Warbaahinta israiil oo xog-muhiim ah siideysay, tirada Taangiyada Alqasaam burburisay oo laga yaabay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2024
  • Warbaahinta israaiil oo xog-muhiim ah siideysay, tirada Taangiyada iyo qalabka ciidan ee ay Alqasaam burburisay oo lala yaabay# Dagaalka Shujaaciya, iyo warar kale.

КОМЕНТАРІ • 291

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 13 днів тому +14

    Falastiin Alaahayow guul aan la filayn sii oo yuhuuda burburkeda u biloomo insha Alaah guul falastiin Alaahu Akbar

  • @mahamoudali
    @mahamoudali 13 днів тому +8

    Bismillaahi tawakalnaa calallaah wakafaa billaahi wakiilaa
    Yaa allaah yaa duntiqaam yaa allaah yaa casiis yaa allaah yaa casiis yaa allaah yaa shadiidul ciqaab Allaahumma calayka bilyahuud Allaahumma aamiin

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe 13 днів тому +10

    I'm Somali I love urdun people

  • @user-rf6wq4oe3e
    @user-rf6wq4oe3e 13 днів тому +10

    C/qaadir nadaara mujaahid boqol wariye adaa noo dhaama allaah haku bara keeyo

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 13 днів тому +13

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 13 днів тому +2

    Guuuuuuuuul guuuuuuuuuuuul shacabka reer urdun allaw barkee

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 13 днів тому +58

    Bur bur iyo baa ba alle ha u keeno yuhuud iyo wixi la shaqeeya ba aaamiiiin

  • @user-bz2qf7vl5o
    @user-bz2qf7vl5o 13 днів тому +3

    Alahu Akbar Alahu Akbar❤ilahay ayaa gargaaraya nin ilahay ayaa garakooda aha🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 13 днів тому +3

    Walaaleheen reer Falastiin Allaha u gargaaro.Cadowga muslimiinta dhammaan Allaha jabsho inshaa' allaah.

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 13 днів тому +7

    Ilaahay yuhuud ha jabiyo iyo wixii taageera Aamiin Aamiin plastine ilaahy ha guulaysiiyo

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 13 днів тому +2

    Ilahay ha burburiyo oo
    Ha baabiyo iyaga iyo
    Ciddii taageertayba

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 13 днів тому +5

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @CiiseCAbdiraxmaan-kl3df
    @CiiseCAbdiraxmaan-kl3df 13 днів тому +3

    اللهم نصر إخواننا في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين اللهم نصر إخواننا المجاهدين في غزة و فلسطين كله امين يارب العالمين 🤲

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 13 днів тому +3

    Raxmaanow ayaga guusha sii reer Falastiin aamiin yaa rabi

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 13 днів тому +2

    Yaa Ra,uuf xamaas iyo xuuti ciidamadaada ku xooji Yaa waduud yahuud iyo inta Raacsan kacasfin ma kuul ka yeel bifadli ❤Nabiyullaah muxamed❤scw🎉❤❤scw❤❤🎉scw❤🎉 aamiin ❤🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 13 днів тому +5

    Allaha weyn ayaa weydisanay in Munafaqyada Carbeyd uu Ciqaabo ummadana hordhafiyo,kuwa ka kheir badan Allaha kubadalo.

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 13 днів тому +2

    Walillahi xamdi ilaahay swt ayaa mahad dhamaanteed iska leh jaba yuhuud ilaahay swt haydinku cadaabo gacmaha muqaawimada Palestine amiin

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 13 днів тому +6

    Allow jabi yahuuda iyo mareykan iyo inta racsan amiin yaa rabi allow garabsii walalahen reer falastin xamaas amiin yaa rabi 🤲

