DEG DEG Dagaalkii Dacawaleey Kadhacay Jumacadii O Qarka Usaaran in Xal Laga Gaadho Ciidanka Liyuugan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 29

  • @hasypahaz5885
    @hasypahaz5885 18 днів тому +1

    Allah hakala qaboojiye InshAllah

  • @MustafaAli-xj2bm
    @MustafaAli-xj2bm 18 днів тому +1

    Hadda PM Abiy aya lagu wareejiyay booski Jeneraalki hore ee Tigrega Gabre. Jigjiga, Kismayo, Cerigabo iyo Dolo dhaman waa mashruuc Imaaradku wato oo dadka Somalida lagu dhibaataynayo. Siyaasiyiintu way ogyihiin oo lacag ku qaataan lakiin Shcabku waxba kama oga

  • @MaxamedCishqi-o4q
    @MaxamedCishqi-o4q 18 днів тому +2

    Mansha allaah alle hakala badbaadiyo waa dad islaame alle bogooda burcad haysu mariyo nabad wartana alle hasiiyo insha allaaah aamiin aamiin aamiin ❤❤❤guul guul guul iyo ❤is afgarad waara insha allaaah aamiin aamiin aamiin ❤❤❤

  • @nasiryusuf3826
    @nasiryusuf3826 18 днів тому +2

    bro xog mahaysid wlhi

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 18 днів тому +2

    Dadka Somalida ee ehelka ee waligood Dagaal baaxadda leh ee dhimashada geystay waa mid aan Aragti ah fulin dana shisheye waayo Cidama khawarijta lagu Aqaan in eey malinbo eey dhiig somaliyeyd eey si gaadmaha eey hawlgal kufilyaan.

  • @seed3966
    @seed3966 18 днів тому +3

    🫵🫵🫵Runtii meeshaas dds fashilbaa kadhacay nimankii liyuu police libaaxa lamoodi jirey 👮🏽‍♀️👮🏽‍♀️👮🏽‍♀️ ninkaas hadlaaya meel kasta uu galo halasoo qabto wajigiisu siwacan buu umuuqdaa ee soo qabta hadii kale sheekada joojiya how how how 🫵😎👂🫵

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 18 днів тому

      Hhhhhh Argagixisada maa ciidan bayba iska hor imaadeen gaaditaankii mooye ee waala iskujoogaaba 😁😁😁

  • @nasiryusuf3826
    @nasiryusuf3826 18 днів тому +1

    bro wax heshiisa ama laga gafhi dono male 6,000 people ayaa ku sugan jiida oo dhanka soke oo qabaa ilo ah

  • @rahh4137
    @rahh4137 18 днів тому

    Ninka Taliyaha isku sheegayow uma ekid taliye ee adigoo bisad ah Libaax ha isku doonan.

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 18 днів тому

    Waa qalad in qof Somali ah uu ku dhinto gacanta Somali kale wixii la doonto ha la isku hayee. Iidoorna waa inuu joojiyaa qoriga uu meel kasta la ordayo.

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 18 днів тому

      waad Caqli xuntahay kumaa muqdo nimankan cagdheer ee shadhka dawlada sitaa ee malinba reer somali ah ku dul ayaa ninka Idoor ee isdifacaya ayaa ku muuqda قول الحق والو كان مران waa xadiis lakaa so wariyay nabigeena

  • @AbdibasitAhmed-k4j
    @AbdibasitAhmed-k4j 18 днів тому +1

    Ninkaas halasoqabto ninkaas on laqabanin dhibka ma istagayo

  • @SadoAxmed-j8n
    @SadoAxmed-j8n 18 днів тому +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @MuxsinIsmaaciil
    @MuxsinIsmaaciil 17 днів тому

    Allow kala qabooji

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 18 днів тому

    Wasryaa ina ciise ciidamadaa ogaadeen ayaa watey ina shide ayaa canbaareeyey madax meel ka saraysoo la taabtaa ma jiro fadraal ayaa ka hadlay

