Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

In Maxamed Abiib Xasaanada Laga Xayubiyo, Waxa Ka Dhaw Inay 13ka Xildhibaan" Siyasi Ahmed Mumin Seed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • ""In Maxamed Abiib Xasaanada Laga Xayuubiyo, Waxa Ka Dhaw Inay 13ka Xildhibaan Ee Reer Awdal Is-casilaan""" Siyaasi Ahmed Muumin Seed
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 47

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Місяць тому +7

    idinka wada balaayo ALLAH kasiiyo meelkale

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Місяць тому +2

    Horta maxay dadka ugu khuukhiyaan somaaliland baa kala tagaysa anagana markaad kuwii na xasuuqay een saamaxnay een waxkasta la wadaagnay wali cadaawad nagu wadaan anaguna waanu xadantoonaynaa ee aan qaranka meel iska dhigno oon si fiican u kala bogsano hadii cafiskii iyo dantii guud ee dalku inoo shaqayweyday ooy darafyada ka liicayso.

  • @osmandahir5993
    @osmandahir5993 Місяць тому +2

    Ina abiib ka horba awdal howsheeda
    Waad wadeen ku socda walaahi
    Waxaad ka heshaan waxba hanaga
    Siinina dad halmagaalo dagan
    Ayaa soomaaliland hanjabaad. Nafta kaga qaadey

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому +2

    CIIDANKA AFKA KA DHIG NIJAASYOW

  • @qorane122cabdirisaaq3
    @qorane122cabdirisaaq3 Місяць тому +2

    xidhibaanku waa siyaasi markaa arin siyaasadeed maamuska loogama xayuubinkaro

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi Місяць тому +2

    Go aidnkuna

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 Місяць тому +1

    😊adiganawaalaguxidhayaa,isagaxilkaxaayuubinbaalagusamaynayaa

  • @fatimahersi5776
    @fatimahersi5776 Місяць тому

    War naga fadhiiso

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u Місяць тому +1

    Wey nuglaadeen bey is leeyihiin ee naafo la ogaada.

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Місяць тому +1

    Haday iscasilan igagalacg kuwayaya eyacaxkuwayaya hakayacan

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Місяць тому

      Caqli xume Inuu muuse dameer adeer ku yahay iyo doqonka ina Kaahin caqligaaga ayay ka muuqataa, shalay ina Biixi wuxu inagu lahaa reer Sool awoowyaashod waxa ka adkaa awoowyaashay oo aniguna waan ka adagahay maantana 400 sarkaal iyo Wixii hub la lahaa SSC khaatumo baa furatay oo jirtay 8bilood, reer Awdal yaan lagu kalifin inay tashadaan

  • @biimaastadium6243
    @biimaastadium6243 Місяць тому

    Mahamed habeeb waa madaxweeynaha oowdal waaye ❤❤❤

  • @Gobsame
    @Gobsame Місяць тому +1

    Adigana waa lagu xidhaya isna waa laga xayuubi naya reer awdal na ma mateshid ma shaqay nayo nin qaran kii uu ka tirsana ka soo hor jeeda

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 Місяць тому +1

    Somaliland wake-up cadowgii oo madaxa la soo wada kacay.

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Місяць тому +1

    ina abiib waa qumbulad ogaan loo dhexdhigay somaliland

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Місяць тому +1

    hadaylakulmen wataykaga sexeden dowladgara

  • @iali8540
    @iali8540 Місяць тому +1

    Axmed muumin seed waa tuugii dhacay wasaarada Beeraha .
    Isagana hala xidho

  • @waisahmed9521
    @waisahmed9521 Місяць тому

    LA JIIFIYANA BANNAAN,
    LA JOOJIANNA BANNAAN.

  • @CumarCadaay
    @CumarCadaay Місяць тому

    adunka runta wadiiday ee hildhiwanka wadani wayo

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Місяць тому

    Siyaasiyow magacaa ba.waar waxan buluushta ah ee horeba loo yidhi warna wuu kuusoo sidaa warna wuu kasii sidaa ha yidhaahdo meeshaad doontaan qabta kkkl inleen meel ay u dhaqaaqaanba ma hayaane deeq dirir dood midna malaha ma dhulbahante oo dasrooda ayey ismoodeen iyagu waa tolwaa

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому +2

    MAXAMED ABIIB WAA KHAAYINUL WADANN CIDI IS CASILAYSA. WELCOME. IS RAAACA LABADIINUBA

  • @Osman-vs7mw
    @Osman-vs7mw Місяць тому +1

    Only talking

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Місяць тому

    Afkaaga caano geel lagu qabay mudane Seed, waa in 13 xildhibaan is casilaan hadii kale reer boorama xoolo ay beesha dhexe leedahay bay noqon waana ceeb saaraan dhamaan reer Awdal waayo maanta reer sool waxay leeyihin madaxweyne la kulma madaxda somalida iyo jabuutiba

