Xog Culus "Ina Cambaashe miyuu kasoo goostay Somaliland"?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Xog Culus "Ina Cambaashe miyuu kasoo goostay Somaliland"?

КОМЕНТАРІ • 210

  • @nimcanbadel2569
    @nimcanbadel2569 Рік тому +2

    Xabad inaan soomaali ku rido walaahi ma jecli darod ayaan ahay isaaq ku duuli maayo jigjiga ayay oromo haysataa markaa Allah ha laga boqo oo qaxa halaga daayo umada

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 Рік тому +4

    Wallaahay runtii nin Soomaaliyeed oo aan qabiiliiste ahayn ayaan ku moodi jiray

  • @marcussmith6723
    @marcussmith6723 Рік тому +1

    well done general cambaashe. waxa uu ka fikirayaa danta dadkiisa si ka duwan garaadka qaar oo dantooda ka fikiraya wax kale ma jirto. madaxweynaha somaliland ha u magacaabo taliyaha ciidanka xooga dalka Cambaashe. labadaas waxay keenayaan fitno. Allaha ka xifdiyo laascaanood iyo guud ahaan somaliland sharka shaydaanku keenay.

  • @abdirahmansuleman7700
    @abdirahmansuleman7700 Рік тому +1

    😮😮 Ninkaasi waa ninka hagaaya maleysiya hergeisa ee argagixisada damiir iyo dadnimo ma leh kakhaatumo qaata keliya waana run waa mabda'sugan weeye ssc somali kagoosta gaar u istaaga 🎉😮😮

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 Рік тому +4

    Yaa salaam.
    Ali xaraare jazakallah, talloyin qiimo leh ayaad soo jeedisay. Laascaanood khayr baan u rajeenaya

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Рік тому

    Guul guul guul soomaaliland guul General mahad canbaanshe guul guul guuul guul guuul guuul guul guil guul guil guuil

  • @MohamedIbrahim-hq6ic
    @MohamedIbrahim-hq6ic Рік тому

    Thanks for your good advice please continue

  • @XalaalSomalis
    @XalaalSomalis Рік тому +11

    The Somaliland army's genocidal attempt to subdue the people of Las Anod should be condemned in the harshest possible terms and urged to commit to an immediate ceasefire and subsequent withdrawal of their forces from SOOl, per the demands of the local public. Such withdrawal may open the door for peaceful dialogue.
    Other than a sheer claim and long-time occupation in which the local community was overwhelmingly disenfranchised, Somaliland has no legal jurisdiction over Sool. More importantly, they have lost any credibility and support in this area due to their approach and inability to maintain stability.
    We are grateful and want to acknowledge the international communities' use of various diplomatic channels to express their concern directly to President Muse Bihi. However, Somaliland's continued aggression and daily bombardments of the people of Las Anod remain a dire threat to their security and thus nearing an existential crisis. Whatever happens to the people of SSC, if not properly and timely managed, this may create a cascade of instabilities in what had been an already very volatile region!

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 Рік тому

    Well done

  • @daacadable
    @daacadable Рік тому +3

    Waryaa Caawa Cali miyuu dardarmayaa oo geeriba loo soo sheegay. Waa talo aad u fiican. Walahay waa ayaan daro Soomaali is dilaasa oo hadan meyd isku sawiraaya. Cali Jizakallah kheyr

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Рік тому +2

    Waar umada hawaalina ilaahay ka cabsada oo umada haysku dirina ee u duceeya dadku waa dad wada dhashy oo ilaahay is baday dhulku waa somaliland go I maayo somaliland ilaahay nabad waarta ilaahay ha dhex dhigo inshallah bi idmi laah

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Рік тому +1

    Masha allaah isaaaq nimo somaliland

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому +4

    Ilaahay horgalada hanaga qabto

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e Рік тому +3

    Caliyow walahi intii aan ku arkay inaad xagjirtahay armaamijkaaga daawashadiisa waanacay lakin manta ayuun baad is daba qabatay talo wacan ayaad siisay reer tolkaa lkn ogow inaad kamitahay ragii shiidaalka qabyaalada ku shubay dhulbahante een marna talo nasteexa usheegin maanta ka hor

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 Рік тому

      Cuqdada udhimo. Heer ordaaye hargeysa ee kabilaawandoontaa ee lafihiina oo fresh ah maa gadaa?