  • @saabitxasan
    @saabitxasan 13 днів тому +41

    Ha loo duceeyo reer falastiin alle haw gargaaro reer falastiin🤲🤲🤲🤲🤲

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 12 днів тому +1

      Asc.walaal nadaara alla haku xiffiyo aduunyo iyo aakhiraba wawarka aad noosoo gudbiso waxaan alle ka baryey yuhuudu wey kibreen insha,alaah waa wakhtigii alle yaboohay in slle tirtiri doono alla ha baabi,iyo yuhuuda iyo inta taabacsan allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @SahroSharif-dw8oh
    @SahroSharif-dw8oh 13 днів тому +2

    Illaahow ugargaar mujahidinda reer gaza Illaahow unaxariis walalaheeno reer falastiin Illaahow kayeel gacanta sareysa mujahidinda reer falastiin Illaahow burbuuri yahuuda iyo kuwa lamidka ah aamiin aamiin aamiin yarabbi yaraxmaan yaraxiim guul xamaas insha allaah ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪✌️✌️✌️

  • @RahmaAhmed-xn5tv
    @RahmaAhmed-xn5tv 13 днів тому +1

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 13 днів тому +1

    Ilaahow uhiili Rabiyow ❤❤❤ilaahow Cadawga iyo xulufadiisa burburi oo jibi Alaahuma Amiiiin

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 13 днів тому +1

    Allah haku jabiyo cidamada yuhuuda milkasto eey tagaan allah ha ku riido jab iyo khasaaro eey ka soo kaaban wayaan allah hajabiyo yuhuuda aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 13 днів тому +2

    Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin yaaa Alaah

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t 13 днів тому +1

    Waa cajiib wax dhawacmooyee may sheegi jirin wax dhintay markaa waxay ila tahay in wax badani dhinteen Masha allaah guul 🇪🇭

  • @daafeedowchannel4056
    @daafeedowchannel4056 13 днів тому +2

    Nadaara alaaah kusharfo barnaamijkaada wax bdn ayuu bulshada kahufiyey arimaha Gazza. Kusoco sidaa marwalba 👍👍👍

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 13 днів тому +2

    Ducadu waa madaafiicda aan kugaraacayno israaiil yuhuud
    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Gurmad awliyo oo duleeya huud

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 13 днів тому +2

    Wcs ilaahey kheyr ha siiyo shacabka rer urdun waa dad dhiigleh dowladadase waxey noqotay xamiid karaseygii urdun dabaabadahooda la baabi I oo laburburibiriyo waxa ay watan dad iyo gaadiiba amiin jabaliya iyo dhammaan xafadaha gaza guul allaha siiyo aamiin

  • @JamaalaxmadCabdi
    @JamaalaxmadCabdi 13 днів тому +1

    Massha alaah reer urdu qadi yadooda shucuub tooda iyo dareenkooda alaha haidinlajiro

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 13 днів тому +2

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em 13 днів тому +2

    Nowadays walaal mahadasanid🤳👀👂👍

  • @user-ye8hd2hl5j
    @user-ye8hd2hl5j 13 днів тому +47

    Ilaahay swt dhibta haka dulqaado reer falstiin 😢😢😢😢

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 13 днів тому +2

      Urdun iyo Masar yuhuud baa xukunta Ilahey ha u gargaaro reer Faladtiin

    • @KadraCheikIsmael
      @KadraCheikIsmael 13 днів тому +2

      carab intii badnayd cadh ilaahay ayaa ku dhacday fulaiin maxaz u diiday mid si geesinimao le u hadla ala yaa iga dhiga iyaga hadalka kululi waa dagaal kuraasida aadka doorteen umadaa la gubaaday waa la idinka dajin cadaabkana alaha idinku guro

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima 12 днів тому +1

      AmiiN. Yaa. Allow. Ka dulqaad🇵🇸🇵🇸

  • @HousseinWahib
    @HousseinWahib 13 днів тому +1

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 13 днів тому +1

    Allaah akber wll muslinka reer falastiin 😢🤲🇵🇸☪️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 13 днів тому +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 13 днів тому +1

    Wcs wrx wariye Nadaara show waan dhawnahay waad ku mahadsan tahay wararka aad no so tebiso ilaahey masiibo haku rido Israel iyo marekan ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 13 днів тому +2

