Deg Deg Itoobiya Oo Ku Gacan Saydhay Dalab Lid Ku ah Aqoonsiga JSL iyo Waji Gabaxa Shirkii Ankara

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • Deg Deg Itoobiya Oo Ku Gacan Saydhay Dalab Lid Ku ah Aqoonsiga JSL iyo Waji Gabaxa Shirkii Ankara
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #ARABSIYO

КОМЕНТАРІ • 78

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 2 дні тому +16

    FAYSAL CALI WARAABE GEESI QARAN GUUL SOMALILND INSHA ALLAAH ALLAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤

    • @abahoussein620
      @abahoussein620 2 дні тому +1

      Turkigu iyo somalia heshis waxee ku yihiin in hobyo la dhiso oo turkigu dhiso.. ethiopia diyaar uma aha Mou ka noqoto ee adeer warka cadee.. bisha December amisom weey ka baxeysa somalia oo alshabaab imika waxa heshis kula jirta dawlada somalia. Qatar ayeey ku shiri donaan 2 koxood. Al shabaab raisal wazare ayaa la sinaya hassan sheikh masaxweyne ayuu noqonaya..

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 2 дні тому +4

    Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul ❤❤❤❤❤

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 2 дні тому +5

    ARABSIYO TV GUUL MULKIILE CABDUSHAKUUR HAYBE MUXUMED DIFAACA QARANKA SOMALILAND

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 2 дні тому +4

    Ingiineer faysal honoolaado waageesi qaran

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l 2 дні тому +3

    Alle ha ku xafido F . C . W ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 2 дні тому +2

    MUUSE BIIXI CABDI AND ABIY AHMED IS NOT EASY GOOD JOB ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 День тому

    Mahadsanid mr . Faisal . Geesi Somaliland . Jir oo joog .

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 дні тому

    Maash Allah. faysal. Ali. geeei 🦁 Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ guuu lyo gobanlmo 🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r День тому

    Adeer cimiri dheera iyo caafimaada haku siiyo duriyada inta xalaasha baa ka mida tahaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 дні тому +2

    Viva Somaliland

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 2 дні тому +1

    Viva feysal Ali hussein Geesi baadtahay🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 дні тому +1

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Somaliland' Ethiopia 🎉🎉🎉
    Happy. 🫶🫶🫶. Hanbalyo hanbalyo guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 дні тому +1

    HERO ABIY NOOLAW GUUUL CAALAMIYA

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 2 дні тому +1

    ALLAH HA JABIYO CADOWGA SOMALILAND FAYSAL CALI WARABE HALYEY QARAN

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 2 дні тому

    guul qaranka somaaliland guul qaranka itobiya

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 дні тому

    MashaAllah si ficaan ayu uu hadlay oo lexejeclo ku jirto. InshAllah Guul Somaliland ❤️

  • @user-si5sf4my9o
    @user-si5sf4my9o День тому

    SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC IYO ETHIOPIA FEDERAL TIGDAAM TIGDAAM & VIVA VIVA !

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e День тому

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre 💚 💚 ❤❤

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 дні тому +2

    Ing Faysall waa geesi wadani, runtii wanaagsan faysal oo doorto mw Somaliland

  • @fatimamohamoud2287
    @fatimamohamoud2287 День тому

    Masha Allah Faisal halyeey qaran

  • @abdirashiidadam9912
    @abdirashiidadam9912 2 дні тому

    Warar ka deg dega maxad Facebook ugu so gudbin wayden Team arabsiyo news

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k День тому

    Wa xolaha jabuuti reemasakiita somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 дні тому

    Guul itopiya guul somaliland ❤❤❤

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 2 дні тому +1

    Isaaq ma yaqaanan hadaad istidhaahdeen way ishaystaane Ka faadaysta ha Ku dagan wàar anaga ul ayaa. Iskaaya raacisa cadawgiin a meal ayaanu uga soo wada jeedsana anagu afka ayaanu kawada hadala ee laakiin hubka isuma qaadano anaga waxa Nala yidhasda darbi cadaw jibiye sideeda sheekh isaxaaq waa laga baqaa sidoo nagu taqAneen Kala jabin karimaysaan soomaalilaan guul iyo gobanimo

  • @jamadmahamud4087
    @jamadmahamud4087 2 дні тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sabuha28
    @Sabuha28 2 дні тому +1