    • @user-mr2ht2zb4e
      @user-mr2ht2zb4e Рік тому

      Walahi anigu dankama lihi hadaad idishaan lkn anigu hadh iyo habeen waxaa calool xumo igu haya colaada ku 100 jirsaytay reer abtigay ay wali qori sitaan 2023

    • @Degaliah
      @Degaliah Рік тому

      Reer kan 2023 social media kashidal qaata wabaa wabaa 😂 acuudu reer uqdad badaana. Waxaan kuqoslaa Hargeisaan kudulaynaa kuwale hahah wataay eedi lahaayeen imikaa wali ladhowrayaaye

  • @ianmohamed8368
    @ianmohamed8368 Рік тому +2

    Isaaq U nacamleeye
    Orod po booxaaro taladaada qarmuun la sado
    Magna yare
    Weligay maangaab la mid

    • @ianmohamed8368
      @ianmohamed8368 Рік тому +1

      Viva ssc Viva darwiish
      Never accept Basterds
      Guul Iyo gobanimo

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Рік тому +1

    Guuuuuuuuuuul somaliland

  • @mohameddualeh2594
    @mohameddualeh2594 Рік тому +3

    Ali you did express a different approach of facing the crisis in Lasanod and thank you for the advice. People of SSC have been suffering under the aggression of SNM militia since 1988 until today. This is not politics but one clan greed is to destroy and dominate their neighboring clans. I don't believe SNM lead administration wants to live with their neighbors in peace or share anything with them. For more than 30 yrs the people of Hargeisa, Berbera and Burao are bombarded with false propaganda by their elders like Musa, Kahin and Suleeban. Now I do not think Musa understands any thing other than force. I acknowledge that there are good people in the cities I mentioned. The question is why Somaliland people elected Musa if they wanted to have a country knowning history of Musa'
    criminality?

    • @qarulxira8697
      @qarulxira8697 Рік тому +1

      ? Snm, isir sooc bay aheyd ilaa maalintay dhalatay … maantana Waa teedii …

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 Рік тому

      A lot of cry babies 👶 are everywhere nowadays

  • @Degaliah
    @Degaliah Рік тому +1

    Ali maantuunbad runtaa sheegtay horta reer Sool calankaa 🇸🇴 way ku awr kacsanayaan hahahha

  • @Dukaanka
    @Dukaanka Рік тому +1

    Ali xaraare Garaadka dagaalka doonaya adaa maanta ka caqli badan.

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Рік тому

    Aduunko Idil Ba Inadaawanaya Hadaadan Muujin Qofkaadtahey Selagu Arkaya Calanka Somalia 🇸🇴 Iyo Kan Khatumaba Muujiya Ileyn Dunidu Calankay laiskugarta Ssc Haqarin Calankiina

  • @maxamedxashi9728
    @maxamedxashi9728 Рік тому +1

    Salaan kadib cali xaraare qabyaalada aad iyo aad bay kaaga muuqanaysaa
    Sxb is ka yara xidh

  • @ismailahmed7846
    @ismailahmed7846 Рік тому

    ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Рік тому +5

    Allow kala qaboojii 🤲🤲🤲😍

  • @blue19003
    @blue19003 Рік тому +2

    Qofkaan duliga hada muxuu kuhadlayaa war iska aamus cawaanyaahaw, war daarood waxaan subscribers kala laabta oo hadhageesanina

    • @Xaabsade_
      @Xaabsade_ Рік тому +1

      Wallaahi hadalkiisa waa ka yaqyaqsooday. Waa nacas iddorna saxsan dhulbahantana saxsan meesha la yihimid waan kala noqday subscribe kii. Gun gun dhashay

    • @Degaliah
      @Degaliah Рік тому

      Maanta waxaad rabteenbaad kawaydeen inu sheego qabiilbaa ini gogoyay

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Рік тому

    Maya Calanka Wa Muhiim Because Aragtidu Waa Muhiim Jamaahiirta Hamaqlina Ninkaan Lacag Bu Muse Biixi Kaqaatay Calnka Khatumo Banaanka Keena

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 Рік тому

    Labadan reer waligood waxey ahaayeen col, xiligi dowladi dhexe waa iyaga kuwi sababay in shacab badan ay dowladu guryahooda ugu daataan sababtayna xasuuqii jaziira.

