Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Allow ku naxariiso sheikh maxamed guuleed kaarshe naxariista janada allow ku geey yaa rabi 🤲
Ilaahey hakaraalinoqdo muf tigii soomaliya somaray shiiq maxamed guuleed alow maqaamkiisa aktaad uziyaadi yaarabi fadligaaga aamiin
Alle ha U Naxariisto maxamed siyaad barre Danbigiisa Alle ha Udhaafo
Allahuma amiiin
Sheekh maxamed guuleed ilaalhey qabriga hakuu waasiciyo adiga iyo umada muslimiin ta ah sheekh cumar faaruuq allaha unaxariisto
Amin ya rabi ilaahe ha u naxriisto awoowge sheikh Maxamed guled
ilaahay qabrigiisa ha u waasiciyo caalimkii soomaali soo martay sheikh maxamed guuleed kaarshe xafidahulaah
jazakalaah sheikh maxamed guuleed ilaahayna naxariistii jano haka waraabiyo isaga iyo muslimiinta dhimatay
maasha allaah culimada ilaahoo xifdi
jazaka allhu khayr sheikh ilahay hanga yeelo kuwa mara dariiqa toosan
Qof naftiisa cadaab uhorseeday oo iska badbaadinkarin cadaab,,, kan aayadka allaah kubeen abuurtay ee sawirka aun maxamad siyad saaray ,subxaanalaah
Raxmatulahi caleyhi shiq maxamad guuleed
Allahuma igfir culamadeena
Allah Swt Naxariista jano haka waraabiyo Aabihii Soomaliweyn
Alaha u Naxariisto
Glasgow culimadeena o_O idil udambi dhaaf aamiin
sheikh ilaah hakaa ajar siiyo
asc
Nolosha baad ku goo go aysaa kan ilaahay kubeen abuurtayoow
maashaa Allah jisaakallahu
2rue
xafidahu laah
abu cubayda wuu dhintay sheekhaan marka haku danbaabin sxp aad baan kuu salaamayaa
Axaadiith badan oo aan daciifa ayuu daldalayaa wadaadku
abuu cubeyda albani muxadis iyo xaafid midna ma aha sheeq maxamed guled wuxu aha calim weyn Ilahey ha no naxaristo
Munaafaqan maxay oga jeedan ee sawirkiisa iyo tasfiirka quranka kariimka ah udulsaaren
haduu xadiuskaa daciif kutilnatay dalil nookeen
Waa wejiga aan ugu necbahay inan arko intaan sawiruun arkayey nolashayda .
adi maa uuntay markaad wajigiisa aad nacayso aqiro qabiil majiro ee allle taada kaliya uu ku waydiinayaa agow qof waleh kuunaqonaya majiro illaa camalkaaga mooyaane
Wax ba ka qaadimaysid hadad necebyahay adiga calooshaada xiqdi iyo nacayb ku jira cudur baadna ka qaadi insha alah hadadan calooshaada nadiifin
Kuwaan Edeb daranaa Sawirka Madax waynaheeni hore Meesha Soo saaray. Cadaabka Aad lajeceshihiin Maxamed Siyaad Adinku kufogaada, Insha'Allah😤😷
maxa madxadi hore iyo qodbadadi isko genay.....
Hjamnmänö önnb
Kamaal Abdullahi ',5999
Allow ku naxariiso sheikh maxamed guuleed kaarshe naxariista janada allow ku geey yaa rabi 🤲
Ilaahey hakaraalinoqdo muf tigii soomaliya somaray shiiq maxamed guuleed alow maqaamkiisa aktaad uziyaadi yaarabi fadligaaga aamiin
Alle ha U Naxariisto maxamed siyaad barre
Danbigiisa Alle ha Udhaafo