    Wa dad is jecel reer urdun oo u badan falastiin ilaahow u gargaar falastiin oo garab u noqo ya allaah ya raxmaan ya raxiim adiga ayaa awoodleh yahuud cirib tir oo ciqaab ya allaah aamiin yaarabi

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 13 днів тому +3

    Wcs, JUMCA MUBARAK, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Abdulkadir NADAARA, Iyo Bahda Nadaara Show, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Aynu Sugeyney, Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Sami Inshaallah

  • @XuseencaliMaxamed-pq3mr
    @XuseencaliMaxamed-pq3mr 13 днів тому +2

    Kusaliya nabiqeena maxamed ❤❤❤❤❤

  • @halanenuur128
    @halanenuur128 13 днів тому +2

    Reer urdun. Wxy muujiyeen iimoonkooda.❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 13 днів тому +1

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH XAQ UDIRIRKA REER FALASTIIN GUUL IYO GOBANIMO MASHAALLAH

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m 13 днів тому +1

    Inshaa Allah way ka xoroobi cadow maraykanka iyo ingriska iyagaa meesha ku haya yahuuda ee marhoraa la cuni lahaa

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 12 днів тому +1

    Allah akbar Allah jabiyo yahuud aamiin illaahow ugargaar falastiin aamiin

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 13 днів тому +2

    FALASTIIN,
    INEEY REER YURUB
    #DAL AY AQOOSADAAN
    CIDINAH UMA BAAHNA!
    #FALASTIIN,
    WAA DAL MUSLIM AH OO
    #ADUUNKOODHAN
    OGYAHAY.
    #MAREEYKAN IYO INGIRIIS
    YUHUUDA,
    DHULKA FALASTIIN,
    MASIINKARAAN!!
    .... SIDOOKALENA
    #WIXII AY SOO
    #DHOOBDHOOBEEN,
    #75-KII SANO EE LASOODHAAFAY EE
    #YUHUUDA,
    LOOGU YEERIJIRAY
    WAABA LAGA TAKHALUSAY!!
    ❤ ALLAAHU AKBAR❤
    ❤ MASHAA ALLAAH❤
    ❤ FALASTIIN ALLAHA ❤
    ❤GUULEEYO❤❤❤❤
    ❤ AAMIIN ALLAHA BARAKEEYO❤ IYO ❤DHAMAANBA❤ MUSLIMIINTA❤

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 13 днів тому +2

    Waxaa imanaysa in shacabka reer urdun jabsadaan qasriga boqor cabdala xuseen intaan ciidanka maraykanku soo gaadhin insha allah

  • @Nuur107
    @Nuur107 13 днів тому +1

    Ilaahow reer palastine 🇵🇸🇵🇸 cadowka ka dulqaad una gar gaar WA dad xaq gutaagane ya Allah guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @huseinblack-fv4ty
    @huseinblack-fv4ty 13 днів тому +3

    فلسطين 🇵🇸
    إِنْ يَنْصُرْكُمُ اللَّهُ فَلَا غَالِبَ لَكُمْ وَإِنْ يَخْذُلْكُمْ فَمَنْ ذَا الَّذِي يَنْصُرُكُمْ مِنْ بَعْدِهِ وَعَلَى اللَّهِ فَلْيَتَوَكَّلِ الْمُؤْمِنُونَ
    اللهم انصر فلسطين 🇵🇸 وأهلها اللهم انا نشكو اليك آلامهم وانت اعلم بها .اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸
    فلسطين حرة عربية🇵🇸
    ﴿وَيَوْمَئِذٍ يَفْرَحُ الْمُؤْمِنُونَ بِنَصْرِ اللَّهِ يَنْصُرُ
    مَنْ يَشَاءُ وَهُوَ الْعَزِيزُالرَّحِيمُ ﴾
    ??🇸🇵🇸🇵🇸
    «#فلسطين حرة وستبقى حرة

