SOMALILANDBAA GULEYSTEE,SOMALILAND WAALA AQONSANAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤HAMBALYO NEW PRÉSIDENT OF SOMALILAND ❤❤❤❤❤MOHAMED ABDILLAHI CIRRO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Anlgu ah taageere weyn Muse Bixi !! Waxaan ku farxey in Ciro un soo baxo, Musana hambal yeeyo! Taasi waxay guul u tahay Somaliland runtii! Ta u horeysa ee avant eegidoona waa waxa un ka yeelo MOU.
Taasi waa nacas nimo waayo ninkaad soo dhawaynaysaan 7 sano ayaa laga dhisi kari wayey qaranka isna intee uu samayey in leeg ayaa lagu samayey ee ha adkaysto
Bacaac alla maxaan kugu necbaa inbadan oo aad beenta shegijirtay imikana ku laq iyadoo qadhaadh sandulle ku laq indhala aan ayaad ku xiimijirtee 😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆
Waad ku khasbantahay inaad sidas u hadasho, laakin adiguu ma habar awaal ayad u hadlaysa,mise idacada yar ayad u hadlaysa mucarad ma noqoon kartiid ee muxafaad khasaba ayad noqonaysa,
Hanbalyo walaalahayo reer wadani iyagaa inaga badiyay hadan nahay Rer kulmiye Hanbalyo soomaaliland jiritankeeda ayaa inoo muhiima ❤
Ciro safarkiisa ugu horeya haku tago Djibouti
Guul insha Allah reer nuur IYO habryoonis
M.sh ilaahay oo wax walba nabad nagu dhameeyayba mahad leh. Madaxweenaha lixaadna mudane cabdiraxmaan cirro waana soo dheena waana maalin tayadi maanta anaga leh in badanba sacabka soo tumayne.
Ilaahayna waxa uweediinaya madaxweenaha in ilaahay wax walba ufududeeyo.
Intii qabyada aheed ee uu ka tagay mudane muuse biixi cabdi Alle cirro haku guuleeyo iyo ictiraafka soomaalilnad.
Soomalilney maanta cadawga indhaha nagu wada haya kii soo baxaba waa inaan sacabka utumno guul iyo gobonimo soomaalilnad 🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥🟩⬜️🟥
SOMALILANDBAA GULEYSTEE,SOMALILAND WAALA AQONSANAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤HAMBALYO NEW PRÉSIDENT OF SOMALILAND ❤❤❤❤❤MOHAMED ABDILLAHI CIRRO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasbiya’Allah wanicmal wakiil!!!!!!! Goojecade wixii lasameeyey ayaa doorashadana la sameeyey!!!!!!!
Waa reer wadani cadawga gudaha ayad tahay cawa aya igu kaa danbaysa janankaga😊
Ujeedada guud somaliland guul mar hadii doorashadii nabad kudhamaatay kii ilaahay uqorayna hambalyo ciro
Hambalyo Ciro
adigu marun baan kuugu imad mise been😂
Masha allah hambalyo...
KUWA KU RIYONA SOMALIBA MIDOBEE.....SOMALILAND WAALA AQONSANAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hdii alle u qoray shacabkuna codkii u badnaa siiyey wa madaxweyne ciro cidna wxkama badelikarto blse ciro wxuu dhigtaybaa uuyaale hku talagalo insha allh
Ha ka hor dhicin kumishanka Doorashada, digaal
Hadduu ku guulaysto cirro,waa in aqoonsiga ka horiman.waa in aanu xamar isu dhiibin.badbaadadiisaa ku jirta.waana lagu kici doonaa.
@@KhadarIsmail-sw2ue intaaba wuu samaynayaa waayo muuse maxay umadu ugasoo horjeed satay saw maaha jiritaanka iyo dhaqaajinta horumarka
Waa sidaa hambalyoo madaxweynaha cusub CIRO
Nin rageed walaal we all Somalilanders
Guul somaliland
Kii guulaystaaba waa ina Somaliland.
VIVA Somaliland iyo shacabkeeda quruxda badan.
ILLAAHAY, khayr ha inooga dhigo.
Ha lala shaqeeyo, kii yimaadaba.
Kkkk
Miyaa lagu iibsaday
Is good
Si gobonimo leh Ayaan uhambalyaynayna, Mudane Madaxwayne Abdirahman Abdilahi Cirro From Kulimiye Fans
Anlgu ah taageere weyn Muse Bixi !! Waxaan ku farxey in Ciro un soo baxo, Musana hambal yeeyo! Taasi waxay guul u tahay Somaliland runtii!
