Ka faaidayso Hadiyada aan kuu hayno subscribe kugu xidhi mayno qaado kitaabka منطومة ابو اسحاق الا ليبري oo San Somali kuso turjumnay vedio ahaana chanalka la daawo wabilahi TAWFIIQ ua-cam.com/video/Ji7ooky6Wmk/v-deo.html
Sahanka Xogha waa Chanelka Kaliya Oo aan jecelahy Inuu hal video idhaafin Marka uu Isoo Dhaco Fariin Sahanka Xogaha ahi Wax kasta waan dhigaa wllhi Go for ward Prother
*Daawashada aadan waa nimco mina laah ee ilaahay nagu galadaystay balse aan ogaano dhammanteen لتسألن يومئذ عن النعيم Nimcadii sidee baad ugu shaqeyseen dhalinyaro???!!!*
Waxaan rajeynayaa in badan oo fanaaniin, iyo caaclayaal kleba in muuqaalkaan gaaro kolley umalayn mayo inay wax ku qaadanayaane oo waatii ilaahay lahaa (من يضلل الله فلا هادي له) Saasoy tahay ilaahay waxaan uga baryayaa kuwii wax ku qaata inuu rabi ka dhigo ILAAHOW SOO HANUUNI (اءمين) war idinkuna aamiinta u badiya
UA-cam adinka idiin so gala Wax badan Ayaan idiinka faiday Xataa An laacag ku helay Abaalkina waxan idiin le yahay Allaha janada nabiga rafiiq idiinka dhigoo♥️♥️♥️🙏
Wll magacaygu waa khadar maxamed Ibrahim Ku nool Magaalada wajaale(Dakada qalalan) Waxaan ahay qof Ku xidhan sahanka xogaha Waxaanan taageeraa qaabka hufan ee aad umadeena ugu soo gudbiso mawduucyada Wll hore u soco illaahayna ha ku xiftiyo
Daadku intaanu ku soo gaadhin ayaa la iska awdaaye. Anagu gacan wxpa kagama qaban karnee aan ka gaabsanno oo dayno meesha ay isku wdaan kuwa xumaanta caadaystay Ha aadaane
Wllhidaa been ma ahan Wll AADAM aad ayaad u mahadsantahay Alle haku Xafido Labada Daarood Beentaana ma ahan waana Ka digtoonaan Dadkana wn ka waaninaynaaaa Wll Allena Ajarkeeda hakaa siiyo
Ka faaidayso Hadiyada aan kuu hayno subscribe kugu xidhi mayno qaado kitaabka منطومة ابو اسحاق الا ليبري oo San Somali kuso turjumnay vedio ahaana chanalka la daawo wabilahi TAWFIIQ
ua-cam.com/video/Ji7ooky6Wmk/v-deo.html
Mahadsanid wll
Ahmed mowled ada mudan wall
Masha allah nin da.diisa iyo xigmadiisu kala da.wayn tahay aadan sahan hore u soco akhii kariim ❤❤❤
Allh fanaan inagamadhigo sxb waxaa bdhaacisgaha
Sahanka xogaha runtii wax badan oonaga qarsoonaa buu nooifiyay waxaan ugu duceynaa alah in uu Janadii firdowza meesha ugu sareysa ale hageeyo alow nooxifdi ustaad keena ♥️♥️
Sahanka Xogha waa Chanelka
Kaliya Oo aan jecelahy
Inuu hal video idhaafin
Marka uu Isoo Dhaco Fariin Sahanka Xogaha ahi Wax kasta waan dhigaa wllhi
Go for ward Prother
1.sahanka xogaha
2.sahanka xogaha
3.sahanka xogaha
4.ogaansho
5.radiobulaxubey
Yaa dhameystiraya wa inta an lasocdo intbdn
The best one ayaad ilowday wll
6. Waberi media
7. Suhaybsaajid media
8. Ogaalka Dunida
Dadwaynaha
Tanad
Cali khadaab
Maan maal
Dad weynaha
Ku dar
Waaberi media
COVID 19 Alle Ha Ka BadbaadiYi Dadka MuslimiinTa ah 😢😢😢Ameen Ameen
قل استغفرو ربكم انه كان غفارا
inTa òg in fanaaniintu inaY uheesan waad còd macaan TiHiin like saar
Walaal aadan aad ayaad umahadsantahay cimrigaada ilaahay hadheereeyo aamiin 🕋🕋
*Daawashada aadan waa nimco mina laah ee ilaahay nagu galadaystay balse aan ogaano dhammanteen لتسألن يومئذ عن النعيم
Nimcadii sidee baad ugu shaqeyseen dhalinyaro???!!!*
isma bio haaa wallahi waa nimco.