    Guul somaliland in shaa Allah

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft День тому

    Somaliland guul iyo gabanimo

  • @FaysaIbrahim
    @FaysaIbrahim 2 дні тому

    Guul somaliland insha alah cadwgeedii waa jabay midabkastuu leeyahay guul forever

  • @soomaalilandxassan8084
    @soomaalilandxassan8084 День тому

    Gud.faysal waa nin qaranimada iyo qadiyada ku suntan

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh День тому

    Guul soomaalilaan🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 дні тому +1

    Xassan Ethiopia Somaalia ayuu moodayaa, Abiyey na isagoo kale ayuu moodayaa. Ethiopia danteeda iyo Qaranimadeeda ma siisanayso lacagta Turkey, ta Qadar iyo ta Caalamka oo dhan. Waxay dawlad ahayd juwaas oo aan jirin !

  • @Janno190
    @Janno190 День тому

    Faysal cali xuseen illahay vimriga hakuu dheereeyo cadawgaaga alle ha ja iyo geesi qaran buufi vayayaanka iyo cadawga somaliland ❤❤❤😂

  • @mustafegeel-jire
    @mustafegeel-jire 2 дні тому +1

    Faysal cali waraabe noolow

  • @user-pp9qm6wr2o
    @user-pp9qm6wr2o 2 дні тому +1

    Somaliland

  • @qooqane65
    @qooqane65 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 дні тому

    WAALE FAISAL WAA LIBAAX RUNTA KAA GABAAN GEELLE WAAXU KUU DANBEYNAYA LIKE QADAFI IYO ZADAAM HUSSEIN MUSTAQBALKA HAADU JOOJIN WAAYO FARAGELINTA SOMALILAND 🥰🥰🥰🥰💪💪💪🟩⬜◼🟥

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k День тому

    Hajabo cadawgayaga❤❤❤❤❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 дні тому

    Ethiopia runta Usheegay maamulka muqdisho waa failer state wlee calamaku manta layaaban yhy

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 День тому

    FAYSAL. FAQASH. WARAABE. ADIGAA. JEELKA. KU. GUREY. RAGII. SNM 1983

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 День тому +1

    Doqonkan Abgaal ee tuulo iyo dameer aan awowgii ku lahayn ee Somalilaand ku waashay bal eega ! Waar yaa yidhaahda Calyaale moxogaaga ku beero oo ha noqon dameeri dhaan raacday !

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 дні тому

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Somaliland' Ethiopia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hanbalyo hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉✍️✍️✍️✍️✍️✍️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 2 дні тому

    Aslcaleykum inaadeer Faysel cali muwadi waa muwaadin waa laguu ogyahey soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta alaahu akber alaahu maa aamiin yaarabi Alaahu maa aamiin yaarabi guuleysta inshalaah umada Reer soomaaliland guuleysta ilaahow cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin yaarabi ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah guuleysta alaahu akber alaahu akber ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeena jebi aamiin aamiin aamiin yaarabi guuleysta inshalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleysta guuleysta inshalaah aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi inshalaah guuleysta

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 День тому

    SOMALILAND. CID. WAXKA. BEDELI. KARTAA. MA. JIRTO. HESHIISKA. ITOOPIYA. IYO. SLAND

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh День тому

    Xisbi macaarada oo yaqiinsan inuu soomaalilaan kugawracan yahay waxa kuxusan ucid iyo faysal iyo waxa sooraacaa waa xukunkan dalka gacanta kuhaya lkn xisbiga 3dexaad waa mid laynagu dhex darsaday waana safaarad halkan ujoogta huwanta iyo shisheeyaha ninkii wadani mooda inuu muwaadin yahay habeena majiro

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 дні тому

    Way siday tahay haka muqurtan
    Gud: faysal fariido mina fikrad
    Tosane jsl guuuuuuuuuuuuul

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 2 дні тому

    Ethiopie turkigu ma waxa uu moodayaa nimankii xisbigii kulmiye 1 ee xirsi hogaaminayay ee in yar oo shilimaad ah jeebka loogu shubayay deetona dadkooda iyo hooyadoodba iibinayay sidii dhacdayba ee xirsi sameeyay ilaa aynu Ku siganay in maamul goboleed laynoo ansixiyoba waxaasoo Shanna waxa sameeyay dawladii kulmiye 1 ee xirsi hogaaminayay xiligii shirarkii turkigu
    Markaa turkigu Ethiopie ma waxa uu moodayaa dad yar oo bilaa mabda'a oo waxa kaliyay wax Ku quimeeyaanba tahay xooggaa shilimaad ah
    Ethoopia way Ka wayntahay turkiga duliga ah ee xayawaanka ah waana munaafaqiin qadhmun ah turaakidu waa dulli
    Qaza yahuuda waa qolada Ka iibin Jiray matériels militaire badan yahuuda si hoose dushana muslimiinta idaacadaha uga sheegayay in ay yihiin dad la jira qaza