Ta u horeysa ee avant eegidoona waa waxa un ka yeelo MOU.
Inalilahi wa inalihay rajacuun waa ka xumahay Somaliland in cadowga farxo
Maansha Allah nin rageed❤
Muuse qarankaa u baahnaa
sax sax Mucaaridaad bad qabtaaaa
imisaaaddddd beeen nooosheeegaysay beeeennnnnn
Yaaaaaaaah
asc walaalo shaley Muuse Biixi ayaad laheyd wuu guuleystey caawana wadani ayaad tidhiye ?? Waana runtaaye maxaa kubadaley been taada hore runtaada danbe ayey dishaa ayaa layidhi soo maaha
Walhi manta hadi hj ciiro so sarto awalba iyaga sari kulmiye hadana ciiro darbiga qaranka waa itixan
Inshaa’Allah Alle ma odhan.
KAN WAA DOQON HORAAN U SHEEGAY BARI HORE AYAAN SHEEGAY
Ma qiratay xasuuqii loo geestay muuse biixi habar jeclo ayaa xasuuqday
Blse away waxad shalay sheegysay lahyd wax yar ba cirro lagaga horeya 😂😂😂
Waallhi 5 iyo laabada s2 ee u kooleeba kuu daar saan doono maa jiifaayo maana naasan doono hoordaye
Madaxwayne biixi waa geesi wakhti dheer wadanka usoo shaqeeya ee Allah ha xafido aamiin
Hada Haduu yimid ciro oo waxa keliya ee lagu xusuustaa ahayd feedhkii baashe 😀😅
Allaw khayr nooga dhig aamiin
How much did they give you.?where is the statics?
Ciidagale adaab kaga horeeya wadani
Quruxdeenu waxay tahay in la isku hanbalyeeyo waayo qarankaa ina deeqa.
Hadii wadani guulaysto waanu ku qasbanahay inaanu u hogaan sano madaxweynaha dalkana Anagaa ilaalinayna Guul iyo gobanimo
Taasi waa nacas nimo waayo ninkaad soo dhawaynaysaan 7 sano ayaa laga dhisi kari wayey qaranka isna intee uu samayey in leeg ayaa lagu samayey ee ha adkaysto
@zeynababdi964 walal Saynab waad mahadsantahay cida kahor imanaysaa waa kuwaa maanta muuse kabaha ka kala gooyay si ay hantidada umada u boobaan meeshuna mawada qaadeyso markaa kuwaa ayuu dagaalku inaga dhexeeyaa
Ciro wanaagiisa iyo xumaantiisa hadaa la arki doonaa......???????
😂😂😂 imisa ayaa gu soo gaadhay 5 malyan we soo gaadhay komishanka beenalayahaw
been macan 🤣🤣🤣
Warayaha Dhiigal warka komoshinka ayan sugayan Natijada komashanka ayan sugayan
Liq kiniin bila biyo ah
Geesi veesi dhalaaaaay
Hadaba inadeer beentii KULMIYE inaga daa
XISBIGA KULMIYE ayan ahay waxan sugayan Natijada Gudida komashanka garanka aya sugayan Natijada
ma haysaa adigu waad waalan tahaye sug neefow
URURADA SOO BAXAY KAAH WUU KU SHUBTAY WAXAA LA REEBAY HORSEED WAA LAGU SHUBTAY TAN URURADA
Walal beenwaynidaa makulmiya amanikara cid tarikhda cayda mooyee
beenaale
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk liq kiniin bila biyo ah
Anaku buur fuuli meyno odhon beel ba lo tashaday. Qarnkeena jabhad usameyn meyno. Gobonimo iyo qaranimo naga badan
Ciro haduso baxo o sheko jilicsan iyo somaliweyn layimado ama qaranka aqonsigisa kahoryimado halala dagalamo hanala aryo
Xaley wadiigi laha muse sonoqoy
Adigu ma natiijada ku dhawaaqayey baad tahay
Maxaa ku ogaysiiyey
Yaa kuu shegay donyow komushankii may ka hadale ma kuwa racayay ayayad ka midtahay
Cafis iyo musaamax ayay nukalanay reer somaaliland
Waa runtaa xaal baa laysinku leeyahay
Waw warka baa nagaala Musse xarashee dhuul somali waa inu xaabsii dhiiga ciro
Faqash siilka walasha amisom aya wasta
@abdulwahidmohamud-s1n Nacas ilama nacas jahiil dumar cayaya iya tahay nucago kaalee wa nuca uu khiid meeya amisom
Hhhhhhhh guuuuul ciro
Iska hubso beenale hanoqan
2010 iyo 2017 Waan guulaystay si fiicana Waan ugu farxay lkn maanta 2024 hadii layga guulaystay Waan hanbalyeynayaa gobanimo
Gobtu waataas Allaaya cisag inaadeer Halays dhawrto waa daw
Habar Awal ayaa u codaysay ba xisbiga wadani
Waa loogu shubay hadii uu kufadhiisto waa lays baran lacag ayaad qaadatay
DOQONKII MIYAA LA SOO LAALUUSHAY 21 OF NOVEMBER ANIGAA KU XIDHAYA DOQON YAHAY 😂😂😂😂😂😂
Ileyn Siilaanyaa naxdin u dhinty mrkii laga raayey Adnana waa sakaraad mrkii la lahaa waa run😂😂Iidoor waa Iidoor uun, dameer iyo dhagihiisa😢
Allah doriiyey idoor Wa hormoodka somali duqsi ama dofaar Haku noqon hanbalyey
Tolow gabadhan miyaanay aqoon sida maytida looga gaabsado. Wll diinta baro oo yaanay cuqdada qabyaaladaysani cadaab kuu horseedin.
