"CIDDA AANU DOONO AYAANU HESHIIS LA GELAYNAA, WAXA AANU NAHAY..." MW Xasan Oo U Jawaabay Itoobiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Karamara TV
    Xog la helaa talo la helaa!
    Talo la hela danta lagu gaadhaa!
    Deegaanka Soomaalida waxa uu qarnigii tegay ahaa mid ka arradan warbaahinta xorta ah, sababtuna waa in gumaysteyaashu aanay u ogolayn in dadku ay helaan xogta iyo xaqiiqooyinka.
    Iyaga ayaa u samaystay telefishano iyo warbaahino ay ujeeddooyinkooda ku gaadhsiiyaan bulshada
    Illaa hadda warbaahinta ay gacanta dawladda deegaanku gacanta ku hayso waxay yihiin kuwo siyaasadihii hore iyo ujeeddadooyinka maamulka kaliya faafinaya, daahana saaraya xaqiiqooyinka ka jira deegaanka ee dhinac walba.
    Si shacabkeena u helaan runta deegaanka iyo dalka, Telefishanka Karamara ayaa u istaagi doona inuu idiin soo gudbiyo xaqiiqada, wararkii u dambeeyey oo runta ku qotoma iyo waxyaabaha kaa qarsoon ee geyigeena iyo guud ahaan dunida.
    Halkaan Kala soco Warar la hubiyay
    Barnaamijyo tayo leh
    Fanka&Suugaanta
    Nagu soo biir Fadlan oo rugmo Kanaalka Karamara Tv

КОМЕНТАРІ • 4