You tube ayaan soogalayaa kaliyaato kanaalkiisaan usoo galaaa wall.
Waxaan rajeynayaa in badan oo fanaaniin, iyo caaclayaal kleba in muuqaalkaan gaaro kolley umalayn mayo inay wax ku qaadanayaane oo waatii ilaahay lahaa
(من يضلل الله فلا هادي له)
Saasoy tahay ilaahay waxaan uga baryayaa kuwii wax ku qaata inuu rabi ka dhigo
ILAAHOW SOO HANUUNI (اءمين)
war idinkuna aamiinta u badiya
My Fav Channels @sahanka xogaha, buuLo xuubeey, Ogaansho, dadweynaha
10 minutes
600 views
100 Like
1 dislike
Wow ❤❤
Nio bilaa camalsanida😂
@@abdirahman6004
Adaa kadaran 🤣 oo ku mashquushay 🤣
@@radaarofficialchannel7366 nooca replay da muranka ka baadha
Nabigiibaaba laxaasiday ilahay doortay mise waa bila aadan , aadan zxp hore usoco cadwgaa hawjabin
@@abdirahman6004 mahadsanid pro
Keep going 😂
Dhalanyaradu soomaaliyed 70% way luunsanyihin walaal Aadan adaa samata bixinkara waxayabaha xun xun Allah ku dhowro sxb🤲💜 🤩
iska sax hadalka waxa lagayaba inaad ujedin sidan ilayn sidani wa shirki badhedh ah e
@@khaalidabdi2408 saa donto u fasiro sxb dunidu wey isbedeshey dadka fekerkoodana wey isbedelen
maasha Allah Alle haku xafido ....... aadan anigu waxa kaliya ee aan dhahayo waa Quraanka inan ku akhriyo cod qurux badan .Allhamdullillah ....
@Sahanka Xogaha❤ My Favorite😘 Channel After @OGAANSHO❤ Waa Xaqiiqada markaan ka hadlo😊
Sahanka wxa uu naga dhisaa dhan diin iyo dhan siyaasadeed iyo dhan wadaninimo iyo dhan aqooneedba
Balse
Ogaansho waxa kaliya oo uu noo kordhiyaa waa siyasad iyo aqoon
Sxb heesaha aad ugahadal
wcs wllo
aadan sahan alle haku barakeeyo caqliga iyo wakhtigaga
Malinwalba cilmi aanan aqoon ayaad no iftimisa iLahay haka jasaa i siiyo❤
ASC, Sida ugu haboon ayaad uqaadaadhigtay. Miizaankaaga xasanaadka Allaah ha ku saaro......
Masha_allah
#Aadan #Khadar #Ali #Rooble
Alle Dambigaaga & ka waalidkaa Ha dhaafo wlhi Dad_badan ayaad indhaha u furtay Xaqiiqatan #Soomaalida kaalin Muhiima ayd uugu jirta #Alle Haynoo wada naxariisto dhamnteen😍
Sahanka xogaha the and only channelka kaliya ee aan soomalida ka daawado weeye dhwor mar oo horena waan sheegay Hore u soco wll Adan Sahan.