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 дні тому

    Siyaad Barre wuxu hawiye kushegeey Yeey aan ciidna xukumi kadheey waa tulli foqool tulli weyan hawiye Belo inimarteey baan leyahaay

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 дні тому

    Hala badbaadiyo dalka iyo dadka Faysal ha loogu shubo .waar maxaa idiin diiday on aad tiraahdaan 26 June soomaaliya waa kala noqonay dawlad nimadayadii?

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 2 дні тому

    Waar Ethiopia waxa uga qayb galay nin wakiil u ah wasiirka arimaha dibada.

  • @InaAhmedAwhasan-ut6vf
    @InaAhmedAwhasan-ut6vf День тому

    Somaliland adib marka laqoonsado Somalia maxaa udanbeyn kafikira xamarey 😅

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 2 дні тому

    CIRO IYO XIRSI INTAANA MIYEY GABEEN

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 2 дні тому

    Imiga maxaa lasugayaa ee loosaxeexiwaayay heshiiskii aqoonsi ee somalilaan

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 2 дні тому

    Faysal geesi geesi dhalay nolow Ethiopia waa walaalahen marky somali inna xasuuqaysy halkaynu ku nabad galay weeye ninkii is yeelyeela waa yeelkii .

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 дні тому

    Faqaasha 😈😈😈 Somalia 🦓🦓🦓🦓 Somalia 😩😩😩😩
    Somalia 🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽😭😭😭😭😭😭🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽😭😭😭😭😭

  • @axmaddeeq9399
    @axmaddeeq9399 2 дні тому

    Waa maalin inagu madaw hadii aynu nahay somaliland

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 дні тому

      26 Juun liibanay 1 Luuliyo lugonay 21 oktobar leeleenay oo lugta kajabnay 18 libaanay ladnaanay oo libtii haleelay

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r День тому

    Adeer qaali fayasal dheeman wa runtaa 01 07 waa bara madowa iyo maalintaa dowalad nimadeeni baramuuda ku ridanaya ee dameer la shuraakoonaya😂😂😂😂😂😂😂

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 2 дні тому

    Muslinimo nimaan igu wadaan muumunimo khaasa, gaal maxasta ii dhowra oon magansadaa dhaama

  • @shaaficiaadam1184
    @shaaficiaadam1184 2 дні тому

    MEEYAY WARKU DEE 😂😂

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 2 дні тому

    Arabsiyoy sxb beenta umadda Ka daaya.
    Inta Qodob waa been.

  • @deeqashabcaan2800
    @deeqashabcaan2800 5 годин тому

    😅😅😅😅😅😅😂😂😢😮

  • @user-si5sf4my9o
    @user-si5sf4my9o День тому

    SOMALILAND REPUBLIC GUUL IYO GOBANIIMO !!! SOMALILAND REPUBLIC IYO ETHIOPIA FEDERAL TIGDAAM TIGDAAM & VIVA VIVA !

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 2 дні тому

    Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul ❤❤❤❤❤

  • @qooqane65
    @qooqane65 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaysaIbrahim
    @FaysaIbrahim 2 дні тому +1

    Guul somaliland insha alah cadwgeedii waa jabay midabkastuu leeyahay guul forever

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 дні тому

      HINAASE DUMARLE XASAN DAMEER WAA QORSHE FAJIYA MAYA GUUUUL HERO ABIY NOOLAW

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 дні тому

      Hinaase dumarle damaca failed Somalia italiya Failed Somalia italiya and Republic of soomaliland government guuul caalamiya hanbalyo Hanbalyo hero abiy

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 дні тому

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 Somaliland' Ethiopia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hanbalyo hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉✍️✍️✍️✍️✍️✍️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @axmaddeeq9399
    @axmaddeeq9399 2 дні тому

    Waa maalin inagu madaw hadii aynu nahay somaliland

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 2 дні тому

    Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul ❤❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 2 дні тому

    Somaaliland guul iyo itoobiya loov guul ❤❤❤❤❤

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 День тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