  • @abdirahmanmuse4086
    @abdirahmanmuse4086 Рік тому

    Talooyinka aad bixisay waxaa ka maqan in aad la hadasho maamulka Somaliland oo aad xaqa kula talisid inkastoo dhago xaqa lagu maqlo aysan lahayn

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому +2

    I agree with you calan maaha xorayn

  • @khadraarten3817
    @khadraarten3817 Рік тому +1

    War labo nin ,dhulbahante waxba unoqon maayaan.

  • @Abdu-xn2cg
    @Abdu-xn2cg Рік тому

    قلت كلمة طيبة ياعلي حراري لمصالحة الشعبي الأخوين السول و هرجيساء ،جزاك الله خيرا كثيرًا ونرجوا من الله ان يوفقهم التوفيق

  • @mustafebidhaan3492
    @mustafebidhaan3492 Рік тому

    Ali waa geesi geesi dhalay waa kaa caqliga sliimkah manshaalah illahay maskaxd h a kuu daayo

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 Рік тому +2

    Ilaahay ka baqa dadka haysku dirina waa dad is ah oo aan dhinacna ukala baxayne

  • @mohamedbare9721
    @mohamedbare9721 Рік тому

    Asc nabadoon cali xarare wlh talo dhaxalgal ah wad sojedisay lkn doqonumi kugaran Matson

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Рік тому

    Ali xaraare waa dardaarankiisii ugu danbeeyey

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 Рік тому

    Si fiican baad u hadashay weligaa dadka isu soo dhoweeya

  • @axmedcali2387
    @axmedcali2387 Рік тому +1

    Jamaahitu ina canbaashe hadileen iyo baarqabka feel waayey waan kabaxa dhabarka kaga dhufanaaya dhulbahante aakhirkana gumaynaaya dhulbahante

  • @abdulkareemyusuf8987
    @abdulkareemyusuf8987 Рік тому

    Adigaba callow waxaa ku Caadifad Daaroodnimo.inacabalaash isaga Laasaacaanood ah ayaa ku haysa ee gaagna uhDal

  • @ahzaaball2052
    @ahzaaball2052 Рік тому

    Waxaad u jeeda ban filaya,
    danta waddankiisa iyo in nabad lagu noolaadu,
    sidaad adiguba nabad ugu nooshahay USA ayaa ka wayn in uu udagaalamo qabiil.

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 Рік тому

    Masha Allaah fiiriid

  • @ubahcabdul3834
    @ubahcabdul3834 Рік тому

    DIIG AYAA LA DAADIYEY MARKAAS AYAAD U HOOSAASI AYSID.

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 Рік тому

    INA XABAASHE WAA GEESI SOMALILANDER

  • @caesar2671
    @caesar2671 Рік тому +1

    Daarood American TV

  • @daldeeqducaysan882
    @daldeeqducaysan882 Рік тому

    SCC dhan ee la sheegayo ayaaba khayaali ah.

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Рік тому

    Guul guuul guul guil soomaasliland guul guil guil giul guul guil guul guul soomaaliand

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 Рік тому

    Caaaaaaaaac cali kudaaf

  • @ahmedhashi2527
    @ahmedhashi2527 Рік тому

    Qabyaalad ayaa master degree waxaa lagaa soo burriyey Bbc iyo VOA

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.

    ALI XARAAROOW ANIGAA KUU SHEEGAYA CALAMADAN BULUUGA AHI WAXAY TARAYAAN, MUUSAA ARAGA COLOR KA BULUUGA AH KU XANUUNSANAYA. MARKAASI ILAA UU KA DHIMANAYO MUUSE WAA IN 🇸🇴 CALANKAASI LA HOR MAR MARIYAA.