UA-cam adinka idiin so gala
Wax badan Ayaan idiinka faiday Xataa An laacag ku helay Abaalkina waxan idiin le yahay Allaha janada nabiga rafiiq idiinka dhigoo♥️♥️♥️🙏
Masha ALLAH aqliga wa MUHIIIM no view xumaaaanta kwa wado inshallah
Sahan xogaha sxb ku tageeeere nin macquuul batahay
Wll magacaygu waa khadar maxamed Ibrahim Ku nool
Magaalada wajaale(Dakada qalalan)
Waxaan ahay qof Ku xidhan sahanka xogaha
Waxaanan taageeraa qaabka hufan ee aad umadeena ugu soo gudbiso mawduucyada
Wll hore u soco illaahayna ha ku xiftiyo
Msha allaah wll hore usoco aadan caaqilka mustaqbalka caqlibaad udhalatay alah haku barakeeyo
Daadku intaanu ku soo gaadhin ayaa la iska awdaaye. Anagu gacan wxpa kagama qaban karnee aan ka gaabsanno oo dayno meesha ay isku wdaan kuwa xumaanta caadaystay Ha aadaane
I like three channel ogaansho waaberi iyo and this chanel
الله يحفظك في الدنيا والآخرة
Hore ayaan u dareeemay got talent inuu yahay fikir qarbi ah.ee ujeedadiisaa iga maqnayd .wll aadan baana kaye dhawaajiyey.
Thanks bro.
Baba vanga soo diyaari zhp aadan alle ha ku barakeeye
Aadan khadar cali wllky sharaf rabi haku dhawro wad asiibtay جزاك اللة خير
Mahadsanid, hees danbe manta igudanbaysa, indhahad ifurtay, hore uscoco wll.
Masha allah macalin aadan waad Mahadsan tihiin
Anigu hibo malihi , inaa dadaalo waaku qasbanahay sidaa hormar ugaari lahaaa
*thanks wll Aadan*
Masha Allah maanta barnaamij fiican ayaad kahadashay
1000 waanadaada iyo wax sheegaaga wanaagsan waa ku mahadsan tahay wll aadam @sahanka xogaha
Shukran wll
Mashallah wallo sida maskxda ban nuqadriso Alh kuxfido🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌺🌺🌺🤩🤩💞💞💞💞💞🕣
جزاك الله خير اخي
Mashaa allaa
Imtaxankii online ka 2 minute baa iiga haray, misna clip kan ban dawanayaa☺️
Mhdsnd wll
🤣
wll ifaaidee hab noocee ah ayaa ugashaa exmka online ka ah
Cilmigaas onlineka ah dadka ufa faa'iide
walaaaal nagu qaaaliye noo iftiimiya wadooyinka mugdiga ah m.a alle haku xiftiyo angana kuwiiii wax kafa ida hana gadhigo
Haddii ay got talent ay tahay dabinkaa waxa kuligeen inagu waajib ah in aynu dadka ka waanino
Haa ugu yaraan waa in aad hal qof ka waanisaa
Allah haka abaal mariyo sidaad wanaaga noola jeceshahay
Wllhidaa been ma ahan Wll AADAM aad ayaad u mahadsantahay Alle haku Xafido Labada Daarood
Beentaana ma ahan waana Ka digtoonaan Dadkana wn ka waaninaynaaaa Wll
Allena Ajarkeeda hakaa siiyo
Golden buzzer 🎊🎉🎉🎊🎉🎉🎉🎭🎭🃏🃏🃏
Mahadsanid Bro.