  • @BacnanBacno
    @BacnanBacno 13 днів тому +1

    yaa Allah yaa rabi falastiin ugargaar ❤❤❤❤❤nadaara guul ❤❤❤❤

  • @CabdiMuusecaydid-vb7wi
    @CabdiMuusecaydid-vb7wi 13 днів тому +16

    Guuul alqasaaan iyo reer falastiiin

  • @ashawooo
    @ashawooo 13 днів тому +1

    illahaya ha jabiya yuhud nacalada ha ku dhacada rabi ha uu kena masibo deg deg ah allaha ku rida cudar ana la garani inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa ddhalina yarade urada ka qeeba qata difaca reer hamasa inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 13 днів тому +1

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 13 днів тому +1

    Ilaahey waxan uga baryayaa iney dhiigaas gaaro oo aan israaiil xadin, dhiiga Muslimiinta ee nadiifka ah, Illaahey israaiil gacanta uma geliyo, bidini laaah

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 12 днів тому

    Falastiin iyada iyo inta kaalmeysey allaha guuleyo inta Cadaw ku ahna Allaha jebiyo Xaramka ayan uga so duceyney ee allaha u aqbalo insha allaah

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 11 днів тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 12 днів тому

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 13 днів тому +1

    S.C.W
    MASHA ALLAHA TABARAKALLAH
    ALQASAM GUUL GUUL GUUL GUULIYSTA WELIGEN.
    DUCAADA MUSLIMINA ALLAHA ALLAHA HA AQBAALO REE GAZA ALLAHA ALLAHA HA GAARGARO
    YUHUUDA IYO AMERECA ALLAHA ALLAHA ALLAHA HA JABIYO

  • @user-jd6bh4lv7n
    @user-jd6bh4lv7n 13 днів тому +1

    DAGAALKII QARNIGA
    USA &ISRAIL VS XAMAS
    وأنزل الله سكينة علي قلوب مو منين
    .الله آكبر .فلله الحمد.

  • @dodo6860
    @dodo6860 13 днів тому +1

    Allah Plastine u gargar umada Musliminta
    Quwadoda qawlkoda qulobtoda mude

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 13 днів тому +1

    Asc Nadaara Shacab ka Urdun illaaheey qeer ha Siiyo Carabtan Naagaha aan wax dhaamin dhiig iyo dheef nidna laguma haayo ibnu kalaab Marab Colna maahan Ciidan na maahan Guul guul Falastiin iyo Xaaji Xuuti iinshaa Allah Qeeyr Cadaga Yahuud, macalin weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Guul guul iinshaa Allah Reer Falastiin.

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g 13 днів тому +2

    Guuuuuleysta rer gaza xaq u dirir alle idin dayaci maayo

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx 13 днів тому +1

    Allahu-Akbar

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 12 днів тому

    Guul Iyo gobanimo falastiin illaahay haw iiliyo isagaa awood lehe àaaaamiiiin yaa Rab

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 12 днів тому

    ilaahey ha u hiiliyo reer gasa

  • @AbdiAden-p8d
    @AbdiAden-p8d 13 днів тому +1

    Aryaa warka soo fududee

  • @XanaanSalad
    @XanaanSalad 13 днів тому +1

    Asc macalin waxan ka rajeyey gul insha alllaàh quwad qallbi quusta alloow haka dhigin tafaraaruq ka ilaali muqaawimad

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 13 днів тому +1

    Wadankiisa gaalo u doonayaa urdun carabta waa xoolo qaarkood 😢☪️☪️☪️

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 13 днів тому +1

    Walaalayaal hal arin ah aan ogaano
    Waxaa layiri hal xaaraan ah nirig xalaal ah madhasho
    Nimanka madaxda ah
    Waa hore ayaa laga shaqeeyey inaysan u qiiroonin
    Dhibaatada muslimiinta
    Arintu hada mabilaabanin

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b 12 днів тому

    الحمد لله.هدا.نصر من الله والفتح قريب

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 13 днів тому +2

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed 13 днів тому +2

    Aan u duceeyna walaalahen falastiin ilaah inoow ka dul qaada dhibaata lagu haayo hamigooda iyo guushooda kuwa xaqiijiya ilaah haka dhigo ilaah idinkiis

