@@Nalside Ok haday sida tahay maxad sheekada dhexdeda ugu sheegi wayday in aad adigu magacyadan isticmashay walal, waaba naga shakisiisay Sow maaha, what ever hadii aad wax sidey ahayen ka badesho inoo sheek. Waayo anigu aadban uga shakiyey sheekooyinkaga qaabkey u dhigan yihiin Qaar badan oo ka midana waxay u ekyihin vition ama false, waxana laga yaaba in aadan adigu ogayn lakin aad meel uun ka aqrisay. Sikastaba ha noqote noo soo gudbi wax ama qiso dhacdey oo runa, inaguna nagu daa like share iwm. Insha Allah
KUFSI AYABAA MALAHA KA DANBVEEYEY
😂😂😂😂😂😂😂 hooyo iyo aabe markay iskuka racan,waxakasata walagulalinaya😂😂😂😂😂😂😂😂
Hooyomcta😢😭😭😭😭😥😥😥😢😢
😊
😊
Aniga waxan u malaynaa sheekadani inay been tahay, waayo magacyadan ganaysku maba baxsadan sida Sumayo, Rahma, Salwa, noooo
Fadlan
Wll sheekodu waa run lkn magacyadooda ayaa adag sidaas darteed aniga ayaa magacyo fudud isticmaaley I hope u understand
@@Nalside
Ok haday sida tahay maxad sheekada dhexdeda ugu sheegi wayday in aad adigu magacyadan isticmashay walal, waaba naga shakisiisay
Sow maaha, what ever hadii aad wax sidey ahayen ka badesho inoo sheek.
Waayo anigu aadban uga shakiyey sheekooyinkaga qaabkey u dhigan yihiin
Qaar badan oo ka midana waxay u ekyihin vition ama false, waxana laga yaaba in aadan adigu ogayn lakin aad meel uun ka aqrisay.
Sikastaba ha noqote noo soo gudbi wax ama qiso dhacdey oo runa, inaguna nagu daa like share iwm.
Insha Allah