  • @maxamedwayrax6648
    @maxamedwayrax6648 Рік тому

    Oo ooo maintain caiyoow hogaamiye Ayaan tahay narbada adigito qofkala ku filaria wakaalaha LA is cunsiinayo wen Meena kalategeyn

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Рік тому

    Wlhi blhi Ali xarare Nin very intelligent ah waye because si fcn oo Cilmiyeysan ayu wax ugu sheegay ree laascano hadii ey Wax fahmayan oo Damiir leeyihiin waayo 1 somalinimada ey leyihin waa raadineyna cid masul ugama ahan cid u ogna malahan Somaliland meel u dhanto ma ay jirto Dad ey is dhaleen isfahmaan is Afyaqanan waye blse isfahan la, aan aya jirto taasna waa very easy wexeyna ku xirantahay in ey u gardhigtan isimo Aqonyahano oo ey shir mudo qaata qabsadan labada dhinacba madaxweyne muse biixina uu qeeb ka yahay la is fahmo wixi ey tabanayan sheegtan kadib heshiis fcn dhaco oo qalbiga iyo calosha la isu furo caqligas Anigo naag ah igu jiro isaaq iyo dhulbahante ma kasi waayen aad ba uga xumahay

  • @charlesabdi
    @charlesabdi Рік тому

    Somaliland ha ilaashato nabadeeda . Las canood wa somaliland meel matagayso marka colaada ha la jojiyo Rigime muse bihi iyo dhaman masuuliyinta dhaqanka oo nabada ka shaqeeya.
    Alla mahadleh...

  • @abdullahiwaqooyi7355
    @abdullahiwaqooyi7355 Рік тому

    Aragti waafiya talo caafimaad qabta walaalkaa u hiili gar iyo gardaraba gartiisana sii gefkiisana ka qabo
    Ali xaraare waa kaa gudooney talooyinkaaga xeesha dheer

  • @Abdu-xn2cg
    @Abdu-xn2cg Рік тому

    Cali xaraare oo wadaadadii ka talo wacnaaday ilaahay khayr ha ku siiyo yaa cali

  • @awiljama5234
    @awiljama5234 Рік тому

    Calanka Xamar ma leh ama madaxweyne gaar ah. Waxa la isku hayo weeye calanka.

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 Рік тому

    Maalin kaliya ina cambaashe
    Dhulbahante lama heshiin wanaagoodana kama shaqayn
    Hadana kama bixin sland waxa hogaaminaya madaafiicdana
    Xeradiisay la imanayaan iyagoo dhulbahante u ah dadka suuqyadana la maraya
    Waxaa kali jirta
    Ciidanka baarqab geelwaayey
    Isagana in ciidan sidaasoo kale ah lagu daray oo buuhoodle lala RABO
    Dhulbahante wali ma dhawa ilaa go'aan laga soo saaro
    Horgalada sland
    Lana laayo go'aan garaad oo Reer walba ninkiisa hadaanu wax ka qabanayn dhulbahante shiigiisa u baneeyo oo aanu Hadhow Reer laga dhigin
    Arinkaa hadaan la yeelin dhulbahante wal coroow daaye isaga ayaan kala badbaadiyn
    Ali xaraarow arinkaa iga qor
    Anigoo ah dhulbahante
    Kismayo jooga ciidan ah
    Khaatumo Ragii abaabulaayey
    Ahaa
    Waxna ka dhisay
    Wax la wariye qushun baa ku jira
    Shirarka geeks lagaga kacayo iyo go'aanka la soo saaray
    Marna laguma daring tii khaatumana arinkaa waan ka hadlay hadana taan kaga maqnahay waa taas
    Ma cada iyadoon la cadayna
    Dagaalkan baa dhacay
    Hala mashquuliyo ayey noqotay
    Walina kamay fakarin halkee wax ka siyihiin
    Dagaalka oo soconaya
    Arinkan hala cadeeyey
    Siro badan baa soo baxayee
    Please warkan iga gaadhsiiyo akhristayaal gaar ahaan cali
    XARAARE

  • @fadumofiican7166
    @fadumofiican7166 Рік тому

    Somalia waa qabilo qabilkasta iyaga xukuma goboladoda dhulbahante iyo warsangali maxa uu diday inay xukuman gobaladoda why

  • @fe8445
    @fe8445 Рік тому

    Calanka dawlada dhexe iyo madaxda ma lahan. Waxaa leh shacabka. Reer darwiish iyagaa halgankii ugu horeeyay ee calanka lahaa. Iyagaa keenay ma waxaad leedahay tuura? Waxa SNM ugu neceb tahay waa calanka buluuga ah.