  • @AliJama-vu5ex
    @AliJama-vu5ex 13 днів тому +1

    Wcs nadaaro allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa fatax nasri fii falsatiin guushan iygaa iska leh loon baqi mayo israil waa burburtaya iygaan

  • @jamalqasim128
    @jamalqasim128 13 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashaa Alahuu Alahuuakubari mashaa Alahuu ❤❤❤❤

  • @AskaAwale470
    @AskaAwale470 13 днів тому +1

    Soo dhawoooow nadaaarow wankugu xidhanahay adigaaa

  • @RicardokakaR.mahrez
    @RicardokakaR.mahrez 12 днів тому +1

    Alle guul sii Palestine 🇵🇸

  • @apclf
    @apclf 13 днів тому +1

    Allahuu Akbaar

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel8777 13 днів тому +1

    Wariyaa waan kusalamey abu cabeyda lama arkin

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 13 днів тому

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @HaniQali-it5kf
    @HaniQali-it5kf 12 днів тому

    Walal Masha Allah markasta dheh alyasin Allah ha ubadiyo walaladen alow noxifdi amin

  • @maxamed765
    @maxamed765 12 днів тому

    Falastiin guul guul guul guul

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 13 днів тому

    Allahayaw u gargaar reer Gazza

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf 13 днів тому +1

    Nadaara jihaadka GAZA qalbiga iyo qowlka ayaan kutaageeraynaaa. Runtii warbixinadaada intaad soo dhigayso ayaan sugi waynaa. Horay usoco

  • @medgessod4633
    @medgessod4633 13 днів тому +1

    Asc guuuuuuuuul qaza

  • @XalimoSahal
    @XalimoSahal 13 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤mashallaah

  • @yussufabdi181
    @yussufabdi181 13 днів тому +1

    falastiin guul insha,allaah

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 12 днів тому

    Yahuuudu waa kaa dibiin🤨, tirada Ay sheganayaana waa been, Alqasaam iyo Maqaawimada maalinkasta ayeynu arkaynay siday nagta uga gelinayaan 💪🏿💪🏿💪🏿✊🏿🇵🇸🇵🇸 Markafaha ayey ku dhexshiilayeen, marka warka Yahuuuda maqorayno, Maqaawimada iyo Abu ubaidah ayaan ku galsonahay🇵🇸🇵🇸, illahow Yahuuudan Mucjisooyin degdeg u keen🤲🏿🤲🏿🤲🏿, illahow badbaadi Falastiin iyo Maqaawimada 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 12 днів тому

    اللهم إنا نعوذ بك من في نحو هم ونعوذ بك من شرورهم

  • @axmedcali6885
    @axmedcali6885 13 днів тому

    Burbur iyo baaba alle hakukeeno.yuhuuda iyo waxay cagakujiitanba

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 13 днів тому

    Allaha guuleyo falasatina

  • @ConfusedFireDragon-mq7xw
    @ConfusedFireDragon-mq7xw 13 днів тому

    Masha Allah tabarakallh ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanNuur-t1p
    @HassanNuur-t1p 12 днів тому +1

    Nadaava lonkiguwaxageeh adeevo❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 13 днів тому +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show

  • @ShushNaruti-he7ql
    @ShushNaruti-he7ql 13 днів тому

    Allaw ugargaar falastiin

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 12 днів тому

    Allahu Akbar guul palastine

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 13 днів тому

    Alle ha u guyleeyo wlo qaza

  • @abshirosamatarmohamud-bk7dk
    @abshirosamatarmohamud-bk7dk 13 днів тому

    Ilalahy hwgargaro eebow uhiili

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 13 днів тому +1

    Ilaaheey idin burburi

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 12 днів тому

    Thank you for sharing ❤

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 12 днів тому

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b 12 днів тому

    اللهم بارك الياسين

  • @saditaqueenfouad2409
    @saditaqueenfouad2409 13 днів тому

    Wcs nadara iyo walalaha somalied