Maxamed Buskut Xaaskiisa oo Sheegtay inay Video Qaawan Ka Hayso Soo Qarxin Doonto

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 55

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Місяць тому +5

    Subhanallah 😮😮😮
    Guurka halaga fiirsado marka la leeyahay waa tan oo kale. Adiga iyo wiilkaa waa kala tagtayn ilmaha halkee gaynaysaa qof maalin waliba media da ka qaylinaysa ayaa tahay yaab sidee ula hadlaysaa ilmo yar oo sanad jiro.

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 29 днів тому

    Subxaanallah
    Dumarkan waa sidee
    Sowtii la odhan diray kor biliseed kabo isma dheera,
    Gabadheey Allah qalbiga ha kuu qaboojiyo
    Wiilkaaga Adigaa dhaley
    Adigaa uu kuu korayaa ee wanaag wax ku doon ee Eedo,
    Naftaada deji oo ilaali iyo Ilmaha Calooshaada ku jira,
    Illahey Ceebteena ha asturo
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin Aamin

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Місяць тому

    Ninkaan iska rabaa maad iska dhahdid waadba qaraartaye😊

  • @nasromohamed1555
    @nasromohamed1555 Місяць тому +1

    Wiilkayar maxay la hadashaa wuuba yaryahay iska daa intaa nololsamaysanaysid buuqa kadaa wiilka ❤

  • @kaafiamohamudyusuf57
    @kaafiamohamudyusuf57 Місяць тому +3

    Mahir alow xafid

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Місяць тому

    Caruurtaada hore korso

  • @fowziyocawil8436
    @fowziyocawil8436 Місяць тому

    Diinta markii laga tago waxan oo kaleh ayaa ka dhashto allaah kacabso gabarey oo diinta baro

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 Місяць тому +5

    Naagtan furinka eka naxday ninke rabta

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Місяць тому +1

    Markaad maahir leedahay aawey kuwii ka horeeye ee.aad soo dhashay waa sheeko isoo martay nin sidaan iigu waashay aawey gabadheyda😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Місяць тому

    Waxad tahay hooyo ilaahay ha kuu sakhiro

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Місяць тому

    Akhas kuwan waa doqomo uf

  • @MunaMohamed-tj5bk
    @MunaMohamed-tj5bk Місяць тому

    Guurki sabankani micnihisi sidaasu ku danbeeyey hadad qof iiman leh tahay ninkagi hore ceebihisa ha sheegin caruurtada u tudh gabadhan marki wiilka ay la joogty qof hagagsan bay ahayd lkn halka wax ka cad inu ninku wanagsana waayo qofka ku toosiya markad la joogto waa qof wacan lkn dhaqan ahan sidanbay ahayd

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Місяць тому +1

    Wllo caruurtadii hore ayaad ag jogtaa maad utagtid

  • @kaafiamohamudyusuf57
    @kaafiamohamudyusuf57 Місяць тому +1

    Subxaña llh wllh wa jece shashahay 🥱😅

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Місяць тому

    Waa garoob kulahaa sidayda

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p Місяць тому

    Muniira qosolkee iga dhameese waala garoboway😂😂😂😂

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg Місяць тому

    Naagta ninka weyjecheshahy 😮😮😮😮maseer yar le jiro

  • @kaafiamohamudyusuf57
    @kaafiamohamudyusuf57 Місяць тому +1

    Gabarey Wil kaga U tur Hana ah galin wa saqire

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 Місяць тому +1

    Na madiga magaca u bixisay ninla magacisa uda wolkada af mayaqane buskud ad rabta

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому +1

    Been haay s ku sheegin wasaqad naayaa gaalo baatahaay

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 Місяць тому

    Wuxu edeb daranaa sharaf ku kala taga ama.sharaf ku wada noolaado

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Місяць тому

    Cajiib naag qaraartay oo ninka rabto maxamed hadaad soo dhigto asigoo qaawan sow maahan kaad hoos seexaneysay,

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 Місяць тому

    Caruurteedii hore meey u waalato may buskut bey u walatay

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p Місяць тому

    😂😂😂😂

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 Місяць тому

    War nagta maser aya haya marka gabdhina la hadlaya la taliya inta ey maryaha dhigan,buskud waku deyey abay ka samar😢😢😢