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Рік тому

    MAANTA OO.CASIMIDA LASONOD OO HOOBIYO LALADHCEEY ,DADKOODI OO QAXEEY ,DHUULKOODI AYA LA DUMIYEEY MAANTA YAAB SIDE KU RAACEEN MUSE BIXI IYO.DADKIISI OO RAXAEEYSANAYA SIDE NIMAANKAN DHUULKOODI OO LADUMIYEEY IN AY IS

  • @farhiyaismail6928
    @farhiyaismail6928 Рік тому

    Waa geesi waxgarada ina cambaashe oo xaqiiqada og dadk laqalday maaha guul guul somaliland wixii kaxun iyo xasadkuba ha dhaco

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому

    Meel calanka tawaxiidka laga dajiyey waa laascanode ha ka yaabin in illahey Garaaro Calanka tawaxdiidk a lama dajiyo wax kastoo dhacaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому

    Mahad Canabashey iyo Barqab geel waayey sool iygaa dhisey oo 15 sanoo tacab gashey ah iney reer somaliland wax la qabsadaan
    Argaxisa so duushey ee laascanood dagaalka galisey waa dad lagu shaqeysanyo

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Рік тому

    KAAS WAA IN DHOOFOORKA XABAD LOOGA DHUUFATO

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Рік тому +1

    Taladii ugu xumeyd caliyow sidan inaa ka rontahay ayan umaleyn jiray cali tan talo maaha

  • @tiriiga8168
    @tiriiga8168 Рік тому +2

    Cali xaraare m geeridiisa ayaa soo dhow wanaagsana siduu maanta u hadlay 😮

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 Рік тому

    Waa markii ugu horeysay ee uu cali xaraare si dhexdhexaada u hadlo oo aan taageero qudbadiisaa

  • @shardiidxasan
    @shardiidxasan Рік тому

    Calanka U.S. A. Ayaad aamintey belse calankeenu ma ahan surwal .badrina waa awr

  • @biche1984
    @biche1984 Рік тому

    Ali Harare o lacaglalush ah lasiyey

  • @medaligire3230
    @medaligire3230 Рік тому

    Ali harere wadqumantahay somali qabiilka hadayan oo hagartan wixii xun iyo wixii wanagsan dhinac haka wada maran nin madax ah hadu dono in uu dad xoogku maquniyo sida muse bixi waba yabe wixii farmajo kursiga kudhag yiri miyuu hargeysa usoo waregey

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 Рік тому

    Wa run we alle ha faham siiyo

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 Рік тому +1

    Nimanku xamar iyo hargeysa ma aha ujeedadee reerku dhulkooda inay maamushaan unbay doonayaan, sida reerwalba oo soomaaliyeed deegaanadooda umaamushaan. calanka khaatumana horuu ujiray ,calanka jamhuuriyadana waa calankii dalka oo ma aha mid lainkirikaro.

    • @dhaqanemedianews1570
      @dhaqanemedianews1570 Рік тому

      HADABA CALANKI IYO DALKIIBA WAY DAFIREEN SOMALILAND LAMA KALA GOYN KARO

  • @Enginerev
    @Enginerev Рік тому

    Wax alaale wax aad sheegtay maleh.

