😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +2

    Balbalaar ka wax kasta oo aragto miyaad karisaa😂

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 Рік тому +3

    Aniga jecel caloosha yaanyo fareesh lagu daro ooduuduub kaaah

  • @NafisoAli-sm4dj
    @NafisoAli-sm4dj Рік тому

    Waw calooley masha allah ❤❤

  • @roodamuxumed7234
    @roodamuxumed7234 Рік тому +2

    😂😂😂

  • @umuanasumuanas3022
    @umuanasumuanas3022 Рік тому +2

    Dhagahadal happy axmd

  • @azallegaming2791
    @azallegaming2791 Рік тому +2

    Hhhhh. Bal balaarka cadi Mahan