Xalqadii 61aad || Su aalo iyo jawaabo) kulanka shibli

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 37

  • @faadumocaarid9418
    @faadumocaarid9418 4 роки тому +2

    maan shaa allah allaha xafido shekha cimri dheer iyo camal khayr shekhow soomaali uu ducee allaha ina dajiye

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 4 роки тому +1

    Subhanallah dadka maxaa ka qaldan. Sheikow cunag xalaal ah ama xaraan ah sidee loo soo xaqaa. Cafimaad ahaan kuma aysan waydiin mar ha baneenin cunug in la soo xaaaqa. Waxay ku dhaheen diyaar ma aheen inay uur qaado.

  • @bintuabdrhim3501
    @bintuabdrhim3501 4 роки тому +3

    Sheekha allh ha xifdiyo

  • @fardowsaguure9125
    @fardowsaguure9125 4 роки тому

    Manshallaah tabaarallaah xafidulaah jisokallahu kheer

  • @عبداللهحسنمحمود-ش6ج

    ALAHA NOO XIFDIYO SHAYKHEENA DR SHIBLI

  • @fatumaosman3849
    @fatumaosman3849 4 роки тому +3

    Mashallah

  • @dhwa3465
    @dhwa3465 4 роки тому +1

    Shekhow (3dhaqadoot)
    Qofkii israaciyo diintuu kuciciyaaray saas ayuu kutilmaamay (R. S. C. W.)
    waa saas xukunka
    ALLAAH kitaabkiisas kuxukumay

  • @shugricumar1156
    @shugricumar1156 4 роки тому

    جزاك الله خير شيخ شبلي

  • @xalimokhaliif2408
    @xalimokhaliif2408 2 роки тому

    Yaa war
    Anaa iscelin
    Waayey muu dhoho
    Naagtayda iqabsatay
    Kulahaa ma naagbq
    Wax qabsata oo waliba
    Somaaliya

  • @عبداللهالرويشدعبد

    Mashalah sheyqi shukran jaziilan

  • @safaalibare7445
    @safaalibare7445 4 роки тому

    mansha Allah barkaalllah Dr shibil

  • @عبداللهالرويشدعبد

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل شيخ محمود شبلي

  • @abdishakurhassan8074
    @abdishakurhassan8074 4 роки тому

    جزاك الله خيراً

  • @tiiroow8855
    @tiiroow8855 4 роки тому

    Jazakallah sheeq

  • @muquteste8443
    @muquteste8443 4 роки тому

    Jzkallhu qeer

  • @fadumojama8929
    @fadumojama8929 4 роки тому

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @khadraburale2856
    @khadraburale2856 4 роки тому +4

    Bisinka iyo tabaaraga war ragu miyay waasheen maxay gabdhaha beenta uga sheegayaan goormaan arki jiray gabdho xiliga ay daruuro jirto iyo xili kala toona laga joogi waayo war culimada beenta ka daaya rabigiin ka xishooda oo ka daaya gabdhaha dhaleecynta???

    • @mushtaaqmacalin2084
      @mushtaaqmacalin2084 4 роки тому +1

      Niman ka waan kayaabey dumarka Maxey ujecelyihiin in ey dumarka ceebeeyaan nimanka hadey kajooji waayaan dacayada iyo aflagaadada waan banaan baxeenaa dumarka malinta sebtiga ah hasoo banaanbaxaan taariiq aan kudhigeenaa ragga kkkkk saan uqos laayey ferahaa ixanuuney ilaahow nacafi

    • @khadraburale2856
      @khadraburale2856 4 роки тому

      @@mushtaaqmacalin2084 mushtaaqe qoodh hajito ma aha gabdhihii talada guunaka ah iyo gunti jiray xishoodka in sidaas loola dhaqmo culimaduna aysan ihin war kadaaya aad bay ii xanuujisay

    • @hassanhared4521
      @hassanhared4521 4 роки тому

      khadra burale gabdho aya jiro aan laga jogi katin

    • @khadraburale2856
      @khadraburale2856 4 роки тому

      @@hassanhared4521 walalkau fadlan gabdhaha aflagaadada halagadaaya ininkuba wax ka daran baad samayasaan wayna idin asturaan dadkana yaan xaqa loo khadhaadhan waayo waxaan go,San Ku gaadhay in aanan su,aalo iyo jawaabo danbe aana dhagaysan maba haday ragii waxay doonan Ku hadlayaan mulimaduna ay ka koobinayaan oo xataa sarbee aysan galin Karin su,aalaha xun

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 4 роки тому

    Naagtas ilmaha xalasha ah soo rideyso waxa imaan donta malin ay aad ugu bahan tahay ilmo illlahyna wuxu awooda inuu siin wayo

  • @humairaamiin3948
    @humairaamiin3948 4 роки тому

    Gabar afganistaana waxay igu tiri wiilkaa dhalay waakaxijaabana maxaakajira walaalayaal

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 4 роки тому

    Tii ilmaha iska soo rideysey wuxuu sheegay inuu meelkale kaga noolyahay markuu awoodana utago, markaa miyaanay umuuqan in hooyooyinku kudhibanyihiin ilmo ama Caruur Aabo leh hadana aan Aabo haysan, hooyo keligeed dhalaysa sow Ceeb maaha. Anigoo aan taageerayn qofka lasoo ridayo.

    • @umumucaad5913
      @umumucaad5913 4 роки тому

      Shiiqa waxeey aheed in uu ninka waaniyo oo ku dhaho gabdha xaqeeta sii oo akteeda u guur ana iyada sooraro iyada bes ayuu la hadlay ilahoow dumarka muslimiita u gar gaar yarabi marwalba iyaga Aya qaldan subxanallah subxanallah subxanallah

  • @xamdimaxamed5750
    @xamdimaxamed5750 4 роки тому

    JAZAKALLAAH

  • @dhwa3465
    @dhwa3465 4 роки тому

    SHEKHOW (R. S. C. W.) cidsixirtay majirto
    2)wiilka xaaskiisa ilmaha sooxaaqday umahaboon inuu siiheysto haduu EEMAANKIISU
    dhooranaayo

  • @kingmaanka1249
    @kingmaanka1249 4 роки тому

    Hadaa quraanka jeceshahy subscribe iisaar

  • @aliyowma
    @aliyowma 4 роки тому

    Asc walaliyaal waxan raba in an sheikh su'al waydiyo xagee kala soo xariiri karaa Number whatsapp maleeyahay barnaamijka, mahdsanidin dhamaan tiina

    • @suleymaancali7230
      @suleymaancali7230 4 роки тому +1

      Wcs,walaal su'aalahaada ugu dir Sheekha cinwaankan:- Kulankashibli@somalichannel.tv walaal qaabka kor aan kugu soo qorey ugu dir sida ay isugu xiriirsan yihiin isugu xiriiri qoraalka cinwaan,Allah ha inoo dhaafo denbigeena iyo denbiga Sh.Shibli.

    • @aliyowma
      @aliyowma 4 роки тому

      @@suleymaancali7230 thanks walal kun iyo kow jeer

    • @deqaabdi5966
      @deqaabdi5966 4 роки тому

      @@suleymaancali7230 asc

  • @SergioRamos-ng3gv
    @SergioRamos-ng3gv 4 роки тому

    Wahhabiyo wa umad bila aqlaq ah. Oo wixii taxa ilahay kaxishoday afkoda kutagayo kuwas qofka dabo fadhiya nasib xuma
    ua-cam.com/video/Nz7h-V_lIsU/v-deo.html