  • @buubgacal4053
    @buubgacal4053 18 днів тому

    Ciidama ogaadeen dheh iyo beesha arab mahaas maradaa kudhacday

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 18 днів тому

    Wasiir shide muxuu yidhi dadkaa deegaanka waa lagu qaldamay iyagoo daacada oo casuumay kuwa cadowga ku noqday markaa danbigii dusha waxa loo saaray ina cagjar markaa fadraal ayaa imanaaya beenaalayahow beenaaluu dhalay anagu miyaanasn soomaali ahayn yaa dega meesha ma bakistaani ayaan ahay anaa le degaanka ama aan xarshin ka imaado ama aan baligubadle ka imaado ama aan hargaysa ka imaado uraaye ilaa uraaye

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 18 днів тому +2

    ❤😂🎉🎉😢6

  • @AxmedKhadar-fj4tb
    @AxmedKhadar-fj4tb 18 днів тому

    Said maadkacebinisa

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 18 днів тому +1

    Sideetan ayaa kaga dhintay anigana sideed iyo toban ceeshkaygii baa qabtay oo laayey daacadnimaan u sooryeeyey anoo le waa ciidamadiinii oo waa idiin dhex laskiin daacad may ahayn boqol wiil ayaa iga joogay markaa ooy rabeen inay hubkooda ka qaadaan kuna qayilaan laakiin may noqon sirmaqabe allaah ayaa u sahana way islla gadidey arab oonay aqoon u lahayn ayey is yidhaahdeen gaada laakiin maxaa ka raacay kkkkkkll
    Gabaybaa ahaa hore arab u lahaa kkkkkk
    Ma garaacatiyo xaamud baa
    Geelayaga qaada
    Miyaa nala galaa sow ma nihin
    Geed labka isaaq kkkkkkllk
    Arab horena wakhtigii ina ilay dagaal halkaa ka dhacay todoba liyuu bastara ayuu ku cunay halkaa kkkkk adeer yaan nalagu soo lug guin ciyaar laylama yimaado anigoo arab daan dhagax ah

  • @kamal171
    @kamal171 18 днів тому +1

    War dadka mahada la'abutray arab tariqda kaliye eyleyihin so kawanle mahiyin hada waxad kufaneysan waa wilashi ad bariska ad sisen ed xabada kabilowden tariqdas gunimad ah yaan ogahay inad sameysay

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 18 днів тому

    Sxb barnaamuj la sameeyey haygula meeraysane laakiin jabhadsyn iyo ciidamaba way imanayaan waa deegaan isaaq waayo iyaguba iyagoo onlf ah ayey deegaamadooda ku gubayeen baabuurta isaaq iyo hantidayada itopiana kula dagaalameen markaa anaguna wasnu u jabhadayn doonaa

  • @AxmedKhadar-fj4tb
    @AxmedKhadar-fj4tb 18 днів тому

    😂

  • @dhafoorqiiqahmed9529
    @dhafoorqiiqahmed9529 18 днів тому

    Ina cagjer iscasil hadad kufsan weyday iidor dabacayuun

    • @AbdiqaniMaxamuud-k4q
      @AbdiqaniMaxamuud-k4q 18 днів тому

      😢kk War....wanag ka hadal ama iska amus....mustafe cagjar labada beelood madaxwayne ayuu u yahay isaga ayaa madaxwayne u ah....amarkiisuna wa shaqaynayaa..wa isku keenaylabadii belood e heshiiis dhexdhigay.ilahay ha barakeeyo mustfe cagjar

    • @rahh4137
      @rahh4137 18 днів тому

      @@AbdiqaniMaxamuud-k4q war laba beelood iskuma dagaalin ee waa ciidankii degaanka oo shabaab loo soo diray oo beel loo ekaysiiyey.

  • @AxmedKhadar-fj4tb
    @AxmedKhadar-fj4tb 18 днів тому

    😂