  • @abdisagal779
    @abdisagal779 Рік тому

    Warunta calicos

  • @safiamire4825
    @safiamire4825 Рік тому

    Saaxigaad keentey caliyow

  • @abshirsiidow5006
    @abshirsiidow5006 Рік тому +1

    Ariktadada wey somalind sntahay umada labaabi inaayo ayaad leedahay kan ku gumaadayo ayaa kuu wanaagsan

  • @fahima6186
    @fahima6186 Рік тому

    Dhuunta lagugu dhegye maxeey kusiiyeen???😳🤔😏

  • @drhaj2942
    @drhaj2942 Рік тому

    asc waraxma caliyow dad badini kuma oga inaad somaliland afkaarteeda xambaarsan tahay lkn barmaamijkan wuxuu caddeeyey aragtidaada khaldan.
    1. calamada dhiga waa gaf, wakhtiga dadku calan qaadanayaan iyagay utaal 2. hargaysaa idinka xigta muqdishana waa gaf labaad, anaga somaali waa isugu kaaya mid markaa haddaad sidan wax kuwado waxaad lumin doontaa customer badan.

  • @ahmedabdoulkader5935
    @ahmedabdoulkader5935 Рік тому

    Magicii WARIYAHA ayaad ku dishey qabyaalad !
    Halka aad joogtid waan joognaa, nolosha waan ku nacsiin Walaahi oo Bilaahi adiga dheeldheel ayay kula tahay. Waa balan !!!!!

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 Рік тому +1

    Oo cagjar kii mushkiladaba dhigay miyaanu ahyn ee jigjiga ku soo shirinaayey ee umadaba isku diray alla cadaaladaadu yaraa waar nimanka
    runta u sheeg ama iska aamus sxb

  • @arazaqeissa7099
    @arazaqeissa7099 Рік тому +2

    Asc walaalkay cali xarare talo wanaagsan ayaad siisay haday wax ku qadanayaan

  • @cabdiladiif1436
    @cabdiladiif1436 Рік тому

    War niyaw wxn ka jeclahay soomaali o dhami inay dagaalkaa ka so qayb gasho soomaliba ku hoobato waa dad nacdalan badankoodu somalida

  • @abdirahman337
    @abdirahman337 Рік тому

    wakhtigii kicinta iyo qabyaaladii way soo dhamaatay , shaqo kale raadso .

  • @meryanismail3969
    @meryanismail3969 Рік тому

    Masha Allaah tabark Allaah.
    Ali haraare maanta ugu hadal wanaagsana,
    Beryahan si qabiilaysan ayaad u hadlaysay.
    Lkn maanta waxaad sheegtay mid run ah reer laascaanod iyaga oon dagaalaman waa inay cadkooda goostaan, waa sax meeshana kama muuqto cid u diyaar ah oy wax ku darsadaan oo somaliland ahayn waa runtaad.
    Khayr Alle ha ku siiyo.

  • @qarandoon6367
    @qarandoon6367 Рік тому

    War nimayow Cali Xaraare miyuu daaroodeysanyahay mise ?

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Рік тому

    Calaw xagee caadifada reer sool ku aragtay nimanka ilaa.hawiye u qayshanaya caadifadooda maxaad u arki wayday

    • @Degaliah
      @Degaliah Рік тому

      Oo maydinkaa kala hadhay sowtaad ya daroodaay tidhaahdeen 😂😂😂😂 isaaq hawiye u yeedhay majiro ee isdajiya

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 Рік тому

    In badan ayaa leh Illaahow Muse mid ka kheyr bdn noogu badan.
    Marka Dhulbahante isku qadka Isaaq ha iska dayo.

  • @fe8445
    @fe8445 Рік тому

    Fikradaadu waa qalad.waxay dhiiragelin u tahay SNM. Dawlada dhexe & calanka buluuga ah waa astaanta midnimada Soomaaliyeed.

    • @Degaliah
      @Degaliah Рік тому

      Hahah reer somaliland sidiina social media kama shidaal qataan 😂😂 nin hadlaaya wakhtiba umahayaan

  • @cabdiraxmaanalale5647
    @cabdiraxmaanalale5647 Рік тому

    Meelxunbuu ku dhimanayaa

  • @ahmedabdalla5857
    @ahmedabdalla5857 Рік тому

    Maansha Allah oday taladii

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 Рік тому

    Well said, I strongly agree with you

  • @kamalabdulk4765
    @kamalabdulk4765 Рік тому

    Cali waad dheelineysaa ee bareerahaaga cadee, meeshan dhiig baa daada- naya ee calamo iyo sidaas ayaa la yiri wax la sheego ma'ahan ee wax kalle ummadda u sheeg.