TUJAARATA IYO CUQAASHA HA DHERGAAN .DHERGI CIRO ICTIZAMTA .SASAB
Hhhh war shalay beentad akhriyaysay ma.eey.baa.cunay laangabow🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dhexdayadu. Kuma. Deeqdo
Ma Iidoor baa run yaqaan.😂😂Waa Been ku nool😢😢
Muxuu sheegi malaa wixii la sheegayey ayuu qaatee
Haduu muuse aqbalo anigu ma aqbalaya horta haday runtay
DHIGAAL 2 WAJIILE
HJ HADAL UMA YAAAL WAA LA KULALAYAA. BUR MADAW IYO GARAD JAMAC KA LSKUFSANAYNU DAWA NAYNAAA...
WADANI 5 SANOO HOLACAA HIRYAALA CIVIL WAR DALKA MOU DIXIR BARAR SHAQO LA.AAAAN ..MUUSE BIXI MOU DPB WORLD .IYO TAYAYN CIIDAN BIYAHA HSRGEISA SHAQO QARAN COLAD. DIBADA IYO GUDAHA AH MADAXWEYNIHII GESKA UGU SAAMAYNTA BADNA. HJ HAYS DIFACDO AMA HAYS DHIBTO .
KAJOOG WAR HOOY KA JOOG ISKA HUBSO NATIUHADA BAL SHEEG
Cirro wuu heley fikhi n'a wuu adley xamarey sodhawow
Bacaac alla maxaan kugu necbaa inbadan oo aad beenta shegijirtay imikana ku laq iyadoo qadhaadh sandulle ku laq indhala aan ayaad ku xiimijirtee 😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆
Ninow xishoo
WAAR ANAN OGEYN HA SHEEGIN NIO HA DAGDAGIN LAMA DAGDAGEE
😭😭😭muse
Ma gubta? Hada channel kaaga hoos iyo kor ba way u dhigi karta!!! Waynu u wada joogi
Komanshika sugaya .marka sheegan. qofkasto kuguleysta waa lahabelyenaya .komanshinka sugaya .
Qaranku. Waa keee?
Waxad tahay doqon dhakoweyn,goorma ayuu wadani ka soo horjeestey s/land.
Guul iyo gobanimo
Waar maanta run baad ka hadashaye
Cabaadka jooji
nimaan qancin waa quus
Oo samaroon maxay doorteen
War maxaad reeb teen oo kumucaridaysaan tuug ad ku dhamayseen eena jilka maxkamad baa idin sugay😂😂😂😂😂
Alayaodigii nalahaa sodonkunbanu kuhoreyna
Waar beenta isgadaa fullayow waxan jirin oo Canada waxba ogeeyn xaguu mouse ku hambal yeeyey
Views
Kani wabele wayo
Beenaaleh beenaaleh benaaleh uryso maadaa comishankii noqday I'm isaaq cawa intaa and ku qaadatay nin durbaan qaatay cilaaq Dalby comishan waa imisa sicirku
Ma commission baad noqotay
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Nin shaqaysanayey ogaraabay
Iga dheh legen
Waad ku khasbantahay inaad sidas u hadasho, laakin adiguu ma habar awaal ayad u hadlaysa,mise idacada yar ayad u hadlaysa mucarad ma noqoon kartiid ee muxafaad khasaba ayad noqonaysa,
Cidii aad xukumi lahayd ayaa ladoonayaa yusraaaay