  • @NadifoMohamedAbdi
    @NadifoMohamedAbdi Місяць тому

    Subxanalah walaley isdaji allah talada udhibo dad wax kumatarayo allah unoqo af xumada iskadaa aduunkan walagatagaya

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 Місяць тому +1

    Na wa nin rag ah wax ceeb ah malaha ,wad jaceshahay xata hadad asago qawan sawirtay ,jacel aya kugeyey

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Місяць тому

    Wiilka yar ma hadlo maxay tahay telkoonka igu dhib

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Місяць тому

    Masaakiin

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly Місяць тому

    Walaahi naagtan Walaahi isagay ayay rabtaa muniira way waalatay

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq Місяць тому +1

    Sbxnlx ilxyow darkena nugu hadli wr ubaxan qurda bdn o wilkadha abahes ku xushmeysee isdali abyo o isku ceb asturu

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly Місяць тому

    Sharafi dhimatay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Місяць тому

    Naa xishood oo ninkaa iska dhaaf

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому

    Waa lagu nacaay doqomadad

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly Місяць тому

    Ceeb ceeb na miimiyad naciima

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly Місяць тому

    Hoogay sharafi dhimatay dhaaya ilaahay kabaq

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp Місяць тому

    Warun ee abaayo Samir ❤ plse

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b Місяць тому +1

    Waxaanaa kaa masayra maahar aan rabaa
    Yaa xoog uga haysan karo walacii maskaxda maa jug ka gaartay. Bisinka hada kadib naagtada hala sheekaysan ka dhacday.

    • @fatimayassin7419
      @fatimayassin7419 Місяць тому

      Naagtaada markaa lasheekeysaneysid ehelkaa maa ku ceynee aqas

    • @DhalaliyeMo-us6ly
      @DhalaliyeMo-us6ly Місяць тому

      Ragaqaar àyaa dumarka ugasheekeya reerehooda ninka maxameda malaha dumarkii horuu nabsikagalay watan maydhaye

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому

    Wax runta kuu sheeqaa la dahaay naayaaa ilmaha ka har doqon doqon dhashay

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b Місяць тому

    Acuudu billahi maahir social media kaagama qaadi karaan kaamana haystaan maahir naag xun waaye oo aan waxba kala reebanayn.

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому

    Ku lama hadlaaya taasbaad guskiisa jecleeyd

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Місяць тому

    Muniray walal wad qaldan tahay ninkan marka hore adiga aya reerkagi uso babiyey oo meshu joogo ugu yimid dadkagu si walba wey kula hadleen wad maqli weydey hada na ilmo yare aya idin ka dheexeya adigo xisho oo is daaji somali yey kaga walin hadu isagu ka qaldan yahay illahay aya kaga jaari marka hala xishooda dhaqan iyo din wanagsan ayey nuu lenahay

  • @farhiaadeed2227
    @farhiaadeed2227 Місяць тому

    Qoftan very toxic waye

  • @nadiifoyusuf1949
    @nadiifoyusuf1949 Місяць тому

    Wad cabeysey ninkan awal ayu caday.war orod oo taqtar aad urtoy

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg Місяць тому

    Faray ka haysa haday masayirto hana abukar ayaa dajinkarta xaal keeda gabadha ciil bay ku bay ku noolayid

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 Місяць тому

    Gabadhu nin hore iyo caruur bey debi ka gashay isaguna caruur iyo dumar buu debi ka galay marka wey washeen lolololo😂😂

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq Місяць тому +1

    Sax abyo so dhig heeeee maxaa ku dhiman oo lagaa sugayaa booto iyo boobood 😅😅😅😅😅

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому

    Waay tahaay waa dhilo gaalo katimi naayaada ilaahay mataqaano

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому

    Naadhiloo soo shaqatagtaay dhilo beenleey beentadaa wasaqad

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому

    Dhilo aaway ku waa gii hore kkkkkkk aawaay ilmahaagii hore gaajo naayaa qofka hadaa nacday ilmihiisa daanaayaaa wasaqad laguma rabo laguma rabin

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Місяць тому

    Waay ka shifmataay waa ka adeegataay bastarad asigaa nacay been hoo sheegina