Aadan khadar aLi Aadan saHan keep Going pro
Thank you
Dad yar ayaa iga so horeeyay Azxaabey liketa Ha ila dhaafina
اللهم صلى على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين🤲🤲 aadbaad ugumahadsantahy sogudbinta xogaha 👍
Manshlh ilahay cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo wll adan 🌹
Sido kale wall
Waa maxay Gold Buzzerka walal💯💯
Adan kadar ALi Sahanka Xogaha
Masha alaah wll😍😍😍
xaqiiqdaad ka hadashy apwne 💯💯 guul ku rajeynaa zxp
Wll aadan adoo mahad zan
Pls film simson
Dip uyara eeG
Wax padan ayuu xanpaarsan yhay pls wax nga fahanziii❤❤👋 from porama
Series waa laga faaliya waa mawduuc fiican waa inuu ka soo hadal
@@awesomegamer9693 wllhi isga oo carapi ah ayan dawday anaa ka yaapay waa faalka yuhuuda dad padan oo somali ah ayaa ogayn
#Sahanka xogah The king 👑 of UA-cam 😍
Masha allh waa barnaamij baraarug ah
Jasaakallah khair wll
SAHANKA XOGAHA fadlan hadi waqtiyada Vidioyadiina so gaabin kartaan so gaabiya wan jclahay muqaladiina blse waqtigooda ba yara dheer.
Mhdsndn
Walaal Allah dartii baan kuu jeclhy ❤❤
Got talent waa favourite kyga wlhi Lkin
Video gn anoon dwn ayn Comment gn qoray 😍😍🙄🤚
جزاك لله خير ياأخي👏👏👏👂👂👂
waa Xaqiiqa Jirta Wlhi Alle hyna amaansado
Caqliga Alle Haku barakeyo wll
Masha allah aadan sahan
Mahadsanid sxb aadan sahan
Mahadsanid wll aadan
Keep going brother walee codkaga wa talent iyo sida aad usoogudbineso xogta mar walba walalyal ana subscribe iii saraaa kanalkaygan thank you
Ilahay hayna fahan siyo xaaq jasaka allahu khyr
Baryahan waad naga soo gabsatay
Wacyi galinta hanagala bakhayliinجزك الله خير
Iam second watch
Hore usoco zhp dib unoqosho kuguma ogayi
Masha allaah allaa yacizak
Insh alleh malin dhaw 1m ayaan ka soo saaraynaa zxb
WlkaYow
Aadan khadar caLi
💓💓💓💓👆✌✌✌✌💪💪
HaaH💪
من شاالله اخى.انااحب في ألله
Thanks SX. Waxan filayaa in dadka lagala dagaalamayo iney hal-abuur yeshaan,iney kudayasho sameeyaan mooye,weliba jaanibka xun.
Walaal waa mahadsantahay cilmi baa noo kordhisay
Great
masha Allah wll mahadsanid Allah ku cizeeyo sidaan uma dhaadaneyn hore u soco wll Allah ku sharfo
Aadan khadar keep going brother ❣
Mnchallh qofkii koowaad ahy mnta
Sahanka xogaha hore u soco
Ustaad aadam✊✊😍😍
Maasha allaah aadan walaalo horre u soco
Mazhalah hore USOCO bro wan kugu dayda ❤✋
Wllky adan wanku salaamay🙏🙏🙏🙏🙏
Lbx ba thy sxb maskaxdada inta fcn bad uga faa, idaysata dadkana aad u zoo gudbisaa hore soco mahadsanid
Wllo aadan dadkani waxay jecelyihiin gaar ahaan dhalinyaradu heesaha ilaahy ha hanuuniyo
Aadanow barnaamijyadii xiisaha lahaa maxaad ujoojisay sida (MA OGTAHAY)
Oo kale
Ramadaan mubarak Zxp Aadan zahan. Zxp qli waxan kaa sugayna XAQIIQADA DHAGAXA WEYN EE DHULKA KUSOO WAJAHAN IYO XAQIIQADA IN 15 RAMADAN QAYLO LAGA MAQLI DOONK SAMADA DHUL GARIIRNA DHICI DOONO. ZXP KASOO HADAL INSHA ALLAH 👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻👋🏻
Masha Allah Allah haku xifdiyo akhi
Mahadsanid
First One 🙏
شكرا اخي الله يحفطك و يطول بعمرك 💞❤💋
Hafsa wa iyaaki
Sahanka xogaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sahanka xogaha hore usoco brother
m allah
COVID 19 Alle Ha Ka BadbaadiYi Dadka MuslimiinTa ah 😢😢😢Ameen Ameen
Amiin