  • @AidrosOmar
    @AidrosOmar Місяць тому

    Maxamed abiib ayaa xilka ka qaadi karra xiniinyuu ku fadhiyaa waa lama taabtaan

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Місяць тому

    YAAB WA DAD ISKU TAAGERAYA QALADKA MEY KU RAACSAN YIHIIN INUU U GAFO MARWALBA QARANKA QALADKISA WEY ARKAAN MARKAS WA ISKU MOWQIF SHARCIGA LA HORJEENA WAA JOOGSAN WAYEY

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 Місяць тому +1

    Jaahiliin aan Kala garanayo shaqada wasiir Ka iyo xildhibaan somaliland ah.
    Kani waa jaahil sideebuu wasiir Ku noqday .

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 Місяць тому +3

    Ina abiib iyo bullshaba waa in xasaada laga xayuubiyaa maxaa yeelay way qarsan kariwaayeen cadaawada qaranka somaliland

  • @mohamudmohamed2948
    @mohamudmohamed2948 Місяць тому

    Kii sawkan ceeboobay

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp Місяць тому

    Wasirda somaliland maxa wala marka xilka laga qado kuwa xamar iyo djibouti ma washaan
    Inta imika wasiirada ahiba way walanyan marka bari xilka laga qado nimanka cilaaj ha loo furo

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Місяць тому

    Raggii ka shaqeeyow waad isgaraneysaa caanaheeda.dhamma

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Місяць тому

    madaxwayne intaa waanu ku taageerna lakiin dhaawac wayn ayaad noo gaysatay kolkaad Darawal / Ahmed Ismaciil Samatar u yeedhi wayday hadaanad kursiga uga kacayn madaxwayne qanci oo qadari oo uu yeedh tacab ayay wadankani gashadeen somaliland waxaanu u taganahay values somaliland aamin ah /dimuquradi ah/ sharci iyo kaladanbayntu sarayso / from saylac city ............... two years laguugu daray waanu eednay madaxwayne please umadaada maqal !!!!!!!!! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Місяць тому

    iska casila xilka nacalaa idin dhalaye

  • @yaxyeali6330
    @yaxyeali6330 Місяць тому +1

    Awdal land baad kuwaalateen ordoo kadhaadhaca xamar
    Doqonimada aad meel kale jiidhayso jooji
    Xildhibaan ooyaaye hadhaafo golaha waxba qaadimaysid

    • @IlyasCdosh-le3fk
      @IlyasCdosh-le3fk Місяць тому

      Dhulkaaga majoogaan e dhukooday joogaan kana tagi mayaan hargeisa lakiin ha idiin soo dhaafan😂😂😂

  • @mkrdahran6783
    @mkrdahran6783 Місяць тому

    Ciyaala muuse ka xishooda masuulka iyo qoladiina kulmiye ee soomaaliland marba gobol cunaysaa

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Місяць тому +1

    Beenaale waxba ka dhalan maayaan e mid isaga ka sharaf badan Oo Akhlaaq leh baa booskiisa geli Nac nac baa ka yidhaa Nina Sharciga kama sareeyo Inna seedow waxaad wadaa waa waxaan kaa shaqayneyn 🤭

  • @SucadDiriye
    @SucadDiriye Місяць тому

    Cara

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому +1

    MAXAMED ABIIIB WAAA JAA JUUUS CASHTAYADA MUSHA HAR UQAADAN MAAYO

  • @mussejama311
    @mussejama311 Місяць тому

    Abiib waa cadawga somaliland.
    Waa ninkii dhahay reer laascaano inay muuse jilbaha dhulka udhigaan waa ku farxay!!
    Waa cadaatay waana in gurigooda loo diro immediately.

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 Місяць тому

    Reer awdal horta Somaliland miyaanay ahayn
    Maxaa loogu sheegayaa cadaw

  • @musj21
    @musj21 Місяць тому

    Ruwayadi soran iyo jawanban so xasustey EE ku sababsaned ex WASIRADA war yad xil u heysa imika 👀🤣🤣

  • @abdiyusuf4259
    @abdiyusuf4259 Місяць тому

    Bal ciday udarantahay waa lakala tagi ayad ku hanjabtan taga oo darera
    Kuwii idika horeyay baa meel ay tagan garanla idina ma jabuti baydun tagi ilayn on waxab idin hayan Baxa oo ka darera golaha wasakhyahay

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому +1

    BEENALE UTAG SOOO MALYA

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Місяць тому +1

    Reer awdal hadiqoflaga xidho madowladba imisa reer soomaalilantakaleba lagaxidha malinwalba

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 Місяць тому

    Hajabaad qof waaliba isla soo tagayo wax la Aqbalayo maha

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi Місяць тому

    Kibirbaahaya samaroo land tanhalabaabiiyo saaniha looxasuuqo waayo waykabadbadiyee