  • @jyyuu7hassan816
    @jyyuu7hassan816 Рік тому

    Muuse biixi fulay xaar kaweyn maxaa waaye xabaad joojinta uuku ddhawaaqay

  • @mohamedomar8972
    @mohamedomar8972 Рік тому

    Kuwa aad ka dhalatay baa talo kaaga baahan
    Calanka buluuga ma Cid gaara ayaa leh
    Aad Baan uga xumahay adoo sheeganaya suxufi caalami ah.
    Waxaan filayaa calow saaka in aanad caadi ahayn
    Sababtoo ah isaaq ،Jabuuti iyo dhammaan ciday wataan ayaa la dagaalamaya reer sool

  • @umuamiin8383
    @umuamiin8383 Рік тому

    Walee dhulbahante calaacal
    Ma daayo ninkan weyn ee wariyaha
    Isku sheegaya bal wuxuu ku hadlayo
    Dhageysta marqudha ma odhanayo
    Ilaahay maslaxad ha dhexdhigo
    Lakiin hebelbaa reerkooda xiniinyaha haya iyo waxkaloo badan ku hadlay
    Waa reerdhan oo kooda shiikha ah
    Iyo ka waayeelka ah iyo kooda
    Ayey u yaqaanaan garaag iyo habarta
    Waayeelka ah iyo ka qoriga sitz
    Balaayo iyo dagaal iyo baba
    Ku cararaya waa Wax laga
    Yaqyaqsoodo waa reer balaayo
    Oogaya subxaanalaah
    Waa lunsan tihiine ilaahay
    U noqda oo aakhiro xusuusta

  • @mahadhassan214
    @mahadhassan214 Рік тому

    GUUL GUUL GUUL KHATUMO, mahad cambaashena dagaalka wuu soo galay

  • @shardiidxasan
    @shardiidxasan Рік тому

    Talada badey weryaa aawey yasiin

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 Рік тому

    Ali Haraare BBC Qawìil ayaa uga sootag tay

  • @Fays2010
    @Fays2010 Рік тому

    Amay sugayaan markay daalaan inay dhulbahante baabi'iyaan. Walle iidoorka gooja cadde daardhuuq buu dhulbahante qaybtii ka haystaa

  • @osmanhaji8844
    @osmanhaji8844 Рік тому

    Waar nifaaqa iskadda
    Khadhaadhow waxaad ku takhsusay isku dirka

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 Рік тому +1

    Caliyoow ma tihid nin qabiil,walow aad reer hargeysa tahay,waxaad kula talisay dhulmahante inaysan dhihin reer sheekh
    Isaaq ayaa na baa,bi,i that's good. Laakiin reer sheekh isxaaqna kula tali inay dhahaan siyaad bare iyo dowladiisii ayaa na baa,bi,isay aysan dhihin reer koonfuroo dhan ayaa na baa,bi,i.
    NB Ogowna caliyoow dowlada reer isaaq sheegtaan madaxweyne ilaa agaasime 100/95 waa isaaq,lkn tii siyaad bare wasiirka arimaha dibada waxuu ahaa isaaq cumar carte,wm ku xigeena isaaq cali ismaa,iil obokar isaaq,
    Mw koowbaadna mxd cali samatar o aad taqaanid inuusan mariixaan aheen,mw 2 abgaal xusen kulmiye,
    Bal dowlada hargesa madaxdeeda wax nooga sheekh adigoo mahadsan
    Cudardaarasho adiga nin aan qabiil ku tiirsaneen baatahay 100%
    Thanks

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Рік тому +2

    Team Baroor kkkkkkkkk

  • @abdishakuurmohamed7489
    @abdishakuurmohamed7489 Рік тому

    Asc waan ku salamaya cali xararo waxad bixisay talo wanagsan ha la joojiyo hadalada beelaysaan